Omg 🤣🤣🤣 walahi si daacadaan u qoslay, 'hooyo sigis montiis suuli may ag marin' 🙈hooyooy booqo suuliga💃Goodness me, walaalo actor kan baa igu cusub👏 Let us know when you are coming over to the UK please
@@xingalool asc , waan ku salaamay, maxaad phone number kaugaa ku fali walaalo? Anigu abwaanka theatre da 🇬🇧ayaan ahay, ma xagaasad caawitaan ka rabtaa, if so do please send me your details insha Allah
Samsam sharaf xishoo gabar ayaad tahay kor biliseed kabo is ma dheera naftaadana Illahay uga xishoo qabrigii yaraa ayaa ku sugaya hiin raac ha noqon waa iga talo walaalnimo hadaad i dhisatayna iska kay cafi walaalo
Diidan nin kan la dhahay film ka dhaqan xumo badan iyo sheeko aan muhiim ahayn buu ka hadla caruur ba dawaneyso filmadina marka bila caleyk ka daa wax yabaha qaar filmka✌️
ASC TALO KU SOCOTA XOGMAAL. UGU HORAYN AD BAN IDIN SALAMAYA DHAMAN SHAQALAHA XOG MAAL.WAAR WALAL WAXANI MAAHA FLIM WAA SHEEKO AAD U LIIDATA DHAQAN KENANA KASOO HOR JEEDA.NIN KANI WUXU KU HADLAYO WAD MAQLAYSAN. HOYADIN WAY CABAADAA BILAA CALAYK DHAQANKA HALA ILAALIYO
Kan isaga ma naag bahdisha uunbu ilahay uqoray wlhi sheekadodu imay cajabin dhaqan xumo ayaa ku jirta waar wllo talo ahaan waxn idin odhan lahaaa wax dadka waxtar iyodhiiri galin u ah soo gudbiya hadalo anshax leh soo gudbiya hadii kle nagala taga madhaxa
Diidaan Wallahi Nin Lala So Habsaamey Weyan Minneapolis Ma Jogo Nin Ka Talent san Wallahi Qosolkii Ayu Iga Dhameyey😂😂😂😂😂😂
I invite everyone for quran recitation thank you 💔💔🌷🌹🙏🙏🙏❤❤
qosol iga badan kkkkk 🤪💯 Diidan waan ku wataa ❤️ nin iga qosliya
ninkaan waa Nin Jilaa weyn ah Saambuusaha Ciyaalka Udirsaday
Nabigu wuxu yidhi kiina idiinku fiicani waa midkiina ugu akhlaaqda fiican
Halkaas waxan ka garan karnaa in diintu akhlaaq fiican tahay, filmkani maaha waa akhlaaq xumo iyo noloshii gaarka ahayd oo caadi laga dhigayo, damiirka ummaddana lagu dilayo, ilaahay halaga cabsado.maanta waa aduun berina waa aakhiro.
M.a
Diidan xaraawo miiran wllhi🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Ninkan wan ku haystaaa wllh ruwayado inoso badiya
Omg 🤣🤣🤣 walahi si daacadaan u qoslay, 'hooyo sigis montiis suuli may ag marin' 🙈hooyooy booqo suuliga💃Goodness me, walaalo actor kan baa igu cusub👏 Let us know when you are coming over to the UK please
Huno hodon i need u are phone
@@xingalool asc , waan ku salaamay, maxaad phone number kaugaa ku fali walaalo? Anigu abwaanka theatre da 🇬🇧ayaan ahay, ma xagaasad caawitaan ka rabtaa, if so do please send me your details insha Allah
@@xingalool o
Firahi iyo nacimo street and dalmer very funny 😅😂🤣
9:33 Fathiyo Kabiyare Street and Nacimo jookar Avenue 😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
😂😂🤣
Horta Farhiya kabyare horaan u maqlee joker avenue na waamaxay
@@hodanhawsi575 same street weeye isu dhow 😁😁😁
@@suwaysfarah5317 reer America waa qosol miidhan hadaa 🤣🤣
Samsam sharaf xishoo gabar ayaad tahay kor biliseed kabo is ma dheera naftaadana Illahay uga xishoo qabrigii yaraa ayaa ku sugaya hiin raac ha noqon waa iga talo walaalnimo hadaad i dhisatayna iska kay cafi walaalo
Wallahi waan qoslay hhhhhhhhhhhhhhhhhhh
Keep going this is funny wallahi
Waaaaaaaaw Diidanow Keep going bro Salan sare 🔥🔥🔥🔥🔥👍👍❤❤🥰🥰🥰🙏😂😂😂😂🤣🤣
Fak
Ilhow adaa darood iga dhigay alhamdullah❤️🤲🤲🤲🤲
Diidan iyo Abti Liibaan oo is helay waa xaraabo walaahi
Kkkkkkk riwaayadu caadi maahan😄😄😄😄😄🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Jabuuti waxa ka subsanysa Mall 😂😂
Abti Liban funny waye 🙏🏽
Hhh Istaqfurilaah diidan kabtiisu inooma. Gasho😂😂
Ninkan qosol xage ja yimid
Nacional joker and afanu Dagmar yare bluefart😂😂😂😂😂
diidan kaligii naga badan waa badd ah
Hhhhh That's so Funny Diidan io Abti Liiban Waan idin Wataa Deeq dadaj io Xogmaad Media Keep Going
Diidan VIVA nin culus oo xaraabo badan
Joookar baaan tabayaaa 😢😢
Qeebtan waa dhaqan xumo hadalkii u cad ayaa lagu hadlaya domalida xishoodka wey ka tagtay 😪😪😪😪
Runtii waxa ka maqan runtii qof aad lootabey naciimo jookar
Nimco jookar qofna lama heshiin karto dabeecad malahan
Kkkkkk
Waa dahir jugta culus
@@Messi10984
Kuma aan fahmin adoo mahadsan hadal ii jilci
@@maxamedyusufxasan1680 qofkan ku haya qofna lama heshiinayso ayaan ari waa dahir jugta
WaLaHaY ninkani InaGa CiLmi PaDaN😁😁😁
Wllhi waa idin xiisnay diidan aaway dee adiyo naciimo noogu baxdaan inta rabta naciimo iyo diidan like
Kkkkk...,this man he's more than funny i really like his acting#diidan
Hhhh diidan waa intixan wlhi berka ifuuray
*Diidan ninka kaliya ee iga qosliya*
Wasalamu dhaan dhaan ban shegaya🤣🤣🤣
ninka.kaliyee IGA qosliya
diidan so funny 🤣😆
Kaasi kaba yaru kaso baxaa 😂😂😂😂
diidaan alle aku sharfo wllo qosalki danbiga aha ban qoslay kulah shortiga kijada maa xidhini ee kaa sarirtan xidhanahay🤣🤣🤣🤣
Diidan wlhi nin sheeko socotaa kkkkkkkkkkkkkk
Fani kkkkk si wacan baad isula haysataan yaa igu raacsan
So funny walaahi kulahaa shigada shiftiga sariirta ka kahoreeya nakeen isasoo fudadinaaa.kk
Ina keen hee😂😂😂
🤣🤣🤣🤣wlhi diidan wuu iga qosliyay waliba si sayida
Maalaa yacni gii ugu waynaa.
Meesha naciimo jookar ka maqan thy waa mdhax
Abti libaana dhex fadhiyo!!
Diidan waxkl3H He say xabalaha 😂
🤣🤣🤣🤣xogmaal i live it
Kkkkkkkkkkkkkkkk this so fun
Kkkkkkkkkkkkkkkkkk
Waaa aduun wngu ku yaryahay dad ku xuman jecela riwaayadani inna wax edaab ah ma laha waalid iyo wll lalama daawan karo fadlan dhaqanka iyo akhlaaqda naga saxa oo sheekooyinka sariirta ka dhaafa rieayadaha iyo dhaqan xumada
Diidan nin kan la dhahay film ka dhaqan xumo badan iyo sheeko aan muhiim ahayn buu ka hadla caruur ba dawaneyso filmadina marka bila caleyk ka daa wax yabaha qaar filmka✌️
Wlhi ninkan riwaayadihiis wan jeclhy
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😅😅😅😅🤣🤣🤣🤣 niin kaan waa umaad guuraysaa weyan
Ninco hdey ku jirin ma nuureso joker❤
Dont coming this location 🤣🤣🤣🤣
Diiidan caadi mha😅😅😅😅
😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂wardidan cadi maahan war xuma
Asc wll soo booqo youtube channelka macalin ciise sudeysi
Kkkkkk deeq darajo ha furo kulaha
Saalax sanaagow Sandi maxamed maxaa iskutihiin iigajawaab 💖💖💖💗💗💗💗💔💔
Xamdi maxamed
Abti liban gabdha oo dhan uhiiliyaa
Kkkk alaa qosal igamahadhin 🤣🤣🤣🤣
Dhari aan ceyrino aana karsamiin dhariri ceeyrino aan bilaani😅😅😅😅n
naciimo jookar meshee kamaqantahay ma nooreso
Nimco jookar hhhhhhhhhhhhhh
walalayaal waxan ahay walalakiin pleasa isoo boqada dhamantiiin
Wlhi gabdheheena somalieed saan illahi hakadhigo
Kulahaa Surucyu leeyahay Xili Xiliba lamara🤣
Hhhhhhh kaasi kaba yaruu ka so baxay
Naagaha marka la guursanaYo waa masaakiin markaad guri gaYsatana xaalku waa iska nimco jookar iYo kabo Yare iYo acuudu bila
Didan so fun
Inaken sarirta misanka aniskasodhinee kulahaa😂😂😂😂
Intee katimid intee kakentay lacagta maleh ishey aragtay uurkey doone xeer maleh xigto maleh xiradan gal ahe marxaba koley tahay kanisada waan iibsanay hayi aad iibsatide adi maigula jirta mase cidan garo igagailalsha ledahay bidaqo iguqancin
Kan wixisuba ma sariirba horta yaabe ruwaydahan inaga cilmi badan😂😂😂
Soo maaha malaha wali waxba muu guursan say u eegtahay waxaasi nin xaasle kama suurtoobo single mooyaane 😅😂
@@cibaadowarsame3884 mooyi walahi qofkan wuu iga yaabiyay
sxpkay diidan walahi sxp qaaliya waan idinsalamay
ASC TALO KU SOCOTA XOGMAAL. UGU HORAYN AD BAN IDIN SALAMAYA DHAMAN SHAQALAHA XOG MAAL.WAAR WALAL WAXANI MAAHA FLIM WAA SHEEKO AAD U LIIDATA DHAQAN KENANA KASOO HOR JEEDA.NIN KANI WUXU KU HADLAYO WAD MAQLAYSAN. HOYADIN WAY CABAADAA BILAA CALAYK DHAQANKA HALA ILAALIYO
Kkkkķkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkķkkkkkkkķkkkkkkkkkkkķkkkkkkkkkķkkkkkkk abti liban wa jiin
No karbash dislike 👎 ee isaartay 1k uumaroya 😅😅
Abti Liiban daradiis an oga tagay channel kani
Shift ka sariirta 😂😂😂
😂😂😂 funny
Kulahaa la eego garoonka ciyaaraha dunida dislike 👎badan bay isarTay kulahaa
Aan isa soo fudaydino waan culusnee
Kan isaga ma naag bahdisha uunbu ilahay uqoray wlhi sheekadodu imay cajabin dhaqan xumo ayaa ku jirta waar wllo talo ahaan waxn idin odhan lahaaa wax dadka waxtar iyodhiiri galin u ah soo gudbiya hadalo anshax leh soo gudbiya hadii kle nagala taga madhaxa
what are you talking about🤔
caadi ma ahan ruwaayada
Absolutely diidaan dislike iisaartay gabadhaasi 1k by gaadhy🤣🤣🤣🤣🤣
War bal gadhiga galo faraha wax kuso qaad 😂😂😂
Keep goin wll
is soo funny
Niciima jookar ba ka maqan wa dhari bila milixa iguma socoto xogmaal mila niciima
Away jogkar
So kurdhi an bugsade kulaha
Inan walaalked leeyhy karbaash ma jiraa dhaqanka inaga saxa awoowgiin la gubye hablaha riwaayada matalayo inay aqbalaan ma ahan dhaqamadaas
Walahi hadaan ka hadlayay ilaa waagay soo baxday dhqan xumo ayan la daawan la oo tv ga walidka kula daawan iyo wll ee sheekoyinka sariirta ka dhaafa yaa yidha dadkan caruur iyo waalid iyo dhalin yar da yar baa daawanaya oo idinku Dayan akhas waxani riwaayad maaha walahi uf
Diidan😂😂😂😂😂
Where is nacima
Kkkkkkkk 1000 dislike ayaa leey saaray kulahaa
Diidan balaayo😄😄😄😄😄🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Libaan futo buluq aa unacay chanalkan Blu mekupk wlashiis wye
Jokar laan marax waye film
Waa Mustafe😂😂😂
Clip ka hadal anshax xumo leh ayaa ku 4:49_50 Sariirta ina gee not good words it's secret words
👍👍👍🙏🙏🙏🤣🤣🤣🤣
Woow
Nuur ma laha nalka nuurkiisa ka maqan nimco jookar iska soo tuugtuuga si la idiin fiiraado marax waaye intaan fiiraaday astaaqfurulaah
Kkkk taaha aan dhameysto
6 mounth suli ma ag Marin kkk