NUUR DAALACAY HEESTII BURCO SHOWGII NAJMA NSHAAD LONDON 2025
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
- Kaafi Studio is one of somali content creators Producess Somali Songs, Films, Wedding Highlights, Documentry and More Content Creation Services.
Don't forget Subscribe and Share leave a comment
Produced by Kafi Studio © ️CopyRight
Contact What's Up +254797223750/ +447449961382
wa.me/message/...
MaLayGa dareMaYaa inaan ahay reerburco❤❤❤❤❤❤
Walibana burco meel uga bixin waligeeD wlhy saan ujecelahay gobalkayga😢🎉
inta tolkay durriyadda sheekh isaxaaq like ta isku muujiya👍
Burao (Burco) is the heart of the Togdheer region in Somaliland and a city I am incredibly proud to call my birthplace. Its historical significance, as well as its role as a hub of trade and culture, makes it stand out. Burao has always been a center of resilience, progress, and Somali heritage, and it’s inspiring to know I come from a place with such a rich legacy. Being born in Burao and hailing from the Togdheer region is something I carry with immense pride, as it connects me to a history and culture that I deeply cherish.❤
Burco anoon arag allaw hay idin one love ilmadeeray😊al
Nuurdaalaca Somaliland Loves You ❤️💯
Yaaa salaam burco burco wan idin salamay reer togdheer ❤❤❤❤🎉nuur daalacay shaqsi qarannimadu ku wayntahay
I was here! :)
Woow cute
Burco waxay kutala toog habar jeclo 🦊🦊🦊🦊🦊🦊💪💪💪💪🦊🦊🦊🫡🫡🫡🫡
Wlhi waa wada boqrad hablahayagu ana gaar iigu mudan mudantii tog dheer
Yaa salaam gobolka Raaga ❤❤
❤❤❤❤my dhiigahalkan kudha
😢😢😢😢🎉🎉🎉❤❤❤❤❤Ok mahamoud asc
Poqorka fanka nuur dalacay
abu hadra alla ha un
raxmatu alla abu hadra
Halla Halla brother Nuur dalacow let’s invite the lovers
Ree burucoy ninka ree gabiley wuu idin hagar baxay😂
🎉🎉🎉Wale wax baa ka dhacay
❤❤❤❤❤❤
Ayay dhiiga dhiiga 👋👋👋🌺💙🌸🌺🌸🌸🎶🎶🎶🥰👋🫶😜✌️
Burco magaalo asal isaaq ah
Waar nuur daalacow kor u bax weecada waar weecada ayey weligeed sadex qayda ku xidhan jirtay who you are we never ever give up waar waynu Kala adkaanaynaa am done
Waar nuur daalacaw waxani wixii aan ku taamayey dee saaxib maaha
Cidi reer burcaha kama kaftanto togdhernomada
My home ❤
Woow❤
Ninka xabaalaha qodaya miyaad horta si tidhaahdid ninka badaha iibinayaa maad si tidhaah ninka Somaliland uun daba taagan maad si uun tidhaahdid bahasha xaga sare kasoo billow
Gawudki gobolka
Oo faarax muttiile Waxba muusan waadin miyaa
Burco💚🤍❤️
Odaygan Nuur Daalay maxaa Laga siiya, Heestan Burco iyo Gabdhaa Quruxdda 🇸🇴 Somali ee reer Burco, Deer Ama tima soo Beero Ama iswaal, Ma’Gaydid Gabdha Burco,
Huunaddii Gabilay raadso
Waxaa qadaad wayn ka ahow hooyo daa burco lagu wasye basar udaawo hadii kale bax
😂😂😂😂
Qadaaweyne adigu burco iyo gabileyba midna mataqaanide fadhiiso
Sorry ma fahmaysidee iska dhaaf Boowe amaba Baaye 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Astaqfirullaah seed wax tiri wll 😅😅@@farduussiyad1785
Woow❤