DEG DEG: Lafta Gareen oo qaatay Taladii MW Farmaajo, Qorshahii Xasan Sheekh oo Baydhabo ku fashilmay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 พ.ย. 2024
  • Wararkii ugu dambeeyay - Wararka Maanta - War Deg Deg Ah:
    Siyaasadda Soomaaliya - Doorashooyinka - Puntland - Galmudug - Koofur Galbeed -
    Jubbaland - Hirshabelle. #Dhaankawararka
    Follow on FB: / dhaankawararka

ความคิดเห็น • 28

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 หลายเดือนก่อน +3

    Mashaaa Allah Lafta Gareen Guuul iyo Gobaanimo❤💪💪💪🔥🔥👏👍no more isbaaro 💪💪

    • @AbukarDanyerow
      @AbukarDanyerow หลายเดือนก่อน

      Cabuukarxaanrm 😊

  • @Dulmidiid-b7x
    @Dulmidiid-b7x หลายเดือนก่อน +2

    Laftagareen wax malameeriyo asaga ayaa wax meyriya xasana wixiisu waa qof soo jeedo oo riyooday

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 หลายเดือนก่อน

    Aabahaa iyo dhaankaaga wararka was Farmaajo haku waso

  • @AbdifataaxMuhudiin
    @AbdifataaxMuhudiin หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @queensoomaali7191
    @queensoomaali7191 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah❤❤

  • @MawlidabdiOwliye
    @MawlidabdiOwliye หลายเดือนก่อน +1

    Farmajo xanoladho

  • @Faadumocabduqaadir-kp6zm
    @Faadumocabduqaadir-kp6zm หลายเดือนก่อน

    Guul tartan gareen

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u หลายเดือนก่อน

    Lzftagareene guul iyo gobanimo. Kud iyo kaaf xasan tuugow😂😂😂😂😂

  • @Ahmed-u7w1f
    @Ahmed-u7w1f หลายเดือนก่อน

    Guul iyo goobnmo leftegaran🎉🎉🎉🎉

  • @YusufXasan-z3d
    @YusufXasan-z3d หลายเดือนก่อน

  • @Ibrahim-ki1ue
    @Ibrahim-ki1ue หลายเดือนก่อน

    War eelaay ka joog

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt9697 หลายเดือนก่อน

    Guul lafta gareen maata laaye hanbalyo dheerjilicsana xasan macaluul sheelara ku moobaray

  • @KatunAdan
    @KatunAdan หลายเดือนก่อน

    Xasan waa wuxuu shaqaystay dhibaatada haysta xaga siyaadada iyo nabada dalka soomaaliya marka. Soomaalida waxay ku maah maahdaa boodan hadimo ha qodin hadaad qodana ha dheereyn. Ku dhici doontana ma ogid marka. Xasan hogii uu qoday ayuu ku dhacay

  • @MaxamedaxmadShicali
    @MaxamedaxmadShicali หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤😂😂

  • @gamilasaeed3847
    @gamilasaeed3847 หลายเดือนก่อน

    HAWIYE WAA XAASID XAARAAN KA DHERGAY ILLAAHBAA FISHILAY AMUURTOOD ILLEEN DAACAD IYO KHIYAANO MEEL MA WADA GALAAN ,,,, HAWIYOW WAADIGII KU FAANEE XAARAAN MAANTA HA IDINKA SAARTO

  • @Ibrahim-ki1ue
    @Ibrahim-ki1ue หลายเดือนก่อน

    War kajoog farmajo wax kuu tari maayo

  • @abdulkadiralimahamad4278
    @abdulkadiralimahamad4278 หลายเดือนก่อน

    Qaabdarro wax laguma helo xasan sheikh xarigiisa xoolo kuma jiraan py py py xasan shikh cid iyo dowlad hor istaagi kartana majirto warkeygana waa xaqiiq xasan sheikh py py py xasan shikh??? Rumeyso ha rumeysan maalintuu isku dayo xasan shikh by fos cabdicasiis maxamad lafta gareen guul wacan cid ama dowlad ku hor istaagi karta majirto Don wory be haby rumeyso ama ha rumeysan ciidankeeyga hadda waxey garab taagan yihiin cabdi casiis lafta gareen abti guuul wacan cid ama dowlad kusoo hor istaagi karta majirto rumeyso ama ha rumeysan xasan shikh don't play no more or??? Finish your life by fos???

  • @BishaarsheekhxasanBshxy
    @BishaarsheekhxasanBshxy หลายเดือนก่อน

    Waa raganimo

  • @CaliCiid-k2k
    @CaliCiid-k2k หลายเดือนก่อน

    weriye ha buunbuunin laftaqareen asaga liito

  • @Ibrahim-ki1ue
    @Ibrahim-ki1ue หลายเดือนก่อน

    Runta hoo lafta gareen shabeelaha hoose waaku deeysay

    • @AbdinasirYusufcise
      @AbdinasirYusufcise หลายเดือนก่อน

      Waad meeshaad awalba usocoteen laakiin waqtigii qaladkii dhacay 1991lasixi lahaa. Ninwalba lagu fadhiisinlahaa. Gambar la eg inta ninwalba ku fadhiya gambar aan la ekeen ama damac kaga jira. Dhulka dariskiisa. Waa barasha furan waqtigaa cadeyn doona

  • @CaliCiid-k2k
    @CaliCiid-k2k หลายเดือนก่อน

    farmaajo asaga ayaalumay hadii uu raaco lafta qareen wuxuu raacay farmaaio