Shaxshaxleey heesti Labo Wajiile

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024
  • Laba Wajiile ereyadi iyo Codki Warda Karaama, Music by A. A. Naji.
    Jilaaga Faadumo Shaxshaxleey!!!

ความคิดเห็น • 401

  • @abdifatahhussein8276
    @abdifatahhussein8276 4 ปีที่แล้ว +19

    Wakhtiga iyo weeso ma dhoortanee, in layswadaayo, inlayswadaayo oo wadka qaadi doonee, oo leeys war weeydihaayo meey ka wareersan yihiinee, waan oo la yaabee.♥️ from Laas Caanood♥️ waan jeclahay Soomaali kuligeed. Soomaalida waqooyi baa ahay, waana fahmayaa heeskan macaan oo murtidu ku dheehan tahay. ♥️ you Shax shaxleey.

  • @jmk7b947
    @jmk7b947 6 ปีที่แล้ว +20

    Xaaax heestan xamar weyne toos I geysay ❤️ Reer banaadir xigmad iyo cod naxariis leh

    • @icetay521
      @icetay521 4 ปีที่แล้ว

      JMK7 B I love me too

  • @galadi111
    @galadi111 7 ปีที่แล้ว +43

    Codka waa maamada fanka Allah ha u naxariiste gabadheeda Warda shaxshaxleey waa jilaa oo kaliya

    • @kuwiinsa9463
      @kuwiinsa9463 7 ปีที่แล้ว

      Ali Abdi sax bro ✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌☝☝👆

    • @rrtt9452
      @rrtt9452 7 ปีที่แล้ว

      Ali Abdi shiino

    • @KaahaNolosha
      @KaahaNolosha 7 ปีที่แล้ว +1

      Ali Abdi Codkaan waa Warda Karaama. maahan Faadumo Qaasin. lakin hees hore oo u eg tan ayey isla qaadeen Faadumo qaasin iyo Axmed Naaji.

    • @kadraanood767
      @kadraanood767 7 ปีที่แล้ว

      waa hees cajiib

    • @umulive13
      @umulive13 7 ปีที่แล้ว

      Fardowso Cabdule

  • @munaali460
    @munaali460 7 ปีที่แล้ว +62

    waan yabanahay dadka dhahaaya mafahmayno afjini miyey qadaysaa sideebeney ufahmeen dadku afsomali hadeen aqoon iska aamusa viva shax shaxleey

    • @abshircadaan5875
      @abshircadaan5875 5 ปีที่แล้ว

      Muna ķkkkkkkk Geeeeel indha kuuul maxaas ka kasaa walaasheey Cadeey

    • @shukrihussein1043
      @shukrihussein1043 5 ปีที่แล้ว

      Muna Ali waa sheeko Abayo mcn sidee loo fahmeyn dadkaan maxaa kuu soo arkay gobol ayay ka wada imaaneedeen qof reer muqdisho waa fahmaayaan Maasha alah warda karaama noolow

  • @abrahamfarah3025
    @abrahamfarah3025 ปีที่แล้ว +2

    This song is 9:31 simply of Mogadishu, aka Camar. I love it. I grew up in this culture. I am 54 years old now. This music and way of life is what I miss the most. I miss the heat and lunch fruit: banana, mango, Papaya, watermelon and more. I miss walking around the neighbourhood and playing on the sand with my friends. And listening to the Mogadishu radio with this kind of song. I missed being Somali.

  • @aliosman4307
    @aliosman4307 6 ปีที่แล้ว +5

    Dhambaal nabaded kii ugu xoga badnaa 28 sano. Hoyadan somaliyed waxay uhadashay malaayinta Somali samaha jecel. Hoyo mahadsanid. ❤️❤️

  • @XamdiKalgacalHamdihalgan
    @XamdiKalgacalHamdihalgan 7 ปีที่แล้ว +72

    waan fahmaya wana af somali sax ah ha modina inan fahmen rer xamar kaliya ma fahmen somali waa somali viva burco kk

    • @hafsomedia3638
      @hafsomedia3638 5 ปีที่แล้ว +1

      😃😃😃😃

    • @cabdiqanikaka3101
      @cabdiqanikaka3101 5 ปีที่แล้ว

      Ad iyo wala fahma waqtiga iyo weso madhortane,inlees wadayo inles wadayo wadka qadi doneee,

    • @abdulqadirsalim8594
      @abdulqadirsalim8594 3 ปีที่แล้ว

      HEESTA WEESO KELIYAA MA AH EE DULMI DIID DULMI DOON TUSAALE IYO TUSMO GURYAHA XAMAR WEYNE IYO SHINGSANI XOOG KU HRRSTAAN 29 SANO EAXAAD LEEDAHSY MARKA WEYFISID UU TOOREY MA MINDI KUGU DILE RUMTU WAA SAAS CABDULQADIR SHINGAANI

    • @ayandahir9111
      @ayandahir9111 3 ปีที่แล้ว

      Guled simba

  • @sarahwarsama644
    @sarahwarsama644 6 ปีที่แล้ว +5

    good job Warda Karaama.
    wan ku farxay heestaan. waa xusuus soomali. cod macaan iyo qurux baa muuqata

  • @caygamustafaahmed9117
    @caygamustafaahmed9117 7 ปีที่แล้ว +6

    Masha allaah soceliya heesihii xamariga xanuunwaaye la,aantoot wlh waan ubagay heestaan 😚😚😚😚😚😚

  • @hindaali8908
    @hindaali8908 7 ปีที่แล้ว +32

    doqoneey umoodaan ninkii darajeeyeee wlh Beeen MA ahan nice song

  • @abshirostara8949
    @abshirostara8949 4 ปีที่แล้ว +5

    Maasha allah waa hees runta sheegeyso, xaalada aan ku sugan nahay muddo dheer shukran ❤️🌹🙏

  • @hindaali8908
    @hindaali8908 7 ปีที่แล้ว +52

    ninkiid wanaajisidoo waqtigaaga siisid waranaas kugu taagaayee warka waa xumaayee wajigaay iska fiiqaan waa soo waashteeen wada toosan maxaa kaweeciyee nice song

    • @qeysamore9870
      @qeysamore9870 5 ปีที่แล้ว +1

      Wow

    • @austinmoha4297
      @austinmoha4297 5 ปีที่แล้ว

      Bbe In lais wadaayo wadka qaadi doone oo lais war weydihaaye maay ka wareersanyhn waa oola yaabe😍😍😍

    • @foziyaadan6091
      @foziyaadan6091 4 ปีที่แล้ว

      Heesta waxaa Qadeyso Wardo karama shaxshaxley waa jecilaysaa

    • @foziyaadan6091
      @foziyaadan6091 4 ปีที่แล้ว

      Jileysaa waa aktarad

  • @zakihajji1960
    @zakihajji1960 7 ปีที่แล้ว +6

    Nice voice Warda Karaama iyo Erayo macaan waliba Jiliinka ka daran Faadumo shaxshaleey

  • @fartunyusuf7595
    @fartunyusuf7595 7 ปีที่แล้ว +134

    Reer waqooyi anagaba heesahooda waa fahanaa teenana waa iney fahmaan kuli waa afsoomaali meesha faransiis mayaalo

    • @ahmedyare290
      @ahmedyare290 6 ปีที่แล้ว +8

      fartuun waa runtaa reer oqooyiga waxe dhahaan maayga mafahano banadiriga mafahano todalee raban inta ale af ruush miyaa

    • @ncngames8101
      @ncngames8101 6 ปีที่แล้ว +3

      Af soomali waan ku wada hadalna lkn kala lahjad aya ku kala hadalnaa Marka maaha inad tidhahdo lahjadyda ha lafahmo AUN magool iyo faniin badan oo Rer xamar ah aya jira Oon fahano waliba adiga rer Xamara kaga badinoyo Heesta micneheda iyo Erayda qaar marka inad anaga oo ah Rer Waqooyi waxba hanaga sheegin adigo afkaga xita micnihisa aqoon

    • @k.a.3205
      @k.a.3205 5 ปีที่แล้ว +1

      Sax

    • @ayaanrooble8215
      @ayaanrooble8215 5 ปีที่แล้ว +8

      Fartun Yusuf wey fahmayaan ee waxay ka tahay Soomali naceyb

    • @sheehboy2488
      @sheehboy2488 5 ปีที่แล้ว +7

      Is yeelyeelka ka bataaay reer badiiiyal weligood hargeysa so dhafiiin waye
      don’t mind them

  • @waris5yyhussien613
    @waris5yyhussien613 7 ปีที่แล้ว +3

    Waa yaab xaa lugu waashey reer waqooyi so somali mahan meel kasto kadaya qadiyada reer waqooyi waa wallahen hala daayo

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 5 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid wllo qalbi wacan ayaad leedahay Maashaa'ALLAAH 🌹

  • @abdiqaniahmed7594
    @abdiqaniahmed7594 6 ปีที่แล้ว +2

    waryee.waan.fahmeynaa.rer.waqooyiga.soomaliga.waanu.garaneynaa.nice.shaxshaxkey

  • @377abdirahman
    @377abdirahman 5 ปีที่แล้ว +3

    Codka waa warda karama jilinka wanagsana waa shaxshaxley caadi mahan nice

  • @shamsoaden3815
    @shamsoaden3815 4 ปีที่แล้ว +1

    Majeerteen saan u heesaya cajiib. Reerkaas waa iga badiyeen nooc walba waa laga helayaa walahi, fadumo shax shaxleey

    • @abshirabdi1340
      @abshirabdi1340 2 ปีที่แล้ว

      Reer bon dhere weye magaca waa lashegta mahee xamar ku kortay

  • @AhmedMohamed-cj1hs
    @AhmedMohamed-cj1hs 6 ปีที่แล้ว +1

    waaaaaaaaaaw waa ka baxsatay mashaalah waan kahelay macan igadhe coodka aya idilay waxa kale

  • @keyfmacalin1537
    @keyfmacalin1537 6 ปีที่แล้ว +4

    Fananad jilaaa wax kasto way isku darsaty mansha Allah fadumo shaxshaxleeey ❤❤❤❤❤❤👏

    • @aisha665
      @aisha665 6 ปีที่แล้ว

      Codka ayida maaha,wey jileysaa lee

    • @hoosebuulo7168
      @hoosebuulo7168 6 ปีที่แล้ว

      Saas waaye shaxshaxley waa xasus xamar ee qaas u tahay

  • @khalidyare5992
    @khalidyare5992 7 ปีที่แล้ว +17

    Well done , the good job sxb goobe video production iyo waliba fanaanadena Shax shaxleey 🙏💯❤️

  • @queenema1706
    @queenema1706 6 ปีที่แล้ว +2

    waayo waayo heesihii feynuustii fanka alahA unaxariisto

  • @abdisamaddheere9765
    @abdisamaddheere9765 5 ปีที่แล้ว +1

    In lays wadaayo, in lays wadaayoo wadka qaadi doonee, oo lays war waydihaayo maay ka wareersanyihiinee, waa oola yaabiye.
    Nice song

  • @muhabohasan4071
    @muhabohasan4071 6 ปีที่แล้ว +4

    Doqonay umooda ninkii darajeeye ninkii yaqaan dad nibaa kudanbeese waaka dibaxsana 😀😀😀😀😀😀😀😀😀walee wafahmey shaxshaxleey

  • @mohamedabdilaahi2156
    @mohamedabdilaahi2156 6 ปีที่แล้ว +7

    adban uu fahmaay mansha alaah codka warda karama waliba anigo ku dhaashaay somaliland gobolka sanag ceeri gaabo

  • @mohamedabdile3411
    @mohamedabdile3411 7 ปีที่แล้ว +2

    xasuus alle hoow naxariistee fatima qasim leeeeysma waaalee waaleewarweeydiyaaahee

  • @nadifomohamed7420
    @nadifomohamed7420 7 ปีที่แล้ว +1

    shax shaxleey run ma ohoo hee labo wejiile nimaa lagu weyraxaa ☝☝☝👌👌👌👌

  • @ruweydaaxmed9780
    @ruweydaaxmed9780 7 ปีที่แล้ว +17

    heestaan iga gadan runtiii waxaadba modaa iney ani iga hadleyso wlhi dadka sanadkaan jira waji malahan walalnimo iyo wanaagna mayaqanaan

  • @kauterdertun5037
    @kauterdertun5037 7 ปีที่แล้ว +15

    iga gadan shaxshaxley in lays wadaayo wadka qaadidone way ka wareersan yihiine nice song from hargaysa

  • @SalmaAhmed-nn8hk
    @SalmaAhmed-nn8hk 7 ปีที่แล้ว +33

    THIS SONG MADE ME CRY WHLI 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @zakihaji5815
    @zakihaji5815 7 ปีที่แล้ว +8

    Waaw heestaan waxay ka hadlaysaa maanta waxa ay dadkeena soomaalida iskula dhaqmaan iyagoon waliba war isu haynin inay ay ku xumaaynaayaan iyo inkalaba oo waliba way isla sax sanyihiin ilaa aad dhulka lagoyso ood farta wayn wax ugu qortid maxaa yeelay wanaaga badan dabaal ayey ku moo daan ee dadow ka fiirsada xumaanta iyo xasid nimada waxay bur burisaa wax walba oo wanaag horay u samaysay viva somalia

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 4 ปีที่แล้ว

    MACHALLAH ALLAH Tabarak ALLAH hibarik fike Hirahisse fike HIHAFFIDAK mama shaxchaxley very NICE VOICE LAGOUMA HOUNOOOO LAGOUMA WORRWOOOOOOOO of course IS TRUE song is time no body GOOD good luck wadatossanneh mahaa kaweiwyer.hinkeswadaa watkaagardonnnai wa waraysanhinnneeee waaaa holaawaayyyy Allah hou NARISTOO FANANDIWEYNE FATOUMA KASIM ALLAH ACCUEILLE AU JARDIN VALLEY JANNADII FIRDAWS HAALAH AMINE ALLAH ALLAH AKBAAR SCW

  • @somaliyawadani5621
    @somaliyawadani5621 6 ปีที่แล้ว +1

    Wajigey iska fiiqaan weyso waasheen wllhi wa sax

  • @abshircadaan5875
    @abshircadaan5875 5 ปีที่แล้ว +2

    Woooooow viva Xamari & Xamar cade caaaaaadi maaaaaaaha

  • @ilyaas.alimohamed7788
    @ilyaas.alimohamed7788 6 ปีที่แล้ว

    in layswadayo oo wad naqadidone oo Liis war weydihayo may kawareersanyihiine wa olayaab ..cajjib .cajiib Viva shaxshaxley

  • @MERA__GHAR
    @MERA__GHAR 5 ปีที่แล้ว +4

    Waaaw maama khaàli caadi maahid 🙋😙👍💕👍❤👌💞💖

  • @farhiyaabdulleh3572
    @farhiyaabdulleh3572 7 ปีที่แล้ว +1

    wow heestana I mareysa shaxshaxleey jir o jog ina adeertey

  • @sareeyegaas4710
    @sareeyegaas4710 7 ปีที่แล้ว +9

    qoftaan waa ay jileysaaa oo kaliya heeska waxaa qaadaayo waa warda karaama faaduma Qaasim hilowle AUN,, gabadheeda weeye

    • @zakiyahusen6596
      @zakiyahusen6596 5 ปีที่แล้ว

      Ilove you

    • @anzalmohamoud3820
      @anzalmohamoud3820 5 ปีที่แล้ว

      Qoftaan qoftii heesta lahayd waaye kkkkk sareeye ha kugu taagnaato shaxshaxleey iyo heesteedii bro 15’kii shuneey ka fiiri inta si fiican u daawato

    • @omaamir1444
      @omaamir1444 5 ปีที่แล้ว +1

      @@anzalmohamoud3820 shaxshaxleey Jilaa waaye waligeed hees ma qaadin heestan waxaa iska leh warda karaama qofkii dhageysta codka warda wa fahmaa ee adiga haku taagnaato shaxshaxleey Jilaa waaye kaliya ee ma qaadeyso

  • @mameali1627
    @mameali1627 4 ปีที่แล้ว +1

    Who is listening thiz song 2020✅🔥🥰🙏Damac dheeri iyo duunyey ka dhigteen diinti aan Lahayne.jirjiroole iyo doo beena ay daryeelaaN.damiin maxaa kadhigo dabaaleeyay.nin diin yaqaano dadnima ku danbeysee waa ka dibaaxsaHa dibnihis danbi qaadan maaye daainkeeyga ka yaabe💯Eschcalaa cod mcn Alla yacizak👌 shaxshaxleey Lkn heesta ayada Malhn dadka dhahayo ma Fahmyno heesta waa Af somali ee Oroma ama itopian maaHa wlalyl ee Ku raxyzta

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Khadraayqaranfariidaay saas ma ah.jir iyo qalbi wadnaba waan leeyahay.bahyar

  • @abdallamohamedjeilani4525
    @abdallamohamedjeilani4525 7 ปีที่แล้ว +4

    in lays wadayo
    wadk qaadi doonee
    oo lis war weydihayo
    may ka warer sanyihiine
    waa oola yabee
    👏👏👏Viva shaxshaxley
    waa iga gadanthy heestan xaqiiq😘😘😘

  • @اممحمد-ع1ر1ي
    @اممحمد-ع1ر1ي 5 ปีที่แล้ว +8

    اخ الاغنية ع جرح 😪

  • @catooshmohamed1509
    @catooshmohamed1509 7 ปีที่แล้ว +5

    walaahi waan kuu codeeyay faadumooy

  • @sufisharif4855
    @sufisharif4855 7 ปีที่แล้ว +22

    ALLAHAMDULLAAH REER XAMAR WALI WEYNOOLYIIN

    • @xamariboy380
      @xamariboy380 7 ปีที่แล้ว +6

      Sufi Sharif yaa dhahy wee dhinteyn😤

    • @alihammad6938
      @alihammad6938 5 ปีที่แล้ว

      intee noo inkaaroosaa ?

  • @jamaal123ahmed2
    @jamaal123ahmed2 7 ปีที่แล้ว +2

    hayaay heestan ma hablahaa loo qaaday waaxay waji iskafiiqan meesha ma dumar ayaa kudagaalamay .

  • @wiilhoog7417
    @wiilhoog7417 6 ปีที่แล้ว +2

    Wwww shaxshaxley waa kugu fanaan hooyo

  • @fahimamoha2552
    @fahimamoha2552 7 ปีที่แล้ว +1

    😂😘 heestii warda karaaamaa ahaaaa 😃😃 nice song

  • @yarancidalacagtaleh6882
    @yarancidalacagtaleh6882 7 ปีที่แล้ว

    doqonaay umudaan ninki darajeeye woofff caleekk warda karama waxkale wyey shaxshaxley jilinka meahedi dhigtay👌👌👌🖒🖒👏👏

  • @ziadera2137
    @ziadera2137 7 ปีที่แล้ว +12

    Heestaan xasuus !!! xamar cade markuu xamar ahaa ayeey isoo xasuusisay ilin aa indahayga so buuxisay maxaan ku raaxaysanay xamar jimco kasto bada ku taal banaaka magaalada aan aadi jirnay anagoo gadho badan ah oon saaxiibo wada eheen waxaan dhegeysan jirnay heesaha banaadiriga ah wax kale ma fahmi jirin we had a beuatiful time illaah waddan keena nabad iyo barwaaqo hanooga dhigo ilaahow somalida is jaclaysii nacaybka jacayl ugu bedel Amiin yaa rabbi

    • @osmanamohamud6172
      @osmanamohamud6172 6 ปีที่แล้ว

      zia Dera wax wanag ah ama xasus wanagsan maheysto oo aa ku xasuusto wadankii 😢 test dhan iimalaha,

    • @umufathiabdullahi4880
      @umufathiabdullahi4880 5 ปีที่แล้ว +1

      😢😢😢😢 anaaba ooyay walaahi xasuus ninyaqaanaa yaqaan xamar cade ilaahow wadankeenanoo jagaaji

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub 6 ปีที่แล้ว +2

    Like 👍hees macaan , from waqooyi

  • @ahmedkhayr7534
    @ahmedkhayr7534 5 ปีที่แล้ว +3

    Heesaha Reer Xamarka Tan Kaliyaa Ka Fahmaa

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 7 ปีที่แล้ว +5

    Shaxshaxleey""well done""Muuqaal Gobeed""thanks

  • @amaanicade402
    @amaanicade402 7 ปีที่แล้ว

    hhhhhh waaaaaw mama shaxshaxleey waxkale
    jilaa ayaan kuu ogeen tana waad kabaxsan kartaaa runtiiiii

  • @abdimohamed1088
    @abdimohamed1088 5 ปีที่แล้ว +1

    Nin Diin Yaqaana Dad Nimaa Ku Danbaysa wow

  • @najmocumar3826
    @najmocumar3826 6 ปีที่แล้ว +1

    Woooooow shaxshaxley ahaa hees macaan woòoooòoòoòooooooooooooooow

  • @catooshmohamed1509
    @catooshmohamed1509 7 ปีที่แล้ว +1

    mashaa alaah faaduma shax shaleey waaka baxsatay

  • @xiimaayxasaneey3081
    @xiimaayxasaneey3081 7 ปีที่แล้ว +8

    top shax shax leeey jilaa weeyn

    • @laylaRealTalk
      @laylaRealTalk 7 ปีที่แล้ว

      Nice voice like hooyadey allaha u naxariisto Amin aardappelen u het IT msha Allah shax shaxleey great actor

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom9856 7 ปีที่แล้ว +39

    dagan cabdi abaaayo macaaan dadkii hore waxeey geesteen iyo madaxdii hore miyaa dadka dambe loo inqaabaa aniga koofur ayaan ahay maantana somali waa iskugu keey mid wax yaabihii hore lama fiiriyo abaayo aduunka waad ogtahay midba mid ayuu cunay hadana waxbo iskuma qabaaan waliba hitler waxuu udhashay jarmal maantana waa is wada jecelyihiin xabiibti calool ku qaaad mafiicno iska illoow anigaba maanta waxaaas waxbo kama ogi waa wax iga horeeyey marka hada aan heshiino gacal iyo xigaal ayaa nahay 👌👌👌👌👌👌👌🌷🌷🌷👊👊👊👊👊👊👊👊👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

    • @377abdirahman
      @377abdirahman 5 ปีที่แล้ว +6

      aragsan irshaad my mom qofaras walashey macaaaan Allaha ku xafido Wlhi qoralkaga markan aqriyay waan iska qiroday aqliga iyo wanaga Allaha kuu siyaadiyo wax walba Waxa u fiican cafiska Waxa nahay Dad wada dhashay walal macan Allaha ku xafido adigoo kale Allaha noo badiyo Abaayo macan

    • @sahrohassn4479
      @sahrohassn4479 5 ปีที่แล้ว +1

      Ww w wankuhseta

  • @SaidMElmi
    @SaidMElmi 2 ปีที่แล้ว +2

    HEESTAAN WAXEEY ISOO XASUUSISEY WAQTIYO HORE , I FROZE IN TIME THINKING ABOUT GOOD OLD DAYS IYO XAALADDA HADDA AAN KU JIRRO , ALLAA NOO MAQAN .
    Waa iska calool yoobee !!!

    • @mohamedhussein8447
      @mohamedhussein8447 2 ปีที่แล้ว

      Absolutely. Illaahay khaatimmada ha noo suggo. Eebow.

  • @Ahmed_ali2024
    @Ahmed_ali2024 10 หลายเดือนก่อน

    Somali bay kahadleysaa caadi mahan

  • @hodanabdiraxman227
    @hodanabdiraxman227 7 ปีที่แล้ว +1

    shax shaxley ma fanaanadaa mise jilaaa

    • @xamariboy380
      @xamariboy380 7 ปีที่แล้ว

      Hodan Abdiraxman jilaa

  • @عبدالرحمنخالد-ق4ذ
    @عبدالرحمنخالد-ق4ذ 7 ปีที่แล้ว +8

    والله اغنية رووعة جميلة جدا 🇸🇴❤️

  • @rahohussen8528
    @rahohussen8528 7 ปีที่แล้ว +4

    kkkkkk caadi mahan waat shidantahay wlhi 😍😍

  • @fatimaaddou4177
    @fatimaaddou4177 7 ปีที่แล้ว +5

    lama wajiilenima lagu wee raxayee wacdi iyo waano ma qaatan waa iska weyihiin ma galaan wllnimo iyo waqaleh waqtiga iyo weesi ma dhoortenane in lees wadayo wadka qadidoono mey ka werasanyahiin

  • @saalisuldaan6816
    @saalisuldaan6816 7 ปีที่แล้ว +3

    Waw shaxshaxleey yaa ujeedaa fadmino miyaa sxb nooloow xxxx

  • @muhabohasan4071
    @muhabohasan4071 6 ปีที่แล้ว +1

    My kawareer sanyihiin waa oolayaape kkkkkk intaasa kafahmey mshallsh cod waaheesa

  • @whitephoenixofthecrown8523
    @whitephoenixofthecrown8523 7 ปีที่แล้ว +9

    Mansha'allaah, wlhi isma dhihin codkaanaa ku duugan. Allaaha ku xafido.

    • @zakihajji1960
      @zakihajji1960 7 ปีที่แล้ว +2

      Hhhh ayada maaha Waa Warda Karaama Gabadhii Faadumo qaasim Codka iyo erayadaba ayaada leh sida meesha ku xusan

    • @whitephoenixofthecrown8523
      @whitephoenixofthecrown8523 7 ปีที่แล้ว +1

      Zack mohamud hmmmmmm

    • @xamariboy380
      @xamariboy380 7 ปีที่แล้ว

      Zacharia M Mohamed lknse hore waxaa usoo qaaday Faadumo Qaasim

  • @naimaali1108
    @naimaali1108 6 ปีที่แล้ว +1

    Alla habaryar ina hesto maba modi jirin marka ku dhuftay waxan islaha codkeda ma qurx ana lkn wlhi qofa ku aqon kugu qaldan ani cml masha alllh cod mcn

    • @akmoh359
      @akmoh359 6 ปีที่แล้ว +1

      Kkk shaxshaxleey heesta way ku ciyaaraysaa ma ahee waxaa qaaday WARDA KARAAMA gabdhii ay dhashay faadumo qaasim hilowle

  • @zeerajama986
    @zeerajama986 7 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah Shaxshaxley labo wajiile waa dhamaysay💘💘💘💘💘💘💘

  • @haboonmaxamed9304
    @haboonmaxamed9304 7 ปีที่แล้ว +3

    Illahey amarki heesahan maba fahmo

    • @xamariboy380
      @xamariboy380 7 ปีที่แล้ว

      haboon maxamed hhhh sawabna Soo AF Somali maaha

    • @sucaadomadoweyhooyomcninol872
      @sucaadomadoweyhooyomcninol872 5 ปีที่แล้ว

      haboon maxamed aniga sidoo kle ah lkn midna si fcn ufahamay xamarweyne meeshii ku dhashtay 😍😍😍😍

  • @shukrixuseen5989
    @shukrixuseen5989 7 ปีที่แล้ว +7

    Qof wlba mafahmi karo runtii qofna kama eed baxee allah tisaa lagu socdaa nasiibka l eegaya aye ig mareee

  • @libinalale3254
    @libinalale3254 6 ปีที่แล้ว +2

    Codka waxaa waaye faadumo qasim gabadheeda warda

  • @hindaali8908
    @hindaali8908 7 ปีที่แล้ว +3

    shax shaxleey waa kabaxsatay jilaadeena nooloow yaaqeey

  • @jeeswaano1666
    @jeeswaano1666 6 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allah goooooooooooooooooood song reer xamar kacaaaaaaaaaaaa cod macaaaaaaaaaaan aad fir uleyihiiiiiiiiiiiiiiin 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😃😀😃😀😃😀😃😀😃😀😃😀😃😀😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃

  • @naimabarre7637
    @naimabarre7637 7 ปีที่แล้ว +1

    waa codkii CAASHA KARAMA WARDA MAAHA CODKAN

  • @maryanali1829
    @maryanali1829 7 ปีที่แล้ว +1

    wwwww laba wajiile wax kle wlhi shax shaxleey

  • @muxudiin9975
    @muxudiin9975 3 ปีที่แล้ว +2

    Asxan Hees iyo bar 100% Waan wata heestan💯

  • @ahmeddhagane2547
    @ahmeddhagane2547 6 ปีที่แล้ว +1

    waa Warda karaama codkeedii....well done anyway

  • @أجلسحديقة
    @أجلسحديقة 5 ปีที่แล้ว +1

    Heesaha murtida leh ciyaalka aan qaangarin haloo dhiibo haladaayo

  • @faisoalu2269
    @faisoalu2269 7 ปีที่แล้ว

    doqon aymudan niki darajeye sax waye tas afkaga cano lagu qabay shax shax

  • @mohamedbashir850
    @mohamedbashir850 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah Allaah ku xafido maamo

  • @salmamoha9091
    @salmamoha9091 7 ปีที่แล้ว +2

    waaw well done shaxshaxleey

  • @alisabr6154
    @alisabr6154 7 ปีที่แล้ว

    WOOOOZ HOOYO SHAX SHAXLEY CIMRIYO CAFIMAAD DHEER KUWAAR MAMA MCN

  • @raxmuuniahmed7871
    @raxmuuniahmed7871 7 ปีที่แล้ว +2

    heestaan malahan shaxhsxleey heesta waxaa qadooyo faadumo qaasim hilowle gabadheeda waana WARDA KARAMA ayaaa iska leh codka ay jiloso shaxshaxley

    • @abdirahmaanidiris4085
      @abdirahmaanidiris4085 5 ปีที่แล้ว

      Raxmuuni ahmed heesta waxaa qaaday fanaanada warda karaama shax shax leey wey jilysaa oo kaliya cotka waxaa iska leh warda karaama nin diin yaqaano dibnahiisa dambi qaadi maaye daa inkeyga kayaabee xaqiiq qofkasta wuu fahmi karaa heestu

  • @abdullahihassan9819
    @abdullahihassan9819 7 ปีที่แล้ว +2

    waaaaaaw mamma shax shax leey inolow mamma

  • @hodanabdirahman6313
    @hodanabdirahman6313 7 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Hooyo Somali love ❤️❤️💖👏👏👏👏👌👌👌👏

  • @shaxshaxleeygaas4415
    @shaxshaxleeygaas4415 6 ปีที่แล้ว +1

    Heesan cadi aheen Faduma shaxshaxleey

  • @nouroabdi5146
    @nouroabdi5146 7 ปีที่แล้ว +2

    masha allah shaxshaxley ahaaa

  • @owlaadjacayl4290
    @owlaadjacayl4290 7 ปีที่แล้ว

    War zhaxzhaxleey ileeen waa hesta
    Cod qurux san leey mamo fadumo

    • @aminasheikh1458
      @aminasheikh1458 3 ปีที่แล้ว

      iyada mhn codka warda karaaama wye

  • @abdinasirhashi2907
    @abdinasirhashi2907 6 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax axa caadimaha heeso caadimaha xamaree

  • @foziaissa7993
    @foziaissa7993 7 ปีที่แล้ว +1

    hashac nice song banadiri warkawaaxumeeyaawaasoowaashteen

  • @libanofficialmedia5552
    @libanofficialmedia5552 5 ปีที่แล้ว

    Woow shaax shaaxley cot iyo heesba qataar

  • @xiimaayxasaneey3081
    @xiimaayxasaneey3081 7 ปีที่แล้ว +5

    labo wajiilanimaa lagu weeyraxaa wacdiyo iyo waana maqataan waa isla weeyn yihiin magalaaan walaal tinimo waaqleey waqti iyi weeso madhowtaan

    • @umulibaanxxx3811
      @umulibaanxxx3811 6 ปีที่แล้ว

      heesta macal cotka warda karma ayaa iskaleh ayada maqadoyso shax shaxley mahan cotkaan ee waa wardo aqyarta

  • @saynabcabdulle7961
    @saynabcabdulle7961 5 ปีที่แล้ว +1

    Hestaan waamar hore waxaa iskalahaay faaduma qaasin Loomis jeedo reer marka caadi iskadhiga

  • @cabasaxmad8912
    @cabasaxmad8912 4 ปีที่แล้ว

    Waa hees aad u miro iyo Laxan macaan runtii

  • @zahrahassan523
    @zahrahassan523 4 ปีที่แล้ว

    Marwalbo o.Somalida.hesayan Maxey Gacmaha Uga Shegan Waxa EYle YIHIIN 😁🤩

  • @khaalidisaaq2606
    @khaalidisaaq2606 7 ปีที่แล้ว +1

    laba wajiile necbiyaa cakuye 😃😃😃😃😃

  • @iamliban5475
    @iamliban5475 7 ปีที่แล้ว +11

    l loved this song and shaxshax💕💕💕

  • @drs.fatimamuusedheere7062
    @drs.fatimamuusedheere7062 3 ปีที่แล้ว +3

    Who watch 2021

  • @deeqaTC
    @deeqaTC 7 ปีที่แล้ว +3

    Heesta waa macaan miiran. Mahadsanid.