DEG DEG: Laftagareen oo diiday qorshaha Xasan Sheekh, Xildhibaano mooshin diyaariyay, weerar culus..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Wararkii ugu dambeeyay - Wararka Maanta - War Deg Deg Ah:
    Siyaasadda Soomaaliya - Doorashooyinka - Puntland - Galmudug - Koofur Galbeed -
    Jubbaland - Hirshabelle. #Dhaankawararka
    Follow on FB: / dhaankawararka

ความคิดเห็น • 12

  • @user-xx1tz7nt8m
    @user-xx1tz7nt8m 7 วันที่ผ่านมา +1

    Hadalada xildhibaanada waa xor ciidi Ku caburisa oo dil kuhanjabtay ayada Dil mudan

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 10 วันที่ผ่านมา +2

    GUUL INSHA'ALLAAH soomaaliya

  • @user-xx1tz7nt8m
    @user-xx1tz7nt8m 7 วันที่ผ่านมา

    Asc xildhibaanada reer konfurgalbed kubiira qeybta mucaaradka ee sh shariif aad iyo aadna ufeejignaada
    Mida kale laftagareena waxan dhihi lahaa xildhibaanada xasan sh ma matalaaan adiga kumatalayaan wax kula leeyihin arrimaha amnigooda adigay xilkaasaarantahay udir daraawishta qaranka ee rer baudhabo

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 8 วันที่ผ่านมา

    Xildhibanada in ka xiro ayey aheyd. Waayo dadkaan maba yaqaannaan mudanayaasha Baarlamaanka maba aheyn in la fiirsado in dalka la difaaco waa muhiim. Kuwa aan wadinga aheyn waa in laga hortagaa iyaga ,& cadowga kale, Hoobiyeyaasha waa in la soo qabtaa waana jilicsanaanta Dowladda, wax la fiirsan karo maahan.

  • @AhmedCabdulahidhiimow
    @AhmedCabdulahidhiimow 9 วันที่ผ่านมา

    🥰🇸🇴🥞🥞🥞🥞

  • @alimoussa9849
    @alimoussa9849 9 วันที่ผ่านมา +1

    Xildhibanada koofur galbed guushu Wa dhankiina ishaha

  • @alimoussa9849
    @alimoussa9849 9 วันที่ผ่านมา +1

    Asc waxan lahadaya somali dhamated dhaliyarada wiil iyo gabadh iyo hoyoyika dhamatod iyo aabaha dhamantiin kaca kaca gacanta isqabsada oo somali badbadsha oo ka badbadsha xasan SH somalidu dheega male xasan SH iyaa itoobiyan ka xuun Wa tuug tuug dhalay Wa dhagar qabe Wa dhiig yacab Wa dhuuni qate Wa daba dhiilif shiisheye u sheqeya somali halaga badbadsho ilahaw naga qabo amin amin amin amin

  • @user-xx1tz7nt8m
    @user-xx1tz7nt8m 7 วันที่ผ่านมา

    Asc waxaa layaab Leh adiga oo 62 kucodeyneyso hadi lagu daro 31 jeererweyne 93 cod heli Kara mugdisha madiga awood kuleh misa xasan sh 61 kali ah oo lagayaabo in mucaarad kaqaatey war dhamaantina xildhibaanada kaso jeedo konfurgalbed u hadala Sida geesigeena abdi rashiid maxa la aamusantihin war away qadiyadina shaley marka xasan abdinoor hortiina lagu jiidjiidayey oo loo hanjabayey waa daawaneysin mid kahadli majirin ma aha sidaa xorba tihin ee hadla

  • @user-gg4fb9ju8m
    @user-gg4fb9ju8m 10 วันที่ผ่านมา +1

    Xssan wax fursad ah uma hayo laftagaren beenta daa xasan dhurwaa waye ee halayska celsho

  • @AbshirXasan-si3nb
    @AbshirXasan-si3nb 9 วันที่ผ่านมา

    RRA IS NOT EASY 😅

  • @abukardhaay8360
    @abukardhaay8360 7 วันที่ผ่านมา

    Been loow