New Short Film "Istanbul" Director by Pracitamool

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
  • New Short Film "Istanbul" Director by Pracitamool

ความคิดเห็น • 703

  • @XogmaalSo
    @XogmaalSo  3 ปีที่แล้ว +267

    Booqo Channelka Atooraha qarniga Zaki
    th-cam.com/channels/aAtOV6xE_LKczQgcYz-a8w.html

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 3 ปีที่แล้ว +2

      Ohh my God 😂 kii caato 😂😂😂 garacnimadaa kubiyo dhigtay nio

    • @sahramudanmacnobadan
      @sahramudanmacnobadan 3 ปีที่แล้ว

      Zaki

    • @naimaroble704
      @naimaroble704 3 ปีที่แล้ว +1

      ⁿoo⁹kids

    • @naimaroble704
      @naimaroble704 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Khaalidcade01 i8iijbhjjjjjbjjìjijbjijijjijjjìuuhujiijiiuuuiiuuujjjjjjjiii8⁸

    • @seynabomar6305
      @seynabomar6305 3 ปีที่แล้ว

      Uuuxk.nfk

  • @kkkkkkkkmmm934
    @kkkkkkkkmmm934 3 ปีที่แล้ว +302

    Jiiiif hdaa ku daawanyso love iisaar 🤪👉❤❤

  • @InaMohamett72
    @InaMohamett72 3 ปีที่แล้ว +87

    This mavio has a lot of meaning.
    Thank you to all the xogmal madia team💙
    Very talented people out there! 🇸🇴

  • @fatuushabdirahman514
    @fatuushabdirahman514 3 ปีที่แล้ว +185

    Flim xaqiiqda jirto kahadla dhbka lcgta lagu so shaqeeyo yurub iyo usa iya side ugu ciyaarno kuwa afrca iyo asia jooga waku fataaleyna 😅
    thank you xogamaal🥰

    • @efoot-ball845
      @efoot-ball845 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣wax gard tyh

    • @darwiishboy6524
      @darwiishboy6524 3 ปีที่แล้ว +3

      Walaaalihiin africa jooga yaan niligu dirin

    • @baashicade5554
      @baashicade5554 3 ปีที่แล้ว

      Haa wlhi

    • @nayaa1387
      @nayaa1387 3 ปีที่แล้ว

      Wali waxaan maxa waye Lu gu dhoho adiga oo rafaad ku soo shaqeyyay. Reer africa need change they way of live

  • @tilly7322
    @tilly7322 3 ปีที่แล้ว +89

    Liicato the real legend❤️waa youtuparka kalii balad iyo badiyo magaciiisa gaaray🥰💯

  • @sahraosman2290
    @sahraosman2290 3 ปีที่แล้ว +50

    Zaki io sumayo jilinkoodu wa top👍👍

  • @safkaxaaji8132
    @safkaxaaji8132 3 ปีที่แล้ว +60

    Really the same happened to me a long time ago my brother was in Yemen 🇾🇪 and some one behind him called me and said your brother broke his leg he is in hospital that time there were no video call I was not able to pay I was is Saudi Arabia 🇸🇦 my income was not more than my mother and my self I asked my friend to borrow me finally I was told it was lies may Allaah guide our brothers and our self

    • @razmi4568
      @razmi4568 3 ปีที่แล้ว

      Yaa rabi

    • @sadaadmohamed8330
      @sadaadmohamed8330 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🙆🏻‍♂️

    • @idriisyasin6920
      @idriisyasin6920 3 ปีที่แล้ว +3

      Wax la cayriyo beentaa uugu gaabisa. Dhalinta Soomaalida beenta inay xaarantahay ayna gaabantahay. Ilaahay ha hadeeyo. Amin.

    • @fayemuse3621
      @fayemuse3621 3 ปีที่แล้ว

      Ameen, it happens everywhere sis and lies never last

  • @Beelosaajinsuufi
    @Beelosaajinsuufi 3 ปีที่แล้ว +12

    Kalam saxiix wlhi mel kasto Aduunka shaaqa taal qofki shaqeey'sanayo ruunti
    Sumayo walalkeed qiyano iyo been lacag ugu cuuna iyaadi uur ruun leh aa rafadeeyso😥

  • @drslayla2515
    @drslayla2515 3 ปีที่แล้ว +300

    Lii cato dardes u firsanay keep you all

    • @maxamedxassan1407
      @maxamedxassan1407 3 ปีที่แล้ว +1

      Anaa kula mida Dariis baa u dhameestay

    • @laylomaxamedlaylomaxamed704
      @laylomaxamedlaylomaxamed704 3 ปีที่แล้ว +2

      Wlhi Ani xitaa licaato udawaday boqor Kun boqor

    • @Since2012channel
      @Since2012channel 3 ปีที่แล้ว +11

      Jilayasha kale ayagaba wey daawasho mudan yihin ka daya ciyaarta commentka

    • @theosantana7750
      @theosantana7750 3 ปีที่แล้ว +4

      Yawaye kas.. dad talent leh aa mesha jogoo

    • @ibratimoos7718
      @ibratimoos7718 3 ปีที่แล้ว +1

      Sasa waye walhi😇🥰

  • @mustafabdi4190
    @mustafabdi4190 3 ปีที่แล้ว +14

    Lii caato sigaarku been been u bilaabi rabaa ayantan 🔥😂

  • @khadrahaji938
    @khadrahaji938 3 ปีที่แล้ว +30

    Cilmigaygu Cilmi Shahado U Bahan Mahaa☝😅👊🤗

  • @hodanbashir7886
    @hodanbashir7886 3 ปีที่แล้ว +26

    Liicato in the building.💪💪💪💪

  • @ayaan8621
    @ayaan8621 3 ปีที่แล้ว +32

    Zaki iyo sumaya jiliin kooda wa jclhy film eey ku jirin nuur mawa laha liii adna so dhawoow dad wada xul ah

  • @dalxiiis
    @dalxiiis 3 ปีที่แล้ว +27

    Winter soo galay soo badiya filmda waa idin wata 🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊🏾✊🏾

  • @xamdiluul9986
    @xamdiluul9986 3 ปีที่แล้ว +7

    Lii caato fani wlhi and baristimol zaki sumayo Noao badiya ❤️❤️

  • @alihussein7007
    @alihussein7007 3 ปีที่แล้ว +56

    Sumaya Wan wata xaga jilinka masha Allah ❤️🇸🇴❤️

  • @maisunamatan1854
    @maisunamatan1854 3 ปีที่แล้ว +37

    Aad baan ugu farxasanahye inaan ahaado qofkii ugu Hareeryeye ee daawada veadio gan aad naan idiis salaameye ❤❤❤❤❤❤😜😜😜

  • @sameyhefow245
    @sameyhefow245 3 ปีที่แล้ว +6

    Woow so beautiful keep going good movie

  • @sumayamaxamed3344
    @sumayamaxamed3344 3 ปีที่แล้ว +20

    Kkkkkk lii caato sumaya 1 love fani😁😍😍😍

  • @ibracarabeto1923
    @ibracarabeto1923 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waaan raftay ninka bilaa shahadada 😁😁😁😂😂😂😂😂😁😁😁😁😁👌👌👌👌😁😁😁😁
    Bila aadanka wuxu iiga badbaaday ilkaha kore u leeyahah uuun😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @cabdixakiin4513
    @cabdixakiin4513 11 หลายเดือนก่อน

    Ramadaan Mubarak All Muslim
    Filimka noo soo badiya maalmaha lasoo gelinyo

  • @jiiwo114xusen9
    @jiiwo114xusen9 3 ปีที่แล้ว +50

    Liiban markaa arkay waaba soo caray inaa qoslaayaa ogahy hhhh keep up mr liiiiii

  • @abdinafacmahad964
    @abdinafacmahad964 3 ปีที่แล้ว +6

    Dad jiliin sare leh ayaa tahiin
    M.a keep going

  • @nataashaqurux2849
    @nataashaqurux2849 3 ปีที่แล้ว +10

    Ala.no so badiya wlhi saan u jeclahy film markaan arko inte so orda❣😍

  • @abdiazizmraage1654
    @abdiazizmraage1654 3 ปีที่แล้ว +6

    Waaw waa flim aad umacaan wllhi ee horey usocda dhamaantiinaba

  • @taatiko9307
    @taatiko9307 3 ปีที่แล้ว +12

    Aad baan ugu farxasanahye inaan ahaado Team Xogmaal Median ee daawada veadio gan aad naan idiis salaameye ❤❤❤

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 3 ปีที่แล้ว +26

    liicaato 🥰🥰.wiilka zaki ah waa actor lagend ah😳

  • @nasromohamud6488
    @nasromohamud6488 3 ปีที่แล้ว +21

    director pracetamool💪🙆❤

  • @mohamedibrahimguure6171
    @mohamedibrahimguure6171 3 ปีที่แล้ว +8

    Dalamar yare iyo abdi xakiin br mesha aysan kujirin asxabey dhadhan malaha iyo qosol badan labadaaso lagu daro diidan wa wax kale sxbyaal keep going ayaan idin leyahay

  • @OBSKABE
    @OBSKABE 3 ปีที่แล้ว

    I wish liban iyo sumaya oo video wada dubayo inan arko inti ilejec sas like wax iga tusa

  • @markino3381
    @markino3381 3 ปีที่แล้ว +2

    Liicaatoo wallee Sigaar cabow ayay bareen Muniir aqaa bilaash kuma aysan kala tagin muuqaal isagoo qaad Cunayane wan arkay. Aduunyo hadhowna jiliin ayay eheed dhaha

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 3 ปีที่แล้ว +40

    Maashaa allaah alla maxaa xaqiiqada laga hadlay wlh waa wax jira

  • @mohammedomar1048
    @mohammedomar1048 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha ku caafiyo Allah ha ku caafiyo huuno walaal

  • @amiin9458
    @amiin9458 3 ปีที่แล้ว +4

    Dumarow raga jiljileeca ka daaya 🙏🙏

  • @mkstudiochannel9513
    @mkstudiochannel9513 3 ปีที่แล้ว +11

    Intaa ilaa araktii iin lii catoo si qiyaali ushumanayo sumeyo susuu telephonka dexthisaa liketa isaaara😅🤣🤣

  • @umukhairabdullahi7918
    @umukhairabdullahi7918 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi flim ka mcan weeye mshllah qosol iyo xarabo thanks asxbta jiliin ka wacn

  • @fatushey8006
    @fatushey8006 3 ปีที่แล้ว +26

    Lii caato😂❤️

  • @hodaniitahappy3846
    @hodaniitahappy3846 3 ปีที่แล้ว +20

    Lii caato legend waye 🤣🤣🤣

  • @khadraomar2163
    @khadraomar2163 3 ปีที่แล้ว +10

    waa Filim khatara soo badaya

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 3 ปีที่แล้ว +1

    Kan paracatamool la dhahaayo duf iyo dulinimo udhinta. War heedhe illaahey miyaadaan ka baqayn oona ka xishoonayn. Gabdhahaan yar yarka oo reerkoodiina illaahey baa umaqan. Fusuq kii ugu xumaa. Ilaahoow nabadbaadi.

  • @beerluula2390
    @beerluula2390 3 ปีที่แล้ว +45

    Diidan waa imtixaaan wllhi qosolka ayuu iga dhameeyay 😂😂😂😂

  • @khadarazlam2023
    @khadarazlam2023 3 ปีที่แล้ว +4

    Lii Caaato cawaaandi sanaaaaa🤣🤣🤣😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣👌

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 3 ปีที่แล้ว +31

    Diidan Lenged Always Pic respect Keep going Mansha Allah Diidan Fani Weyaan Alle haku dhowro aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤

  • @rasmireysofficial4470
    @rasmireysofficial4470 3 ปีที่แล้ว +36

    Very good

  • @Wadani924
    @Wadani924 3 ปีที่แล้ว +41

    Inta og xiriirkii Liicaato iyo Sumeeya farta taaga ee hadda sidaa filinkan u daawaneysa. 😆

  • @abdikarimali1666
    @abdikarimali1666 3 ปีที่แล้ว +4

    Uurkii ugu foosha xumaaa oon arko yaa ila arkay😄😄😄

  • @saacidkaftan4795
    @saacidkaftan4795 3 ปีที่แล้ว +1

    Bahja keep going

  • @taniagoyat4200
    @taniagoyat4200 3 ปีที่แล้ว

    Bohot Khoo 💞💞💞✌️

  • @mimi-bs8ku
    @mimi-bs8ku 3 ปีที่แล้ว

    Qaladaadka liicaato noo soo badiya

  • @mahamed6329
    @mahamed6329 3 ปีที่แล้ว +4

    Walaalkeey kulahaa, waa doqon , naagaha saan oo kale ah, ragow wakhti haku dhumunina,
    Nolosheeda & tan family keeda ayaa kama fakirayso

  • @maaidabeauty2849
    @maaidabeauty2849 3 ปีที่แล้ว +64

    Baristamool funny wllhi 🤣🤣🤣🤣

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 3 ปีที่แล้ว +24

    Maasha allah ❤️❤️

  • @ummuaziiza-c9e
    @ummuaziiza-c9e 3 ปีที่แล้ว +9

    Yaab meeqo qof ayaa inuu liicaato sigaar cabo shock ku noqotey sideyda

  • @hirrehassan9306
    @hirrehassan9306 3 ปีที่แล้ว +1

    Bahda xogmaal chanelka oo gu wacan

  • @untilboyofficial2985
    @untilboyofficial2985 3 ปีที่แล้ว +1

    Lii caato funyy waye runtii

  • @maryamaqalbi3022
    @maryamaqalbi3022 3 ปีที่แล้ว +4

    Liicaato my bro wan ku wata ✌️🥰🥰

  • @fadumocabdisaq6287
    @fadumocabdisaq6287 3 ปีที่แล้ว +6

    Lii iyo suusuu ba wada hadlay be 🤭👍

  • @rashkapiork5137
    @rashkapiork5137 3 ปีที่แล้ว +33

    Yaa ila arkay liicato sigaarka caadi ucabay 🤣❣

  • @fatemahaashi7371
    @fatemahaashi7371 3 ปีที่แล้ว +1

    Amuuraha illahy waaye .astaaq furula bro haaah.

  • @hassanokieh1612
    @hassanokieh1612 3 ปีที่แล้ว

    After work hada dawaneesid like isaar ina duceey

  • @sagalhappy_hassan
    @sagalhappy_hassan 3 ปีที่แล้ว +20

    Kuli taageero u ahay keep going

  • @maryanbella3878
    @maryanbella3878 3 ปีที่แล้ว +28

    Keep going 💕❤️💯

  • @samiraosman1588
    @samiraosman1588 3 ปีที่แล้ว +9

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 lii caato wanku haystaa 🤣🤣🤣 wllhi 👏👏👏

  • @zamzamcapdalle5918
    @zamzamcapdalle5918 3 ปีที่แล้ว

    Mr lii inta markay soo aragtay soo oraday like dhac

  • @asadnuur6986
    @asadnuur6986 3 ปีที่แล้ว +61

    lii caato bro taageero aa kuu ahay lkn sigaarka adoo cabaya marka ku atkay taageerenimadii waa kaale laabtay😭😭😭

    • @hassanawil6697
      @hassanawil6697 3 ปีที่แล้ว

      Kk

    • @queen_azhwaaq9157
      @queen_azhwaaq9157 3 ปีที่แล้ว

      😅😅😅

    • @abdiaidid2899
      @abdiaidid2899 3 ปีที่แล้ว

      Reer baadiye sigaar wax weyn miya hhhh

    • @queennaima1645
      @queennaima1645 3 ปีที่แล้ว

      Aniga xitaa🥺

    • @bakalbulle9278
      @bakalbulle9278 3 ปีที่แล้ว +3

      fanan sigar an cabin ama balwad laheyn ma jiro nin iyo naag dhaman mesha ay kujiran aba mel fasahaad ahe

  • @quenhana5766
    @quenhana5766 3 ปีที่แล้ว +27

    Inta liicato u soo carartay an cml🤣🤣🤣

  • @ahmadzalaam2599
    @ahmadzalaam2599 3 ปีที่แล้ว +8

    Wow dada is heLay
    Mid tan ka shidan idinkaga fadhinah😃

  • @cabdidhere
    @cabdidhere 3 ปีที่แล้ว +16

    Lii caaato big respect

    • @Sultanshiine
      @Sultanshiine 3 ปีที่แล้ว +1

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 3 ปีที่แล้ว +48

    Best actors

  • @salahudinjamaac1535
    @salahudinjamaac1535 3 ปีที่แล้ว +1

    Waah yare walaka shaqaysokudhe palrstimol ciyartanagadhaf

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 3 ปีที่แล้ว +18

    Paractemol naagaha woooo iskataatabanaaa xarifwaye wllhi 😁

    • @q_miraa627
      @q_miraa627 3 ปีที่แล้ว +1

      😁😁😁var ka kada

    • @nimcaaliwaceys8484
      @nimcaaliwaceys8484 3 ปีที่แล้ว

      keela dhahaa kan sumaya filmka ku qabaa mise wllked ka kujilaya

    • @q_miraa627
      @q_miraa627 3 ปีที่แล้ว

      @@nimcaaliwaceys8484 walked kan ku jilayo

    • @zaek_adde1276
      @zaek_adde1276 3 ปีที่แล้ว

      @@nimcaaliwaceys8484 midka wllked kujilaaa oo hareedka leh camanka kuusan😀

    • @zaek_adde1276
      @zaek_adde1276 3 ปีที่แล้ว

      @@q_miraa627 😀 wooba igaxanajiye

  • @c.nzakiecali1411
    @c.nzakiecali1411 3 ปีที่แล้ว +7

    Lii caato lenged 💖💖 full respect

  • @zaynababdilahi1123
    @zaynababdilahi1123 2 ปีที่แล้ว

    Isteelku. Masax na eeiska hagaa ji

  • @zahramohamed9865
    @zahramohamed9865 3 ปีที่แล้ว +22

    Liicaato Cabtoy caadiya waye kawarrn 😱

  • @abdis70
    @abdis70 3 ปีที่แล้ว +19

    Weli Sumaya is the best .very talented young girl.

  • @naxnoofficial4445
    @naxnoofficial4445 3 ปีที่แล้ว

    lii caato iyo sigaar 😳😳😳 macquul ma ahaan 😳😳😳

  • @MOHAN_MAANKA_OFFICIAL
    @MOHAN_MAANKA_OFFICIAL 3 ปีที่แล้ว +2

    Inta sidayda cml liicaato dartis usoogashay like iisaara😂

  • @كريشكريش-ض4ظ
    @كريشكريش-ض4ظ 3 ปีที่แล้ว +23

    Zumaya iyo zaki top 😍💯

  • @ZAKARIE44
    @ZAKARIE44 3 ปีที่แล้ว +19

    The best film ever🔥💯💔

  • @piirlopiirlo7172
    @piirlopiirlo7172 3 ปีที่แล้ว +76

    Lii legend always ❤

  • @mohaaamin9474
    @mohaaamin9474 3 ปีที่แล้ว +3

    Sxabta aniga meshan waxan katagera liban Masha Allah may Allah bless you

  • @sweetuntamedsoul4045
    @sweetuntamedsoul4045 3 ปีที่แล้ว +21

    😂😂😂😂😂😂😂 You are funny. LOL end of the film I love it what's goes around come around 😂😂😂😂 with a big bite. Good work guys. I'm your biggest fan ❤❤❤😍🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @highflyer215
    @highflyer215 3 ปีที่แล้ว +79

    Zaki and sumayo would make great couple, they look dope together

    • @aisha205
      @aisha205 3 ปีที่แล้ว +1

      Waaba siblings

    • @highflyer215
      @highflyer215 3 ปีที่แล้ว

      @@aisha205 Omg! I didn't know that, maybe that's why I thought so, anyway they are great actors,

    • @Hippobottomless
      @Hippobottomless 3 ปีที่แล้ว

      @@aisha205 no way can’t be ur kidding right? I don’t see the resemblance 🤔

    • @lababaar2022
      @lababaar2022 3 ปีที่แล้ว

      @@aisha205 siblings 🙄🙄🤭🤭

  • @fe8445
    @fe8445 3 ปีที่แล้ว +4

    لاإله إلا الله محمد رسول الله. سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم.

  • @qalbi____dhaya__1488
    @qalbi____dhaya__1488 3 ปีที่แล้ว +4

    Filim..shidan..iga.dhe.
    ❤💖🦋🌍

  • @iftinmohamed1930
    @iftinmohamed1930 3 ปีที่แล้ว +1

    Msha allah filim mcan ah waye

  • @osmanyuusuf1691
    @osmanyuusuf1691 3 ปีที่แล้ว +1

    Zaki waa ninka aan ugu jeclahay jilaayaasha
    Waa shaqsi wanaagsan oo hadal mcn

  • @sacadjuniyer2373
    @sacadjuniyer2373 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa sheeko kale miyaa

  • @safaali8735
    @safaali8735 3 ปีที่แล้ว

    Lii caato siyaar miyuu cabaaa 🙆🏻‍♀️😳

  • @fe8445
    @fe8445 3 ปีที่แล้ว +2

    Dadkan waa la soo adeegsaday si aqlaaqda dhalinyarada uga lumiyaan.

  • @mohamedgaaraxo1070
    @mohamedgaaraxo1070 3 ปีที่แล้ว +11

    Good story💯

  • @nurlailanuro5522
    @nurlailanuro5522 3 ปีที่แล้ว +21

    Inaba caadi mahan Masha allah

  • @anisohassan9033
    @anisohassan9033 3 ปีที่แล้ว +27

    Lii legend ✨

  • @zaynababdulkadir5079
    @zaynababdulkadir5079 3 ปีที่แล้ว +15

    Bahjo is talented girl🤌💓🙏👸🏻

  • @ismailyare5569
    @ismailyare5569 3 ปีที่แล้ว +1

    Liicaato woo is ceebeeye ma ahayn inoo sigaar cabo

  • @muhanackhanad8649
    @muhanackhanad8649 3 ปีที่แล้ว +3

    Abti liban waa qosol Miran 💯👍

  • @salmafarah1256
    @salmafarah1256 3 ปีที่แล้ว +13

    Masha Allah 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @katzaboy
    @katzaboy 3 ปีที่แล้ว +5

    Liicaato Keep going

  • @shadiyaadam
    @shadiyaadam 3 ปีที่แล้ว +5

    Keep going 👍

  • @caashobashiir648
    @caashobashiir648 3 ปีที่แล้ว +1

    4:12 xaqiidi ilmaa iga soo dhawaatay siday uga fakarayso oo ugu faraxsantahay walaalkeed ilmihiisa iyo siduu u khayaanaynayo marka uurka beenta ka soodhacay oo liicato duubayayna waa ka naxay siday u fashilmeen anoo og inay jiliin tahay