Saan u gaabsanayaan Gabooboyoo Gabdhihii iyo gayaankaygi Waan gafee Gablamaayee God Aakhiro Aan gallee hehee Naa intaanan Gu'in Ii gunaanadee Garbahayga Gammuun Baad Ka taagtayoo Gibilkayga suntii Wada gaadhayey Gablamaaye God Aakhiro aan galee hehee Naa intaanan go'in Ii Gunaanadee Aniga isku gaystay Guhaadanoo Qurux la iga gadaayay Gacaladooyeey Gablamaaye God Aakhiro Aan galeen hehee Naa intaanana Gu'in ii gunaanadee. W/Q: Abdiwali Ceeblaawe.
Heesaha oo dhan qur,aanka alle ayaa ka macaan
Maysla qaadanay❤❤❤❤
♥️
Waa sax
Legend. Xusein macawiista dhaqan ka ayaaba qurux badan noolow in badan.
👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹♥️♥️
Waa Ka libkeenay qoodheey iyo xeradeey Xuseen Dareenkii, laxankii iyo luuqdii heestii yaabka lahayd ee I Gunaanada
Hussein shire fananka kaliya ee aan si dhab ah u taageero Wana wadani dhab ah hestana aniga ayey I tabaneysaa.
Heestaan Waa Guhaan Ninkii Hore qaaday Ayaa Isku Guhaaday Wuxuuna Kadhacay Nolasha Kadibna Dhintay Ma Fiicna Heesaha Guhaanada Adigee Dib Kugu Soo Noqanayaa
Mohamed Jaamac Joof, baa la odhan jiray, reer Hargeisa, filimkii la odhan jirey " Miyi & Magaalo" bay ku jirtay.
Alaha unaxariisto abwaan wayna xxxxxxxxx hobaladii wabari xxxxx hargaysa ciyal liin Xasuusa gara
Delenquente abituale xuseen shire.
Nin gumeed nin gumeed kale jirin
Waa loo baahnaa in dib loo qaado heesihii hore weliba Xuseen Ciyaar Jecel iyo Maxamed Jaamac Joof Waa isku dhuun codeed
Fanaankaan markaan codkiisa maqlo waan qiiroodaa waayo waxan dhagaysanjiray xiligii aan yaraa codkiisa ma maqlay hees kasta ha qaade xasuus bn galaa
Maxamed Jaamac joog heestii muskadadeeda ayaa television kii Qaranku Ku soo geli jiray xilliga warka
Waxaan dhegeysan jirey aniga oo aad u yar, hees qiiro iyo caloolyow miiran ah ayey ahayd waxa la yiraahdaa waa heestii uu Maxamed Jaamac Joof isku guhaamey, isla wakhtiyadaasba Jabbuuti ayuu ku dhintay isaga oo nolosha ka dhacay! Wuxu ahaa Waaberi.
Aniga hada iigu horeyso lkn Wuu is habaarey, heeso bdan waxaa jiro Ilaahey u aqbaley qofkii qaadey. Sida maxamed mooge liibaan
Geestan waxaa qaadijiray barkhadcas. Sanadkii 1972. Waa xusuus fiican❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Legend Xuseen shire 🙌
Maxad adan joofa xxxxxxxxxxxx Xasuusa gara hargaysa
Qurux buu la Gaboobay adeerkay m.a😂❤
Wow Xuseen Shire Legend Macawista Qurux baad ku tahay ❤💖💙🎈🙏
Xusseen qurux naageed madhamaato ee wax aad dhiibtid haweyn
Xuseen shiire waa Fanaanka is walaalsano heestaan Anigaa qeyb weyn ku lahaa
Legend Xusen shire Ciyaar jacel horay u soco ina adeer
Qabyyaldiiste one ,Reer qabyaalad jeceyl huhh
Beenta mahn walhi kuwan waye waxa qabiil na baray
Aar heesta waad dishay maxamed jaamac joof halkiisii maad gaarsiin
Waa hesaha aan ugu jclhy gunanad balase codki aan horay ku maqlay wax gaaro male xusen jiliinkiisa waan wataa lkn codka may
Waa heed xun oo habaarara dhib haduu ku hays to Alle ha kaa qaado
HEESAA GUHAANKA ILAAHAW YAAN LAGAA RAACIN AAMIIN
Legend is back 💯
Maashaa allaah sxb key xuseen horay u soco
Legend is always legend
Adeer hoorey usoco😍
is back 🙌 😍 dadka an u bahnen
Xuseen shire sxb Kay walaaalkay . Nin hiil iyo hooo gala Ala ku jecliyaaa. Dad badan haday lice kuuu baran lahayeeen
legend is back
Gabdhii gayankayii waan qafay
Legend wanwataa ninkan
Legend Hussein xhire
legend heesihi mucaaradnimada wali kaama hyno
Geeesi in aad tahay weey kaa muuqataa
Legend💘💝💖❤
Muuqaalka iyo erayadu waa isleeyihiin. Nin weyn Xuseen Shire Jaamac👍
XUSEEN SHIRE CIYAAR QURUN.
#BENAAAAAAAAAAAAALE.!?
Waadkabxsatay walhi naa itaanan go,in ii gunaanadee
Silver star 💫✌️
Old is golden😎
Xuseen shire ciyaar jecel
Page-ka u dambeeya miisaanka ayuu ka lumiyey
Legend Always Legend👏❤
Gabdhii waa gafay oo dhan
Heeatan ma faramaaja calaacalya mesh ma fahmin
Atoore baadiye ayaad ka tahay meesha isaga bax. Yaa ahlu 91kii
Legend xuseen shire
Wuu keney heesta nin weyn
Saan u
gaabsanayaan
Gabooboyoo
Gabdhihii iyo
gayaankaygi
Waan gafee
Gablamaayee
God Aakhiro
Aan gallee hehee
Naa intaanan Gu'in
Ii gunaanadee
Garbahayga Gammuun
Baad Ka taagtayoo
Gibilkayga suntii
Wada gaadhayey
Gablamaaye God
Aakhiro aan galee hehee
Naa intaanan go'in
Ii Gunaanadee
Aniga isku gaystay
Guhaadanoo
Qurux la iga gadaayay
Gacaladooyeey
Gablamaaye
God Aakhiro
Aan galeen hehee
Naa intaanana
Gu'in ii gunaanadee.
W/Q: Abdiwali Ceeblaawe.
Markaa qorayso ma adigaa leh erayada kipaax
Thks
❤❤❤❤❤❤❤❤
Ina adeer soolabasho wanag san
Legend ❤🙏
Ilkayar qurmuun somali waa baratay waxa tihiin
Ilkaha wyn adigu qaad9
Qofkii caytama isagaa dhibane ah
Sax waye✅❤️😂
Ilkayar wagaro lawaay gob mariixaan hawiye qurmoono waxad custo moyee miirkale malihid duli tuugsada
Kkkkkk
xuseen shire leg
Ww
Very 😔
Sidii Waagii u Cararay Hada Miyuu Soo Laabty Qabiileytihii Weynaa
Siilka hoyada
@@khaalidcj8902 Kan Walashaa isoo dir sidu u Egyahay Aan Arkee😄😄
Ninkani waa shaqsi QABIIL IYO QURUN KA BUUXO oo cover up ka dhigto Soomali baan ahay oo qaran baan aaminsanahay.
TUUG TUUG DHALAY DADKa wajigooda kaleexo beenloiyahaw
Beenta iskadaa wiilkaan wadani waaye adaa qabiilkisa ku nacaayo
Kaama dhageysan copyga ayaa kugu filan qaran dunshoow,qabyaaladiiste waalan.Aaway qeylo dhaan waawareey mise fashilkii baad ugu noqon weydeen.Daalimiin qaran iga dheh, isxiijin iyo iswaal been ah🤣🤣🤣😂😂🤣🤣🤣🤣🤣