HUSSIEN SHIRE CIYAAR JECEL | OZZY KEENADIID | AHMED WAYNE | HALGANKA KA BILOOWDAY HIIRAAN | 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024
  • / @aflaantapro Fadlan
    Subscribe Noo Saar
    SUBSCRIBE + LIKE + SHARE 🚨 FOR MORE VIDEOS.
    / abdijabar_photography_uk
    You Can Contact us for all Business inquiries.
    🎥Wedding 🎥Events 🎥Promotion 🎥Music Videos 🎥 Short Films
    Email: Aflaantastudiouk@gmail.com
    Welcome To Aflaanta Studio
    Home of Somali Music Video
    * Update 24 Hours
    * Quality Videos
    * Reliable Ideas
    If you are Enjoyed | Subscribe Us Free
    And Check Alert Icon 🔔
    Contact Us What's Up
    +254722258310
    Contact Us Mobile
    +447724113129
    abdijabar_photography_uk
    Facebook : @Abdijabar Ali Mohamud

ความคิดเห็น • 194

  • @iikarofficial9108
    @iikarofficial9108 ปีที่แล้ว +28

    Soomaliya guul guul insha allah

  • @bashirfahiye
    @bashirfahiye ปีที่แล้ว +13

    Aad ayaan ugu farxay heestaan muujineysa guulihii " Gudoomiye Ali Jeyte" ee Beledweyne. Xawaadle Guul iyo Gobonimo.

  • @abdi-leefayemaqsuud7609
    @abdi-leefayemaqsuud7609 ปีที่แล้ว +22

    Xussein shire Abwaan Qaran Fanan Qaran wallahi ninkan kabtiisa waa waaweenka 🤔 Halganka ka bilowdey Hiiran 💪🏽💪🏽

  • @amazingchannel7254
    @amazingchannel7254 ปีที่แล้ว +13

    Xusen iyo jooqle ilhy hanoodaayo intay nadhirigalinayaan waan dagaalamaynaa

  • @yuufey1505
    @yuufey1505 ปีที่แล้ว +7

    Xuseen Shire Gobanimo 🇸🇴🇸🇴
    Reer Hiiraan sharaf korkiina ha ahaado 🇸🇴🥰
    Viva Maccswiisleey🇸🇴🥸🔥

  • @godblessallofus4233
    @godblessallofus4233 ปีที่แล้ว +28

    Xuseen ciyaar jecel geesi geesi dhaley❤🙏

  • @hayaathabiib9608
    @hayaathabiib9608 ปีที่แล้ว +13

    Reer Ciyaar jecel Dhiigiina Hiiraan waa meeshaad Ku soo Barbaarteen. Vivva Ciyaar

  • @meyranomar140
    @meyranomar140 ปีที่แล้ว +14

    Hees dhiira galin ah. Thank you for all your encouragement and support. Reer london, specially Abdi Shire iyo Hussein Ciyaal jecel iyo labada wiil ee la heesayaa
    .

  • @Zurich527
    @Zurich527 ปีที่แล้ว +9

    Xuseen ciyaar jecel waa reer hiiraan buu ahaa illeyn waa waddani

  • @xamarey8143
    @xamarey8143 ปีที่แล้ว +7

    hiiraaney horey u soco dowladna wax hakasugina sidii waqooyi nabad shacabku uga raadsadey ayaa hiraaney adigana nabad lagaaga soo raadsan guul iyo gobanimo

  • @naciimomaxamuud5725
    @naciimomaxamuud5725 ปีที่แล้ว +45

    Xawaadle power we are macawiisley gang🥰🥰

    • @muhiiz4728
      @muhiiz4728 ปีที่แล้ว +2

      Dhiga🩸

    • @ileey-Teens
      @ileey-Teens ปีที่แล้ว +1

      Proud macawiisley

    • @hayaathabiib9608
      @hayaathabiib9608 ปีที่แล้ว

      Ciidan Gange reer qarax ayaa ehe.

    • @amatallahbintuosman1092
      @amatallahbintuosman1092 ปีที่แล้ว

      Dad nool baa tihiin soomaali inteeda kalena haydinku daydaan

    • @elmihassan7950
      @elmihassan7950 ปีที่แล้ว

      Asc ciyaar jecelow walalkaadll jiranaa ma rayastay waxaa tahay was lagu ogyahay adna waad is ogtahay qabyaaliste ayaa tahay maxaad shegidoontaa

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 ปีที่แล้ว +5

    Gul iyo Gobonimo Somalia 🇸🇴 Hanolato Haisracdo 🇸🇴 ♥️ 👏👏👏💐🇸🇴❤💯💪

  • @muhiiz4728
    @muhiiz4728 ปีที่แล้ว +20

    Hiiran Waa nabad Ugus Waan ka bixine kusoo dalxiisa Dadkeena👍

  • @Faizomohamed5
    @Faizomohamed5 ปีที่แล้ว +10

    Jah alx inaa ree hiiraan ahay❣

  • @abdulahihassan884
    @abdulahihassan884 ปีที่แล้ว +4

    Waa hees runtii qiiro igu reebtey runtii waxaan oran lahaa dhamaanteen viva hiiraan

  • @idmanabdirahman5989
    @idmanabdirahman5989 ปีที่แล้ว +7

    Xuseeeeen nin rageed lagaaari waaayay

  • @IbraahimMahamud
    @IbraahimMahamud 11 หลายเดือนก่อน +1

    Guuulaysta somalaia dhamaan umada somaliyad
    Gaarahan cali jiiyte cisman
    Shabab waa jabay waana ka guulaysanay

  • @shaaficicabdijeyte6849
    @shaaficicabdijeyte6849 ปีที่แล้ว +1

    M.a Ader mcn cali jeyte xawaadle wa qabilka kaliya ee dad ey doowlado utabar waayen waa dadka baacsaday khawaarijta mrke xawadle is the power full

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 ปีที่แล้ว +6

    Viva Xawadle masojestayasha guleysta 💪💪💪🇸🇴👏👏👏👌💙❤

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 ปีที่แล้ว +6

    Guuul xamar Guuul insh allah allahu akabar cadawugu ha jabo

  • @dekowomar056-qc4fv
    @dekowomar056-qc4fv ปีที่แล้ว +4

    Soomalia Quwadeeda hasoo laabato insha Allah.
    From Soomali Gabeed DDS!

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 ปีที่แล้ว +8

    Bint Somaliland Oo Idinleh Guuleysta I’m with you all way⬆️💪🏾

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 ปีที่แล้ว +1

    Well done Edo Darawiish And Harti We the people of Puntland state of Somalia 🇸🇴 with every step of the way.
    We will fight and dead for our great country of Puntland.SSC Khatumo vavi hiiraan guul guul insha allah 🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🦁🦁🦁🦁✅✅💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹

  • @ahmedguled9567
    @ahmedguled9567 ปีที่แล้ว +2

    2023 shabab waan iska xoreeyn karnaa nabad waan gaari karnaa

  • @bashirfahiye
    @bashirfahiye ปีที่แล้ว +5

    All Somalis really "Love" Xawaadle very much

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 ปีที่แล้ว +7

    Maashaa allaah fanaan qaran Xuseen

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 ปีที่แล้ว +6

    Xuseen shire cayaar jecel halkaa ka hay

  • @qureshaahmedaliaden4931
    @qureshaahmedaliaden4931 ปีที่แล้ว +5

    Guuuul xawaadle iyo xabad

  • @fatumaali1924
    @fatumaali1924 ปีที่แล้ว +3

    Maa shaa allaah guuleysta fanaaniinta somaliya

  • @abdiwahabibrahim2118
    @abdiwahabibrahim2118 ปีที่แล้ว +5

    The legend Ali jeyte Boqortoyo ❤

  • @daahirurur6493
    @daahirurur6493 ปีที่แล้ว +10

    Legend hussein shire 🙏

  • @ahmeddini8837
    @ahmeddini8837 ปีที่แล้ว +4

    Hiraniyiinta asalka ah weeyaan qaadanay dhiirigalintiina guuleysta yaa aala hiiraan

  • @xafsamohamed2989
    @xafsamohamed2989 ปีที่แล้ว +13

    Qofkii Harayoow Na raac Hadan Xawadle Nahay ✊️

    • @zarahmohammed573
      @zarahmohammed573 ปีที่แล้ว

      RER AYEYADEY XAWADLE GUULESTA INSHA ALLAAH YARABIL CAALAMIIN ALOW CADOWGA JIBI

  • @cabdiraxmaancumar9045
    @cabdiraxmaancumar9045 ปีที่แล้ว +7

    Hiiraan 🥰

  • @foosiyosalax8990
    @foosiyosalax8990 ปีที่แล้ว +3

    Xuseen shire hanbalyo hiiraan guul iyo gobanimo

  • @xamdiali649
    @xamdiali649 ปีที่แล้ว +5

    Guul Macawisleyda reer Hiiran ☘️🪴🥀☺️💪🥰

  • @AA-qs1rz
    @AA-qs1rz ปีที่แล้ว +5

    Halkaa k awada halganka waan guuleysaneynaa insha allah

  • @nasteexonasteexo50
    @nasteexonasteexo50 ปีที่แล้ว +8

    Xawadle power

  • @issehassen4203
    @issehassen4203 ปีที่แล้ว +4

    Maasha alaah soomaaliya guul insha alaah

  • @somaligirlsomaligirl89
    @somaligirlsomaligirl89 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahow kuxifdi xuseen shire😢😢😢

  • @abassynwa8916
    @abassynwa8916 ปีที่แล้ว +12

    Victory to Somalia ! We will overcome In Sha Allah
    🇸🇴🇸🇴

  • @ismahanabdiqadir5404
    @ismahanabdiqadir5404 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah xawaadle Wayne guuleesta ❤❤❤❤❤

  • @bashirfahiye
    @bashirfahiye ปีที่แล้ว +1

    Ali Jeyte iyo Xawaadle Noolaada

  • @jabanehirsiofficialchannel5098
    @jabanehirsiofficialchannel5098 ปีที่แล้ว +6

    waan uxiisay xuseen shire

  • @ubahmohamud7475
    @ubahmohamud7475 ปีที่แล้ว +5

    Guul somalinimo

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh ปีที่แล้ว +1

    Waa mahadsan tahay Abwaan Hussein anigoo 81 jir ah buu ikiciyey guubaabadii

  • @maxamedcalibile
    @maxamedcalibile ปีที่แล้ว +4

    Halganka waa guulaysaa insha allah

  • @miski3389
    @miski3389 ปีที่แล้ว +4

    Wax ay in badan calaacalkooda nooga oohiyaanba waxaa Alla mahadii ah in maanta ay saan u faanayaan bahda Qeyladhaan. Guul Soomaali weyn.🇸🇴🥰

    • @bilalsaney763
      @bilalsaney763 ปีที่แล้ว

      😅waxaas alle ka soko xawaadle ka danbeey

    • @miski3389
      @miski3389 ปีที่แล้ว

      @@bilalsaney763 mayee ciidanka Qarankaa sababay dee Xl hortii iyo gadaashiiba waa la dagaali jiree

    • @bilalsaney763
      @bilalsaney763 ปีที่แล้ว +1

      @@miski3389 aheey abaayo waa saas lkn dadka hada kacdoonka bilaabay noo qir Hee

    • @miski3389
      @miski3389 ปีที่แล้ว

      @@bilalsaney763 Halgankiina ogsoonin ugaas. Guuleysta🥰

    • @bilalsaney763
      @bilalsaney763 ปีที่แล้ว

      @@miski3389 abaayo aaa

  • @mukhtarahmedmohamed5312
    @mukhtarahmedmohamed5312 ปีที่แล้ว +11

    One day Somalia 🇸🇴 💙 will raise 🙏 don't lose hope🙏Hussain shire yur legacy will live forever🙏

  • @fardowsomaalin953
    @fardowsomaalin953 ปีที่แล้ว +5

    Hambada dhaafiya Arlada 🤛👊💪

  • @walaldaacadking8272
    @walaldaacadking8272 ปีที่แล้ว +2

    Habaas baan kaaga dhignoo ✊🏻🇸🇴

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaaaaw waxes laga dhah hees shiib iska dhah 🥰♥ ♥ masha alaaaaah wlky xafidullahi

  • @hazoosaasofficial914
    @hazoosaasofficial914 ปีที่แล้ว +6

    Www axsan Hussien shire jooqle

  • @iikarofficial9108
    @iikarofficial9108 ปีที่แล้ว +5

    Waaaw insha allah wan guulaysanayna

  • @fatumaali1924
    @fatumaali1924 ปีที่แล้ว +1

    Vivo husen shire cayaar jecel iyo
    Inta kale guul guul

  • @sucdiyalaxow7203
    @sucdiyalaxow7203 ปีที่แล้ว +1

    👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏 waadhiiri gilin

  • @hawaali5313
    @hawaali5313 ปีที่แล้ว +4

    Maanashallah guuleeyasata looma kala harayo dagaalka kadhan shabaab iyo dhamaan cadawaga umada soomaaliyeed inshallah

  • @kaahomahamuud4801
    @kaahomahamuud4801 ปีที่แล้ว +2

    Hambada haladhameeyo warun xusenbshire iyo timkiisa masha alah

  • @abdikariin8074
    @abdikariin8074 ปีที่แล้ว +3

    The lenged hussen shire nolw

  • @taajir4582
    @taajir4582 ปีที่แล้ว +4

    Wadani husen shire jaamac ciyaar jecel m.a

  • @bashirfahiye
    @bashirfahiye ปีที่แล้ว +1

    Xawaadle Noolow

  • @kingabuukar5703
    @kingabuukar5703 ปีที่แล้ว +2

    Wow m.a fanaaninteyna sharaf dushiin Allah haka yeelo

  • @siyadnoor4535
    @siyadnoor4535 ปีที่แล้ว +3

    Hussein shire lagend

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c ปีที่แล้ว +2

    Guul Iyo Gobanimo Somaliweyn

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 ปีที่แล้ว +7

    Wax aan maqlo waxaa iigu fiican in shabaab lawaayo. Ilaahow naga bara kici shabaab

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato ปีที่แล้ว +1

    Mudane Cali Jeyte 🫡🫡🫡 iyo dhamaantiin

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 ปีที่แล้ว +1

    Thanks husien shire iyo timkiisa

  • @najmosaid7289
    @najmosaid7289 ปีที่แล้ว +2

    Legen xili laguu Baahnaa baa timiye welcom Geesi qaran❤❤

  • @teemwashamsi1704
    @teemwashamsi1704 ปีที่แล้ว +4

    Xawaadle washamsi uu isaga qaaday heeryadii Dulaystayaasha

  • @cabdullahiibnumoha8056
    @cabdullahiibnumoha8056 ปีที่แล้ว +1

    Qeyla dhaan mexey Shabab afka Kala dagaaleen Gesi yaal dhab ah✅

  • @edebsanomar3036
    @edebsanomar3036 ปีที่แล้ว +4

    🤲🤲🤲🤲🥰🥰😍😍guul guul

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 ปีที่แล้ว +2

    MASHA ALLAH MACAWISLEYDA HAWIYE HALAGU BEDELO AMASON

  • @mayaclouds2411
    @mayaclouds2411 ปีที่แล้ว +3

    Ascaleykum waxan idinku salamay salanta islamka ❤

  • @sharifagure3539
    @sharifagure3539 6 หลายเดือนก่อน

    Ku soco sax.......

  • @MBOsman
    @MBOsman ปีที่แล้ว

    Soomaaliya dhib kasta oo ay marto waxay ku dambeynaysaa guul waarta, qarannimo iyo gobannimo aan dheelliyin. Waayo dhibaataba intay dhibaato ka wayntahay ayey guusheeduna ka wayntahay.
    Somalia guul had iyo goor.

  • @najiibhassan
    @najiibhassan ปีที่แล้ว +2

    Legend husen shire 🎉

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 ปีที่แล้ว +2

    Somalia guul in sha allah ❤

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว

    Good song

  • @Team.qasaye
    @Team.qasaye ปีที่แล้ว +2

    Wadani hussan ❤🙌

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 ปีที่แล้ว

    Hiiraan state somalia guuleeysta

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 ปีที่แล้ว +2

    Kuwiihilifyadaxumaa👌🏾Kaca Soomaaliyaay Kaca🤛🏽

  • @AhmedAbdi-rl1kf
    @AhmedAbdi-rl1kf ปีที่แล้ว +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ibrahimabdullahiabdi5254
    @ibrahimabdullahiabdi5254 ปีที่แล้ว +1

    Gaalo alshaab Illahay uma haka qabto

  • @abdikuriya1042
    @abdikuriya1042 ปีที่แล้ว +2

    So labasha wanagsan walalkey hore usoco

  • @rashkaarter9061
    @rashkaarter9061 ปีที่แล้ว +1

    Hiiraan 🇸🇧🦁

  • @aisha665
    @aisha665 ปีที่แล้ว +3

    WA SIDAAS,SHABAAB DIINLAAWE WAALA ISKA CELI KARAA E GEEDKEEY GALAANBA UGA DABA GALA

    • @abwaanciyaarjecel4608
      @abwaanciyaarjecel4608 ปีที่แล้ว

      Heestaan Markii Erayada iyo laxanka la saaraayey ii ogaa xuseen wadaniga dhabta ah

  • @samiroidiris7257
    @samiroidiris7257 ปีที่แล้ว

    Abdi Salam ali muuse qabsto guulyso abti❤

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 5 หลายเดือนก่อน

    ALLOOW WIILASHEENA SOOMAALIYEED HESHIIS QAYR KALA DHEX DHIG SHISHEEYA ISKU DIRAYA RABA INAY DALKA UHARAAN 😢😢😢😢😢😢😢
    AAAAAAAAMIIIIIN AAAAAAAAMIIIIIN AAAAAAAAMIIIIIN

  • @ismael8965
    @ismael8965 ปีที่แล้ว

    Hussein shire legend😎

  • @ashao6383
    @ashao6383 ปีที่แล้ว

    Habada dhaafiyo arlada🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉sax kuwiihakiyeynonahey ❤❤

  • @Boqoldile1
    @Boqoldile1 ปีที่แล้ว +4

    Geeyla dhaan mahadsanid guys somalia ha noolaati

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 ปีที่แล้ว +2

    Reer hiiraan oodhan ayaa dagaalkaan ku Kira xawaadle waa halqabiil

    • @deeqoomar3074
      @deeqoomar3074 ปีที่แล้ว

      Amina Hussein Hassan waad saxantahay halqabiil hiiran ma isku magacaabi karo

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 6 หลายเดือนก่อน

    hiiran stats guuulaysta from soomalind 💚💚💭❤❤

  • @zamzamsfood5192
    @zamzamsfood5192 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allaah 🤲

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว

    Guul q
    Eylo dhan

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 ปีที่แล้ว

    Yeeees kuu hakiyaa nahay

  • @abdiharman7451
    @abdiharman7451 ปีที่แล้ว +4

    XAWAADLE WAXBAAD NA TUSTEEN SOOMAALI OO DHAN IN ARGAGIXISO YAC LA ISKA DHIHI KARO, WAXWALBAAD ASTAAHISHAAN GUULAYSTA REER HIIRAAN!

  • @bashirfahiye
    @bashirfahiye ปีที่แล้ว

    Ali Jeyte Beledweyne Noolaada

  • @MohamedAbdi-jj4fo
    @MohamedAbdi-jj4fo 8 หลายเดือนก่อน

    Libaax❤❤❤

  • @maleleliban-xk8lo
    @maleleliban-xk8lo ปีที่แล้ว +1

    M,a