Nimaan talin jirin hadii uu rabo inuu kaligiis saxane iska dhigo nimaan tagi jirin baa tako, marka nin waalan marba cimaamada carabta noo Soo xiranaya ee Kenya kuqabo afarta xaas waxa loo Soo dhiibay oo mashruuc ayaa kaweyn ninkasta diinta hanagu Soo gambado kayeeli meyno anaga waxaa kahoreenay sacuudiga diinta. Marka ninkan waa takfiir afkiisa war fiican kama maqlin halaga diktoonaado.
Fadlan Somaliland ha soo hadal Qaadin. Somaliland maaha Somalia
Somaliland hadii u yahay inta Cisaaqa uu dago hada gooso labada gobol iyo bar ee aad leedahay CID RABTA ma jirtee!!
Hc tv noocan miyad wareesataan takfiir kan
Ninkii waalnaa ee argagixisada ahaa ee Somaliland la colka ahaa ayaydun la sheekaysanaysaan
Saxaafadaay xaal qaado mikarafoonow habar weliba ku qaadatey .
Maryo carab oo la xidhaa laguma noqdo carab.
Kan maxay wax kawaydiinayaan.
Ethiopia waa Muslinkaa Badan. Indhaa fur.
Kkkkk ninkaan caadi ma aha ninka madaxweyna laga digi laha masa walagu daqmi laha misse wa lagu dumi lahaaa
bal dadkii waalnaa ayaad noo wareysaneysaan
Nimaan talin jirin hadii uu rabo inuu kaligiis saxane iska dhigo nimaan tagi jirin baa tako, marka nin waalan marba cimaamada carabta noo Soo xiranaya ee Kenya kuqabo afarta xaas waxa loo Soo dhiibay oo mashruuc ayaa kaweyn ninkasta diinta hanagu Soo gambado kayeeli meyno anaga waxaa kahoreenay sacuudiga diinta. Marka ninkan waa takfiir afkiisa war fiican kama maqlin halaga diktoonaado.
Somali Dastuur la ansixiyay malaha fadlan been ka foojignow
Waxey ku daqman mxey tahay waxan ay ku hayaan farqada 5farqada 6
Waa xaqiiq pro hadalkiisa
sheikh isxaaq waa carab daroodna carab ayagaa isxigee maxey isku dagalayaan yaab
WAA others ....reer cushitic waa absame dhulbahante mareexaan xawaadle