Kaban Cod Bilaa Music Ah Barnaamijka Cawayska

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ส.ค. 2024
  • Kaban Cod Bilaa Music Ah Barnaamijka Cawayska

ความคิดเห็น • 65

  • @faadumociise1686
    @faadumociise1686 6 หลายเดือนก่อน +28

    inta so radisay markay tiktok kuso aragtay wan salamaya❤😂😊

  • @Kowsar-mohamed
    @Kowsar-mohamed 3 หลายเดือนก่อน +1

    INKASTO IS LEYHY KASAR LIISKA MAGACISA
    lafta dhabarka heysiyi jidhkiyo
    gabi laxaadkeyga asigaa ku lohmo
    si ween iigu labo laaban😭💔🥺lagama ladnan karo 💔marku kaga lumo ruxda lugooyada dad keeniyo mulaaq shayga libin aasa iyo laba wanag rabay wxii ayr kla geeya☹️❤️mana lahan qofaan kaa jecloon looxa ku qoraaye hadaad laba sagaaliyo dhul shishe laaska ku xirnaato inaad igu lamaantahay ogoow laabta kudhax noo shahayee lac anoo hurdada gaar is loo gortan galo luuqa lubigan xasuusahan ilura lacdan ubareero lurmiyo iyo dhibtaba waa nacaa kama lado maandhay
    Lixadan goor tii aan ku iri laanka erey sooohan libdadiyo hadii aan fasiro leebka igu taagan loogada qalbiga saaran iyo leebku adi weeye mana lohon qofaan kajeclohoon looxa ku qoraaye hadaad labi sagaaliyo dhulshishe laaska kuxirnaanto inad igu lamaantahay laabta kudhax nooshahayee😢❤

  • @nimomohamed9914
    @nimomohamed9914 6 หลายเดือนก่อน +11

    Isaaq cod iyo qurux ba illhy baa siiyey❤😊

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 6 หลายเดือนก่อน +1

      MashaAllah MashaAllah. From Muqdisho ❤

    • @Younowhatimakillya
      @Younowhatimakillya 6 หลายเดือนก่อน

      Ma isaaq ayad wada modaysa cadceed waa qoloma 😂

    • @DG-eg4qi
      @DG-eg4qi 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@Younowhatimakillya wa ayo hdaa😂

  • @YasinYasin-wo4jw
    @YasinYasin-wo4jw 6 หลายเดือนก่อน +8

    Dhal gobeed salaan gobeed asxaabta qaali ❤❤❤❤somaliland guul ku waara

  • @abshiradamxassan2099
    @abshiradamxassan2099 6 หลายเดือนก่อน +2

    Samriye nin aan duugsigi hoose isku kursiiu ahayn weeye wlhi waana legend aad u qalpi fuuran

  • @Sacad.Official
    @Sacad.Official 6 หลายเดือนก่อน

    ما شاء الله تبارك الله team kani fanka ubahan socdal iyo cadishbay barate

  • @farahabdirahman8969
    @farahabdirahman8969 6 หลายเดือนก่อน +3

    27min markuu noqdey oohin baa iqabatey😢 saacado ka dhiga 😩❤️

  • @user-ew3sh1vp7r
    @user-ew3sh1vp7r หลายเดือนก่อน

    Waa woow

  • @user-ew3sh1vp7r
    @user-ew3sh1vp7r หลายเดือนก่อน

    Wii Keeka wakalemadhagaasto

  • @lailamohamet8358
    @lailamohamet8358 6 หลายเดือนก่อน +2

    Aad usoo cel celi dadkn way na shideene❤😂

  • @fathiecapitano4926
    @fathiecapitano4926 6 หลายเดือนก่อน +1

    Cadceed wa fanaan dhamaystiran 💯

  • @user-ve3fi1gi7r
    @user-ve3fi1gi7r 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waad nagu yarayseene soo badi oo raga saacado hayso oo xiiji

  • @user-kq1lv2lu6c
    @user-kq1lv2lu6c 5 หลายเดือนก่อน

    Wllo halkee lagu bartaa kabanka waa jecle❤

  • @zamiiraadan4618
    @zamiiraadan4618 6 หลายเดือนก่อน +2

    team kan waa legends ❤

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 6 หลายเดือนก่อน +1

    Inta dawakhday sidey uradineysey barmamijkan❤

  • @cabdirahmaanmahamud199
    @cabdirahmaanmahamud199 6 หลายเดือนก่อน +2

    Bbbb legend wilka kabanka

  • @yasminhussein9256
    @yasminhussein9256 6 หลายเดือนก่อน +2

    No so celi quruxey ❤

  • @ajtheofficial
    @ajtheofficial 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waaw

  • @abdulwelidaud6584
    @abdulwelidaud6584 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wow 👌 👏 😍

  • @apdallekaraama3655
    @apdallekaraama3655 6 หลายเดือนก่อน +2

    Fan.❤

  • @bilicsanshow8549
    @bilicsanshow8549 6 หลายเดือนก่อน

    Cadceed rageedi ragaas way fashilmi lahayeen hadaanu cadceed kaabayn 👍👍👍🤟

  • @dagen5864
    @dagen5864 6 หลายเดือนก่อน

    Tayasiir jecel legend

  • @barwakorazhed1576
    @barwakorazhed1576 6 หลายเดือนก่อน

    So celi ayaneyyy❤😊

  • @amiirakaapa3672
    @amiirakaapa3672 6 หลายเดือนก่อน +1

    Soo celi waa aad yarayse

  • @ridwaanabdikadir5207
    @ridwaanabdikadir5207 6 หลายเดือนก่อน

    Samriya iga dhex baxay io kabankisaba😭😂❤️

  • @user-xe8yn8cf2h
    @user-xe8yn8cf2h 6 หลายเดือนก่อน +1

    Inanta khibrad saxaafadeed male

  • @samaterramadan6677
    @samaterramadan6677 6 หลายเดือนก่อน

    Mnsha alllaha❤❤❤

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 6 หลายเดือนก่อน

    All legends

  • @MuhiimMuhiim-pq8yv
    @MuhiimMuhiim-pq8yv 6 หลายเดือนก่อน

    Cadceed wale waa lenged

  • @wildaanabdirahmanofficial6682
    @wildaanabdirahmanofficial6682 6 หลายเดือนก่อน

    Axyaa Jawi
    Dad Qaaliya
    Cadceed
    Tayasiir
    Samriye iyo Ayaan Shulaac
    CARRO EDEG MEDIA
    S A L A A M ❤👋🏻💯
    10.2.2024
    8.52 PM

  • @drbuux4429
    @drbuux4429 6 หลายเดือนก่อน

    Heeso waddani ah ayaa loo baahanyahay, wakhti wax la jeclaado ma joogna e.

  • @user-tz3gw9xu5y
    @user-tz3gw9xu5y 6 หลายเดือนก่อน

    Meel Kamanka lagu barto ii sheega

  • @user-xd9ng8ot7r
    @user-xd9ng8ot7r 6 หลายเดือนก่อน

    The special ❤

  • @user-tz3gw9xu5y
    @user-tz3gw9xu5y 6 หลายเดือนก่อน

    Meel kamanka lagu barto Ee sheega

  • @abdirahmanmahamed7326
    @abdirahmanmahamed7326 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤

  • @altovladdimir9205
    @altovladdimir9205 6 หลายเดือนก่อน

    Gulaysta Gulaysta

  • @naemoapdulahihaji-cy5rb
    @naemoapdulahihaji-cy5rb 6 หลายเดือนก่อน

    Abdirahmaan samriye❤

  • @HamdaTowtiq-hy5bn
    @HamdaTowtiq-hy5bn 6 หลายเดือนก่อน

    Samriye so celi wll 😅

  • @suhaybabdirisakmuuse1823
    @suhaybabdirisakmuuse1823 6 หลายเดือนก่อน

    Abdi rahman maxamuud samriye 🎉

  • @ayaanabdishakuur4365
    @ayaanabdishakuur4365 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waaaaw

  • @nimcancusman2256
    @nimcancusman2256 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wooow

  • @apppilot7713
    @apppilot7713 6 หลายเดือนก่อน

    Waaw❤

  • @suhaybmuxumed1933
    @suhaybmuxumed1933 6 หลายเดือนก่อน

    Cajiib❤

  • @user-lk8ln6dr1j
    @user-lk8ln6dr1j 6 หลายเดือนก่อน

    Inanta iga jilacsan. Qabad weeye ax ax😂😂

  • @user-tz3gw9xu5y
    @user-tz3gw9xu5y 6 หลายเดือนก่อน

    Meel Kamanka lagu barto ii sheega 15:15

  • @ridwaanfure2727
    @ridwaanfure2727 6 หลายเดือนก่อน

    Talo farahay ka baxdey😂😂

  • @user-uj8we2bb2m
    @user-uj8we2bb2m 6 หลายเดือนก่อน

    👌

  • @MustafaY-dm3cg
    @MustafaY-dm3cg 6 หลายเดือนก่อน

    Wiilkan surwaalka ka jeex jeexmay, surwaal cusub haloo iibiyo 😂😂😂

    • @user-tp7re8hi3o
      @user-tp7re8hi3o 6 หลายเดือนก่อน +1

      Wuu haysta mid kle😂😂😂😊

  • @sultanupdilahi5850
    @sultanupdilahi5850 6 หลายเดือนก่อน

    Samriye

  • @LA-rs4ox
    @LA-rs4ox 6 หลายเดือนก่อน

    Cadceed waa qoloma?🤔

    • @abdifatahmo9931
      @abdifatahmo9931 6 หลายเดือนก่อน

      Mareexaan isaaq ba dhalay

  • @shcabdiqalab4063
    @shcabdiqalab4063 6 หลายเดือนก่อน

    4:24 yuu aad u salaamayaa tayo siir😂

  • @Sacad.Official
    @Sacad.Official 6 หลายเดือนก่อน

    ما شاء الله تبارك الله team kani fanka ubahan socdal iyo cadishbay barate

  • @user-tz3gw9xu5y
    @user-tz3gw9xu5y 6 หลายเดือนก่อน

    Meel kamanka lagu barto Ee sheega

  • @moxaaji9793
    @moxaaji9793 3 หลายเดือนก่อน

    Waaw

  • @khadramacalin5901
    @khadramacalin5901 6 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤