Tayasiir Jacayl iyo Cabdi-waasac Cadceed | Barnaamijka Codka Toolmoon |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ส.ค. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 102

  • @waankaraa8450
    @waankaraa8450 ปีที่แล้ว +20

    Labadan Nin fan ahaan iskuma dhawa oo midna heeso kooban oo uuna sax ahaan uwada dhamaystiri karayn ayuu soo bartay midna fanka ayuu sidhab ah uyaqaanaa laxan ahaan Iyo midho ahaan ba Codka wa ok labaduba Inkastoo Cabdi Waasac sii daran yahay hadana cadaalad looma samaynin kan yar ayaa 90 kaba camera 🎥 kuhayaan oo waraysiga ubadinaysaa inantu ma aqaan sababta Markaa cadaalad sameeya ayaan leenahay Horn cable tv ninkan Cabdi Waa sax ayaa 100% tayasiir ka khatar san hadana muhiim masiinaysaan Xataa cabitaan ka waad ka fogayseen

    • @Jarmalka1251
      @Jarmalka1251 ปีที่แล้ว +1

      Beenta ma ahan Cabdiwaasac waa Lafoole cml qof codkiisa oo kale leh waa dhif

    • @wardamataan3987
      @wardamataan3987 ปีที่แล้ว

      Waa runtaa wll

    • @Fatma_932
      @Fatma_932 10 หลายเดือนก่อน

      Kee yar labadooda

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 ปีที่แล้ว +6

    Waaaw xalwad hees ❤ , sheekhyada aan ku jira waad ka ducaysateen thanks alot

  • @faradiidfaradiid
    @faradiidfaradiid ปีที่แล้ว +2

    illaah codka ha idiin barakeeyo tayasiir ❤️ iyo c/waasac cadceed waligiin noolaada aamiin inshaa Allah🇸🇴🇸🇴💌💌💓🤍🥀🌴💖♥️🤍🖤

  • @wardayusuf3857
    @wardayusuf3857 ปีที่แล้ว +2

    Tayasiir other level masha Allah Ilaahay codka hakuu barakeeyo music xalal waa loo baahnaa

  • @wardamohamed
    @wardamohamed ปีที่แล้ว +8

    Inta curadood ee heestaa walaashu si gooniya u saameyso like❤

  • @aizahamza3433
    @aizahamza3433 ปีที่แล้ว +7

    To be honest, Tayasiir made me cry 😢 #19:03 min
    That vibe can make every heart melt.

  • @elyasabdullahi9647
    @elyasabdullahi9647 ปีที่แล้ว +9

    Halkaas Ceeba Idinka Raacday.
    Cadceed Ma Jiibta Kaliya Meesha Lookeenay Ninkan Cadceed ah Codkiisa Lama Xaqiri karee Maad Cadaalad Kadhigtaan Bahasha.

  • @farhanhaji8392
    @farhanhaji8392 ปีที่แล้ว +1

    CADCEED pure talent.
    TAYASIIR waa garab marayaa laxanka heesaha waxaanu jiid jiidayaa in ka badan intii ay ahayd.

  • @hanadali72
    @hanadali72 ปีที่แล้ว +7

    waxaa ka maqan yaasiin yare iyo nadra iyo ward adkaaty next bushaaaro❤

  • @MohaMaaz-yb8ue
    @MohaMaaz-yb8ue ปีที่แล้ว +4

    Tvga tayasiir un shida another level voice✌🏻

  • @devvishqi179
    @devvishqi179 ปีที่แล้ว +3

    tayasiir jacayl is the best singer this ganeration of somali

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 ปีที่แล้ว +10

    Waxani barnaamij maaha aad baan ugu can baaraynaynaa Horn cable Iyo inan tan Meesha fadhidaba sababtoo ah Labada Wiil dhex uma aha camera man Haday noqoto Iyo wariyaha barnaamij ka daadihinayaba Wlhi waligay maan Arag barnaamij Sidan ah Laba qof oo lawada casuumay hadana mid uun waraysiga loo badinayo heesaha loo badinayo camera da loo badinayo 75%

    • @somalidocmantery9692
      @somalidocmantery9692 ปีที่แล้ว +2

      wll cadced u yar khajil zanyhy o u yar xizhonya xeerka baahinta muuqalkana wx k mid kolba ka hdlya un in camarada lagu qabto so be posstive

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 ปีที่แล้ว

      @@somalidocmantery9692 xeerka haday kamid tahay Hadba ka hadlaya ama heesaya in lagu qabto Maxaa cad ceed loogu qaban la yahay Xataa isagoo hadlaya ama heesaya ayaa hadana Inta ubadan kayar lagu qabanayaa 😀
      Markaa zxp positive baan ushaqaynayaa Wlhi ee adba ufiirso

  • @niciimaabdirahman8501
    @niciimaabdirahman8501 ปีที่แล้ว +4

    We need tayasiir and warda saed ❤to come back

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 ปีที่แล้ว +9

    Xataa cabitaanka Iyo khudaarta Dadka kale Waa lahor dhigay ee ninkan cad ceed Miiska dhex diisa ayaa loo saaray Niyow maaniguu shaydaan si foolxun wax iitusay mise Waxaan arkayaa Waa sax ?

    • @waankaraa8450
      @waankaraa8450 ปีที่แล้ว +1

      Maya brother shaydaan maaha Ee waad saxan tahay waan kula arkay anba arintaas Ee markay arkaan dhaliisha aan usoo jeedinay inay isasaxaan ayaan rajaynayaa inantu inay media fadhido waabay ilawday Sidii ay tayasiir qol labadooda kuyihiin ayay udhaq maysaa waxay ahayd inay Hadba mid dhankiisa ujeedsato oo heesahana uqaybiso Lkn hadda kan yar unbaa Meesha iska haysta Wuu iskaga cel ceshanayaa Xataa ayadoon hees la dhihin Laba Ilaa Sadex Markuu qaado ayay mar Xabad calyo ah siinaysaa Caadi bay ubahdileen wiilka brother

    • @Jarmalka1251
      @Jarmalka1251 ปีที่แล้ว

      Xitaa Camera 📷 waa lagu hagrad maanta dhan yarka kale ayeey heysaa, Sida caadiga ah Cabdiwaasac ayaa cod mcn lkn Rag loo cadaalad falay ma ahan

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 ปีที่แล้ว

      @@Jarmalka1251 Haa Waxaan sheegayaaba camera da ayaa kow ka ah brother Maya kan maaha comment kale oo dheer ayaan ku faah faahiyay baan umalayn Waa sidaa aad sheegtay bro

  • @anisabdianisabdi85
    @anisabdianisabdi85 ปีที่แล้ว +1

    Tayasir wuxu is raciyay labada Hesod ee HesaHa somalida ugu jeclahay 🎉

  • @filsanwarsame253
    @filsanwarsame253 ปีที่แล้ว +2

    Anuu wllhi waxan wata c/waasic waa legend

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein3924 ปีที่แล้ว +5

    Very emotional to me 19:30
    Jcl baan dareemayaa mase aqaano qofka

  • @Unlimited830
    @Unlimited830 ปีที่แล้ว +4

    Isa seega inagu dhacay waa amuur inaga weyne 😢💔

  • @rashkaking58
    @rashkaking58 7 หลายเดือนก่อน

    Labada nin ma kala dhacan wallee lkn codkyga tayasir sin laha hesihiis wa emotional markuu qadaayo❤❤❤😊

  • @Dawo179
    @Dawo179 ปีที่แล้ว +1

    Tayasiir okle alle noma waayo😩♥️

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 ปีที่แล้ว +1

    Yasiin yare iyo warda siciid aya ka maqan dad an jeclahay♥️👑

  • @hayatismacil7078
    @hayatismacil7078 ปีที่แล้ว +2

    Codad aad u mcn runtii ❤

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 ปีที่แล้ว +2

    Cad ceed microphone 🎤 meel fog ayay Ugu xidheen oo codkiisu caawa Wuu hooseeyaa

  • @salimoussa4506
    @salimoussa4506 ปีที่แล้ว +1

    machallah wllkey cadceed iyo wllkey tayo

  • @whootoo1117
    @whootoo1117 ปีที่แล้ว +16

    Waa waxyaabaha aan ku jecelahay Somaliland. Dhaqan, diin, qunyar socod iyo musiko xalaal ah oo fadhiga lagu camirto. Maxaa boodbood lagu falayaa marka fadhigu ka raaxo badan yahay?! Viva Somaliland. 20 sanno ayaanan arag Hargeysa cadey oo qurbaha ku raagay. Waan soo socdaa!

  • @masbalqueen7625
    @masbalqueen7625 ปีที่แล้ว +1

    The one and only tayasiir ❤️

  • @mohamoudsharif572
    @mohamoudsharif572 ปีที่แล้ว +1

    Keep going brother my blood dhashii somaliland

  • @nafisacabdilahi5042
    @nafisacabdilahi5042 6 หลายเดือนก่อน

    sidan idinakala.qayib qata wllo wab iso qabta.walhyi.wan idin tageera❤❤❤

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed6873 ปีที่แล้ว +1

    Tayasir has goldvoice 💯👑🌹

  • @ahmethofficial1453
    @ahmethofficial1453 ปีที่แล้ว +1

    51:37
    Old is gold

  • @dhemaninaqasimali76
    @dhemaninaqasimali76 ปีที่แล้ว +1

    Sidii baan amaanadaa eebe ugu kalsoonahay😪😭

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 ปีที่แล้ว

    Amazing program Laakiin bushaaro markay qaadayaan heesta ka yare aamusay walaalo

  • @hibaaqmaxamed119
    @hibaaqmaxamed119 ปีที่แล้ว +1

    Tayosiir ❤tusmoy Ila wadaag

  • @hafzayusuf5168
    @hafzayusuf5168 ปีที่แล้ว +2

    War waxa ama caadi u duuba oo dadka caadi ugu wada qabta ama waxa iskaba daaya inankaas cadceed maad garan waydeen microphone ka u hagaajiya

  • @ugaasahmed2046
    @ugaasahmed2046 8 หลายเดือนก่อน

    taysiir isha laga saxoya kabiir cadceed

  • @umal7347
    @umal7347 ปีที่แล้ว +1

    Manisha alaah tayasiir iyo cadceed

  • @cazamziyech22
    @cazamziyech22 ปีที่แล้ว +1

    Sin dhaqaqaga laafyaha❌️
    Dhan dhaqaqaga laafyaha✅️

  • @hibaaqcismaan1319
    @hibaaqcismaan1319 ปีที่แล้ว +1

    Wiilkan tayasiir waa will aad udegan oo ixtiraam badan codna leh isdoo kle wiilka kalena waa wiil aad ucod mcn

  • @sundusfarxan9542
    @sundusfarxan9542 ปีที่แล้ว

    Aamiin shakir iyo warda no soo qabo wllo

  • @somalidocmantery9692
    @somalidocmantery9692 ปีที่แล้ว

    cawa wx iniga maqnayd warda iyo yaaziin o kliya 🥰barnaminkan wn jclhy

  • @sumiish-fw8mx
    @sumiish-fw8mx ปีที่แล้ว +4

    waxay wariyadan Wilasha hor Cararysaa Dhagyso hana qasin😂😡😡

  • @nabiihamaxamed7197
    @nabiihamaxamed7197 ปีที่แล้ว

    Bahda HCTV waxa ka codsanayna warda siciid iyo tayasiir iyo axmed jacayl soo casuum

  • @masnaciise7944
    @masnaciise7944 ปีที่แล้ว

    Keep going prother an sister

  • @mohamedyareabdu4354
    @mohamedyareabdu4354 ปีที่แล้ว +1

    Talanti Ayaan Lee Yahay Horn Cable Tv iga soo Hadaaga Ni0

  • @haafejama7886
    @haafejama7886 10 หลายเดือนก่อน

    Yaasin,cadceed,tayasir iyo warda kulankàasi ayaa doonayna

  • @Saynab-zi9xu
    @Saynab-zi9xu 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @xararo5222
    @xararo5222 ปีที่แล้ว +2

    Camerada qofka haya ma naag tayasiir jclbaaa kaligiis ayuu camerada laraacaya qofkaas

    • @masbalqueen7625
      @masbalqueen7625 ปีที่แล้ว

      Tan wariyaha ba la dardaarantay waa laga daeeemaya nagta wariyaha xita tayasiiir ku maqanthy eeg

  • @ubahhayaan5598
    @ubahhayaan5598 ปีที่แล้ว

    Tayo❤

  • @xaliimocabdi5926
    @xaliimocabdi5926 ปีที่แล้ว

    Cadceed❤💋✋👍

  • @sir__cmc
    @sir__cmc ปีที่แล้ว +1

    Tan yari qudhacsanaa barnaamijkiiba dhinac bay ka rartay

  • @nimcodahir9174
    @nimcodahir9174 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤

  • @nuuneomar4593
    @nuuneomar4593 ปีที่แล้ว +1

    Bushaaro abdi jama wariye ehlul khibra ah

  • @dhemaninaqasimali76
    @dhemaninaqasimali76 ปีที่แล้ว

    Isaseeg nagu dhacey waaa😪😭

  • @mohamedyareabdu4354
    @mohamedyareabdu4354 ปีที่แล้ว

    Jawab Deg Deg

  • @shukriyasin9745
    @shukriyasin9745 ปีที่แล้ว

    Waaawo waladey

  • @user-ps1kt1no6u
    @user-ps1kt1no6u 4 หลายเดือนก่อน

    😊

  • @ahmedabdilahiidiris3383
    @ahmedabdilahiidiris3383 ปีที่แล้ว

    Guulaysta sxp

    • @khaalidyare4252
      @khaalidyare4252 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh ilaa godka uunban kaga hadhaynaa inanakeena🤣🤣

  • @user-wo3xu1cb5l
    @user-wo3xu1cb5l 6 หลายเดือนก่อน

    100❤

  • @AhlaamMohamed-
    @AhlaamMohamed- ปีที่แล้ว

    Teysiir😩😭

  • @sakibariis3869
    @sakibariis3869 ปีที่แล้ว

    Tayasir jacyl masidaabaad waliba xanuunsanayaa😂

  • @abdifitahmohamed2761
    @abdifitahmohamed2761 ปีที่แล้ว

    Marku lagu leeyayhy hargaysa waa hoyga fanka ha dhayal san 😂

  • @mohamedabdiibrahim8094
    @mohamedabdiibrahim8094 ปีที่แล้ว +1

    Cadceed ayaa ila cod macaan laakin microphone ku waaka naaqus, xaga kamaradana gabadh ayaa duubaysa ayaan filaya oo wiilka kale ayuunbay ku haysa

    • @user-ik6ys9sv4d
      @user-ik6ys9sv4d ปีที่แล้ว

      Hehehe 😂

    • @SOOMAALI_ENTERTAINMENT
      @SOOMAALI_ENTERTAINMENT ปีที่แล้ว

      Miyay ka heshay marka😂

    • @ibrahinxasan107
      @ibrahinxasan107 ปีที่แล้ว

      Sax makarafoonku waa ka naaqus oo gabadhan bushaaro tayasiir ayey jaceshahay had iyo jeerna ku maqan tahay camaradana waxay illa tahay naag kale oo wiilkan jecel ayaa duubaysa xitaa cuntada naagta soo dhigtay tayasiir ayey si wacan u hor dhigtay cadceed wakhtiba umay hayn way ka fogaysay maxaynu samaynaa hadii ilaahay naagahan wiilkan wada jeclaysiiyey waxaynuse leenahay kaligii soo casuuma

  • @abdirahmanabdullahi3263
    @abdirahmanabdullahi3263 ปีที่แล้ว

    10:05 min

  • @guuleedciise3318
    @guuleedciise3318 ปีที่แล้ว

    Vediogan cadaalad kama muuqato
    Mise aniga ayuunba meel qaldan wax ka arkay
    Cadceed iyo tayasiir
    Haday noqoto dhanka waraysiga
    Iyo haday noqoto dhanka camerada
    Iyo dhanka wariyada
    All in All cadceed needs juctice
    Xataa fruutkii ma laaci karo ileen wayka fogeyeen
    Halka tayaziirna waxwalba udhawyihiin
    Cabitaan
    Khudaarta
    Microphoneka
    Iyo naagtuba
    Wax walba tayasiir udhaweeyeen😢😢😢😢

  • @ahmedmustsfahmedmustaf8649
    @ahmedmustsfahmedmustaf8649 ปีที่แล้ว

    Inan walba oo afka somaliga ku hadasho
    Waxa kafiican kana haboon adiga oo isticmaala inan walba oo somaliyed waayo afka somaliga waxa kuhadla oo kaliya somali
    Qofka somaliga ah meel walba oo uu joga waa somali oo ma aha qof ajanabi ah

  • @nimcodahir9174
    @nimcodahir9174 ปีที่แล้ว

    Codadaadumcnrntii❤❤

  • @ibrahinxasan107
    @ibrahinxasan107 ปีที่แล้ว

    Sin dhaqaaqa laafyaha maaha
    Waa
    Dan dhaqaaqa laafyaha

  • @mohamedabdiibrahim8094
    @mohamedabdiibrahim8094 ปีที่แล้ว +1

    Cadaalada hagaajiya

  • @inasanyare3998
    @inasanyare3998 ปีที่แล้ว +1

    Codkii nimco samire yaa layska yeel yaa gabadhu waa wada copy

  • @sadamhussein4769
    @sadamhussein4769 ปีที่แล้ว

    axsan voice both guys❤

  • @ibrahinxasan107
    @ibrahinxasan107 ปีที่แล้ว

    Qaraamka uunbay idinkaga dhagtee waa heesihii dhexe qaraamka heellloooyinka oo kaliya ayaa la yidhaahdaa

  • @abaawn_caqlisame
    @abaawn_caqlisame ปีที่แล้ว

    Weriyaha ya naga amusiya

  • @nimcohulub1725
    @nimcohulub1725 ปีที่แล้ว

    🎉🎉 canceled the legend

  • @SAALAXANAAG
    @SAALAXANAAG ปีที่แล้ว

    Keep going at all dhalinyarow❤

  • @damalhadhsade3042
    @damalhadhsade3042 ปีที่แล้ว

    Waxbaad naga tuujiseen Allah ha idinka tuujiyo 😂

  • @sacdiasheikh23
    @sacdiasheikh23 ปีที่แล้ว

    Dadkaan Reer wayoqoyigaa Sida dhalin yaradooda Nolosha adunyada ugu xareusanayaanwaa kahelay Kuwii Reer kofurka ahana Qaraxu dabada ugu xiran yahay Ciiloow way

  • @abdi-qnimohamet1016
    @abdi-qnimohamet1016 ปีที่แล้ว +7

    Labada wiil meesha wxd u keenteen in codadkooda lagu maaweeliyo bulshada,se' waxa ii muuqata in aan labada inan si siman loo wada waraysNayn dhanbay u janjeedhaa giraantu.
    Shacabaw ma idinla tahay?

  • @mohameddictionary1971
    @mohameddictionary1971 ปีที่แล้ว +2

    naagtaanu nimanka dhex dhexaadba uma ahan😂😂

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 ปีที่แล้ว

      Haa wlhi bilawgii barnaamij ka ayaan sidaa is dhahay bilawgii ayaan ka booday kayar way kuhaysataa Lkn emotions kaaga Waa laqarsadaa meelahan oo kale Xataa camera man ka ayaa kuhaysta ma naag baa Tolow isna 😂
      Ufiirso camera da 60% ama kabadan isaga ayunbay haysaa thumbnail ka ama shaashadana isaga ayaa saaran waxaasi Waa fool xumo Dadka hadaadan dhex dhexaad u ahaanayn lamasoo wada casuumo 😮

  • @CabdirashiidOsman-ux6qf
    @CabdirashiidOsman-ux6qf ปีที่แล้ว

    Bushaaroy soo qabo xamse tolmaan boqorka codka

  • @abdifataahismo9177
    @abdifataahismo9177 ปีที่แล้ว +1

    Tayo caadi maaha ruuntiiii