I can’t stop listening burco song. I love you my brother and sister reer burco. From all the way nugaal/garoowe. Burco waxay kutaalaa xidida tin iyo cirib tabinaaya dhigee
But Mr Cabdi Aaden to say you or teling you way dont menton mr Nuur daalacy he is an Oscer in the play ground look what he is doing and mass dancing poeple. Is ka hadaalye ina higirroow ha nagu noqon iyo shot sided.
@@xasanaxmed2221 hadii burco la shego ama hadii meelkale oo J somaliland kamida la shego wxay ka dhigantahy somaliland oo dhan waa la shegay hargaysa iyo burco tartan kama dhexeyo hadii mid la wacay kankale mxa loo xusiwayay maha burco waa hargaysa hargaysana waa burco waa kala laba magalo iyo goboloba lkin waa hal Somaliland ayn isku nahy haybna waa wadagna 😂
Still November 08.2020 I am Listening Wax kale umaan So Booqan Dhagaysiga Heestan Waxaan Isku Ilawsiinayaa Anshax Xumaddi Ay Sameeyeen Ciyaartoydii Matalayay Xulka Gobolka Togdheer. Qabyaaladu Walaahi Waa Qadhmuun Walaalo Qayrkeena Waynu Ka Hadhnay OHHH 😢😢😢😢😢😢😢
Reer dood habar jeclo ayan u doonanay ee allow iga iga sii wa gabarta kaliye guriga ka dhiman geesi reer dood aya gacanta i haye allow na guuley anaga inti lamida ya allah ducada no aqbal dhamanteen
Inankan yari siduu u ciyaarayo waa asal iyo siduu ula qaadayo Nuur Daalacay heesta mashalah wllhy waa fariid ilahay ha xafido inanka yar love my blood country s.land💖💖💖💖💖💖
Xaaskayga ah reer burco
Gobatihiin ciyalkayga habaryahood iyo abtiyashood reer Burco madaxad isarantihiin
From borama
Reer broma yaguba wa goob aad ayan ujeclehay.
Thanks dumashi❤from burco
I can’t stop listening burco song. I love you my brother and sister reer burco. From all the way nugaal/garoowe. Burco waxay kutaalaa xidida tin iyo cirib tabinaaya dhigee
,
Deez
0000000000
Yeah we love and respect our brothers ❤️👍🙌🏻 from Garawe,nugaal,puntland 🇸🇱
Wan jecelhay réer burco heesta daarteyd aya ku jecelday walahi❤❤❤ from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇰
waw wan la dhacay walee waa heestaydii magaalada Burco sharaf. axya fanaan noolow. Love love love this song dhiiga ikacay walee.💖💖💖💖
from garowe love Burco💓
Illahay haku jeclaado
noolow boowe ❤
But Mr Cabdi Aaden
to say you or teling you way dont menton mr Nuur daalacy he is an Oscer in the play ground look what he is doing and mass dancing poeple.
Is ka hadaalye ina higirroow ha nagu noqon iyo shot sided.
Hadii kale cadayso qabayaalafa xun ee qadhmuun. Nuur waa gebilay Hargeysa in big somali land wisti bootaa gebba in ethiopian language.
@@xasanaxmed2221 hadii burco la shego ama hadii meelkale oo J somaliland kamida la shego wxay ka dhigantahy somaliland oo dhan waa la shegay hargaysa iyo burco tartan kama dhexeyo hadii mid la wacay kankale mxa loo xusiwayay maha burco waa hargaysa hargaysana waa burco waa kala laba magalo iyo goboloba lkin waa hal Somaliland ayn isku nahy haybna waa wadagna 😂
BURCOoooo walle way iiga duwantahay magaalooyinka kale oo dhan love my burco
Magaaladii boqorada👑👑
wiilkii yaraa ee rer burco waan Ku salaamey
sxp siyaasada un ayaan kugu bartey
sln sare wll iyo sxp
Amiin
Heestan wan iska jeclahy reer burco wn idin wataa from puntland🤩🤩🤩
Ragg b Kan ka sahansaday waa wiil togdheer😍😍
Ana reer hargeisa 😘😘 claf bn sugna insha alh😙😙
Nasrein Ali gob wyn wiilasha reer wlhy Ku fanaaaa reer burco Iyo Somaliland
Allow daa nuur dalcaya ku
Feered
Still November 08.2020 I am Listening
Wax kale umaan So Booqan Dhagaysiga Heestan Waxaan Isku Ilawsiinayaa Anshax Xumaddi Ay Sameeyeen Ciyaartoydii Matalayay Xulka Gobolka Togdheer.
Qabyaaladu Walaahi Waa Qadhmuun Walaalo Qayrkeena Waynu Ka Hadhnay OHHH 😢😢😢😢😢😢😢
Reer dood habar jeclo ayan u doonanay ee allow iga iga sii wa gabarta kaliye guriga ka dhiman geesi reer dood aya gacanta i haye allow na guuley anaga inti lamida ya allah ducada no aqbal dhamanteen
hada madhamaysay hawshii bro
wiilka yar siduu u ciyaarayo ayaan ka helay wlhi waa geesi waa muwaadin dhab ah wuxuu dareemaya in wadankisa wax loo dhigaa jirrin waar hoy dadoow wadankiinna illaashada
Waa dhal MUJAAHID
Wax badan heestan waan dhagaystay lkn caawa iiga duwane habeenadii kale waayo burca anoo jooga baan dhagaysan😍😘❤️
Yaa kaloo sharaftaa iyo karaamadaa Iska leh oon ahayn shacabka jamhuuriyada barakaysan barakaysan ee Somaliland Burco Togdheer dhuuxii dalkayga Allah SWT ha barakeeyo
Burco wxy ku tala xidida tin io cidhib tabinya dhiga wlhi u xiizey burco alow NBD igu gee wxii burco jecel like isara💖💋💝❤️
Am from puntland but I like this song 🎧 nolada rer burco ❤
Viva Burao Togdheer Somaliland
High five bro
@@munaabdi4469
❤
Maasha'allaah ! Allaah yubaarek ! waa ku mahadsanyahay xidiga qaranka Somalilaand Nuur Daalacey heesta soo raagtay ee sida webi durduraya uu ugo qaaday Togdheer, magaalaada wadaninimada iyo suugaanta Somaaliyeed. Illaahay ha ka jasaa'i siiyo heesaha dhiirigelinta, wadanjacaylka iyo wacyigelinta uu dalkiisa u qaado. Waxa taagan waqtigii madaxtooyada lagu soo dhoweyn lahaa ee bilada kowaad ee qaranka la gudoonsiin lahaa .
Heestan markaan dhegeystaba jidhiidhico igu dhamaata
#proud_my_lovely_burao
h wlhy anaa kulamida
Burco waxay ku taala xididada tin iyo cidbib tabinaaya dhiigee ❣️❣️❣️❣️
Aduun ayaan ujecelahy burco inkas too an ahy reer hayrgysa hadana soomalilan dhinacna ugama baxeen hadana buraco hanti wan ujoogilahaa wllhi burco waxy kutaa xididad tin iyo cirib 😍😍😍😍😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘
Inankan yari siduu u ciyaarayo waa asal iyo siduu ula qaadayo Nuur Daalacay heesta mashalah wllhy waa fariid ilahay ha xafido inanka yar love my blood country s.land💖💖💖💖💖💖
+ismaciil abdalle 3714813366
shucuubtiisa wadaniyadeed ayaa aad u kacsan bal u fiirso farxadda ka muuqata wajigiisa waa muwaadin reer burao
Barwaqo Mohamed hhhh waa reer burco jibooday
Inan yarpa ma anigaa arka
Barwaqo Mohamed tukaraq
Burco abtiyashay iyo bah ayeeyday alow idin dhawr waxaad tahiin dad aan wada dhalanay is dhalnay is jecelnahnay
From BUUHOODLE 🇸🇴❤
I love burco magaaladii aan ku dhashay illaahay hakaa badaadiyo masiibooyinka aamiin aamiin
burco waxy kutaalaa xididada tin iyo cidhib tabinaaya dhiiga ilove my somaliland brco
BURCO - MOTHER OF SOMALILAND.
Waa halkii lagu yagleelay qarankayga.
BURCO NASAB BA DEGAN,ALLE HA BARAKEEYO
Ilove ❤ burco Somaliland from hargeisa
Burco togdheer gobolka raga🔥 iyo dhamaan somalilanders kaba aad bad u salaaman tihiin 💚🤍❤
I LOVE REEEEr burco noolaada wlalahy from muqdisho 🇸🇴
Daher nuurdalacay waa pure somalilander don't hate viva nuurdalacay viva SNM viva somaliland
Hooda36 indr waynagii uun de waku sidee
AbdullHi Burcaawi lolz
Hooda36Somalilander umac
wadaniyiin dhaba reer somaliland ماشاالله
Hestan wan iska jeclahay rer burco from hiiran ❤
Inta aan ahyn ree burco hadana jecel daawanysa 2025 waa idin salaamey 🎉❤🎉
maxamed burco sxb waad ku heysataan magaalo shidan iga dheh
Am from Garissa but I like this song ❤ burco
Anoo soo booqan alle ima dilo magalada burco waxaana aad usii jeclhy ilaah amarkiisa Awdal , boorma ❤❤❤❤ ilaa berbaro waa tagi donaa ilaah dartiis idin jeclhy ❤❤❤ gabdhaha samroon si qaas ah u salamaa from mogdisho
Am from Wajir but I love this song and the people Burco because they are so funny
ALLAH jah reer burco saan ujeclahy Hdey ogaan lahaayen Taalo idhisi lahayen❤
Dumar taan ka sahansaday
Waa gabadh togdheeroo
Maxamuudi toox weyn
Sadex qayd ka tolatoo
Tusbax luqunta galisoo
11 sano jiray barigaaz😂hadaan waynaday 2020 hada iga danpayzo like
I'm not from burco but I love this song
Omg me too plus just discovered this song recently
😂@@aydam3735 ❤
@@laylaabdi5725 what’s funny?
Same ❤
Hestan aad ban ujeclhy😩from muqdisho👑
Xafaada hodan qaylo, ciyaalki hore- Salam reeer Burco
Burco waligay matagin waba iska jeclahay iyo borame from muqdisho
I'm from puntland but I love burco❤🎉
I love burco am from mudqisho❤️❤️❤️
Nice song good al fanaaan
Anigaba togdheerba tusku iga muuqda
Viva somaliland viva burco we love you so much from UK great Britain viva somaliland for life forever ❤🗯💚❤🗯💚❤🗯💚👈🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧🇬🇧👈♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️👈
Burco iyo dadkeegaba wn jecelhy wlhy❤❤❤🎉
When I listen to
I remember someone
Special when he says
Dumar taan ka sahansaday waa gabdh togdheero 💐💕🌸💫😘
From Johannesburg we ❤ burco
magaalo madaxdayada labaad mncha allah
jeceliyaa burco ilaahayoow igu sin inaan Burco imaado
Samia Ahmed Yussuf Amiin wlalo welcme wlshy cidi kama xikte Togdheer
Wlhi hestan anigo rer burco aheen ayan jeclahay 😘💞❤🥰
fanan wadani ah
nuur jamac Adan
allaya cisak
My grandfather's hometown the city of Burco, Gobolka Togdheer, Somaliland.
QURUXDA S/LAND WAA HABLAHA S/LAND
ALLOOW NOO DHAAWR DHAMANTOOD
OO NOO XIFTI QURUXDA ADUUNKA
ismaciil
ismacil waxyde ma afsomaliba
+Sakariyei Ibraahim hhhhhhhhhhhhhh mxd la xanaqday
Cay diid kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklklkklkkk
wwwwww anigaba togdherbaa tusku iga muqdaa nolow nurdalacy
wooow burco alle cisak nuur daalacay
Waa hees murti miizaaman lagu xardhay. Waxa ka daran muusikada.
2024 still wa dhagesanoya😂❤wanii jclhy nio
From laascooond jacliya burco bidhan qurx😘😘
Laascaanood iyo Burco laba magaalo isku dabeecada 💪🏾
Liked this song from borama 😙❤ and viewd more than 100 ✌
Aniga rer somaliland ma ahi lkn waxan qiraya somaliland marka laga reebo dawlada degaanka wa hoyga sugaanta soomaliyeed.
Reer somaliland yaa ku gaadha suugaan taariikhda soo baadh
Boqorad taash gashan hadba acshanoficil kalmad wax ku ool ah murti ah turiyoo mashaaaaalah tabaarakalah waxaan gabar qiimobadan qarancaday yareeey lagu farxoo.haweendumaar layga soo dhawaystoo dooqoo jeclaaday saan ahay daraadeed tilmaamahayga Run ah kasocanahay dumaar.
Heestan waxaan isojaclesiyay ree tiktok markii goojacade laqabtay
love buuran burco alle haa dhowro dhamn somliland
4 life HOME OF THE BRAVE
Burconimo waa zharaf❤️💯
Burco❤one love from galmudug
Axyaa Fanaan Nuur dalac
more Respeckt👌👌
Ragpa kaanka zahanzadey ahmed wil reer togdheera❤😩
Burco Togdhere my motherland 💕💕💕
Helo Reeer burcooow from butland girl ❤ 🎉
Also 😂
😢😢 I miss you mgladeydii
I live in burco, but i don't care if this song is about burco, its all time legendary banger 🔥🔥
Gebedh reer togdheer haley raadsho 🥰
Alxmdullh Hadan udhashay burco
Buorc it's beest
Rer burcow salama👋 from galkacyo
burco my city
Reer burco 2020 yaa dhagaysanaya
Aniga
@@abdirahmanismail3674 libaax ayad tahay
@@abdirahmanfeedhacade pro ada iga libaxsan
Mapa ka daalo waqti kasta waa daawadaa hooyada somaliland goopti calanka laga taagay allow hay dilin anoon tagin burco
Burco waxay ku taalaa
Xididada tin iyo cidhip tabinaaya dhiiga
Frow hargaysa
Ragga kaan ka sahansaday
Waaa inan togdheer
Alle haysku kaaya simee
burco luv you
i was burn in burco.......last time i was there i was 4yrs old now im 23
and i wana go there
KingTeti war indr Burao USA ayay u ee katayee soo orad oo nuugu kalay indr
Tagdheer allow dhowr
I love you❤❤ burco
Allow noo daa togdher
Burcoooooooooooo
Iam in suadi Arabia kingdom riyadh
Masha allah nice song and good fanan
ismaciil
From qardho love burco
Habaryonis vs habarjeclo intii ah like iu saar
INSTAGRAM VIDEOS hhhhhh isku dar ka waran hj+hy
Kaba wacan
INSTAGRAM VIDEOS kkkkk
Hhhh run Wlhy like saara
ABDALLE ConGo maxaa ku heley ina adeer waxad heli kartaa Somaliland aniguu from galbedka hargeisa ayaa ku saaray
l from khaatumo heestan ayaan idinka jeclahy❤
ماشاالله برعو
Waa cidna cidna lakiiin.naalintii galabtii
Wa gabarta aan dhali doono isha allah
Still listening this legend 🔥💚🤍❤️
2021💚🤍❤️
Uu I 8 u uu u uu 8 I u I iu I uu uu7uuiui8 I 8 I 88⁸⁸88 I u I i7i I 9u
8 uu 9i I 98i
77⁷I 9
00
Burco iyo gabiley labada tiir iyo Somaliland haya
Dadka UK joogaa Shawo Waa reer Burco
My sweat hometown burao💞😍
Rer burca dad aan jeclahy ❤😊
Burco heros masha allah
Burco kama soo jeedi lkn heestaan ayadoo haaf tiktok ku arkay wlhi jiririco iga kacday saas u soo raadiye