Xuseen Shire Ciyaar Jecel - Hees Cusub SULEEKHA 2015

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • Hees macaan oo la magac baxday SULEEKHA. waxaa soo diyaarisay Tusmo Films.
    www.youtube.com...

ความคิดเห็น • 1.7K

  • @MaskaxdiiDunid
    @MaskaxdiiDunid 8 ปีที่แล้ว +332

    the best is the best ever thank you brother

  • @cabdixakiinxaajiinaxaaji-qp4uf
    @cabdixakiinxaajiinaxaaji-qp4uf 5 ปีที่แล้ว +94

    walahayga soomaaliyeed asc saliga nabiga wixii jecelow like issaara

  • @iimaanhassan8095
    @iimaanhassan8095 5 ปีที่แล้ว +60

    Walahi luqada somaliga waa luqad xigmad iyo murti ka buuxdo ilahay ayaa nagu manaystay who’s waching 2019❤️

  • @hamzethomas1686
    @hamzethomas1686 4 ปีที่แล้ว +62

    Caawa iyo heestii suleekha ee xuseen Shire jamac ciyaar jecel .
    Wakhtigu waa qaacii danbe waxayna goorsheegtu sheegaysaa. 3:5 habeenimo 30/1/2020
    From gabiley,somaliland 😍

    • @mumtazali4672
      @mumtazali4672 2 ปีที่แล้ว

      Gabiley🥰

    • @dahirmohamedzilva-dj4we
      @dahirmohamedzilva-dj4we ปีที่แล้ว +2

      16 may 2023 Mar kale iii daran tahay horana 2020 Tariikhdu iyadaa is qorta ❤❤❤

    • @FartuunMaxamed-kt1re
      @FartuunMaxamed-kt1re หลายเดือนก่อน

      26jun/7/2024 saacdu 5:46 galabnimo ii daran thy 😂❤😮😊

  • @kawsarise283
    @kawsarise283 2 ปีที่แล้ว +56

    Heestaan 2016 gaari igula gadome garowe😥hesaha way iga duwan tahay xasuus alx lkin waxba ima garin dhawac igaray waka biskoday alx hadana Germany joga 🇩🇪adunku wuu is badele

    • @muniirmohamed3818
      @muniirmohamed3818 2 ปีที่แล้ว +6

      Ana hadda gaari ayan ku wadaa magaalada Wajeer, waqooyi bari Kenya.

    • @kawsariinalovely6546
      @kawsariinalovely6546 2 ปีที่แล้ว +3

      @@muniirmohamed3818 insha allaaah nabad tag wllkay🥰

    • @shueibahmednour
      @shueibahmednour ปีที่แล้ว

      😰😰😰😰😰😰
      Axl dheh malin walba wll shei 🤲

    • @samsamadam9641
      @samsamadam9641 ปีที่แล้ว

      Meeshii baabuurta ku gudooman groove agteeda waana meel laami caadiya jini baa dagan ban maqlay meeshu caadi maaha aad bey baabuurta ugu rogmadaan anigoo us 🇺🇸 ka tagey 2012 kii ban marey 2 jeer kadibna 2016 ilaahay wax naguma yeelin axm meeshaas buuraa geesaha ka xiga laamiga wuuna cusub yahay oo laamiga maba jajabna Maxey dad qabtaa waa meel mucjisaa subxaanalaah

  • @najmamoh7423
    @najmamoh7423 5 ปีที่แล้ว +94

    Samir ruuxii dugsadaa sadkiisa ma waayayee Sax iyo qalad wixii dhacaba Xaalbn ka siinyaa❤ still 2019 8january🤙

  • @NUNE144
    @NUNE144 7 ปีที่แล้ว +98

    heesta waan ku haystaa wllhi ilaa 2015 ka iyo ilaa 2017 waan dhageesta dee yaa lacag igu leh hadaan dhageesta viva abwaan xusen shire ciyaar jecel iyo inta tageertaba i Love you

  • @samaraasiman6936
    @samaraasiman6936 4 ปีที่แล้ว +118

    2020 hdad dawanayso ✌💯🤣😂like 🙏

  • @rahmaroze4982
    @rahmaroze4982 5 ปีที่แล้ว +81

    Heestii hesaha 😢😢😢waa nolosha aan hada ku suganahay qofkii jacaylka dareenkisa garan kara ayaa fahmi kara micnaha heesta

  • @munaali4156
    @munaali4156 5 ปีที่แล้ว +21

    Yaa ila dhagaysnaya 2019👍💞
    Jacaylka Ka sikaan is ma soconaysaa layiri 💞
    Siriqda kabax baan is iri ma siibmaysaa layri💞
    ku sayri badaan is iri sidaa maahaa la yiri💞

  • @ilyaazcdeh4076
    @ilyaazcdeh4076 6 หลายเดือนก่อน +20

    2024/2/29/ and still watching 😂😊

  • @khadarciiltire1276
    @khadarciiltire1276 8 ปีที่แล้ว +16

    heestan abwanki diyaariyay wuxu kucabiray xaalada ay kusugantahay soomaalida iyo sida xasadka iyo cadawgu urabin inay noqdan dowlad iskufilan oo is cafiya iskana ilaawa wixi soomaray yaarabi nagaqabo xasidka iyo cadawga iyo kuwa ushaqeya oo na midee oo naga dhig kuwa adi dartaa isku cafiya oo utashada dadkoda iyo dalkoda aamiin aamiin aamiin yaa raxmaan

  • @mr.hunting
    @mr.hunting 4 หลายเดือนก่อน +2

    Xuseen shire mucaarad maleh qof walbana waa jecelyahay ilaahay cimriga howdheereyo❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedyusuf8950
    @mohamedyusuf8950 4 ปีที่แล้ว +8

    qofkii daawnayo 2020 dhac igu sii suulka xitaa mala baqiila somali wey waan idin jeclahay dhamaantina

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 3 ปีที่แล้ว +3

    Maxamed karaama walahi waa mucjiso
    Dhowr iyo toban sano oon u dhuun daloolaa fanka iyo muusiga soomaaliyeed weli ma hayo muusigaysta aan la simo ama aan ku bedelo Mohammed Karaama Siidi
    Long life our legend ❤.

  • @mariakahie9394
    @mariakahie9394 9 ปีที่แล้ว +40

    Jacaylka ka sikaan is iri ma soconaysaa la yiri, siriqda kabax baan is iri maba siimaysaa la yiri, kusayri baddaan is iri sidaa maaha laygu yiri, Wwwwwww asxan heees viva my fanaan qaran xuseen shire

    • @omarsollasofficial8926
      @omarsollasofficial8926 9 ปีที่แล้ว +1

      maria kahie SXP WLHY WAA UBOGAY HEESKAN kkkkkkk

    • @mariakahie9394
      @mariakahie9394 9 ปีที่แล้ว +2

      ***** It's my pleasure. my sissy i liked this song as well,................................................................... Jacaylka ka sikaan is iri ma soconaysaa la yiri, siriqda kabax baan is iri maba siimaysaa la yiri, kusayri baddaan is iriyoo sidaa maaha laygu yiri, see seeji ayaan is iri sariigaa la igu yiri, seexatay dhuumaan is iri shanqartaa maqlaybaa la igu yiri, si kale ku baxbaan is iri sirtaa gartay baa la yiri, samir ruuxii dugsada sadkiisa ma waayayee sax iyo qalad wixii dhacana xaal baan kaa siinayaaye suluukha siman raali noqo oo sidii hore ii ahaw, Santaaglee baan is is iri subxaan ka baqbaa la yiri, surumo ka dusbaan is iri sinaba kuma haraa la yiri, samaha kuwad baan is iri suurto gal maahaa la yiri, saan tiroo carar baan is iri soo joog baa la igu yiri, sarbeeb hadal baan is iri sax weedhaada la yiri, si kale baan wax u arkoo sahwiga dhaaf baa la yiri, done done sis enjoy xxx

    • @mariakahie9394
      @mariakahie9394 9 ปีที่แล้ว +1

      Omar Mursal Sollas waan qoray waa taas bro waqtigu ha idiin wacnaado

    • @mariakahie9394
      @mariakahie9394 9 ปีที่แล้ว

      No worries babe

    • @sayidali1126
      @sayidali1126 9 ปีที่แล้ว

      maria kahie walashay add me kik sayidlil...please....thanks 😍😍😍😍😍

  • @municadiomondofficial3581
    @municadiomondofficial3581 4 ปีที่แล้ว +17

    Heestan iska ooya marka dhagysto 😭😭😭 2020 hadad dawanyso like isar markasta dhagysta

  • @samsamadam9641
    @samsamadam9641 3 ปีที่แล้ว +18

    Yaa salaam xuseen shire ciyaarjecel woow voice maasha Allah heer sare codkaga x reer xamar jadiid dariska xalaasha berigan yara perfect 👌 ❤ voice keep going 😀

    • @munasarxusen-ky1co
      @munasarxusen-ky1co ปีที่แล้ว +1

      2023 ano xamar jidid jifo dhageysanaya hestan lagama marbo runti

    • @samsamadam9641
      @samsamadam9641 ปีที่แล้ว +2

      @@munasarxusen-ky1co ooh wa kusalaamey walal xamar jadiid xaafadan kusoo korey waliba suuqa agtiisa naga daah yaaqey adaa nasiib lehe hadana qurba iyo baraf ba na helay ilaahow nagu celi dalkeenoo nabada 😍🥰

    • @munasarxusen-ky1co
      @munasarxusen-ky1co ปีที่แล้ว +1

      ​@@samsamadam9641 waka qaday byo waxan u malenaya xamar jidid 3 sano unban joga xafad aan jeclhy runti
      Adiga inad ku dhalatay laga yaba
      Lakin ani gobol gedo la dhaho ku dhashey
      Dhulshishiye jogta alha kugu dhawro

  • @samiirasweden833
    @samiirasweden833 7 ปีที่แล้ว +48

    *Samir ruuxii dugsada
    *Sadkiisa ma waayayee
    *Sax iyo khalad wxii dhacana
    *xaal baan kaa sinayaayee
    *Suleekha siman raali noqo'oo
    *sidii hore ii ahoow
    hees shidan iga dheh I Like it well done al fanaankeena 《xuseen shire》

    • @xbggvvg678
      @xbggvvg678 7 ปีที่แล้ว

      samiira sweden kkkkkkkkkkkk

    • @hanadqays5415
      @hanadqays5415 3 ปีที่แล้ว

      weLLcome wLL

  • @faaz380
    @faaz380 9 ปีที่แล้ว +9

    Suluukha siman raali noqo oo sidii hore ii ahaw.......Waaaaaaaaw!!

  • @hihocabdilaahi3623
    @hihocabdilaahi3623 5 ปีที่แล้ว +29

    Hadaa dhagsysanayso 3 October 2019 like ha Ila dhafin somali mahamed♥️😘👌👌

  • @MaslaxElmi
    @MaslaxElmi 10 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan inan uqaadi jirey o 7sano xirir wadaney ayey hooyaded idiidey kadib wiilkle ba gursadey sanadba laga joga mnta inanti xasuustey sulekha siman😢 💔

  • @NM-lo3jv
    @NM-lo3jv 7 ปีที่แล้ว +40

    the only song aan heesi heesa u jeclahay waye keep going

  • @abdirahinabdimajid1729
    @abdirahinabdimajid1729 ปีที่แล้ว +27

    The timing of this song was too relevant to the situation I was in at that time, the song was released shortly after I've ended what was The Best and Most beautiful relationship I've ever had so far due to my youthness and inexperience towards life🤗I used to listen this song and another song named Cafis which was sang by Hussein himself alot and both was so touching to me😶💯Years has passed but I still occasionally come and revive the past by listening this Nostalgia song❤️

  • @cabdullaahiyaasiin2507
    @cabdullaahiyaasiin2507 5 ปีที่แล้ว +11

    2019 , ayaan daawan .
    Waa hees samayn leh .

  • @abdulmajidahmed9162
    @abdulmajidahmed9162 2 ปีที่แล้ว +27

    How can you stop listening to this legend 🥰😍

  • @abdulmajidahmed9162
    @abdulmajidahmed9162 2 ปีที่แล้ว +55

    2022 and still listening 🎶 👌 Hussain shire is the GOAT 🐐

  • @dagankonjo7256
    @dagankonjo7256 7 ปีที่แล้ว +205

    aniga sulekha ley dhaha ee like i sara

  • @khadiijohassan8454
    @khadiijohassan8454 2 ปีที่แล้ว +2

    Samir ruuxi dugsada sadkisa ma'wayaye sax iyo khalad wixii dhacay xalban kasinayaa❤

  • @akm4505
    @akm4505 5 ปีที่แล้ว +189

    Heesaha La raabo In la dhegeysto Waa Heestan oo Kale 💯🔥❤️ Waa Sugaanti Saxda Ahayd 💯
    Nacala Shaydaan Ku Yaal LiKe I Saar 💯

  • @SUHAYB_SAED
    @SUHAYB_SAED 11 หลายเดือนก่อน +9

    Brilliant songs never gets old ❤2023 fantastic words 😊

  • @anasyoo4834
    @anasyoo4834 5 ปีที่แล้ว +19

    Yaa ila dhageeysanaya August 2019🖐🔥💯🖐

  • @nasriin22bashir29
    @nasriin22bashir29 5 ปีที่แล้ว +19

    Heestan xasuus ee ii thy inta iga dambeyso like ha iigu cimaamado

  • @KobreWayne
    @KobreWayne 9 ปีที่แล้ว +7

    Suleeqo siman raali noqo oo
    Sidii hore ii ahoow mcn siman
    Ii ahooow xabibi xubi ii ahow
    Nice words one of my favourite songs
    Hussein shire nooloow sxb 👌👌👌

    • @nuurhilowle9874
      @nuurhilowle9874 ปีที่แล้ว

      War nio manooshehya waatiga waa socdaa

  • @nishaali8428
    @nishaali8428 8 ปีที่แล้ว +11

    omg heestan wa best somali song ever wallahi

  • @bashirhusni7772
    @bashirhusni7772 4 ปีที่แล้ว +10

    Who is watching October 2020......Always best Hussein shire💕💕🔥

  • @axmedc.raxman7778
    @axmedc.raxman7778 9 หลายเดือนก่อน +1

    Santaaglee baan is iri subxaan ka baq baa layiri .xaqiiq wlhi nin alle ka baqayaa ma kibro❤

  • @ahmedelmi3627
    @ahmedelmi3627 7 ปีที่แล้ว +16

    Academy aye you heestaan u macaantahay Waa heestaa Kalia oooo aan dhagaysto markaan murugooodo

    • @habibaaden5635
      @habibaaden5635 6 ปีที่แล้ว

      ahmed elmi ^##"&
      into gclmbcx1e c bn m
      Mcf vb mfhfbvxshhhvb

  • @deeqmohames4185
    @deeqmohames4185 7 ปีที่แล้ว +1

    Huseenow awoow macan qofkale inaad udhibto heestan baa kuleheed... ma dhahaayo wad kuxuntahay.... Such a lovely song with great words...

  • @jessicatexas6778
    @jessicatexas6778 9 ปีที่แล้ว +116

    like damn this song is off the chain! I salute to you, sir! And I officially nominate you into the great hall of music.

    • @abdlleawil1347
      @abdlleawil1347 9 ปีที่แล้ว +3

      waaaw best hes

    • @sakidj6539
      @sakidj6539 8 ปีที่แล้ว +4

      madam plz don.t say like this ifen ilike this song Butt u don.t understand?

    • @ayaansaiid380
      @ayaansaiid380 7 ปีที่แล้ว +1

      caadiii mahan walhi

    • @abdifatahadan2668
      @abdifatahadan2668 7 ปีที่แล้ว +1

      Jessica Texas
      u knw nothing if u nominated this man the greatest....

    • @amiramohammed1302
      @amiramohammed1302 7 ปีที่แล้ว +1

      Jessica Texas 😍😘😘😍

  • @ayaanzandheere1260
    @ayaanzandheere1260 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaa ila dhageysanaaya 2021 kamaba xiiso dhaco wlhi heestan😘😘😘✋from gopolkii raga

  • @raqiyahasan3647
    @raqiyahasan3647 3 ปีที่แล้ว +8

    2015 ilaa 2021 hadaad dhagaysanayso heestan jacaylkad waxka taqaan inta ila midka ah farta taaga 👆

  • @faizaahmed5220
    @faizaahmed5220 8 ปีที่แล้ว +43

    he is my favourite singer, after omar dhuule cali.

  • @abdullahimohamedkhalif8700
    @abdullahimohamedkhalif8700 6 ปีที่แล้ว +37

    Laxanka heesta wan iska jclhy
    25/1/2018 mar labad hadan Dawanin like iisara plz😍😘

    • @abdullahiahmed5343
      @abdullahiahmed5343 4 ปีที่แล้ว

      Walalow laxan maxaa ladaha fadlan san umaqley way igubadbatay

    • @mohamedshibrahim9454
      @mohamedshibrahim9454 3 ปีที่แล้ว

      @@abdullahiahmed5343 LAXANKA WAXAA LAGA WADAA , QAABKA HEESTA LOOGU HEESAYO IYO SIDEEY ERAYADA HEESTA ISKU RAACAYAAN.

  • @ahmednucman4333
    @ahmednucman4333 ปีที่แล้ว +1

    Hees Xasus igu leh 2017 iyo Maalmihii nolasheyda ugu Quruxda badnay Aan awid isolawan donin 💔🥺😢😢

  • @empiregirl5033
    @empiregirl5033 7 ปีที่แล้ว +62

    kumaa dawanaya xiligaan 2/5/2017 ani cml hees shidan😢😢xaal marabo #hussein istaqfurllh

  • @ayaankhadarahmed5046
    @ayaankhadarahmed5046 8 หลายเดือนก่อน +2

    Saki mcn ralinoqo ano khalad kagalin yan markasta iskuda inan kuraligaliyo mcn ifahan🙏😢❤2024

    • @-Nasrish
      @-Nasrish 8 หลายเดือนก่อน

  • @ahmedalishire6737
    @ahmedalishire6737 9 ปีที่แล้ว +8

    am not,sure, if am going to listen any other song this time round my favourite song of all time
    viva al fanaan Hussein

  • @Cawayska
    @Cawayska 10 หลายเดือนก่อน +2

    26/10/2023 habeen jimce soo gelayo roobabkii deyrtuna daqiiqad daqiiqad u hoorayaan ayaan ku murqaamaya eebe ayaa mahad iska leh 😊

  • @kaamilosman467
    @kaamilosman467 5 ปีที่แล้ว +18

    2019 yaa dawanaya

  • @aminaabdalle8212
    @aminaabdalle8212 2 วันที่ผ่านมา

    2016 up to 2024 waa dhagaystaa Xuseen shire Ciyaar jecel inaaderkay 🙏😍💯💃

  • @AyaAhmed-zr4iy
    @AyaAhmed-zr4iy 8 ปีที่แล้ว +10

    saan tagley baan is iri
    subxaan kabaq baa la iyiri
    walah cadi ma aha mshlh

  • @miicadabbas1258
    @miicadabbas1258 3 ปีที่แล้ว +2

    Wa hben jimce ah bishuna ay tahy 9/4/2021 runtii hestan wa hees ad uqiiro iyo murti badn hadalkeyga wxn kuso kobayaa weligaa qofku jecel haku cayaarin jeceylka iyo wanagu ku qabo haka faidysn plz jecylku wa xanun wlh niyada qof wllka/wlsha haka jabin plz wllyll

  • @kaamali4574
    @kaamali4574 5 ปีที่แล้ว +7

    Habeen Xasuus mudan wlhy 15:02:2016 from sweden, boden to germany, hamburg.
    Maatana 01:02:2019 italy, milano
    Hees iga dheh aduunyadu xasuus baa ka harta

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 3 ปีที่แล้ว +2

    Samir ruuxii dugsada sadkiisa ma waayayee..
    Sax iyo khalad wixi dhacana xalban kaa siinayaa💖
    Still 2021 😘

  • @aadamhazzan8788
    @aadamhazzan8788 5 ปีที่แล้ว +17

    2019 hdad dawenyzid like ta

  • @yaasiruk9990
    @yaasiruk9990 2 ปีที่แล้ว +2

    The best songs xuseen shire cod laxan erayo wuxuba waa dahab wa waxani waa nuurka fanka somalid

  • @MaxamedCedruus
    @MaxamedCedruus 7 หลายเดือนก่อน +3

    2024 qofki iga dan beya wax garad waye like sar😢❤😢

  • @rayaanxcrahman4343
    @rayaanxcrahman4343 4 ปีที่แล้ว +2

    26/3/2020 inti ila dwanaysa lake ta ku dhac sii king and queen❤❤

  • @MilahMeia
    @MilahMeia 4 ปีที่แล้ว +22

    I love this song. Much peace and love from your American Sister

  • @anaayoub100
    @anaayoub100 7 ปีที่แล้ว +101

    qofkii jaceylka darenkisa garanayo ayaa fahmi karo micnaha

  • @bintuhassan3915
    @bintuhassan3915 5 ปีที่แล้ว +6

    2019 liketa ii saara

  • @qalbitaajir5942
    @qalbitaajir5942 4 ปีที่แล้ว

    *2020/june/29 ya daawanaya ...samir ruuxi dugsada sadkisa ma wayaye sax iyo qalad wixi dhacana xaalban ka sinayaaye........*

  • @abdijama5340
    @abdijama5340 4 ปีที่แล้ว +4

    Dude this is legendary i am gonna be here 2020 2040 2080 🔥🔥🔥🔥🔥🔥💯💯💯✌🏾

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 4 ปีที่แล้ว +2

    Qarnigii danbe ragii fanka xidigaha galiyay ilmo shire ciyaar jeceL....❤

  • @farhiyasalad8701
    @farhiyasalad8701 8 ปีที่แล้ว +25

    qalad waa lagalaaa waana laga soo noqdaa iska cafi maskiinka calooshaa isoo dhacday wlhi

    • @hassanslhmo4411
      @hassanslhmo4411 4 ปีที่แล้ว

      23/12/19= 10:49pm ninki dhageysanyo

  • @abshirabdi6137
    @abshirabdi6137 3 ปีที่แล้ว

    Samir ruuxii dugsadaa sadkiisa ma waayayee Sax iyo qalad wixii dhacaba Xaalbaan ka siinyaa san taaglee baan is idhi subxaan kabaq baal layidhi surumo kadus baan isidhi sinaba kuma hadhaa layidhi nolol waarta alfanaan xuseen shire ciyaar jecel still 2021 14february❤ ❤ ❤

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 2 ปีที่แล้ว

    Marka lagasoo tago music heesta
    Afsomaliga waa cajiib marwalba waa luqad aad u balaaran oo dhan walba lagasoo geli Karo masha alah ilaahow mahadaa
    Abaalkaas waxaan uga haynaa cidii qortay hadaanu nahay jiilka danbe waa inaanu luqadeena ku faano oo aanu wax weyn u aragno marka la bar bar dhigo luqadaha kale ee aduunka ka jira
    Murti iyo maah maah iyo sarbeeb iyo suugaanba waa leenahay alx

  • @darodali6364
    @darodali6364 8 ปีที่แล้ว +46

    odaygii adeerkay ahaaaa naaagta sidaa uga calaacalisay talow waaa tuma alla naaaguhu balaaayaysanaaaa

  • @sadioalihassan280
    @sadioalihassan280 3 ปีที่แล้ว

    Xusen shire waa walalkeey qofkii haaya numbarkiisa fadlan iiso gudbiya

  • @mo-gg9zx
    @mo-gg9zx 4 ปีที่แล้ว +6

    2019
    Kama xaajiso🤙🤙🤙🔝❤🔥❤

  • @zoyaalpizultan2745
    @zoyaalpizultan2745 3 ปีที่แล้ว +1

    2021 baandawanaya inta ila dawaanaysa liketa dhac ku sii

  • @iqraaadam235
    @iqraaadam235 6 ปีที่แล้ว +16

    Waaw msha allaah✌💝

  • @AminaMaandeeq
    @AminaMaandeeq 7 ปีที่แล้ว

    inaba caadi mahan hussein shire qof aan dunida ogu jacaylaa baad u egtahay alle ha ku xifdiyo

  • @ugasomohamed8497
    @ugasomohamed8497 8 ปีที่แล้ว +6

    abwaaan huts off to you...both the rthym and lyrics are smooth and meaningful

  • @Nasteeexo
    @Nasteeexo 9 หลายเดือนก่อน

    Samir ruuxii dugsada sadkiisa ma wayaye sax iyo khalad way dhacaan been maha❤

  • @ramloyaasiin961
    @ramloyaasiin961 6 ปีที่แล้ว +6

    Samir ruuxi dugsado sadkiisa ma waaye 💖hees murti weyn xambaarsan😍nolow wllken hussein shire 💝

  • @Mohamoud-Buuhoodlaawi12
    @Mohamoud-Buuhoodlaawi12 ปีที่แล้ว

    Heesaha macaan io luuqda io codkaa idilay allow hana joojin addun bilaa fan ah.❤

  • @binaliofficial1413
    @binaliofficial1413 6 ปีที่แล้ว +59

    Who is listening this song 2018😍😍😍😍

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. ปีที่แล้ว +1

    Samigey Hussein shire caadi maahin 2022 dhamaad eh baan qoraalkaan qorooyaa 4:50 xasuus😀

  • @yasinadan7523
    @yasinadan7523 7 ปีที่แล้ว +148

    2017 yaa dawanaya inta #2017 dawaneysa like isaara pls

  • @Anwaar.aadan.maxamud
    @Anwaar.aadan.maxamud หลายเดือนก่อน

    Naxarsta abe korkina haa ahato somaliweyn sida amaha layidhi 19/8/2024 from hargaysa waqoyi galbed somaliya

  • @hallahillali7158
    @hallahillali7158 8 ปีที่แล้ว +4

    woooow Casal😍😍 this song is beyond best song its magical👍 Best singer ever👌

  • @nasromaxmad8402
    @nasromaxmad8402 7 ปีที่แล้ว

    Ani heestaan sidaan ufahmay mise sikale inkasto o aan sifiican heesta u fahmin somalika wlhi wiil aan lixsano isla soconay ayaa isodiray isla markaas aad ayuu igaa yaami jiray marku rabu in uu ika tako marno waxuu idhahay hadaan ka carari lahaa ilah ayaan kabaqa hadan aad ayuu I qayaano jiray wlhi Ani dartiis ayaan ajnibi uraacay waayo gabar ayuu ika raacay hadan gabar soomaliyeed ayaan ahay o cil iyo caro u raacday aj nabi misena aan u qalmin waayo niyad ayuu ijabiye

  • @cimraanlove1257
    @cimraanlove1257 5 ปีที่แล้ว +8

    2019 hadaad xasuusatey heestii waayo waayo like saar

    • @ruunruun6136
      @ruunruun6136 4 ปีที่แล้ว

      Sorry Al fanaan murugada kuma ficnid maskiin

  • @shucaibxeydar5935
    @shucaibxeydar5935 7 ปีที่แล้ว +1

    Xuseen shira waa nin culus jacelykii iigu horeeyay aan xasuus tey caawe

  • @beerdilacsheshow6882
    @beerdilacsheshow6882 5 ปีที่แล้ว +8

    2019 yaa ila dawanayo
    Like

  • @AbdirazhiidAhmed-ss1un
    @AbdirazhiidAhmed-ss1un 11 หลายเดือนก่อน +1

    Caawan helay waan raadiyoba from jeego

  • @Dangarad.01
    @Dangarad.01 5 ปีที่แล้ว +4

    2019 ayaa daawanaya

  • @ramloahmedgabayre8130
    @ramloahmedgabayre8130 11 หลายเดือนก่อน +1

    2015 ban Dhagay san jiray❤😢

  • @zakchannel7974
    @zakchannel7974 4 ปีที่แล้ว +3

    Big brother hussein shire keep it real fans ❤️💯👏👏👏☝️

  • @odaycabdillewiilkisa1897
    @odaycabdillewiilkisa1897 2 ปีที่แล้ว +1

    Ridwan cadey raali noqo sax iyo qalad raali noqo Oo sidii hore ii ahow 🥲✌️

  • @hargeisaboy6045
    @hargeisaboy6045 4 ปีที่แล้ว +4

    2020 hadaad daawanyso ,like ku dhufo si aan u aragno Dadka 2020 daawanaya

  • @anzal_hayat_
    @anzal_hayat_ 2 ปีที่แล้ว

    Samir ruuxi.dugsada sadkisa.mawayaye sax khalad.wixii dhacaba xaalban kasinaya 💯 axsan erayo wanagsan💯🙏

  • @qaaliismaan4704
    @qaaliismaan4704 8 ปีที่แล้ว +43

    hestan wa xaska marke xanaqdo lagu raligilinayay

  • @xilkasofficial9553
    @xilkasofficial9553 3 ปีที่แล้ว +1

    2021 inta dhageysanoso ☝🏻☝🏻☝🏻

  • @arsenalshorts5713
    @arsenalshorts5713 6 ปีที่แล้ว +7

    still watching 3/10/2018 I love this song

    • @Xisbullaah118
      @Xisbullaah118 8 หลายเดือนก่อน +2

      Waqtigu inuu cajiib yhy😢 10/3/2024 watching

  • @inasuleimanganes7696
    @inasuleimanganes7696 3 ปีที่แล้ว +1

    Inta dhageysaneysa 2021/3/22liketa haila dhaafina

  • @AhlaamAhmed
    @AhlaamAhmed 8 ปีที่แล้ว +6

    samir ruuxii dugsada sadkiisa ma waayayee saxiiix

  • @khalidketema1835
    @khalidketema1835 5 หลายเดือนก่อน

    I am Ethiopian I don't know what he says but I love this song ❤❤❤