DEG DEG Sh Shariif Weeraray Xasan sh Afgambi laga cabsi qabo, Mucaaradka oo is baheysi ku dhawaaqay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 25

  • @seed3966
    @seed3966 2 หลายเดือนก่อน +13

    Shariif sheikh axmad waa nin wadaada oo madaxweyne soo maray wax badan fahansanyahay iyo wax badan oo dhabo khaladan qaadayna wuu arkaa runtii🧑🏼‍🦯‍➡️🧑🏼‍🦯‍➡️🧑🏼‍🦯‍➡️🧑🏼‍🦯‍➡️🧑🏼‍🦯‍➡️🧑🏼‍🦯‍➡️🧑🏼‍🦯‍➡️🧑🏼‍🦯‍➡️

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 หลายเดือนก่อน

    Sh shariif sh ahmed alaha xafido waa ehlu diin iimaan leh waana odey waxbadan og ku qabiil ma ahi lakiin codkeyga waa siin lahaa ilahoow qabiilka naga madobe oo qaluubtena midee aaaamiiin🙏💯

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule 2 หลายเดือนก่อน +3

    Shariif shekh waa mucaarad awood leh waana nin wax ka gala somalia ninkii shabab ka saaray moqdisho

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 หลายเดือนก่อน

    Maasshaa allaah si aad iyo aad ah ayuu madaxweeynuhu u ubixiyey tusaaleeyn aad uqiimo badan

  • @MohamedAliElmi-se2jt
    @MohamedAliElmi-se2jt 2 หลายเดือนก่อน

    Waa madaxweynihi ugu xumaay e somara

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule 2 หลายเดือนก่อน +2

    Warkiisu waa xadiis

  • @caaqilodawaa8794
    @caaqilodawaa8794 2 หลายเดือนก่อน

    Waa xaqiqa sida wax u dhigay ama ucabiray Mudane Sikh Sharif siyasadd xumada Xasan Dhiqo

  • @BbbCcc-uj6mo
    @BbbCcc-uj6mo 2 หลายเดือนก่อน

    Waa run madaxweene shariif waa nin masuulah oo wadanayah oo soomaalidoo dhan ayid sanyihiin isaga iyo farmaajo guulaysta mudanayaal

  • @aminaugaaso8884
    @aminaugaaso8884 2 หลายเดือนก่อน

    Illahoow soomaaliyaa nabad dhexe dhig oo qabyalada iyo qurrka naga sar

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 2 หลายเดือนก่อน

    I believe in shariif 100% uu xasan ka daacad sanyahay ogyahayna xisaabta ka dambaysa maalinka qiyaanaha
    ((((( RABI TALO U DAA)))

  • @saeedhassan4125
    @saeedhassan4125 2 หลายเดือนก่อน

    Waa Runtii

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 2 หลายเดือนก่อน

    War ingilishii buu soo bartay

  • @TheDayib
    @TheDayib 2 หลายเดือนก่อน

    Qof Somaliya o Mantay Somaliya u rajaynaio AFGAMBI waxu mudanyahay in ladaldalo;;;;;;;;

    • @abuukarayaanle6842
      @abuukarayaanle6842 2 หลายเดือนก่อน

      Maxaa la afganbinaa awooda sare waa ajaanib

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 หลายเดือนก่อน

    Shekh Sharif waxaad arkayso ee kuumuuqda xasan ayax wuxuu u arkaa sharaf iyo karaamo dalkii iyo dadkii waxa ladhaafsaday lacag Ku dhacday jeebkiisa ninkani waa dugaag iyo ayax

  • @MaxamedMuxudiin-z5p
    @MaxamedMuxudiin-z5p 2 หลายเดือนก่อน

    Waxow kabaqa alshabab hadomesha kaboxo dorashana shecibka kacantalogaliyo. Intas Aya dhibeyso. Waxow ubartay inokakanacsado dhiga shacabka.

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 2 หลายเดือนก่อน

    Dastuuur.arey diintadaadii aaway heee

  • @MaxamedMuxudiin-z5p
    @MaxamedMuxudiin-z5p 2 หลายเดือนก่อน

    Sharif waxow cankuyahay. Ino siyasata kusokalay dhiga shacabka iyo halajihado asika ayakenay

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 2 หลายเดือนก่อน

    Shariifkii cararay ee maraykanka u galay

  • @AbucarNoor
    @AbucarNoor 2 หลายเดือนก่อน

    Cajiib, Sharif runta cid kuu sheegta ayaad weyday,
    HSM iyo adiga marki ay noqto Dowladnimo Arday ayaad u noqone.
    Mar ayaa qadaf ku lnoqotay wixii qalad ah ee aad samesay adna waad ogtahay Somalia way ogtahay.
    Madaxweynanimada waxay u baahantay biseel dhan waliba ah.
    Wadanka fowdada ka daa.

  • @NurRoble
    @NurRoble 2 หลายเดือนก่อน

    Mawaxaa rajo ka leedihiin ninkii dilay ikraan iyo xildhabaanad aamina madaxdii shirqoolka u dhigay ragii kabahooda ku duugay intuu wadanka uu madaxda ka ahaa uu sameeyay waa waxa aan aduunyada hora uga dhicin i nin waxaas sameeyay in uu xukun ku soo laabto waxaase nasiib ah in uu weli qabiiladii uu hubka gacanta ugu jiro kkkkkkkkkkk

    • @saeedhassan4125
      @saeedhassan4125 2 หลายเดือนก่อน

      Macadeyn baad uheysaa mise waa edeyn kaliya.? Mida kale Sh Shariif ma wuxuu kahadlay FARMAAJO mise In dalka la bad baadiyo?

  • @hadaafowcc5373
    @hadaafowcc5373 2 หลายเดือนก่อน

    Sxb waqabadkaagi hore waa la ogyahaye maxaa kuugusookordhay.

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 2 หลายเดือนก่อน

    Bariis buris iga dheh😀😃😄
    Walee Somalia waxay noqotay mashruuc
    Kuwa horay looso arkay waxqabad, aqoon, tabar iyo taagba waxan leyahay war shacabka ka xishoda