لا إله الا الله ولاحول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم. Sumayooy habo illaaheey ka baq nin ajaanib kaa ah saas aad ugu dhagan tahay xaaraan asaga xataa waa dayuus waynaadey waayo waa xaasle .Xataa Sumayo ninkaaga xataa waa dayuus kuweey diinta ku tilmaantey.Habo maantey waa aduunyo naftaan meel majirto.habo wof kaa naxaa ku waaniya .Waxaan ka bax .
wall rag iyo dumar ayad kala tihiin ilahay xaqa ha idin fahan siiyo sabab ay nin iyo naag isku tabtaan ma taalo alah haka cabzadan dhalinyadarda waxan xalal modaysaa
Ku salliya Nabiga ❤❤❤❤❤
Scw Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
Scw Scw Scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
Scw❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤
لا إله الا الله ولاحول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم. Sumayooy habo illaaheey ka baq nin ajaanib kaa ah saas aad ugu dhagan tahay xaaraan asaga xataa waa dayuus waynaadey waayo waa xaasle .Xataa Sumayo ninkaaga xataa waa dayuus kuweey diinta ku tilmaantey.Habo maantey waa aduunyo naftaan meel majirto.habo wof kaa naxaa ku waaniya .Waxaan ka bax .
😭😭😭😭😭😭
Wlhi wano tan kaweyn lagu dhihi laha majirto sumeyo😢
Sumayo Meeel ay Wax kajileeso kama.maqnaan Karo wlhi ❤❤❤
Naag aan adi ahayn tubakay igathy
ninkawuxu yidh i ghoddamn wamuslimwaxasiku hadlaya subaxan Allah jahligamuxumeelkatuura
So badiya waliba sumya yar ku so badiya
Ayuub karko waba actor toos ah yacni jilaa weyn 100%✅👍
Short filimkaan waa fadhiyaa walaahi keep going
madaxey jilinkisa wa funny😂😂
Short flim yada inoo soo badiya walaahi maxamed prastimol filimadiisa waba iska jeclahay runtii
WAABA KAA SHAKIYAYE COD MAA IGA DUUBER CAADI MAHAN WLH WAA QOSLAY 😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤
Abdihakim br best actor
Waxwalba waxaa igagadaran naagatan laqabee ragga ka ajaanibkaa taatabanaysa subhana allh😢😢😢
Tan Aan Laqabin Xitaa Ma banaana In Ay Ajaaniib taataabtaan
Ninka wa ubanatahy miyaa asi inu nagkasta tabto mcnaha aso xaas leh
Erayada gabadhu ku hadleeso mahan kuwa bulshada lala wadaago sida kalaxo waaa qalad saxa erayada
Waa Wareeey nosoo badiya filmkn
Waaw pick actar br nin weyn reer suqa xoolaha 😮😮😮😮nasiib badana doon iyo miss wold prastimol iyo br inay kalasoo muuqdan meel keep going guys more videos
That’s true wlhy dumarka qaar farxada aya dhibto💯
Best actor ,Mohamed paracetamol ❤❤❤
naagaa adi eheen tubako ee iga tahay kulahaa wax waalan waaye kaarlo
😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀
Ayuub kaarlo gacmaha ka so horeeya markasta
Don karlo jilinkisa wa funny 😂
Ayuub kaarlo wa actor dhameeystiran M.A
La ilaaha ilaa anta😂😂😂😂😂 runwaayad la isugu tage sigaara paracetmol iyo adeer cabdikarim br team xogmal mahadsanidiin
parta 2 plz ❤wad mahdsan thy❤😊
Qoftan ayan la dhahayo wa best actors
Viva ayan dahir keep going abti mcne
That’s nice
Somali reyaadaha waad ku fiicntihiin
Paractamol the best jilaa ❤
🎉 congratulations xog:maal 1m coming zoom
Alle ka baqa wllyaal raga iyo dumarka kala xishooda
Waaaw asxan filin afsomali ❤
Ar ayuub actor weyn waye
Shabalala oo kaliya ka maqan😂😂
Nayaa ninka ajnabi aya kala tihiin maxa dadaxiisa kugeeyay subxanallah kuwan kala xishon duliyashaan all of them faido malahan
M.a keep going
7:24 7:24 7:24 7:27 😊
😂😂 lugaha kaarlo kabriid ayaa la mooda😂😂
Waaaaaaaw asxan rawayad big actors legends nosoo badiya
Part two plis😂😂😂😂❤🎉🎉😢😮
Naa magaceyga iidaaa 😂😂😂 sumayeey
Kooxdan America ku cusub ha kula talinina jilitaan iyo fanaaninmo Soomaali faaido malaha
Oo maxaad shegtay hada adiga se yaaku yaqaan 😅
@@FathiQuen-ix8mp
Adigu ma kooxdaad u talisaa😅 mise waa lagugu darayaa
Abdihakim legend 😂😂😂😂😂
mss world iyo gabadha kle weyku dheeleen film jiliinka waa 0😅😅xitaa ayuub karlo
Ayuubow shatigan kama damada miya madaxey😂😮😅
wall rag iyo dumar ayad kala tihiin ilahay xaqa ha idin fahan siiyo sabab ay nin iyo naag isku tabtaan ma taalo alah haka cabzadan dhalinyadarda waxan xalal modaysaa
Dalmar iyo sumayo wee iga qosliyeeen wllh😂😂😂
SHABALALA AAWAY
Keep going
😂😂ayuub caadi maaha naag adi ahyn tubaakey iga tahy kulaha 😅
WA furay ani😅
Odyga caadi mahn😅😂❤
Bismilahi gabdhahani wajiyadi bay iskawadababi iyeeen😢😢😢
Sidee ah aniga caadi ila yihiin bee
Var qosol baa yeri haayo waa kuma kaas
15:33 kun jeera kuso cesh ceshte😂😂😂😂 paractamol io abihis funny😂😂
Part 2 please ❤
Mesha waxa iga qosliyay br iyo perstimool😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Kaarlo shaarka uu xiranyahay xamar miyaa looga dhiibay. dukumaaada bakaaraha shaarar lagu gado ayuu u egyahay 😃😀😃😃😃😃
Pracitamool iyo abaha funny 😆 😄 🤣
Waa isdhalnay😂
Qeebta Madax waa ku heestaa 😂😂😂
Ayuub janis heley ma dayaco 😂
Dalmar yare jilininkiisa wa fadhiyaa
woooooooooooooow Part 2 Ayeey ku leeday
Hayeeee 😂kulahaaaa aqiro saman wye ayuutgn yhy abaha
Team kaakumo waxaay ka naxsan yahiin Team darbi martida hore waxaay ka naxdaa martida dambe 😂😂😂😂😂
Ya rer kakumo ah meshas 1998 igu danbesay😂😂😂 kakumo 1 ila 2 iyo 3 🤦🏽♀️
Hhhhh qosol
Wll mesha side ku iman kara😢
@@asmaaxmed-nw9je siduu ilaahay qadaro ku imaane wall
Miss word nin shiid ah ayaa ka dhex hadlooya😮😮😂
Filimka Sharma halugu sodaro si views badan uyesho
Mash Allah Gabdho qurxon jilaya
War waaxay naagahanyarayaree murmayaaa waxan lamadaawankaro
Hh😅😅😅😅😅😅😅 naag adiga aheen tumaakey iga tahya ku lahaa
Gabadha hadalkeeda zaiid waaye shaqsiga hadalka walaga sugaa
Practamol waa wasaq wuxu nosogudbinayo kawaran ilmaha wuxu barayo wa wasaq waxaan
Naag adi ahen snus iga tahay😅😅😅😅
Soomaaligu marka uu camera da hor istaagayo ma qasab baa in ay xanja calijiyaan oo afkooda laga dhex arko
Labo.sumayo.aniga.wan.ka.hela😊
Flim cadiya soo wada😂😂😂
Tubaakey iga thy halheyska aabahey waaye😂😂😂
Rer badiyo walbo ruwayad ayu jilaa
Ww keep going ❤
3:11 dharbaaxada 😂😂😂
Naag maraxa ku jirta meesha
Nice film make more
M.a😍😍😍😍😍
Xoog media hada aya ku dheshen kuwii darbiga kaso boden aan lahayn talanti 😃😃
Proteinka Iyo Gymka Maa Kuso Sheegey Waxaas😂😂😂
Yaa igaraaci jirey😂😂😂
Ma iduubee 😂😂😂😂
Naag aan adiga ehen Tubako ayey iga tahay 😂😂😂😂 dad kla daran 😂
Shabalaala filimada nogu soo dara please shabalaala shabalaaala shabalaala shabalaala
Mss wool Qurux da Sacad saciid
Lii caato wuu iga dulqaad badan yahay, wax kalena ma ahan ee waa dayuus,
😂😂😂
Dulqaad=it means dayuus😂😂
@@nimcaaliwaceys8484 hhhh haa waayo nin an damiir laheyn waa dayuus un,
Dayuus waa dhaafay 😂😂
Shabalaala mee 😂😂😂
AYUUB KAARLO ERAY AAD DHAHDAY GOD LUGU DARAY ERAY KALE WAA ERAY ADLAGAADO AH WALAAL ERAYHAAS JOOJI WAA ERAY LUGU AFLAGAADEENAYO Alah
Aabow ma iga aarsan rabtaa hada cod maa iga duubosa wawa ka shakiyeee malay gaa so diray walagu so diray😂😂😂😂haye bo😂😂😂
Filinka wa qurxinyaha, lkn Thumbnail ka iska habeya❤
Wxy aheyd iney ka dhigaan khiyaano rag😂
Don kaarl😅
Naag la qabo iyo nin wax qabo is tatabanayan wax ficn ma ahan 3:01
Plz zamzam maledsiya ruwayada ku dara
Naag aan adiga ahayn tubaakay iga tahay😂
Allah naagta amineee layabay xitaa kitab soo qado xitaa dhaaro no way
nagahan wixi dhalay meye
mise kuwii dhalayba madhaman
Karlo legend
Miss world waxbaa helay hi ayoub makhaauad magaceeda miyaa
Heesaha waa xaaraam dhagaysigoodana waa danbi
Nagtan oo miss world la dhahayo inte nagaso gashay 😱😱