@maryamalinuur9337 His excellency president Abdulaziz Haji Mohamed Hassan Lafta Gareen iyo beeshisuba waa Warsangeli. Ma maqashay Where there's a water, there's a Warsangeli. Sidas oo kale wiilka ay is dhinac fadhistaan His excellency president Ali Abdullahi Hussein Guudlaawe iyo beeshisuba waa Warsangeli
Xasan dalka somali ba udoratay 4 sano biri wa tagaya ee nio mamulada dowlad ismoodka ah ado nin kuxumeynaya hatagerin shalay farmajo jogay biri qof darood ba madax imanaya blse hadi xabashi lakeno ya biri utaline qofka wa nacbanan karta blse dalkaga lagama gorgortamo sidi falastin ba dhaceysa ama andulis
@@Ahmedmahadcaruus Mar aad dowladda burburisayn oo wax walbo billiliqsatayn maad falstiin iy andulus nugu cabsihaysiin😂😂 digil iy Mirifle way soo jeesteen, Soomaaliya dan nuguma jiro ee kaliya danta kg ka shaqeeyi doona.
Laftagareen sida uu ujecelyahay in kursiga sii heysto ayaa madaxda dowlad goboleedyada ay u jecelyihiin balse waxa ay uga duwan yihiin dadkooda ayeey ka doonteen ee amxooro ma aadin sida laftagareen
Mashallaah laftgareen waa runtii Raisal wasaaare xamse waaa nin soomaaliyeed oo fayow in madax Wayne laga dhigay ahayd waaa nin alle ka baqaya ooo Umada soomaaliyeed mid u thy
Lafta Gareen Waa Nin Aftahana Hal Adag Oo Is Baraxi Kara Hadalkiisa Waxaa Ka Muuqata Waanu Idin Fahanay Hadaad Tihiin "Maxaad Tidhi" Waana Aanu Tashanay
Waxaa Anan garanayn mise iska dhago tirayna waa Dadku ma Islaam isah mise Dhaqankii nabi MAXAMAD ayay ku darsanayaan. الأخلاق! اللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد ❤
waa run waxaan so xasustah 1991 wixii kah dhacay konfurtah in umad lagu diloh gajoh iyo harad markiih Adunku u so gurmaday in wixii logu talah galay umadah in xolihi lagu dhistoh hoteloh sidah 30 jir haystah sodon malyan nocas xamar ku nol bah mantah ku shekaynayah wadanimoh xasan moryan iyo villa family iyo unukah leh xamar khyr umah so wadan somalih waxan u shegayah dowladan ku shegan marku dhamado wakhtigedah waa in maxkamad lah so sarah moryantah wanah inay so celiyan waxay umadah kah dhacen
Mayland waa dad aan Han weyn laheyn... 64sano wixii loo hambeeyo ayeey iska qataan. 1889 ilaa 1960, kuwii u niikiyey Talyani ayaa dhaxley hogaanka Somalia. Nin aan han laheyn arinkiisu waa "Mooye dabadeed"! MooyeLand 64sano, maanta Mooye, akhirkana Mooye... MooyeLand... ma laha diidmo cad.
@@moderninformation7931 xaar Aya afkda ka baxaya iska dhaq mxa hawiye ka bililiqeysty hawiye waligiis asaga Aya somaliya difacayay hdna u tagan amxaar adoo kale ah iyo raxanweyn ba wadanka walaga sifinaya waliba hawiye oo kaliya
DAD HADDII MUWADIN DALKODA JACEYL YIHIN HADAY ARKAN DAD DULI AH OO QAAIN WADAN AY YIHIN WAXAY KAA QASBINAYAN INAAD DALKA NACDID OO DAL KALE JECLATID WAA REER KONFUR GALBED DHIBATADA AY HAYSATO OO SI HUN U ARKAYAN DADKI DALKA IYO DADKA BURBURIYEEN.
Cid la baryayo ma jirto beesha calaamka way ogyahiin hawiye in ay yahiin majority wadanka difaaci jireen yeesan Ethiopia been kusheegin,maanta Ethiopia waxay raadineyso waa hawiye in la saxiibto mana rabno afka cag laga galinayaa
سبحان الله الرجال يقول الحقيقة وانت في مكان آخر انت وأمثالك الذين ضيعوا صوملاد لاند وسيضعون الباقي اتقي الله وافهم الكلام ارجع الى التاريخ من أتى ب اثويبا أليس الشيخ محمود في حكمه السابق والان يقول هم اعداءي نعة الله عليك في الدنيا والاخر
😢😢😢 😢 Qashinkan kaba qaadka ah iyo kuwa la midka ah haddi waddanka laga xoreyn Somalia gumeysi ayey gacanta u gali doonta. Ninkasta kursigiisa ayaa wax kasta uga muhiimsan. Waxaa yaab ah in Siyaasiyiinta Somalida aey raaliga uga yihiin iney madax u foorariyaan marka Itooobiyanka iyo kenyanka ay arkaan lkn MW kasta ama wasiirka amar uga qaadan? GK waxay Kabaha u baalashey jireen Meles Zenawi haddana Abi Axmed.
sheekada way bilaabatay hadalki puntland ay ku walatay o aheed dowlada puntland lafta garaan hadalkisa waa cadyahay inu ethopia kaba qaad u noqday sida puntland lkn shacab badan aya ogeyn siyaasiyiin bdn somali aan moodno hoosna ka ahan ethopian dalkeena waa beec yaana lagu dhiman wadaniyow iskaga haajir dalkaan
Wariyaa. Somali yey. Anigaa. Digil iyo mirifle. U. Dhashey. Lafta gareen. Hashiis. Na. Ma gaari. Karo. Colaadna. Ma gaari. Karo. Waa. Doqon. Itoobiyaan. Ka. Xoog. Ku. Heystaan. Isagaa. U. Baahan. In. La. Hureeyo. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye
Xataa waxaa dhibeeysa soomaali diidka sida xasan ula helay in uu kaalma weeydiisto uu cadawgiisa soo jireenka ah wixii dhibayo oo kala difaacayo dhulka meeshee joogaanbe u wacdo ilaamkana in uu tuso bada cas wax kirishtaana majoogaan waa bad dowlado muslim ah eey leeyihiin waxeey rabtaa tan soomaaliya in aay xoog ku website madaama aay tabar darantahay 33sano aay dagaal sukeeye aay ku jirtay aduunyada soomaaliya un ka waxeey ujoogaan sidee nabad ugu soo dabalaan ethoobiyana in aay bada soomaaliya xoogto ayee rabtaa haduunyada oo dhan waxaan ka codsaneeynaa in gardarada qaawan ethoopia somaliya ku heeyso in aay naga hor istaagaan waxaan nahay dad laga gardaranyahay dhulkoodii in laboobo la rabo haoolaato nabada aduunka
Lafta gareen hunguriga uu raadinayo xaggee taallaa waa yaabe in maamul laga dhigo ayaa khalad ahayd bay waayo kaabayaal dhaqaale laga soo saaro mabalaha sidaa darteed waa in gobolka banaadir la raaciyaa mar hadduu dhibaato dhaqaale sheegtay muqdishona iska ilaawday,
Waa aduunyo laba jeer la abuuray hadii maanta eelaay labarbaryaayo, taasi waa jileeca xad dhaafka ah ee Xasan sheekh, Siyidkii oo jira wuxuu yiri " berri ama af gaalo ama af muslin aan mid idiinkugu imaado jalow jalow ma garanaayee." marka saas ay istaahilaan.
@@Waloos caqli xumadada kaa muuuqata somali hal reer lee ugu caqli xun xiligan waana hawiye inta kle dantooda raacdeen o cid kuma mashquulan in la kla tagy og yihiin
Mudane madaxweyne Allah kuxafido aamiin mansha Allah
Runta hadii laga hadlo laftagareen wuu garnaqsaday - ilmuhu ha isla koraan - waa sax
Wooow guuleyso lafta gareen noolow jir joog nin rag ayaa tahay cml
Dabadhilif Ethiopia 🇪🇹 cadowga u shaqeeya weeye wana lasoo qaban mardhoow
@@SomaliMaxamed-w9g hawiyo iyo daarood uga dabadhirifnimo nabarey shaley idinka Ethiopia u nacab leenjirteen xada ma wadani iska dhigtan Somalia idinka burburisen xada tuug nimo u socotan dameer ka raaca ratti weyn
@@SomaliMaxamed-w9g is ceeji
Thank you reer konfur Galbeed somaliniada iyo wanaga ❤ from khatumo state of somali
Dhilo black falastiin miyaaa
@@AbdulSalad-l5w yaa..
Guul Reer Koonfur Galbeed. Soomaaliyana ha noolaato. 🇸🇴
Geesgeesi dhaley libax masha allaha
Thank you reer cali jeberti ismaaciil, la dhashay daarood ismaaciil dawladiina iyo ammaankiina ilaaashada.
@maryamalinuur9337
His excellency president Abdulaziz Haji Mohamed Hassan Lafta Gareen iyo beeshisuba waa Warsangeli.
Ma maqashay Where there's a water, there's a Warsangeli.
Sidas oo kale wiilka ay is dhinac fadhistaan
His excellency president Ali Abdullahi Hussein Guudlaawe iyo beeshisuba waa Warsangeli
Guuleyso our leader ❤
❤️ Lafta-Gareen waa hogaamiye runtii .
Xassan Culusow waxaan leeyahay ninkaas ka leexo oo dhaqan xumada kala tag
Xasan dalka somali ba udoratay 4 sano biri wa tagaya ee nio mamulada dowlad ismoodka ah ado nin kuxumeynaya hatagerin shalay farmajo jogay biri qof darood ba madax imanaya blse hadi xabashi lakeno ya biri utaline qofka wa nacbanan karta blse dalkaga lagama gorgortamo sidi falastin ba dhaceysa ama andulis
Horta falastiiin dalkooda duulaan lagu so qaaday qaab siyaasadaysana waa lo qabsay ingiriiska baa yahuuda intuu dalki kasoo raray buu falaatiin dejiyay bls somali dalkoda iiga qeeqebiya qabyaalad baa dishay reer hebel iyo wa laandheere iyo laangaab ku waashay o walaladodi dulmiyay kheyrka halku uyaalaa somaliya dad gacantoodi isku gowracay waye iga is qeeqebiyay qolo qolo isku dilay maxa lafti gareen lagu heesta axmad madoow yaa doortay dani wuxu rabu k qabanayo putland xasan shalay kenya wu tageersana maxa lafti gareen hadu itobiya tagero logu dhegen yhy yaab anaga arakny
@@Ahmedmahadcaruus
Mar aad dowladda burburisayn oo wax walbo billiliqsatayn maad falstiin iy andulus nugu cabsihaysiin😂😂 digil iy Mirifle way soo jeesteen, Soomaaliya dan nuguma jiro ee kaliya danta kg ka shaqeeyi doona.
Mshaa allah rabiyawo
Mide soomali xumantan
Kasara❤❤❤❤
Mansha allah ninkaasi waajibkiisa waa gutay hambayo from somaliland
Qarax ka hadli miyaaa
Dhaq ku dhashee ilmo Ethiopia isku tihiin miyaaaa
Kala saar labadaaaa
Waa sax madaxweyne lafta gareeñ wuxuu sheegay,madaxweyne ilmihiisa iyo naagihiisa u shaqaysanaya baa madax ka noqaday dalkii
Laftagareen sida uu ujecelyahay in kursiga sii heysto ayaa madaxda dowlad goboleedyada ay u jecelyihiin balse waxa ay uga duwan yihiin dadkooda ayeey ka doonteen ee amxooro ma aadin sida laftagareen
@@halimaahmed2179 dadku ka doontey waayo amxaaro east africa iyaga leh
@@halimaahmed2179way dhaanta hawiye marka tooda laga leexdo markiiba odayaal qabiil hadlayasn
Ta kalena xassan sheikh dilaalka somaliland markuu waayey bay cadaw noqotay ethiopia sheiko khiyaali meeshan dawlad kama jirtee reerkastaba intiisa haka taliyo
@@farahyusuf9335aad u wyn somali dowlad kama jirto blse waxa ka jirto qabyaalad iyoqabiilaysi
Mudane madaxweyne lafata gareen jirooo joog waligaaa🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Thank you President Farmajo for bringing Laftagareen
Hilahay haku xafido lafgareen, ha ilowin afgooye barawe, marka, janale iyo waxii soo raaco, reer kuunfur galbeed halnoqda,
Maa shaa allaah
Madaxweynaha iyo reer konfur galbeed Guuleysta ❤❤❤
Mashallaah laftgareen waa runtii Raisal wasaaare xamse waaa nin soomaaliyeed oo fayow in madax Wayne laga dhigay ahayd waaa nin alle ka baqaya ooo Umada soomaaliyeed mid u thy
Maasha Allaah karbaash dhego ku hadal xalaal ah 😂😂😂 kaftan ka sakoow Hiraab iyo majeerteen Soomaali waad qasteen ee dulmiga dhaafa.
Ninkaani wa laandheere wllhi
Nacasnimada soomaalida waxaa kamida eraga laandheere hadii xataa Ethopian kufsaayo haduu ku noolyahay nacasnimo iya liidnaan waxow ku leeyahay laandheere
Wiil Warsangeli ah
@@yousefHassan-qm5rn oooy hee hawiye dameer
@@CiiseCaray warhooy miskiinaa tahaye joog
Adeerkey Cabdi casiis Laftagareen waan kaa gaarsiinaa hadii Alle idmo.
Umada Alle hamideye aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
#Etiyopia a leader Africa...
Masha allaah reer KG waxaa ka muuqda isla xisaabtan dhaba inay diyaar uyihiin markalana ay diyaar uyihiin midowgii 1960 kii ay ilduufeen waan bogaadin 8nay reer koonfur galbeed danahoodii aqoonsadaan waxaan rajaynaya sida Dawladda puntland ula xisaabtanto maamulka fadhiidka ah ee xamar inay iyana xuquuqdooda raadsadaan
Xumaan iyo itoobiyan ayaadinaysaa❌️
Guuul KGS
Allah laftagarenoW halyeye athy Allah ku dayo weliga joog jiro joog
Mudane madaxweyne abdicasis hasan mohamed Lafta garee abahaa maxa diley malakumod jawaab waafi ah
Wad igu matashaa 🎉
Lafta Gareen Waa Nin Aftahana Hal Adag Oo Is Baraxi Kara Hadalkiisa Waxaa Ka Muuqata Waanu Idin Fahanay Hadaad Tihiin "Maxaad Tidhi" Waana Aanu Tashanay
#Etiyopiya Guuleyso our leade!!!!
LAFTAGAREENOW GUULEYSO HAAHEY ANIGA AWOOWGEY KUDBAADILEYEE SIDEY TAHAY BAAD UDHIGTEY ❤❤❤
kkkk
elaaaygaan hadii liif lala dici manta lama tugeen daciifnimo gurgurtee kudacdey
Laftagareen team Nabad iyo Nolol ❤
Jah lafta gareeen
{ یَـٰۤأَیُّهَا ٱلَّذِینَ ءَامَنُوۤا۟ أَطِیعُوا۟ ٱللَّهَ وَأَطِیعُوا۟ ٱلرَّسُولَ وَأُو۟لِی ٱلۡأَمۡرِ مِنكُمۡۖ فَإِن تَنَـٰزَعۡتُمۡ فِی شَیۡءࣲ فَرُدُّوهُ إِلَى ٱللَّهِ وَٱلرَّسُولِ إِن كُنتُمۡ تُؤۡمِنُونَ بِٱللَّهِ وَٱلۡیَوۡمِ ٱلۡـَٔاخِرِۚ ذَ ٰلِكَ خَیۡرࣱ وَأَحۡسَنُ
تَأۡوِیلًا }
بارك الله فيكم وجزا كمالله خيرا.
[Sure An-Nisāʾ: 59]
Reer Koofur Galbeed waxey rabaan Wadaniyadii Farmaajo ee dhabta aheyd ee marabaan mida beenta ah ee Damulshabaab
Farmaajo muxuu u qabtay waagaas siyaasada caruur ban ka ahaaye
@Arabduur Adeer so weynow insha Allah
@@Arabduur yaa maamul ka dhigay saan ka dhigay oo farmaajo aheyn
Farmaajo iy Xasan sheekh cidna wax ma u tarin kg labadooda bo waa mooryaan tuug.
Wow that was good one
Waxaa Anan garanayn mise iska dhago tirayna waa Dadku ma Islaam isah mise Dhaqankii nabi MAXAMAD ayay ku darsanayaan.
الأخلاق! اللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد ❤
Afkii faramaajo ayuu ku hadlayaa
Hagalni, Hagalni, Hagalni.
❤❤❤❤❤
Si fiican baad u dhigtay mujaahid, Ethiopianka ha inagu soo dhawayn waa ey kuwaasi
Dowalada ka mida dowaladaha!!! Waa nin jiran oo cadowaga u adeegayo' kanoo kale dowaladii dhexe ee hore hawadey ka qarin jireen.
Yaa allaah sheekadan oo carabiy ah abaahaaga maxaa dilay, aniga Abaheey Aun Ayaa Nooga sheeken jiray, waxaa jirtay marka kale ayaa hoyadiis dhimatay isla ninkii weydiiyey hoyadaana dhimashadeedii iga sheekeey woo usookoobay yirina wey xanuusatay wey dhimatay مرضض وماتت
His excellency president Abdulaziz Haji Mohamed Hassan Lafta iyo beeshisuba waa Warsangeli
waa run waxaan so xasustah 1991 wixii kah dhacay konfurtah in umad lagu diloh gajoh iyo harad markiih Adunku u so gurmaday in wixii logu talah galay umadah in xolihi lagu dhistoh hoteloh sidah 30 jir haystah sodon malyan nocas xamar ku nol bah mantah ku shekaynayah wadanimoh xasan moryan iyo villa family iyo unukah leh xamar khyr umah so wadan somalih waxan u shegayah dowladan ku shegan marku dhamado wakhtigedah waa in maxkamad lah so sarah moryantah wanah inay so celiyan waxay umadah kah dhacen
🙏🙏🙏🙏🌹♥️✅
❤
Guuleyso mudana Madaxweyna
Aaaaamiiiiin
Madaxweyne Lafta gareen Laandheere
Waa,daljar.wadani.ah.cadadey
Laftagaran.gul.iyo.go.bannmo
Mañana.,iskafiir.ful.malah
Wlhi hadalkiisa waxa ka dareema cabsi faro badan si geysimo uma hadlin wali 😢
Wallhi kani waan tageersanan jiray lkn maanta waxa uu sameeyay lagama filayn
Turubkii hawiye iyo daarood waa isku dhamaatay!!! Waalakala baxaa soomaaliyeey!!!!
Reysal wasaare waxaan heeysanaa sheeqa dan gaarana aan wadan ee soomaaliyeey ka faadeeysta
Dawlad dawlad ma ka midnoqonkarta
Waa maamugoboleedyo ka tirsan dowlada f somali
Odayga
Very bixinntiisa way qaldantahay
Ooy hee😂
lafta gareen in la xanuujiyo ayuu wax ku fahmaa
Mayland waa dad aan Han weyn laheyn... 64sano wixii loo hambeeyo ayeey iska qataan. 1889 ilaa 1960, kuwii u niikiyey Talyani ayaa dhaxley hogaanka Somalia.
Nin aan han laheyn arinkiisu waa "Mooye dabadeed"!
MooyeLand 64sano, maanta Mooye, akhirkana Mooye...
MooyeLand... ma laha diidmo cad.
Hadalka lafta gareen cuqdad badan aya ku jirta somalinimo nin u soo jeedo uma eko ee il gooni ah ha lagu hayo kunfur galbeed
Laftagareen wuu ka fiicn yahay xasan Shiekh oo. Dabadilif imaaraat ah
@@ahmedkulowabdi821 Ethiopian Aya tahay qashin ah
@@AbAhmed-st1tpwaar hawiyaw beentan iyo munaafaqadan iska daayaa yaa idinka tuugsan oo idinka mooryaansan haddaa wadanyiintihiin maxaa dalka u bililiqaysateen..yaa idinka hogaamiye kooxeed badnaa oo Ethiopia hubka soo qaadan jirey...
@@moderninformation7931 xaar Aya afkda ka baxaya iska dhaq mxa hawiye ka bililiqeysty hawiye waligiis asaga Aya somaliya difacayay hdna u tagan amxaar adoo kale ah iyo raxanweyn ba wadanka walaga sifinaya waliba hawiye oo kaliya
@@AbAhmed-st1tp xamar iyadoo dhisan ayayd dawladii dhacday sxb 1991 kii ee haddaa wadaniyiin tihiin maxaa dalkii u burburiseen suaasha ka jawaab sxb adoon caytamin
amxaar iyo dabadhilifkiisa
waanu ka adagnahay
Reer kuunfur Galbeed noolaada waad Waddaniyiin Somaliyeed oo dhaba
Nadaamka fadarada ah eldoreed ay ku soo sameeyeen cadowga ummaddu waa la tirtirayaa insha allaah
Kaaley titir hee😂
Iskahadal jereer Zanzibar ah, Bay iyo Bakol marna waxba kamaweydinayo. Ethiopia hadad jeceshahay gobol ad kataliso hakusiso
Mudane Ra'iisul Wazaare socodkaan wuxuu ku saabsanyahay runtii noo sheek.? 😂😂😂😂😂😂😂😂
Viva legend laftgreen another level speech
Lafta green waa in uu noqdo madaxweynaha soomaaliya because wuu u qalmaa from, reer cali jeberti lama xaqiri karo from ssc
kaftankaa leysku dilaa
Raisul wasaaruhu haduu yahay qof wax fahmaayo runta waa lo sheegey si toos iyo si dhaga hadalba
Waa niman cuqdad qaba oo ciishoon
Anigu waxaan isleeyahay dadkaa waa la dulmiyay waana la laayay meela badan oo dhulka soomaaliyeed ka mid ah.odayaasha xamar joogana waa khaldameen
Haa sii xun baa loo galay laakiinse sidaa isaaq maxay iskaga bixi weeyan somaliadan ay hawiye iyo darood oo qudha kaa tali karaan , waa doqonimo inay hoos yimaadan villa somalia oo ay marna cadaalad iyo sinaan kaa helin karin
@@prosl11 ma amxaaraa la aadaa Marka
Waa lagu fahmey kud kudilyey
@@hassanabc9190 kkkkkk war habaarka iga daa waxba ma aadan fahmine
Ay ay dhalay oo Ethiopia yan dabadhilif u ah dil baad mutatsataa
DAD HADDII MUWADIN DALKODA JACEYL YIHIN HADAY ARKAN DAD DULI AH OO QAAIN WADAN AY YIHIN WAXAY KAA QASBINAYAN INAAD DALKA NACDID OO DAL KALE JECLATID WAA REER KONFUR GALBED DHIBATADA AY HAYSATO OO SI HUN U ARKAYAN DADKI DALKA IYO DADKA BURBURIYEEN.
Cid la baryayo ma jirto beesha calaamka way ogyahiin hawiye in ay yahiin majority wadanka difaaci jireen yeesan Ethiopia been kusheegin,maanta Ethiopia waxay raadineyso waa hawiye in la saxiibto mana rabno afka cag laga galinayaa
Xoolow hawiye hadduu wax tarayo 1991 ilaa 2007 ..maxay wax u qabsan waayeen hadday majority yihiin.. waar reerna reer kama xoog badan xasuuso RRA
Kkk 😂kkkk😂 midnima wax goysa
Haku wasan beesha caalamka
Maxuu tahay hawiyaha aad leedahay way tira badan yahiin
Beel caalam aa kkk
Amxaar amxaar dhalay. Isha alaho. Dholkaad ka timid aan. Ku rari.doonaa
سبحان الله الرجال يقول الحقيقة وانت في مكان آخر انت وأمثالك الذين ضيعوا صوملاد لاند وسيضعون الباقي اتقي الله وافهم الكلام ارجع الى التاريخ من أتى ب اثويبا أليس الشيخ محمود في حكمه السابق والان يقول هم اعداءي نعة الله عليك في الدنيا والاخر
😢😢😢 😢 Qashinkan kaba qaadka ah iyo kuwa la midka ah haddi waddanka laga xoreyn Somalia gumeysi ayey gacanta u gali doonta. Ninkasta kursigiisa ayaa wax kasta uga muhiimsan. Waxaa yaab ah in Siyaasiyiinta Somalida aey raaliga uga yihiin iney madax u foorariyaan marka Itooobiyanka iyo kenyanka ay arkaan lkn MW kasta ama wasiirka amar uga qaadan? GK waxay Kabaha u baalashey jireen Meles Zenawi haddana Abi Axmed.
Qiiro jabanka😂
Ilmaha hala wada koriyo waa hadal fiican
LAFTAGAREEN WAAD LA HADASHAY LABA GOODLE HADAY WAX MAQLAYAN OO DULMIGA ISKA DHAFAYAN.
sheekada way bilaabatay hadalki puntland ay ku walatay o aheed dowlada puntland lafta garaan hadalkisa waa cadyahay inu ethopia kaba qaad u noqday sida puntland lkn shacab badan aya ogeyn siyaasiyiin bdn somali aan moodno hoosna ka ahan ethopian dalkeena waa beec yaana lagu dhiman wadaniyow iskaga haajir dalkaan
elaay hadal barad ah ayaa tiri
Wariyaa. Somali yey. Anigaa. Digil iyo mirifle. U. Dhashey. Lafta gareen. Hashiis. Na. Ma gaari. Karo. Colaadna. Ma gaari. Karo. Waa. Doqon. Itoobiyaan. Ka. Xoog. Ku. Heystaan. Isagaa. U. Baahan. In. La. Hureeyo. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye
Filinkaan CBB aa ka danbeeso
Rw xamase waa in rabi yaqana
Xataa waxaa dhibeeysa soomaali diidka sida xasan ula helay in uu kaalma weeydiisto uu cadawgiisa soo jireenka ah wixii dhibayo oo kala difaacayo dhulka meeshee joogaanbe u wacdo ilaamkana in uu tuso bada cas wax kirishtaana majoogaan waa bad dowlado muslim ah eey leeyihiin waxeey rabtaa tan soomaaliya in aay xoog ku website madaama aay tabar darantahay 33sano aay dagaal sukeeye aay ku jirtay aduunyada soomaaliya un ka waxeey ujoogaan sidee nabad ugu soo dabalaan ethoobiyana in aay bada soomaaliya xoogto ayee rabtaa haduunyada oo dhan waxaan ka codsaneeynaa in gardarada qaawan ethoopia somaliya ku heeyso in aay naga hor istaagaan waxaan nahay dad laga gardaranyahay dhulkoodii in laboobo la rabo haoolaato nabada aduunka
GELJECEL FROM ETHIOPIA ❤❤❤❤
lafatgaren doorasho qabo oon itoobiya ku afduuben kursiga dheexda sodhig
Axmad madoobaha maxaa tiriga ah qudhiisa ha qabto doorasho, dani wuuba qabsaday. Asagana waa maxaa tiri kale kkkk
@@AbdulDelta1 ahmed iyo denni ma hawiye mise duulan by kugu yihiin iska celi hawiye
Lafta gareen hunguriga uu raadinayo xaggee taallaa waa yaabe in maamul laga dhigo ayaa khalad ahayd bay waayo kaabayaal dhaqaale laga soo saaro mabalaha sidaa darteed waa in gobolka banaadir la raaciyaa mar hadduu dhibaato dhaqaale sheegtay muqdishona iska ilaawday,
Qaley Qaleydu waa Xaasid. Nacalatu Alle haku rido Qaleydu Cunsuriyinta ah
KUD MA AHEEN, EE WAXOW YIRI : CUDUR HANOOLAAN LA YIDHAAHDO AYAA ABAHAY DILAY!!!
Maay ma aheen labada nin waxey kala ahayeen biyamaal majeerteen waa qiso dhab ah
Dameeryhw afkaaga majeerteen ka dhig kuuma imaane
@@dilara-jj5yj majeerteen malaay xitaa wey xadaan
@@MohamedOsman-z2p adna waa ku xadayan si xubnaha lgala baxo
@@dilara-jj5yj indhahaa noo shidan
@@MohamedOsman-z2p aragaanni iny ku sii shidnadan
Dabadhilif hadana cuqdadeysan ayaa ii muuqda
ERYGAAS DOWOLADA AYAABA QALAD AG
Dalkii Damiirlaawe Xasan sheikh iyo Ayax ayaa Qabsadey
😂😂😂😂 raxaweeyn hada waxay joogta abaha kud baa diley
Naga amus ciyalsuq yahow laftagaren
Ilmah haisla wada kooran yaan neh mamul gubled qas lagoorin Somalia hanolato
xamse iyo cadaalad kala dheer
Itobiya iney tageraan miyeey somali nimada kumuujiyeen iyo wadaniyada
😂😂😂😂ma araktay sidee u qaldanyihiin
Maadan fahmin oo malaha qalbigaa kutaagan wuxuu israaciyey tabasho ay horey uqaneen iyo tan midda taaqan teedakale ethiopia meelkasta jooga safaaradoodu furantahay qaadkooda diyaaraddoodu maalinlaha yimaadaad maxay tahay sababta ayaga kaliya cayriyalooleeyahay ayadoon ciidan lagubadalo dawladdu udiyaarin meelahay kabaxaayaan
Kan waxa kaso socda somalida manihin😂
Waa cirbad suxisa xamza
😂😂😂 laftagareen
Waa aduunyo laba jeer la abuuray hadii maanta eelaay labarbaryaayo, taasi waa jileeca xad dhaafka ah ee Xasan sheekh, Siyidkii oo jira wuxuu yiri " berri ama af gaalo ama af muslin aan mid idiinkugu imaado jalow jalow ma garanaayee." marka saas ay istaahilaan.
Hawiye RRA watii wastay 1993
@@Waloos sayidka ma hawiye moodey dameeryhw adi adoonti reer keenodiid tahy adoon yhy
@@dilara-jj5yj Adiga inaan hawiye ahay see ku ogaatay.
@@moderninformation7931 Markaad hargaha/maqaarka cuneyseen oo Maraykanka idiin soo gurmaday miyaa? Haday saas tahay, maadaa wax wasikaraba aday kaataalaahe.
@@Waloos caqli xumadada kaa muuuqata somali hal reer lee ugu caqli xun xiligan waana hawiye inta kle dantooda raacdeen o cid kuma mashquulan in la kla tagy og yihiin
Anaga ma gardaroin aa waxaa gardaran oo denbiga galey
Qaylada iyo buuqa Hargeysa ciddii nalasodonatey aa xoos u oo ya dee
Hargeisa iyo beesha isaaq waa rag rag dhalay oo banaanka sitaagay dhulkoodi naa sii xoriyaad ah uu maamula maaha kuwaan looma oyaankan koonfur galbeed ee hawiye iyo daroodku gumaystan sidaan doona uu galaan
Hadii resalwasare uu yahay muxu u utagi wayay puntiland isaga masul ka ahe