FAHMO ILAYS-DHAANTO CUSUB-SOOL IYO KHATUUMO- DHAANTO 2023- FAHMA ILAYS- NEW VIDEO 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 มี.ค. 2023
  • #dhaantocusub #dhaanto #dhaanto2023
    Join this channel to get access to perks:
    / @hireyinc
    Subscribe ii saar walaal- halkaan dhag ka sii:
    m.th-cam.com/users/xirey?sub_confi...
    Daawo:
    • Wardoon Silsiladi Ward...
    Daawo:
    • Wardoon jawaab cusub A...
    Like iyo Follow ii saar facebook:
    / hireyinc
    Like ii saar Instagram:
    xireyinc?h...
    Ali dhaanto subscribe u saar:
    / @alidhaanto
    Hirey Inc and Vlogs
    Video cusub af soomaali
    Somali language video
    Af soomaali
    For all inquiries email soomaaltube@gmail.com
  • เพลง

ความคิดเห็น • 1.2K

  • @jaamacbashir1516
    @jaamacbashir1516 7 หลายเดือนก่อน +41

    Ilaahay amarkiii dhulbahante daarood ku waa wada jecelyihin hadiiba la taabto daroodku af iyo adinba waa ku difaacayaan guuleysta tolkey sacid harti from wiil maxamed harti ah

    • @asiahassan5410
      @asiahassan5410 26 วันที่ผ่านมา +1

      Mashallah nooo dheh sacid harti ciyaar ma aha...adiga tageradaadi away???

    • @aarkadoollo9908
      @aarkadoollo9908 วันที่ผ่านมา

      ​Mashallah tabarakallah from curadka harti dulka ssc khatumo wuxu hosyimada saldanada harti. maxamed harti bana ilaladisa iyo difacise leh mamulkisana sicid harti ha ku filnado ​@@asiahassan5410

  • @abdirashidcolaadmohamett6
    @abdirashidcolaadmohamett6 ปีที่แล้ว +86

    Moqokori hiiraan aniga oo soo maraya oo gaari saaran ayaan ka maqlay mooto ay ka baxayso dhaantan markii aan xamar imid la soo dagay❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @apdallajoseph
    @apdallajoseph 11 หลายเดือนก่อน +43

    Heestu sidey u qaadey bay u dhacday maalintii 25/8/2023 jimcihii goojacade my favourite dhanto

  • @orpheus1662
    @orpheus1662 4 หลายเดือนก่อน +18

    Walahi Oroma nahay bey kaga keen siyeen 😂😂😂 SSC is not easy love from muqdisho Caasinada umada

  • @ruwaydakassim5507
    @ruwaydakassim5507 11 หลายเดือนก่อน +220

    Goojacade Taariikhbaa ka qormatay 25/8/2023 Alla maanta farxad waan la ooyay 😭😭 guulayta ilmo adeeryal

    • @FatmaAli-gl1mr
      @FatmaAli-gl1mr 11 หลายเดือนก่อน +11

      Haa wlaahi alxmdulilah shalay waa lagaguulaystay snm

    • @nasrayusuf6246
      @nasrayusuf6246 11 หลายเดือนก่อน +8

      Alxamdulilllaah illaaheey xaqa ayuu hiiliyay

    • @user-rs2bf6bd2m
      @user-rs2bf6bd2m 11 หลายเดือนก่อน +6

      Oohinta maxaad usaarta qosol ladhac mise waa farxad ooy maanta hhhhhhhhh

    • @hindohussein6028
      @hindohussein6028 11 หลายเดือนก่อน +9

      Hadala badan ayuu rabi rumoeyay sida gabadhan midhahedo kale gardaro qof wado alle ma guleyo intana cimri qadasho ugu fialan cidkasto awod ushegato dad ayyna waxba dheren

    • @BadelFaraholad
      @BadelFaraholad 10 หลายเดือนก่อน

      Thanks

  • @farahdalmar1099
    @farahdalmar1099 8 หลายเดือนก่อน +16

    Intaad sheegtayba way dhacday indr Allah haku xifdiyo Guulayso ❤

  • @aftaxdhagofiiq.21
    @aftaxdhagofiiq.21 10 หลายเดือนก่อน +65

    thank u inader waxkasta waxay u dhaceen sidad u rajaysay im very proud inan hadalkaagi rumaynay.🐎🦁

  • @lilsamiir1m
    @lilsamiir1m 11 หลายเดือนก่อน +66

    25 August wixii Gooja cadde ka dhacay waa taariikh dahab ah dhamaan Gobta D5 ❤🎉

  • @bahjoqurux1837
    @bahjoqurux1837 ปีที่แล้ว +142

    Wlhy wajeclhy Dhulbahante zaid walipo from gabar marexaan 😢🫶🏻❤️🩸😫🐎

    • @lstarahmed6903
      @lstarahmed6903 11 หลายเดือนก่อน +14

      Wan guuleysnay from mr jah 🇱🇺🇱🇺😭😭💪🏻💪🏻💪🏻

    • @carfiabdi3987
      @carfiabdi3987 10 หลายเดือนก่อน +3

      ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 10 หลายเดือนก่อน +7

      Abaayo mcn curadkeena sade daarood anaguna waana jecelnahay from Darwiish 💉♥️🖐

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@lstarahmed6903abaayo mcn waan guulaysanay guul taariikhi ah walba

    • @haifaalie7279
      @haifaalie7279 9 หลายเดือนก่อน +7

      Wan ku jecelahay inaader Illaahay haku sharfo❤

  • @maslaxwadani4538
    @maslaxwadani4538 ปีที่แล้ว +60

    fahmo salad aflow fahmo ileys gabar darod marexaan rer diini kuwi isaq somalinimada nacsiyay❤💪💪💪

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 8 หลายเดือนก่อน +1

      Cidna Soomaali ma nacsiinine email
      Xumaan ay qabaan ayey la cuqdadeysanyihiin yihiin

    • @user-qf2bq9wd2y
      @user-qf2bq9wd2y 7 หลายเดือนก่อน +1

      Shiikh abdirihman bin jabrti Al hashamiyi raximahulah raxmatan wasican❤

  • @khalisuleman9389
    @khalisuleman9389 8 หลายเดือนก่อน +17

    Guul iyo sharaf ماشاء الله تبارك الله🙏
    Walee riyaadasi waa rumowday❤

  • @mudiali719
    @mudiali719 11 หลายเดือนก่อน +74

    Heestan waxeey sheegtey kuli weey dhacdey Manshallah gabadhan waa rabaa inaa la kulmo inshallah

    • @husseinmohamud8466
      @husseinmohamud8466 11 หลายเดือนก่อน +4

      Ayada waaa mareexaan abwaanka sameyey waa ogaden....waxaa la dhaa abwaan baag

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 10 หลายเดือนก่อน

      @@husseinmohamud8466 tolka mareexaan iyo ogaadeen waa gacalka laascaanood laga qabsan waayey ilaahay hanoo daayo ♥️

    • @halimabulhan4424
      @halimabulhan4424 4 หลายเดือนก่อน

      Abwaankii sameyey ayaa halelay humaga dagalka iyo halku kudabenayo allana waa aqbaley e ha ilawina ninki sameyey murtida hir gashay ❤❤❤❤

  • @maxamedcabdimaxamedcabdi2868
    @maxamedcabdimaxamedcabdi2868 10 หลายเดือนก่อน +49

    Anigoo ah kablalx daaròd awooda 1aad ee d5 Mahadsanid fahiima wllays gabdhaha d5 guul

  • @adeshabdirahman7739
    @adeshabdirahman7739 11 หลายเดือนก่อน +60

    Masha allah Guul iyo gobanimo manta wanu karnay Goojacade wan qabsanay fahiima ILays dhaantada manta ayaay sactahay✅️Fom OG👍 Gobta ❤D5 ❤wa dheekayga

  • @simaasma3095
    @simaasma3095 4 หลายเดือนก่อน +9

    Anoo jooga qurbe Ayaan dhaysanayaa mar22❤❤❤ guulaysta tolkay

  • @user-dm7ip2tp6q
    @user-dm7ip2tp6q 10 หลายเดือนก่อน +37

    Heestan wexey uqantaa 18 million ❤

    • @BadelFaraholad
      @BadelFaraholad 8 หลายเดือนก่อน

      19m waa daarood oo dhan daawada

  • @apdullahicarab2461
    @apdullahicarab2461 6 หลายเดือนก่อน +29

    04/Jan/2024 baan dhegeysanayaa anoo jooga jiida hore ee Guumays saacadanu tahay 4:30 habeenimo.

    • @SalmaGurey
      @SalmaGurey 14 วันที่ผ่านมา

      allow cadowga kaa qabo walalo from gerikoombe

  • @maslaxwadani4538
    @maslaxwadani4538 ปีที่แล้ว +32

    qudadii gabowaday e gocon jirten mid kaweyn ban idinsidna landheere sade darod ah qasatan gabar marexan rer diini rer ugas sharmake dhalboqorroyo❤💪💪💪💪

  • @ahmedmahamed5082
    @ahmedmahamed5082 10 หลายเดือนก่อน +13

    Heestani alle ayaa u rumeeyay say u qaday ayay noqotay ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahmoudabdi1356
    @mahmoudabdi1356 4 หลายเดือนก่อน +6

    THANK YOU
    FAHMO ILAYS
    HEESTII RUMOWDEY 💯❤️

  • @maqsuudaweys
    @maqsuudaweys ปีที่แล้ว +104

    Fahmo ileys gabar gado gaar ahaan kaso jeedo degmada baardheere naag daarood ee mareexan❤❤

    • @somaliland5360
      @somaliland5360 ปีที่แล้ว

      Mareexan beenta naga dhaaaf aaa

  • @awad559
    @awad559 11 หลายเดือนก่อน +33

    Fahiima illahay janatu fardowsa ku gee caqli iyo karaama badanaa illaah ha ku xifdiyo ugaasyada daarood maasha allah

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 9 หลายเดือนก่อน +16

    fahmo gabar mareexan Sade Masha Allah 🎉🎉🎉🎉

  • @bby6
    @bby6 6 หลายเดือนก่อน +8

    Mashallah fahmo god bless you inshallah

  • @nashaadabdiguled6713
    @nashaadabdiguled6713 11 หลายเดือนก่อน +25

    Walee dhulbahante taariikh bay dhigeen guuleysta mar walba from mj

    • @jakey2424
      @jakey2424 10 หลายเดือนก่อน

      Majeerteen iyo Harti oo dhami kama maqnayn. Harti la"aantii maa anaan samyn karnayn. Dhaqaalaha u badan Majeerteen baa bixinayay. Halka maalin ee dagaal dhaco waxaa bixi jirtay 1 milyan oo doolar . Iyaguna dirtii woqooyi bay ahaayeen, inaguna Harti. Dhulbahante waa deegaankiisii waa sax cududda u wayn buu lahaa laakiin waxaynu ku galnay Harti. Reer Harti ah oo dhiig iyo dhaqaale ku bixin majiro.
      From oday reer Laascaanood ah

    • @isxaaqibra
      @isxaaqibra 3 หลายเดือนก่อน +1

      Haa m.a lkn maanty anago guushoda kadnbena bee nagu kufriyeen😂😂😢

    • @abdirashidsalebanabdi8644
      @abdirashidsalebanabdi8644 หลายเดือนก่อน

      Hhhhhh

    • @abdirashidsalebanabdi8644
      @abdirashidsalebanabdi8644 หลายเดือนก่อน

      Mahan saad mooday wll

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 10 หลายเดือนก่อน +16

    Masha'Allaah ilaahbaa Aqbalay oo kadhigay sidaad sheegtay Jecliyaa heestaan runta kahadashay, Waa dhaanto mcn😊❤💙🇸🇴💞👍

  • @suhaniiabdi9421
    @suhaniiabdi9421 11 หลายเดือนก่อน +10

    Ayyy dhaantadii rumoowdy

  • @samsamtesoro5703
    @samsamtesoro5703 9 หลายเดือนก่อน +11

    Heestan kama xiiso dhaco Abwaanka qoray iyo kan tabaniya iyo ka music fa tumay waliba gabadha codka macaan Waa mahadsan tihiin hees iyo badh ❤❤

  • @caaisha4176
    @caaisha4176 11 หลายเดือนก่อน +18

    Guyaal badan colkaa gooni ula go,deen cuqdadii gabowday aad Gocan jirteen tukawaynbaa haddeer idinka gaar siin rabnaa❤❤❤❤❤❤

  • @abwanabzhirgacal3312
    @abwanabzhirgacal3312 ปีที่แล้ว +36

    Fahmo ilays. Quruxlay dhal Boqortooyo. Oo Cod Toolmoom Weeye❤🐴👏

  • @deeqomohamut12deeqomohamut36
    @deeqomohamut12deeqomohamut36 10 หลายเดือนก่อน +10

    sool guuuuuul laascaan🔵⚪️🐎🇸🇱hormargaara

  • @Mm-fj2pg
    @Mm-fj2pg 9 หลายเดือนก่อน +22

    Alhamdulilah heestan waxaan dhegeysanayaa 20/Oct, 7:43pm. iyadoo maalintii Shelay 19/10/2023. aan Aqoonsi ka helnay DFS . Alhamdulilah ❤😭 ilahow adaa i joojiyey Maanta, Alhamdulillaah Alhamdulilah.

  • @hureofficial7521
    @hureofficial7521 10 หลายเดือนก่อน +12

    Daaroodenia ha noolaato reer tolkeyoow ax ax ❤

  • @ayaandahir2952
    @ayaandahir2952 ปีที่แล้ว +109

    Viva darwish💪💪💪🐎🇸🇴alxm allow adga duriyadii darod iga dhaliyey especially ogadenia🇬🇲dhulbahnte nafta xita in lo hura wey leyihin💪💪💪❤️

    • @omarsamatar3911
      @omarsamatar3911 ปีที่แล้ว +4

      Gobta dhifaf eesh callas Tani caadi maah

    • @kowsarayaan4752
      @kowsarayaan4752 ปีที่แล้ว +1

      Aduu oromada ma iska xoreaysay jeel ogaadeen

    • @superfun1819
      @superfun1819 ปีที่แล้ว +2

      ​@@kowsarayaan4752 😢😢 xashimo kaasafayn

    • @adanabdi7532
      @adanabdi7532 ปีที่แล้ว +1

      Gabar mr wayo og mahn

    • @faisasuleiman-wp8mq
      @faisasuleiman-wp8mq ปีที่แล้ว +1

      No

  • @amounnour715
    @amounnour715 9 หลายเดือนก่อน +26

    Heestani waa shidaal 😢 alle how naxariisto ragi iyo dumarki iyo caruurta laascanod u dhimatey in gobonimo lagu nolaado ❤❤❤

    • @axmedyare2404
      @axmedyare2404 7 หลายเดือนก่อน +2

      Amiin 🙏 Wa Maalin Jimco ah

  • @wiilohassanadan6145
    @wiilohassanadan6145 ปีที่แล้ว +22

    Guuleysta rer darwiishow from gabar ogadeen

    • @hamdidugaw9356
      @hamdidugaw9356 ปีที่แล้ว +2

      She is from marexaan Gedo BARDHERE

    • @Puntland1
      @Puntland1 10 หลายเดือนก่อน +2

      Ogadeenow cagta dheer Dhulka dhiga tolkeygow 🤣😂

    • @user-sp7ll5jo6v
      @user-sp7ll5jo6v 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@hamdidugaw9356 yaa ka hadlaayo mareexan waxaa laga hadlayaa daraawiishta xoolo gabadha waxay dhahday she from ogadenia

    • @user-sp7ll5jo6v
      @user-sp7ll5jo6v 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@Puntland1 ina dhabayac barida dhulka dhig from D5 OGADENIA

  • @hamdiali451
    @hamdiali451 9 หลายเดือนก่อน +10

    Walee Waa dhaanto ilahay run ka dhigay😂❤

  • @CoolBoyshafi
    @CoolBoyshafi 11 หลายเดือนก่อน +7

    Maxaa nooo geeyey waydhacday

  • @maryananshur5732
    @maryananshur5732 11 หลายเดือนก่อน +73

    Ilaahay run buu ka dhigay saadaasha dhaantada. Mahadsanidiin ilmaadeerayaalow ❤❤❤

    • @liibaanmaxamed1918
      @liibaanmaxamed1918 10 หลายเดือนก่อน +7

      golden song sadasha heskan life lo arkay 25.8.2023 indepedence year kana sib kana sar❤❤❤❤❤❤❤❤guul qatumo freee

  • @abdirahmanmohamud9082
    @abdirahmanmohamud9082 7 หลายเดือนก่อน +10

    Waxaan aad ula yaabay qof soo hadal qaaday majiri abwaanka fikirka lahaa oo isaga lahaa ereyada iyo laxanka ay gabadha qaaday. Soomaalida abwaanka weey xaqirtaa. Abwaan Bishaar wadani, waxaan u qirayaa inuu yahay abwaanka indheer arag ah sadaashiisuna ay fcntahay.

  • @diriyeisa8034
    @diriyeisa8034 9 หลายเดือนก่อน +42

    Gabadhan waxay mudan tahay abaalmarin aad u qaali ah iyo abwaankii heesta alifay ❤❤❤❤

    • @axmedyare2404
      @axmedyare2404 8 หลายเดือนก่อน +3

      Saxiix100 percent

  • @munamahmed1572
    @munamahmed1572 11 หลายเดือนก่อน +8

    Ilaaheygii D5 iga dhalinayey mahad iska leh

  • @URMAAX
    @URMAAX หลายเดือนก่อน +2

    Ereyada heestan way dhabooben🔥🦅

  • @munoahmed9290
    @munoahmed9290 ปีที่แล้ว +16

    Alx alow adaa drood iga dhigy thnks ina ader from drawiish

    • @abdulmursal9660
      @abdulmursal9660 5 หลายเดือนก่อน

      Alx alow adaa beesha Hawiye iga dhigy

  • @munamahmed1572
    @munamahmed1572 11 หลายเดือนก่อน +12

    Maansha allah heestu Maanta quseysaa. Guul eedo

  • @daudmohamed7578
    @daudmohamed7578 11 หลายเดือนก่อน +14

    Manshallh Allah. Guusha waa laagare. SNM iyo dulmigodi waa xub kaadigis baa lagu sameye 25th August 2023.
    Guul Darawish ❤

  • @amalhassan7383
    @amalhassan7383 ปีที่แล้ว +24

    Viva khatuumo state of Somalia Darawishland guul iyo gobanimo masha Allah 🌹🌹🌹🌹

  • @fatimamohamed366
    @fatimamohamed366 ปีที่แล้ว +29

    Ayyyyyyy dhiig war gabadhu bilad hala gu doon siiyo ayy dhiig ikcy afkaag caano geel lagu qaby guul sool

  • @user-qf2bq9wd2y
    @user-qf2bq9wd2y 7 หลายเดือนก่อน +15

    Daaradoow aan u ducayno awowgeen shiikh abdirhamaan darood al I bin haashimiyi

    • @Maxamedabdinuur10
      @Maxamedabdinuur10 2 หลายเดือนก่อน +2

      Aaamin alle ha unaxaristo❤️🤲

    • @axmedyare2404
      @axmedyare2404 หลายเดือนก่อน +2

      Allah Ya Rahma Amiin

  • @cabdullahimire170
    @cabdullahimire170 9 หลายเดือนก่อน +10

    Maanta waxaa dowlada faderalka ah ee somaliya ay aqoonsatay mamulka khatumo state, una aqoonsatay maamul kumeel gaar ah, dhiigaa 100 imaraya sxbyaal. Congratulations from caabudwaaq

  • @munamohamed3786
    @munamohamed3786 11 หลายเดือนก่อน +14

    Dhaantadan 25.8.23 bala aqbalay guri kasto kamida ohin ba ka baxaysa guleesta ❤🐎

    • @user-sx2rk4kc5q
      @user-sx2rk4kc5q 11 หลายเดือนก่อน

      haa

    • @hindohussein6028
      @hindohussein6028 11 หลายเดือนก่อน +2

      Qof dalim ah alle ma ilobo xaqa so qabtay snm

  • @cabdisalaan8765
    @cabdisalaan8765 ปีที่แล้ว +28

    Masha.llah guul wcn sool nabad kudageeya dadkaygi aan jeclaa reer sool iyo sanaag cadowgiina hajabo

  • @zamzammoha3490
    @zamzammoha3490 ปีที่แล้ว +60

    Gobta D5 ddkii layga beeray guul reer abtigy ssc nabad baad ku gam'i doontan insha allah ❤❤ anaguna grabkiina nhy

    • @RoobleRooble-ir3cv
      @RoobleRooble-ir3cv ปีที่แล้ว

      D5 MAXAA LAGA WADAAA

    • @sofiaali665
      @sofiaali665 ปีที่แล้ว +2

      ​@@RoobleRooble-ir3cv 😅 Inad Barato Lama Rawo Kasoco Hadad Garanynin 😂

    • @RoobleRooble-ir3cv
      @RoobleRooble-ir3cv ปีที่แล้ว

      Dee zxp ii faa'ide

    • @sofiaali665
      @sofiaali665 ปีที่แล้ว

      @@RoobleRooble-ir3cv ok D5 Waxa LAGA Wada Darod

    • @sofiaali665
      @sofiaali665 ปีที่แล้ว

      @@RoobleRooble-ir3cv Lkn Adiga Izaq Aya Tahey San Filaya

  • @rashka8
    @rashka8 ปีที่แล้ว +20

    Guuuuul SSC laascaano from baydhabo

  • @mohamadboodhle7478
    @mohamadboodhle7478 ปีที่แล้ว +21

    S.SARE🌹🐎🦁 FAHMO IYO TEAMKEEDA ILMAADEERADAY WAAD MAHADSAN TIHIIIN

  • @user-st2dc7jf5z
    @user-st2dc7jf5z 11 หลายเดือนก่อน +24

    Gunt ii kubirtay iyo gardaradii snm Wiilal gadoodsan baa geedo kala dusoo gaadiidkiyo hubkoodina gacan kudhigay 😢😢😢 guryasamo laascaanod dhibkaad gaarsiisen maxaa noogaystey iyo gablanbaa kuxigi hargaisana walaan nabad lagu gam ayn 😢😢😢😢

  • @user-hl5yg7sj8b
    @user-hl5yg7sj8b 10 หลายเดือนก่อน +5

    Heestan qisada ugu wayn ee ku duugan waa inaad moodid in la qaaday kadib dagaalki xoriyada 100%90. Yacni qoraagan waa geesy-geesy dhalay Allaha
    Xafido isaga iyo Fahmo ILays-ba
    Alxamdulilah

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 ปีที่แล้ว +12

    ASC MASHA ALLAH Darawiish SSC KHATUMO STAAT OF SOMALIA GUUL Gobonimo Insha Allah 🙏😘🐎👍🦁✅👮🌞🕊🙏⭐⭐⭐ 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-ic3ht8jx2b
    @user-ic3ht8jx2b 2 หลายเดือนก่อน +9

    Fanaanada weyn fahmo ileys madaxdii sade ayeey ka soo jeedaa guuleeyso ina adeer ❤❤❤❤❤❤

  • @zakimagan5791
    @zakimagan5791 11 หลายเดือนก่อน +10

    25-08-2023
    Tariikh dahabi ah oo an la ilaawi doonin... Wiilkaan awowga u ahay ee ii ga danbeyn doona waxaan leyaahay.....
    Awoowe taarikhdan ayaan dhaxal ahaan kaaga tagay ee waligaa xus.

  • @dr.mahmdabshir7760
    @dr.mahmdabshir7760 10 หลายเดือนก่อน +18

    Afkaaga caano cad lagu qabay! Heestaan iyo Heedhee Sooleey way noolaan sanooyinka badan ee socda! Guul iyo gobonimo SSC-KHAATUMO!

  • @user-yd9jk2sc2w
    @user-yd9jk2sc2w ปีที่แล้ว +18

    Aniga Oo Magacyga Yahy Abdi Fatah Oo Kunol Dalka Kenya Gar ahan Nairobi Ona Kasojeda Besha Izaq Wlhi Ad ayan Ogu Xumahy Garadrada Ay Dadka Walalhod ah Dhigoda Ubaneysten 😢 😭🙏🙏

  • @shukriosman2864
    @shukriosman2864 ปีที่แล้ว +18

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ jah reer tolkay og jiroo jooga gobta daarood

    • @libanjama5545
      @libanjama5545 ปีที่แล้ว

      gabadhaan ogaadeen maahane waa gabar mareexaan ah

    • @Puntland1
      @Puntland1 3 หลายเดือนก่อน +2

      Mareexaan iyo ogadeen maxa kala yihin 😁 war Gabashu Gabar Somaliyeed oo DAROOD ah

  • @fowsiyakoreye8662
    @fowsiyakoreye8662 ปีที่แล้ว +15

    MashAllah afkaaga caano lagu qabay inaadeer macaan❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @user-um9ds7zp2h
    @user-um9ds7zp2h 10 หลายเดือนก่อน +91

    Everything That This Girl Said On This Song Becomes 100% True Guul ❤ Ssc darawish

    • @AsliDjamaSamatar
      @AsliDjamaSamatar 9 หลายเดือนก่อน +1

      💝😍👭

    • @khadroaden1546
      @khadroaden1546 9 หลายเดือนก่อน +1

      A
      Ru

    • @user-cd9xp1hm2p
      @user-cd9xp1hm2p 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@AsliDjamaSamatar❤😊😊 f. 1:42 😊

    • @osmanaliisse9329
      @osmanaliisse9329 6 หลายเดือนก่อน

      @@khadroaden1546 add fxghfjcjdnnbxjxlxndn

    • @anwarabdullahi4067
      @anwarabdullahi4067 3 หลายเดือนก่อน +1

      You absolutely right lol very fact and it happened the way she said ManshaAllah ❤

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 11 หลายเดือนก่อน +8

    Baarakalah fiik harti aamiin.dhamaan daarood.

  • @nasro8187
    @nasro8187 ปีที่แล้ว +15

    Go iwaayee cadawga iska garabsado go aan.mideysan yeeshoo isqabsada gacmaha mansha allah form jubalad kismayo ogaden

  • @cabdullahishaafici6928
    @cabdullahishaafici6928 ปีที่แล้ว +14

    MAASHAA ALLAAH,
    FAHMO,
    DHANKASTABA MA KALA DHINID,
    DHAMAYS QURUX LAHOO DHAADDAN BAA TAHOO, KA DHEXMUUQATO HABLAHA, DHAADDANEY FAHMOY DHUROW.

  • @fartuunmaxamed3342
    @fartuunmaxamed3342 ปีที่แล้ว +43

    Jah gobta D5 guulaysta oo isqabsada gacmaha ❤❤❤❤

  • @user-uo4cj8ui6t
    @user-uo4cj8ui6t 11 หลายเดือนก่อน +8

    Wlhi dhuulbahnto waa jamahiir cadiya e ka hara reer gubool laan nin iyo naag dhuulbahanto wa isku mid e ka fagoow🇱🇺❤

    • @AliMuxudiin
      @AliMuxudiin 3 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤😂🎉😢🎉

  • @ikhyaralimuse9549
    @ikhyaralimuse9549 8 หลายเดือนก่อน +5

    woow siday ushegtay bayba noqotay alhamdulilah guul dhamaaan ssc intii ku faraxday guushan iyo intii keentayba

  • @user-ok7yf6et9n
    @user-ok7yf6et9n 10 หลายเดือนก่อน +249

    This song has come true on 25/8/2/23 and it's means alot to de people of laasanood Masha Allah my sister fahmo ilays greeting u from northern Kenya wajir county

    • @fadumosalaad244
      @fadumosalaad244 10 หลายเดือนก่อน

      🐎🐎🐎🐎🐎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱👍👍👍👍

    • @idmanabdifatah5043
      @idmanabdifatah5043 10 หลายเดือนก่อน +10

      Really is true❤

    • @BadelFaraholad
      @BadelFaraholad 10 หลายเดือนก่อน +4

      Run bay noqotay heestaan

    • @arfonahmed4998
      @arfonahmed4998 10 หลายเดือนก่อน +3

      Mashaalah Mashaalah jazakalahu qayr

    • @user-jt7jg9pq2r
      @user-jt7jg9pq2r 9 หลายเดือนก่อน +1

      Realy❤❤❤

  • @king15716
    @king15716 11 หลายเดือนก่อน +5

    Gabadhaan bilad hala gudoonsiiyo hartiyoow

  • @asiyamohamed4896
    @asiyamohamed4896 11 หลายเดือนก่อน +7

    Dhantadan mnta ayey rumooday m.a SNM hubkii Laga furtay😅😅❣️

  • @bajadhuunyare3785
    @bajadhuunyare3785 ปีที่แล้ว +14

    Unite for D5 gobta D5🎉🎉🎉🎉🎉

  • @zachh5508
    @zachh5508 9 หลายเดือนก่อน +22

    Everything she said in this song some people thought it was a prank but It came to a reality in a couple months she said everything that was gonna happen and it happened this shocks me like she knew what was gonna happen

  • @MaxamuudCawil-xh8oy
    @MaxamuudCawil-xh8oy 10 หลายเดือนก่อน +4

    Guuul

  • @KhadiijoCiise-ls5ic
    @KhadiijoCiise-ls5ic ปีที่แล้ว +8

    l love you my family 👪 ❤️ dhulbahante waan ahay waan idhaleen ladhernimo ❤️❤️❤️😍😍♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💖💖💖❣️❣️❣️

  • @dahirjama8359
    @dahirjama8359 3 หลายเดือนก่อน +2

    Darwiish

  • @user-bl7ef4qv9t
    @user-bl7ef4qv9t 11 หลายเดือนก่อน +5

    Maanta guushii ba joognaa ✌🏻👍🏻

  • @massmass8300
    @massmass8300 ปีที่แล้ว +8

    fahmo ilays group
    dhaanto❤❤❤❤❤
    👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 10 หลายเดือนก่อน +5

    Long live Daarood Shiikh Ismail Al Jabarti laandhera nimo amaan u dhintaa

  • @rufaciterso2409
    @rufaciterso2409 3 หลายเดือนก่อน

    Habeen sabti ah 8:00 fiidnimo ah baan dhaantadan macanka badan dhageysanaya
    Mar walba guleysta ssc khatumo from ogadenia❤🇬🇲

  • @Gudbiye1
    @Gudbiye1 7 หลายเดือนก่อน +3

    Maansha Allah
    Beautiful girl Fahmo Ilays ilove 💖 you my sweetheart

  • @ahmedmoalim7178
    @ahmedmoalim7178 ปีที่แล้ว +8

    💯🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💯💯💯💯

  • @user-tb3tp2fw4f
    @user-tb3tp2fw4f 11 หลายเดือนก่อน +5

    Abaayo. Horay u soco ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @engmohamedyusuf9222
    @engmohamedyusuf9222 ปีที่แล้ว +22

    Hambalyo ayaam leenahay qofkii xaq ku taagan waa la yaqaan SSc guuleysta from Hg saleeman

  • @sacdiyo9280
    @sacdiyo9280 11 หลายเดือนก่อน +4

    Waanka kahelay dhantada hadaan leycll akhiradayda ubaqayn waxaa baraha bulshada looma badkeysan karee keep going daraadow ♥️♥️♥️♥️♥️♥️💋💋💋💋💋💋♥️♥️♥️♥️♥️

  • @fardusmohamed9392
    @fardusmohamed9392 ปีที่แล้ว +3

    Guulasta gobta dh5 nin aan kadhalan dh5 baa ciil qabo
    Geese nimiyo sharaf gaarbaanu uleenahay
    Gulayso fahmo landheere dh5

  • @HassanAli-fh1tj
    @HassanAli-fh1tj 7 หลายเดือนก่อน +4

    Masha'aala thanks for the support!!!!

  • @aishahassan6067
    @aishahassan6067 11 หลายเดือนก่อน +5

    Wxn dhaanto way dhaafty😭❤️

  • @Barwaaqo2005
    @Barwaaqo2005 ปีที่แล้ว +11

    Allahuma aamiin yaa rabi Allahuma aamiin yaa rabi Allahuma aamiin yaa rabi SSC guul guul insha allah ❤❤❤

  • @mohammedjama8067
    @mohammedjama8067 11 หลายเดือนก่อน +20

    ❤ Masha Allah guul

  • @hogaamiye7081
    @hogaamiye7081 ปีที่แล้ว +11

    Axyaa Dhaanto 🎉 inana Caadi Maaha

  • @Shirayuusuf-lu3ru
    @Shirayuusuf-lu3ru 10 หลายเดือนก่อน +5

    Okay wan idin tagersanahaY

  • @abdullahibaa4238
    @abdullahibaa4238 ปีที่แล้ว +8

    Waaaaw!!! Waala yaabay fahmo ileys keep going

  • @alimoussa9849
    @alimoussa9849 10 หลายเดือนก่อน +4

    Ssc guuuul iyo gobaniimo

  • @cabdirashiiddiiriye11
    @cabdirashiiddiiriye11 11 หลายเดือนก่อน +5

    Maansha allaah mahadsanid afkaaga caano lagu qabey .

  • @fatimafarah4162
    @fatimafarah4162 11 หลายเดือนก่อน +13

    Congratulations congratulations congratulations D5

  • @GOLELYRICS
    @GOLELYRICS ปีที่แล้ว +12

    Eryada dab io holac bishaar wadani
    Fahma ileys axsan dhaaanto
    KEEP GOING 📌