New Somali Film "Qaado waa keeni"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 267

  • @hodanhawsi575
    @hodanhawsi575 3 ปีที่แล้ว +25

    Hada ka dib mar hadaan ahay inan walashiin ah , ha la igu casuumo tukaan la yidhaa 'qaado waad keeniye' 🤣 haye dhaha, sidaas ayeenu isku ognanahy.
    Thank you team , dhamaan 😘😘

  • @caishamahmud8381
    @caishamahmud8381 3 ปีที่แล้ว +14

    diiidan lagend baad tahay wlhii film adan ku jirin dhadhan maleh😂❤✌

  • @abdulabdul5894
    @abdulabdul5894 3 ปีที่แล้ว +33

    Perfect short film, millions of subscribers ayaad u qalantaan aaway soomaalidii allaha xaasidsanaa.

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 3 ปีที่แล้ว +10

    Always Lenged Diidan Mansha Allah Nin Nagu qaaliya Magaca hajiro Abid Raxmaanku haydin xafido dhamantin Aamiin yaarabi pic respect Keep going bro 👏👏🖐🖐🖐❤❤🔥🔥🔥🙏👍🥰🥰🥰

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 3 ปีที่แล้ว +29

    Love you guys thank you for the entertainment 👏👏♥️♥️

  • @jabracadeofficial
    @jabracadeofficial 3 ปีที่แล้ว +39

    Qaado Waa keeni inta layaaban ismuujiya ☺️😏😝😐🙉🙉🙊🙆🙆🙆

    • @israaragsan7139
      @israaragsan7139 3 ปีที่แล้ว +2

      Bari inuu gaadhi uma malaynayo kulahaa

    • @jabracadeofficial
      @jabracadeofficial 3 ปีที่แล้ว

      @@israaragsan7139 Saaswaaye quruxeey

    • @ahmedisse1745
      @ahmedisse1745 3 ปีที่แล้ว

      @@israaragsan7139 😂😂😂😂

  • @laylamire7290
    @laylamire7290 3 ปีที่แล้ว +6

    DIIDAN WAA LAGEND WAANA TAAGEERAA WALAAHI BILAAHI TALAAHI I LOVE YOU DIIDAN IYO ABDIHAKIM BR LABA NIN OO SOOMAALINIMADA KU DHEER TAHAY

  • @legenddrift6395
    @legenddrift6395 3 ปีที่แล้ว +6

    I always to see abdi hakin br in your films thanks 😊

  • @KaskiiHadle
    @KaskiiHadle 3 ปีที่แล้ว +2

    *Xigmaal haatan waa kanaalka ugu horeeya soomaalida ee dhinaca duubista iyo isku dubaridka filimada gaagaaban hore usocda*

  • @iidmuuse9730
    @iidmuuse9730 3 ปีที่แล้ว +4

    All ha idin xafido dhamantinba team aan jecelahay ayaad tihiin si gaaran idin salaamay dhamantinba

  • @Noura44410
    @Noura44410 3 ปีที่แล้ว +12

    War xagu kuyala qado wad keniye ana ubahane 😂😂😂😂

  • @nimcoyuusuf9078
    @nimcoyuusuf9078 3 ปีที่แล้ว +15

    Inta fahantay in dunakanka lagu dhex xayaysinayo filmka

  • @jehanaabdalle5866
    @jehanaabdalle5866 3 ปีที่แล้ว +1

    inta comentiga fiirinay love♥️

  • @abutariikaofficial8975
    @abutariikaofficial8975 3 ปีที่แล้ว +2

    Wwww m.a nosobadiya wlhi sheekoyinkiin maka caajisno farxaad beeynotehe jiro jooga 🥰🥰

  • @Salsabeel-w3l
    @Salsabeel-w3l 3 ปีที่แล้ว +10

    Qadho waad keniye😂😂😂😂 so funny

  • @idilbintuhassan1739
    @idilbintuhassan1739 3 ปีที่แล้ว

    Waaaay xaaagaaaan jooooga dheeeeraaaa manta oo kalena Qaaado waaad keeni ayaaa naaa Furaaaaan✌

  • @fadumayusuf4102
    @fadumayusuf4102 3 ปีที่แล้ว +4

    Be legend salan sare👑👑🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹💕

  • @wizzjalafow810
    @wizzjalafow810 3 ปีที่แล้ว +13

    Paracetamol another level actore
    Zuuzuu another level atarisho
    Keep going all jilayasha
    Idin wataa farxad ku nolada

  • @wanaagabadso903
    @wanaagabadso903 3 ปีที่แล้ว +2

    Sharab kan haf ka ahna ku darso diidan qosol badanaa wad naga soslisey sxb😂😂😂❤️🌻💐

  • @farxamusa686
    @farxamusa686 3 ปีที่แล้ว +4

    Kkkkkkk Qado waada Keena thank you 🙏 👌👏❤️🌹👋

  • @umuzubidahashi4134
    @umuzubidahashi4134 3 ปีที่แล้ว +3

    Diidane soobadiya ruwaayadihiisa ❤️❤️🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdullahibaggio3440
    @abdullahibaggio3440 3 ปีที่แล้ว +6

    Diidan " Gacmaha maku xejin kartid ee 2daan ku xeji 2daan ha shaqayenaan " 7:37 😂😂

  • @hodanf2829
    @hodanf2829 3 ปีที่แล้ว +4

    Barri baan soo Laaban Diidan Qaado dukaan kaan inuu bari gaari umalayn maayeee😀😀😀

  • @asumhssin2741
    @asumhssin2741 3 ปีที่แล้ว +1

    Ree america riwaaydahiina iska jclhy noo soo badiya😁❤️

  • @nataashaqurux2849
    @nataashaqurux2849 3 ปีที่แล้ว

    Kooxey film noso badiya waanu idin sugaynaye😘

  • @anisamohamed2198
    @anisamohamed2198 3 ปีที่แล้ว +1

    Ooh am also aniso nikuje😂😂 viewing from Kenya

  • @beerluula2390
    @beerluula2390 3 ปีที่แล้ว +8

    Qaado waad keeni yaa igeeyaa aanka soo fara maceeystee 😂😂😂

    • @queentima6146
      @queentima6146 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mabrukelmi1921
    @mabrukelmi1921 3 ปีที่แล้ว +3

    Sumaya wa good actress

  • @faarush8
    @faarush8 3 ปีที่แล้ว +4

    Qaado waad keeniye wixiba sasay kudhamadeen😂😂😂😂😂😂😂

  • @xasancadde5581
    @xasancadde5581 3 ปีที่แล้ว +5

    Keep going forward xogmaal media ❤❤

  • @hirrehassan9306
    @hirrehassan9306 3 ปีที่แล้ว +1

    Xogmaal waa chanelka oogu wanaagsan film kacsan horay usocda

  • @AbdulQaadirAden
    @AbdulQaadirAden 3 ปีที่แล้ว

    Beri baan u soo noqon . Qaado beri gaari maayee dukaanka 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @rahmayonisrahma8889
    @rahmayonisrahma8889 3 ปีที่แล้ว +11

    Subhallah didan qaado waa keeni 🤣🤣🤣🤣

  • @ramloibrahim2577
    @ramloibrahim2577 3 ปีที่แล้ว +3

    Walaalahay inan so kaxaysto ahayd kulahaa taas ani caml waye😄

  • @mahdialihadhadhi9558
    @mahdialihadhadhi9558 3 ปีที่แล้ว

    Niinkan paracetimol waa abwaan qalii aah salaan igaadhaiya from Djibouti

  • @ifrahbarre2535
    @ifrahbarre2535 3 ปีที่แล้ว

    Waw deeqo bilan wey ka baxsatay caadi ma ahan Jiliinkeeda

  • @fartunmohamed8828
    @fartunmohamed8828 3 ปีที่แล้ว +2

    Qaado waad keeniyee 😂😂

  • @fahadabdullah2518
    @fahadabdullah2518 3 ปีที่แล้ว +3

    Good performance our team

  • @diamond1091
    @diamond1091 3 ปีที่แล้ว +10

    qaado wad keeniye 😂😂😂😂

  • @anisaali7602
    @anisaali7602 3 ปีที่แล้ว

    Waa marki iigu horeysay magceyga aankumaqpo riwayd😩😩😩😩🤣🤣🤣🤣🤣😅

  • @AbdulQaadirAden
    @AbdulQaadirAden 3 ปีที่แล้ว

    Cajiib. Qaado waad keeni walaale iga dheh 😁😁😁

  • @aaminaqueen9164
    @aaminaqueen9164 3 ปีที่แล้ว +1

    Qaado waad keeeniye walaaleey,kkkk🤭🤭🤭🤭🤣🤣🤣

  • @koshinbashir879
    @koshinbashir879 3 ปีที่แล้ว +1

    Kaadowadkeniye war tukankan waan ubahnaaa 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fadumayusuf4102
    @fadumayusuf4102 3 ปีที่แล้ว

    Daqo waa iga qoslisa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕🌹

  • @ismailaden7
    @ismailaden7 3 ปีที่แล้ว +5

    BR and Didan my favs

  • @nim5-r1v
    @nim5-r1v 3 ปีที่แล้ว +1

    Ujeedada filimka: hal qof oo lacag iska dhiibey malahan, tii ugu cagliga badneed waxay tidhi bac igu rid inaan soo gatey haloo arko, midina waxay tidhi walaalahey ayaa soo kaxeysanlahaa.
    Sidaasaa amaah tukaanada loogu dhameeya ila intey xidhmayaan.
    Markaa walaalayaal wax iibsada oo qofka walaalkiin ukala kiciya oo inu shaqeysto ku taageerah plsss.

  • @shukriali8450
    @shukriali8450 3 ปีที่แล้ว +3

    Wan baa idin ku tashta hormar wacan lkn pinka igu qabo

  • @farxiyomahamed5773
    @farxiyomahamed5773 3 ปีที่แล้ว

    Br iyo deeqo bilan 💙💚💜💜

  • @queendm1317
    @queendm1317 3 ปีที่แล้ว +3

    I like Deeqo 🤣🤣🤣 waad ka raysay

  • @cumarxasan582
    @cumarxasan582 3 ปีที่แล้ว +4

    Tukankan hadan lahan lahaa diidan wan dili lahaa wllhi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @dagancadey2185
      @dagancadey2185 3 ปีที่แล้ว +2

      Soo mahan doqonka foqol doqon

  • @khadrahaji938
    @khadrahaji938 3 ปีที่แล้ว +1

    Taas markad ku gal galataan tana marka 2aad ku gal gasha😄😁😆😅

  • @khadrahaji938
    @khadrahaji938 3 ปีที่แล้ว +2

    Kabahana Jannada la gal apti diidan walle caadi maha🧤☝😅🤣

  • @ubah_cx
    @ubah_cx 3 ปีที่แล้ว +1

    Top ruwayed masha allah

  • @safiowarsame9946
    @safiowarsame9946 3 ปีที่แล้ว +2

    Dad aan ka hadleynay adna dukaan ka hadlin 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ayaanmahubo5291
    @ayaanmahubo5291 3 ปีที่แล้ว +1

    Deeqo wa fani👌

  • @haldoordumar6770
    @haldoordumar6770 3 ปีที่แล้ว

    Practmol jacayl jilisteda kuwacana😋😘

  • @ayaanmahamud8897
    @ayaanmahamud8897 3 ปีที่แล้ว +1

    Dukaankiiba wuxuu ku dhamaaday qaado waad keeniye 🤣🤣😅😁🤣

  • @zuhaypaziciith2237
    @zuhaypaziciith2237 3 ปีที่แล้ว

    Mazhlha 🤩

  • @meyrancadey852
    @meyrancadey852 3 ปีที่แล้ว +1

    Somali oo dhan ayaa wada nin ah

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 3 ปีที่แล้ว +2

    Walaahi waan qoslay dukanka dhan waaba dhameyay qaado waad keniye dukamada somalida waa sas maxey kafa idaan waanba yabaye dukan xafadena kuyalo waa sas waxkasta waa lesasiyaa 😂😂

    • @queentima6146
      @queentima6146 3 ปีที่แล้ว +1

      Saama iska qaadada 🤣🤣🤣

  • @dagancadey2185
    @dagancadey2185 3 ปีที่แล้ว +2

    War deeqo atarisho kuma soo baxayso ee qof kale raadiya wayo sidey isku walaqeyso aan haboneyn

    • @laylamire7290
      @laylamire7290 3 ปีที่แล้ว +1

      HORTA MA ILA ARAGTAY, HABARTAASI DEEQA LA DHAHO WAXAA U WANAAGSAN IN AY SI SHARAF LEH ISKU ASTURTO, WALAAHI MARKAASI AYAA LA JECLAANAYAA

    • @abukarlafole2005
      @abukarlafole2005 3 ปีที่แล้ว

      @@laylamire7290 eeboow naag boqorooyo waaye adiga miyeey kuubaahantahay 👎👎👎👎

  • @Hamdixarago00
    @Hamdixarago00 3 ปีที่แล้ว

    Cadi mahn filimka aniga plz prt2

  • @Kaluu09
    @Kaluu09 3 ปีที่แล้ว +5

    qaado waad keeniye...malaha shekadan parestamol ma qorin😂😂...mybe mybe ma sumaya qortay😂😂😂xomaal reply isoo gal jawabta thans😀😀

    • @umusheikhabdalaikhyaar2082
      @umusheikhabdalaikhyaar2082 3 ปีที่แล้ว +5

      Wllo waa Fikrada Diidan isaga ayaaba sameeyeey Akhri wey ku bilawatey inta jileyso iyo iyo Qofka ay fikirkiisu yahay

    • @Kaluu09
      @Kaluu09 3 ปีที่แล้ว +2

      @@umusheikhabdalaikhyaar2082 haa ok abyo thanks

  • @sumayaabdi9388
    @sumayaabdi9388 3 ปีที่แล้ว +4

    Diidan nuxurka flimka 😂😂😂😂

  • @faaychannel4468
    @faaychannel4468 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla meshaba film ka waxa shidayay qaado wd keniye 😂

  • @mohamedosman3368
    @mohamedosman3368 3 ปีที่แล้ว

    Waar tan qaawan umadda ka qabta Allahiina ka baqoo dadka xumaanta haku dhex faafina iyo dhaqan xumadda waa iga talo waan dawan kari waynay runtii.

  • @fatushyarey436
    @fatushyarey436 3 ปีที่แล้ว +3

    Dee wan iska tagi mesha habaryartay malahana kulaha

  • @ubaxibrahim8713
    @ubaxibrahim8713 3 ปีที่แล้ว +2

    MashAllah

  • @missraajo70
    @missraajo70 3 ปีที่แล้ว +2

    Naa doqone nimanka guriga lamawada baro hdii kle.sidaano kala.ku qabsan😂😂😂😂

  • @Hiigsiofficial
    @Hiigsiofficial 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa alaah hormar wacan

  • @nasrocali1157
    @nasrocali1157 3 ปีที่แล้ว +1

    Bari dugaanka inuu gaaryo umamaleenayo ku yiri😂😂

  • @siciidshabeel3803
    @siciidshabeel3803 3 ปีที่แล้ว +4

    Diidan iyo sumaya hadaanay ku jirin layga qaad

  • @dagancadey2185
    @dagancadey2185 3 ปีที่แล้ว +1

    War asxabey hadad ilahay taqanan iga gaarsiya dukaan kaan qaado waa keeni ileen habro meshana lacagti iga dhameyeee

  • @qiimobadan4681
    @qiimobadan4681 3 ปีที่แล้ว +1

    Qaado waad keeniyee iska qaado waad keeniyee hhhhh

  • @qalbinura8137
    @qalbinura8137 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi wan qosolay qaado wadkeeniye

  • @osman12
    @osman12 3 ปีที่แล้ว

    Qaado waad keeniye means nothing you pay

  • @kawsarabdi8406
    @kawsarabdi8406 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaar ilmadeeraaaal dhaxanbaa jirtee koodhkeena waaan keeniye

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 3 ปีที่แล้ว +1

    waar meesha yaa i geeya aan waxaba qaatee oon hadhawna u gooyee😂😂😂😂😂.sharaabkan haafkaana qaado kulahaa😅

  • @iidmuuse9730
    @iidmuuse9730 3 ปีที่แล้ว +2

    First one

  • @ikraanjano1623
    @ikraanjano1623 3 ปีที่แล้ว

    Fast one😁

  • @queenaraweelo6322
    @queenaraweelo6322 3 ปีที่แล้ว +2

    Ala deeqa mxn uxiisay😂♥️

  • @fartuuncabdirashiid7338
    @fartuuncabdirashiid7338 3 ปีที่แล้ว

    Qada wad keniye wllhi fani waya ninku kkkk

  • @queentima6146
    @queentima6146 3 ปีที่แล้ว

    I wish inaa dugaankas iman lhaa runrun u qaadn lhaa iga wlle

  • @walikamil6725
    @walikamil6725 3 ปีที่แล้ว

    codka aad ayuu u gaaban yahay deeq darajo iyo paracetamol iga soo hagaagjiya inta kale waa oky sxbayaal,

  • @kawsarabdi8406
    @kawsarabdi8406 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaar ana yaaa igasoqaaada waaan keeniye

  • @amalugas
    @amalugas 3 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣dukaankan waa inaan aado

  • @maymuundaen9932
    @maymuundaen9932 3 ปีที่แล้ว

    Part 5 pls

  • @liizovic1049
    @liizovic1049 3 ปีที่แล้ว

    I love sumayo

  • @ciisexayaata1680
    @ciisexayaata1680 3 ปีที่แล้ว +1

    Axsan jiliin

  • @ahmedmuktar6549
    @ahmedmuktar6549 3 ปีที่แล้ว

    Dukan kaan aniga Hadii aan lahan lahaa kan asiga laftirkiisa ayaan qadan lahaa Wana keni lahaa doqonkan cml Hadii aat.dukan udiibato waiska sidan

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @naimadaganofficial8540
    @naimadaganofficial8540 3 ปีที่แล้ว

    Masha alha ilahey haa idin xafdiyo axbaabi fiilaah

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 3 ปีที่แล้ว +6

    Qaado waad keeni kulahaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @adiljb5943
    @adiljb5943 3 ปีที่แล้ว +3

    War deeqo oo 15 jir ah rag wa so hoojisay
    Nafteyda wan kaga kalsonhay ar deqaaa

  • @sahronur9938
    @sahronur9938 3 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣home work helper

  • @abdikafibadal3927
    @abdikafibadal3927 3 ปีที่แล้ว +2

    Hahahahahaha walahi tanyar sumayo ah taageere wayn uahay kulahaa igu samee

  • @iqramacalincali4539
    @iqramacalincali4539 3 ปีที่แล้ว

    part 2 nosokaliya

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 3 ปีที่แล้ว

    QAADO WAAD KEENIYE,,,,AYAAN UGU SHIDAN QAYTAN

  • @hiboabdi3541
    @hiboabdi3541 3 ปีที่แล้ว

    Keep going xog maal media

  • @actrosdinhotruckboy3673
    @actrosdinhotruckboy3673 3 ปีที่แล้ว +1

    12:14 telefonka gada gadis lohaya😂😂😂