Ilaahow ku caafi ilaahow ku caafi walal mcn insha allah ilaahay faraj kheyr qabo caafimaad taama wuu ku siin niyada kheyr u sheeg saliga nabiga badi iyo istikhfaarta insha allah waad caafimaadi walal
Ilaahay waxaan ka baryaynaa wiilkaas walaalkeen ee xanuunsanaya in caafimaadkiisii usoo celiyo walaalaha soomaaliyeedna waxaan ka codsanayaa inay caawiyaan wiilkaas ama aabahaas
Lafta bowdada meshey ku dhamaato sinta ka gasho hooyadey ayey ka burburtay kenya ayaa looga bedelay lacag intàs ka yar ayaa looga bedelay haddana waxaan kula talinee inuu kenya u wareegsado
Allah hakuu gargaaro walaal iyo kule inta muslim dhibateysan
Walaal ilaahay hucaafiyee qur aaka isku drawer ilaahayna ubandh xaaladaada
Wiilkan somaliyeey plz ukaca dahir calasoow haloo geeyo dowlada xildhibanada wasirada waa aabe yar 💔ilahayow caafi yarabi
Ilahay cafimad deg dag haasiyo inshaa allah
Ilaahaw cafimaad sariica sii xagaaga uga so adeeg ya rabbi🤲🤲
Ilaahow ku caafi ilaahow ku caafi walal mcn insha allah ilaahay faraj kheyr qabo caafimaad taama wuu ku siin niyada kheyr u sheeg saliga nabiga badi iyo istikhfaarta insha allah waad caafimaadi walal
Allaha caafimaad dagdag ah hakusiiyo bi'idnillaah Insha Allah walaal
Ilaahey hakucaafiyo oo hakuu sakhiro umadda islaamka ah
Allaha Ku caafiyo walaal 😢
Cadow waaye dhalinyarada meeshaan joogto badanaa qofkaas miskiinkaah xaqiisa halkuu maraa 😢😢😢😢
Allaha caafimaad taam ah hakusiiyo amiiiiiiiiin insha allaah
Allah ha ku caafiiyo hana ku gargaaro Aamiin
Alle hakucaafiyo wallo cafimaad caajila
Allaha ku caafiyo amuurahagana allaha ku saqiro🤲🤲🤲♥️♥️♥️
illhy ha ku cafiyo wll
Alle ha ku cafiyo
Allow u gar gaar adomadada allow u gar gaar wiilkan allow garab u noqo adaa wax walba awodee amiin yaa rabi
Allah Ku Cafiyo Bro
ALLAAH ha caafiyo
Illaahow u gargaar wiilkaan somaaliyeed amiiin amiiin yaarabi
ALLE HAKU CAAFIYO HANA KAAQAADO WAXKASTA OO KUHAAYO AAMIN AAMIN AAMIN
Illheyoow caafiyo
Alle ha cafiyo
Ilaahayaw adigu caafimaad degdega sii yaa rabbi adigaa awood badan.
ALLAHA CAAFIYO ALLAHA KA KORQAADO KURBADA
alle haw gargaro cafimaad deg dega alle haku siiyo
May Allah give him good health
illahay ha caafiyo
Allaha ha ku caafiyo
Allahuma cafi yarabi
Walaal Allah talosaar hanalariixo daaw soomaalika dadka yaqaan raadso Allah hakuusaqiro aamiin Aamiin
Allaah ha caafiyo
Laaxawla walaaquwata illaa billah kucelceli walaalo allah haku caafiyo walal
Allah hakucafiyo wll
Ilaahay waxaan ka baryaynaa wiilkaas walaalkeen ee xanuunsanaya in caafimaadkiisii usoo celiyo walaalaha soomaaliyeedna waxaan ka codsanayaa inay caawiyaan wiilkaas ama aabahaas
Ilaahay hakuu gargaaro laakiin marka turkey iyo hindiya la aadayo xataa qof qaraabo ah yuusan idiin raacin isbitaal dadku inta badan dadka way dhacaan walaalka ama waalidkaa ama ilmo aad dhashay mahane iska jira dadka anagaa qof aan ehel moodaynay ba dhacday hindiya qof ehelkaa oo soomaliya laga keenay hada anagaa qofkii bukaanka ahaa raacnay waanba yaabnay lacagtii waagii hore iyo tan hada ku baxday marka iska jira dadka qaar
Allaahu Akbar allow caawi umadasoomaliyeed
Alaha ku caafiyo meelaadan malaysanayn alaha kaa irsaaqo
Ilaahayow umada somaaliyeed u saqir aamin aamin aamin
Tiibashada lafaha armytahey ama otaraitis, walaal wacafimatqataa yaalagujarjarin cilminafsiga waxkadaran majiraan Allah subxaana watacalaa hakucaafiyo
Ax wanka xumay wlhy wiilka yar waxa qabsaday
Illahow rabbi willka miskiinka ah caafi
Allaah hakucaafiyo wll
Allah hacafiyo aamin yaarabi
Walaalkeen aan caawino allaha caafiyo
اللهم اشف عبدك وامتك
Allaha ku cafiyo wllken amiin amiin amiin
Allow caafimaad sii yaa rabbi
Alaha cafiyo
Waa arin i murjisay ilaa hay ha caa fiyo farxad ha sìiyo saa u la waadaagno farxad
Ax illahyoow cafimad sii
alle haku caafiyo wll
Allaha caafiyo. Aamiin.
Wcs wll ilaahay haku caafiyo oo inta wax haysata ha ku aakhiro wll❤❤❤
Alahu akbar ilahow ku caafi. Somalida qarkod waxa dhama yahuud sabab to ah wax la is dher yahay bini aadanimada
Allaha ku caafiyo
Xasisana
qalbil ahaan ha udhiman ilaahay waxkasta wuu awoodaye baryada ilaahay badi oo talo saaro quraana isku akhari
allaha.caafiyo.yaa rabi
Yea Allah, afrij him 🤲🤲🤲🤲🤲🤲.
ilaahay cafimad ha ku siyo wll
Allow caafi
ilahow cafi walalkan
Allah how gargaaro walaal
Lafta bowdada meshey ku dhamaato sinta ka gasho hooyadey ayey ka burburtay kenya ayaa looga bedelay lacag intàs ka yar ayaa looga bedelay haddana waxaan kula talinee inuu kenya u wareegsado
😢😢😢 Ariana muuragalehaa
Illaahoow ogargaar
Ilahay Haku cafiyo
ilaahayoow kurbada ka feyd
الله يشفيك اخوي
Allaahu akbar
Badeeco Hufan oo Meelwalba Taala oo Rabtaa Iney Xushmad Iyo Qadarin Kahesho, Laakin Kii Aan Lahayna Aynu Gubeeyno, Yaa Markaa Kuunaxariisanaya . Awooda aan Leenahay Ee Dhaqaale Iyo Dhilkaan Weyniga Badan Waxan Awoodnaa In Naloosooshaqatago, Laakin Maskaxdeedii Baanu Jirrin . Marka Layaabi Maayo In Dadkeeyga Meelwalba Laguqasho , Waa Wax Dhicikara !
Walaal masar ayaa raqiisan maxaadan u aadin Allah umada ha kagaga soo aruuuriryo caaafimaad Allah ku siiiyo.
🤲🤲🤲
😢😢😢
SCW FATAXADA 7.JEER.ISKU.AKHRII..ILAHAY.ISU.DHIIIB..SALADA.MACSARO.AMA.XABO.SOODO..AMA.SALID.SAYTUN..INTA.MIDKAD.HESHIN.ISKU.DUUG.ILAHAY.ISU.BAAN.DHIIG.HAA.QUUSAN.SABIIRKAGU.EEGAYAYEE..SHAYDAN.YUU.KA.FAIIDEYSAN.HINDIYA.TURKISH.SOM.BABADEY.BEY.KA.FAIIDEYSTAN.OO.ME..DHAKHTARKA.LAXAYEYSIYO.EE.XAMAR.KUYALAA.SOM.ILAHSY.DARTII.UGU.KAACAA.KI.QOF.MUSLINA.KURBO.KAFEYDAA.ILAHAY.BAA.ASTURA.ADUN.IYO.AKHIIRABAA
💔😭🤲🏻🤲🏻
Turkida waa cadaw dowlad la,aanta ayay nagaha faaiidaysanayaan soomaalidana bariiska aya meel khaldan ka galay qof soomaali ah oo turkiga u tagay caafimaad hadii ay arkaan dhacidda loo gaysanaayo ayay qayb ka qaataan
Nidaam Raqiis ah oo Weliba Visa Dadka Loosoosaarayo , Qarashkana uu Yaryahay Iyo Daaweyntaadaba , Allah Wax Daaweeya Waabuux oo Weejiraan. Waliba Ruuxa Bukaanka Wallacag Lagama Qaadayo, Waxaa 20 percent lagahelaa Kuwa Wax Daaweynayo. Laakin Waa In Nidaam Iyo Sharuud Lasoomaraa . Inkastoo Dadkeena Aysan is Aaminsaneen Dhexdooda.
Somalida qaarkood kiiwaxyaqaano wuu iskubriyaa cajiib bal firi dulmiguu kusameeyey miskiinkaas ilaway amurahaga haluu sahlo
turkida cadow wye filmadoda ku dawady inay dad fakhri ah nagu tilmaman
Turki waa meel xun laakiin dadka somaliyed waa ku qaldamaan iyagoo xamar jooga ayey digfer dad kilyaha ugala baxeen
Turkije ma xumo lkn wallkaa ayaa magefe ku noqonaa turjibaanka kugu khaldaa
أسأل الله العظيم رب العرش العظيم ان يشفيه ويعافيه يارب العالمين
Wax Royal la dhoho ma jiro dadkaa lugu dhacaa
Ilahy haa caafiyo