"KUWA DAWLADA HOGAAMIYA WAA KUFAAR" Sufyaan SH. Ahmed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2023
  • Gud_Xisbiga TaloKunooL oo Waraysi Dhinacyo badan taabanaya siiyey Tv ga Somali SkyTv 24.

ความคิดเห็น • 47

  • @makohussien4034
    @makohussien4034 11 หลายเดือนก่อน +3

    Ninkan sheedaan buu u eg yahay subxaana Allah indhaha Waa run maxaa kaga dhacay

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 11 หลายเดือนก่อน

    Sufyaa isagaaba Takfiir ah

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 11 หลายเดือนก่อน

    Mr waroye weydii marka uu asagu islaamka noqday,

  • @user-vc3zh1bo6g
    @user-vc3zh1bo6g 11 หลายเดือนก่อน

    لا يصلح أن تكون حزباً سياسياً فقط فحسب فإنه ما جاء أحدٌ بما جئت به إلا عودي.
    وقِوام الدين كتابٌ يهدي وسيفٌ ينصر وكفى بربك هادياً ونصيراُ.

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 11 หลายเดือนก่อน

    Dhowr erey oo uu quraan uu kawada ayuu sheegay waana qalday.

  • @user-bi7pi6le6m
    @user-bi7pi6le6m 11 หลายเดือนก่อน

    Sheidan sufyan yaa kuamini

  • @xassanbile1338
    @xassanbile1338 10 หลายเดือนก่อน

    Dadka maxaa ka khaldan
    Alla wuxuu soo dajiyay oo la diiday
    Maxaa loogu murminayaa abuu sufyaan
    Abuu sufyaan soo dhawoow
    Somaliyey xasuusta kitaabkan
    Dac wadiisa way raamantahay
    Maalinta aakhira

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 11 หลายเดือนก่อน

    Mr taakeeye wuxuu na leeyahay gaalada ayaa diinta nagu xukumi doonta , ma istiraahdeen odey taakeeye qaraab baa ka galey dad gaaleynta.

  • @MrBravo24b
    @MrBravo24b 11 หลายเดือนก่อน

    Dastuurka iyo Kitaabka Allah waa laba meel aan isla galin ,Dastuurka 4.5 xagee kaga taala Islamka , Gaalo ayaa Shaqo loo haayaa Soomaalida Diintooda waa Qabyaalada iyo Qabiilka Soomaalida Allahooda waa Kaabo Qabiilka iyo Suldaanka Ama Ugaaska waa Illaahyada Maanta iyo Shalay Caabudi jireen,waryaa Muslim dhab ah dad Muslimiin ma dhaco mana dilo sheeydhaamo baad tihiine Allah u soo noqda Diin Islaam ,Meesha kuma heysaane maalin kasta Muslim Soomali ah baad dil ku heysaan dhac ku heysaan afkaaga iyo gacmahaaga lagama amaan heli sidee Muslim lagu Noqonaa..

  • @medaligire3230
    @medaligire3230 11 หลายเดือนก่อน

    shababa baba eyso oo kankala lambilaabey

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 11 หลายเดือนก่อน

    Mr taakeeeye aayad quraan ah nuskeed ma aqrin karo wuxuu ku hayaa alkitaab wa sunns malaha wuu maqley laakiin na uusan arag.

  • @baro-kotrading
    @baro-kotrading 11 หลายเดือนก่อน

    ninkaan indhaha maxaa ka galay?

  • @ibruae2720
    @ibruae2720 11 หลายเดือนก่อน

    Meesha jiliban mah aaway dadkii aad ku dishay muqadisho ee idacada muqadisho ma ilowaday 1992/4/18 ma iloday wa.waxa.lalayaabi waye

  • @mohamedcabdiwade5036
    @mohamedcabdiwade5036 11 หลายเดือนก่อน

    Yuusan sheekh ahaan lkn mas aladan si fiican ayuu u fahamsan yahay

  • @abdrizackadanali5047
    @abdrizackadanali5047 11 หลายเดือนก่อน

    Halku Kunolyahaay Ninka ?

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 11 หลายเดือนก่อน

    Mr taakeeye wuxuu leeyaha waa nacaayaan oo waxey naleeyihiin khawaarij asguna wuxuu leeyahay dadku waa gaalo.

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 11 หลายเดือนก่อน

    Ninkani caafimaad ahaan ma fiyoobaa oo kaligii ayuu guri galey wuxuu leeyshay urur baan ahay, ma oga in hortiis ururu suubiyeen kadibna ka shalaayeen.

  • @user-wt2kd4np6z
    @user-wt2kd4np6z 11 หลายเดือนก่อน

    Mooryaan maa wadaad noqda biliqo

  • @MrBravo24b
    @MrBravo24b 11 หลายเดือนก่อน

    laba goodle yaa idiin aaminaa cid idiin aamini meyso Islam beynu nahay yaa idiin ka aqrisanaa Umadii baad dhacdeen Disheen Kufsateen sheeydhan ayaa tihiinAllah idiin qabsado

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 11 หลายเดือนก่อน

    Mr taakeeye wuxuu cadeeyey in uu yahay uru qarsoodi haddana caana malaha isma maqlayo.

  • @user-lq7sg8xf5o
    @user-lq7sg8xf5o 11 หลายเดือนก่อน +1

    sheydan saba kufar ah sheydanka

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 11 หลายเดือนก่อน +1

    Dad Muslim ah gaalo in lagu sheego waa danbi

    • @amalianasrani894
      @amalianasrani894 11 หลายเดือนก่อน +1

      Odaygu ma carabaa maxaa sidii carab ugu labisay oo dhaqankiisiii somaliyeed ubadalay duf kubax
      Caku is carabaynta.

  • @ibruae2720
    @ibruae2720 11 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk warayaha iyo kan lawareesanayo wa 2 xoola ah waye

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 11 หลายเดือนก่อน

    Taakeeye goor muu Shiikh noqoday

  • @MrBravo24b
    @MrBravo24b 11 หลายเดือนก่อน

    Muslim waxaa ah ninkii Afkii iyo Gacmihii laga amaan Helo, Su'aal Soomaalida kuwa loo yaqaan Qabiilada Maggioraty 4 ah miyaa afkoodi iyo Gacmahoodi laga amaan helay Boqolaalo sano Soomaalida Dhaqankoodi Islaam nimo kuma jirtaba in nin muslim xoolahiisa xalaashadaan naftoodi baneestaan oo xaaran Allah ka dhigay in qof Muslim ah aad disho soomaalidana sii joogta ah in laga joogo boqolaalo sano dil Muslim baa la haaya xoolaha Muslimka la baneysta aflagaado Muslimiinta lagu haaya ,Dastuurku Soomaalida u yaala dadkii Muslimiinta ahaayen baa waxeey lookala saaray 4.5 xagee islaam nimada kaga jirtaa

  • @mohamedabdullahi421
    @mohamedabdullahi421 11 หลายเดือนก่อน

    War ninkan haduu dhowyahay malaqabto waa takfiir beritu ayay somali kashaleyneysaa

  • @AsliDucale-qi2ox
    @AsliDucale-qi2ox 11 หลายเดือนก่อน

    Kani waa tagfiir cadeystey siday ila tahey

  • @shaamofficial9867
    @shaamofficial9867 10 หลายเดือนก่อน

    Indho adkaa balaayo ku qaadey adi iyo Sheydaanka afka duuban dadka dhameeye

  • @ibrimzahra2982
    @ibrimzahra2982 9 หลายเดือนก่อน

    Si fudud aya u rumeysatay adigaone weydone cadeyen waa faan

  • @medaligire3230
    @medaligire3230 11 หลายเดือนก่อน

    Qadaras ayuu soqatey Diin shaqo kumaleh qof islam kaal wa qalad

  • @joinownpaypaylsavebiihi301
    @joinownpaypaylsavebiihi301 11 หลายเดือนก่อน

    Liisanka diimaha ma adiga bixiya kufaar wa gaallo .Ball Daalimka Dad muslim ah Cibaadaysanaya Allah Swt Caabuda ku Sheegaya kufaar Allah Swt Umadiisa haka qabbto Caqiidoyin qaldan Gaalaysiin degdeg ah Sabab la.aan aya ka muuqata wanna Astaamaha Khawaarijtii diinta Ka dhex baxday islaamkana fitnaysay

  • @medaligire3230
    @medaligire3230 11 หลายเดือนก่อน

    war ninkan waa Dacish somalidu mabilaa aqliba kalba camamadba losoqadan camamadu un eega wa ti dacash iyaga dinta qeybka tagey halkey diinta kagajirta isqarxi dad muslim ah kenya maxey Noqotey hoyga argagixisada Dowladu wa in ay hadda dhayalsan wa dowlada somaliye

  • @Eeboh1
    @Eeboh1 11 หลายเดือนก่อน

    Kani waa sufahaa. ,, الشو ددواب. Kaninwaa sharu sawaanku quraanku sheegy ta kale waa MASHRUUC YUHUUDI AHBWAXA UU SOO QAATEY. KANI WAX WALBA OO GAALNMOBAH ISAGA AYAA AFKIISA KA SOO BAXAYA WAXA UU CAABUDAA SHAYDAAN IYO KUTUBTA LAGU SHUBEY

  • @ibruae2720
    @ibruae2720 11 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂 ala maxa doqonima ah Bala kugudhacaday

  • @shaamofficial9867
    @shaamofficial9867 10 หลายเดือนก่อน

    Xisbiga dhiig ku nolol asaga kufaarta alshabab asago gacan ku dhiigla ayu dad raba inu wax ushego talo mesha ku hesid halaga sheg shege ayad wada

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 11 หลายเดือนก่อน

    Sidad adiga mel kasta aad ugu hadleyso ha ugu hadlan an aragno dadka shacab ku shegeysid ka so baxa godkad ku jirtan adifga iyo kuwa ku racsan mey hadlan maxa qaroyey 1 2 3 qof ma aragno haddu aheyn bedelkii shabab oo qandaras cusub so qaten

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 9 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂 oo imika ma waxaad ileedahay dimuqraadiyadaa ayaa islaamka ka horeysey kadibna islaamka ayaa Alleh soo dajiyey si'uu utirtiro. SU'AAL Diintii Nebi Aadan iyo Nebi Nuux Maxay ahayd ileen iyagaa bini aadamkaba ugu horeeyee.JAWAAB:Islaam . Waalida lafadhiiso Ninkoow.😂😂😂😂

  • @MrBravo24b
    @MrBravo24b 11 หลายเดือนก่อน

    Khawaarijta waxaa nooga daran kuwaan Xamar hore u burburiyay hadey run sheegaayan maxaa loo soo qaban waayey 1991 Qabiiladii dadki iyo Gabdhihii Muslimiinta ahaayen Masaajidadii kuwada kufsaday yaa loo soo qabsaday ma sidaas ayaa Muslim lagu yahay been baad sheektaan

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 11 หลายเดือนก่อน

    Shekh haddu yahay shidal ama badrol maxa ka galey shekh addun kama fekero aqiro ku fekera wa xeled cusub dagal iyo xoog wax ugu hagagi wayey oo siyasad noc kale ku radi is leyihiin muslim iyo gaal illah shaqo oo leyahay maxa ka galey ya u xilsaran dadka la jiro 12.000 ha so hadlan keligiis ban aragna awey kuwa kale is qariyo shekh xassan wan naqana lakiin shelh umul bal fekerkiisa ninkan ha la weydiiyo in isku feker yihiin

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 11 หลายเดือนก่อน

    100% Muslim is incorrect statement. 100% Christian is incorrect statement. 100% Jewish is incorrect statement. Nothing is ever 100%. I am not even 100% Somalian.

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 11 หลายเดือนก่อน

    سبحان الله، هل سفيان واتباعيه فرع اوجناح الشباب ام فرقة المنحرفة الجديده؟.. لأنه تفضيل النفس وتضليل الأخوة الاجرين أمر الخطير. والاستغراب.

  • @mohamedcabdiwade5036
    @mohamedcabdiwade5036 11 หลายเดือนก่อน

    Yuusan sheekh ahaan lkn mas aladan si fiican ayuu u fahamsan yahay

  • @mohamedcabdiwade5036
    @mohamedcabdiwade5036 11 หลายเดือนก่อน

    Yuusan sheekh ahaan lkn mas aladan si fiican ayuu u fahamsan yahay