Waxaan ka mid ahaa ardaydii uu wax soo baray abwaan aqoonyahan Barre Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye wuxuu ahaa qof aad u naxariis badan habeen kaste wuxuu soo qaadi jiray ardayda wixii bilaa bas ah gaadhigiisii Surf ta ahaa mar kaste waan xasuustaa ilaahay ha u naxariisto
no comment cabdi qays qoof lagu faano ayaad manta tahay qisada darman ruun ahanti waan la dhacay markaste waan dawada waad ku maad santahay merci beaucoup waana ku tageraya
isaaqu inay rag yihin waxan ku garanaya bal ega comment's kuwa iidoorka uun haya war hadaad awood leedihin weerara afka haka hadline hadi kale iska amusa dacifin yahay.
alla ha unaxariis abwaanada soomalida dhamaan intii nool cimri dheer abdiqays waa nin aragti dher *ninkii odayga ahaa dalka haystay oo hada lafteeada loobaahnaa in mar la arko * markuu arkay soomaali in aancid kale maamuli karin gacantana kuhayn karin ama heshiisiin karin nin isaga lamid ah ma ahane ayuu ku fekeray in mar labaad la arko isagii akhlaaqda fanka isaga iyo gaariye waa ay mutaysten janadii fardawso ayaana urajayn hana loo duceeyo dhamaan intii dhimatay oo muslim iyo soomaliba ah
Sadex ayeynu ku dhex jaho wareersanahey midna kuma dhici karno in aynu qaadano waa ta koowad reer miiga ama dhaqanka ta labaad dimuqraadiyada ay gaaladu kaga dayanayno walaw aynu gaadhi laanahey iyo ta sadexaad oo ah diindeena suuban ee islamka intooduba isma qabanayan
queen nuura dowlad xun dowlad la aan aya ka roon thy koleey somalida xiligas dunida sharafta e ka lahayen iyo manta isku mid ma ahan jaale siyaad allah u naxariisto madax qalad galen majiro lkn wxo aha zaciimka kali somalida u tali karo
Gaariye
Ibrahim Gadhle
Abdi Qays
Hadrawi
Hassan Gane
Cali Sugulle
Ahmed Saleebaan Bide
One ❤ to All
Dhamaantood waa reer Somaliland
@@kayseali8070 😁 Allah ku caafiyo jini qabyalad ba ku heyse dad dhintay ma ku fane wa un akhire
Cabdi iidaan
Aadan tarabi
cali saleban bide
siciid saalax ahmed
Mahamed huryo
Hure walan walanwal
Cabdilaahi adan xaad (Qarbooshe)
Maxamed adan dacar
muuse cali faruur
Maxamuud maxamed yaasin (Dheeg)....
waa qolama cabdi qays bro
Waxaan ka mid ahaa ardaydii uu wax soo baray abwaan aqoonyahan Barre Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye wuxuu ahaa qof aad u naxariis badan habeen kaste wuxuu soo qaadi jiray ardayda wixii bilaa bas ah gaadhigiisii Surf ta ahaa mar kaste waan xasuustaa ilaahay ha u naxariisto
Xagee bay ahayd walaa? Muxuuse idin dhigi jiray?
@@inaaxmad3369 jaamacada Hargeisa ayuu sanadkii 2011 macalin iigu ahaa wuxuu noo dhigi jiray suugaan
no comment cabdi qays qoof lagu faano ayaad manta tahay qisada darman ruun ahanti waan la dhacay markaste waan dawada waad ku maad santahay merci beaucoup waana ku tageraya
Cabdule rage tarawil
waxaa dameer dhaafi waayey ee xidhay ayey dadka qaar difaaci ooy dawlad kusheegi ,,, subxaanaka yaa cadiim
Alle ha dhawro abwaanada reeer somaliland dhamaantood gaar ahaann Abwaan Hadraawi ,
12:01 waa waxa na heysta hadda. Waxa arkey ku leh kursigaas anaga leh reer hebel hadda nahey.
waa qiso yaab leh ilahow u naxariiso gaariye, cabdi qeys na cimrigiisa u dheere
Cabdi Aadan xaad Cabdi qays ilaahay caafimaadka hakuu dheereeyo
This is an important history.
cabdi qays wa abwaan fas ah allaw cimrigaaga dheeree cafimadna ku daa cadabtana ka ilaali
Qiso Yaab Badan Alla Cilmigaga Hadhereyo Abwaan Abdi Adan Qays
isaaqu inay rag yihin waxan ku garanaya bal ega comment's kuwa iidoorka uun haya war hadaad awood leedihin weerara afka haka hadline hadi kale iska amusa dacifin yahay.
Young generation should see the difference between nation and without a nation.
Which one better and why pls?
maansha allah cabdi qays abwaan taarriikhiya
Inta 2020 daawanaysa like iisara
Wixii dhacay oo xumaan ah ilahay ha'inaka dhaafo ee yaynaan is xusuusine macquulnimada ah in aynu wx wngsn samayno oo Wixii ina dhexmaray aynu is cafino illeen ilahay aya is keen baday oo sina kukala maarmimaynoo waxa inaka dhexweya aya ka Badan Wixii dhacay
Cayda iyo Dadka muslimiinta ah oo dhintayna Yaan lacaayin ee halloo Duceeyo in uu ilahay unaxariisto
inteenna hadda Nool ilahay Danbiyadeenna Hadhaafo dhamaanteen
Cabdi qeeys ilaheey cimriga ha ku dheereyo ad
Alle yrxam garriye legend intaas uu sheegay baa afrika waalaysa
Cabdi qeys sheekadi dameerka waa sheeko layaab leh
Abwaan Cabdi Aadan Xaad
Alle naxariisti jano haka waraabiyo qabrigana haw nuuro abwaa cabdi qays
Wuu nool yahay walaal.
Aqoon tahano iyo abwaan ayaa la leeyahay ,, taariikhdiisa iyo doowladnimadiisuna waxeey ka bilaabataa gumeeysigiii iyo nadaamkiisii guracnaaa.....
Cabdi qays. Ibrahim gadhle. Gaariye. Hassan ganey dhamaantood waa iidoor markaa maxaad ku caayi
Gaariye aun
Cabdi qays
Hadraawi
Ibraahim gadhle
Tima cadde
Cabdillahi qarshe
Axmed. Saleebaan bidde
Cali sugule aun
Cisman askari
Cabdi iidaan
Saxardiid jabiye
Barkhad cas
Xasan sh. Muumin aun samaroon
Iyo kumaankum kaloo badan
Waa isaaq kii diidow dilaac waxa kaloo halkaa ka muuqda riiraash iyo abwaankii waynaa cabdi muxumed amiin aun
Dadka dhan abwaninta kale ba lashegahaya o ladhahoya wa igu qabiil abdi muxomed Amiin wa qabilkee Mase dadku ma arkan😁
Sxb waa Sheekhaal. Gabiley buuna ku dhashay. Markaa waa reer Gabiley. Barasho wanaagsan.
Aad baan kaaga mahad celanayaa sxb muuse cilmiga aad noo faa’iideysay.
Taariikhda la duubay cajaladan waa imisadii?
Fadlan cidii garanysa ha igu caawiso.
Ma hubo lkn waxaa filayaa ilaa 1996-2000.
1992 april
Waxa la odhan jiray sirta ereyga waxan aha 7yr old
Dawlad waalan ayay ahayd ma dawlada dameeraha xiraysa kuwa meesha ka talinayayna waxba dameeraha ma dhaamin wlhi
RTD AAD BAAN UGA MAHADCELINAYAA HAWSHA QAALIGA EE QARRANJA DJIBOUTI IYO UMADAHA SOOMAALIGA KU HADLABA U DIYAARIYEEN MNSHLLH RTD
Allha unxrsto abwanafa
Maxamed xaashi dhamac *Gaarriye*
Talow damerka waa kee?
Dameer xidhnaa weeyaan
Kkk dameka waa xaywan ka mida abuurka alle marka waa ceeb in qabiil lagu caayo
Qarixii ugu danbeey naso 2
alla ha unaxariis abwaanada soomalida dhamaan intii nool cimri dheer abdiqays waa nin aragti dher *ninkii odayga ahaa dalka haystay oo hada lafteeada loobaahnaa in mar la arko * markuu arkay soomaali in aancid kale maamuli karin gacantana kuhayn karin ama heshiisiin karin nin isaga lamid ah ma ahane ayuu ku fekeray in mar labaad la arko isagii akhlaaqda fanka isaga iyo gaariye waa ay mutaysten janadii fardawso ayaana urajayn hana loo duceeyo dhamaan intii dhimatay oo muslim iyo soomaliba ah
Nacas in la arkoo maxkamad la soo taago ayuu u jeedaa balaayo caqliga foorara kaaga dhacday
9
dameraha iyo iidoor kaba isku si ayaa loo xiriiriyaha jiray waayo iidoorku magaalada ayay wasakheeyaan oo jaalka qashinka kasoo hara iyo calyadooda ayay wadada kuseyriyaan dameeruhuna xaar ayaa magaalada iyo laamiyadaba ku daadiyaan sidaas ayaa meel qura loogu wada xiray.
MASHA ALLAH LEGENDS IN THE BUILDING
ma fahmaysa murtida horta
ugaandhiisoow
nacs cida joji
Waar laxadan ciyeysaa muxu yidhi? Bacaaaaaac
Fulay car dad hortii intaa ka dheh adiga iyo inta kula garadka ah dameraha caqli dhaama
Kkkkk war cusub
F
Waar ninkan abdi qays maahan ee waa maxamed xaashi dhamac gaariye (AUN)
Sadex ayeynu ku dhex jaho wareersanahey midna kuma dhici karno in aynu qaadano waa ta koowad reer miiga ama dhaqanka ta labaad dimuqraadiyada ay gaaladu kaga dayanayno walaw aynu gaadhi laanahey iyo ta sadexaad oo ah diindeena suuban ee islamka intooduba isma qabanayan
Abwaan gaariye hadalka uu dhahayo hada sow tan laascanood ka jirta maahan waxbey isku darsadeen dhulbahante iyo isaaq waxbana qeyb lagama siinin fikirkoodi markay ka hadleena wakaasa duqeyn iyo dagaal ku socdee maxa tala ah
Waxba nagumay darsan wax uunu dhisnay uu kusoo tacabnay ayy ku kibreen cid danabana la baryo tan qori caaradii ayaa lgu ilaalinya
Kkkkkk
😂😂😂
oo waayo maxa u dhidhayo cali dhuux aadan iyo aadan carab ineey qolodha eey kadhasheen eey kufaanaan sida iidoorku ugu faano tuugi hadraawi
Dee ku faan intaad xaganuun soo eegayso adiga juwaa waxba kaagama dambayn miyaa?
Hooyadaa buu tuugu wasaa
Kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk
Kkkkkk cajib qiso yaab bad an
Nolow abdi qays
Kkkkkkķkkkkkkkkkkķkk
kkkkkkkkkkkkk cajiib hada maxey hargeeyso ku haayaaan isaaaq kaliya jaga heesto mida kale dameerka cabdi qees aaloogu taa galay inoow waso kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Koora dabad isaaq miyuuku wasiywaayay mise Gus isaaq ayaad u bahantay...iska saar cuqdada iyo cadifada haddi aad gus isaaq u bahantay gacanta taag......dada Reer somaliland waa dad ilhay siiyay halkaraan, sugaan, Xadaarad, iyo aftahanimo waana dadKA ay dadka afsoomaliga ku hadlaa uga danbeeyay xadarada iyo murtida dadka afsoomaliga ku hadla lakiin adiigu waxaad tahay ayaan filayaa hadhaagi Faqashta oo cuqdad la dhimanaysa.
X
dameerka uu abwanku udooday wa hawiye oo dad lagu tunto aha ayuu abwanku dameerka kamatalay
Alaa afwayne ale kuuma naxariisto faqash faqash dhalay
Tashatay soomaaliland
Waxas ayay dad udoodayan dawlad kusheegayan 👎👊
queen nuura dowlad xun dowlad la aan aya ka roon thy koleey somalida xiligas dunida sharafta e ka lahayen iyo manta isku mid ma ahan jaale siyaad allah u naxariisto madax qalad galen majiro lkn wxo aha zaciimka kali somalida u tali karo
@@Zizouu94 wax badan way qabatay dawladii ziyaad wax badan oo qalada way samaysay lkn dad aya jira xanuusan oo qabiil kudifacaya