Sheekadii Dilka Luul Waji kaley yeelatay Cajiib yaa Nin & Xaaskiisa Qolka lagali jiray?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 พ.ค. 2024
  • Sheekadii Dilka Luul Waji kaley yeelatay Cajiib yaa Nin & Xaaskiisa Qolka lagali jiray?
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Welcome to Dulmi Diid Clips Channel where you will find a variety of contents like high quality content like Cars, Mobiles, Cameras, mics, and hundreds of other technology gadgets reviewed, in depth with tips and tricks about products,
    so please sit back and enjoy the ride!
    My filming gadgets/devices
    www.ulanzi.com/?aff=863
    DJI Osmo Action 3 - amzn.to/3e12T3F
    BOYA Wireless Lavalier Microphone - amzn.to/3T9AmIf
    Ustine Selfie Stick - amzn.to/3rnPQw9
    USB C to 3.5mm Jack - amzn.to/3fCO485
    Spigen Rugged Armor Case - amzn.to/3E6lcPt
    DJI Pocket 2 - amzn.to/3E6OP3l
    Ulanzi J12 Mic -
    www.ulanzi.com/?aff=863
    amzn.to/3C27TwN
    Rode Mic Me-C - amzn.to/3Sw5C4f
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212.com/invite/12i...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung.
    DISCLAIMER: DulmidiidClips assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.
  • ยานยนต์และพาหนะ

ความคิดเห็น • 138

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 16 วันที่ผ่านมา +14

    Ilaahaygii arkayey ee ogaa siday wax Udhaceen ayaa, uga aargudi doono insha'Allah

  • @Maryamo_cabdillahi9
    @Maryamo_cabdillahi9 16 วันที่ผ่านมา +17

    Alle ha unaxriisto luul 😢

  • @quruxdaiyoaduunka496
    @quruxdaiyoaduunka496 16 วันที่ผ่านมา +5

    aduunkay ku gubatee illaahay aakhiro ma gubo godkeeda janno alle ha uga dhigo

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 16 วันที่ผ่านมา +6

    Subxanallaah sinadii marka la yiri 2di qof (---) isha inu saaray aya laga raba ama qofka isku qiro inu sines tay sow xaqiijin maaha?
    See ku doontay ayadon la Hayn qof markati ah 👁️ku arkayay asago kas ugu bilbilayo gaaska taraqna ku daaray iyo inu asaga qirto ilaa iyo hada 2daba lama hayo.
    Laakiin gabadhaas hadu kas u gubay dadkas Allaha wafajiyo xukunka inlo qasaaso, hadusan ugu tala gelin ay kama ku dhacday Wiilkas Allaha badbadiyo sharta ahlu sharta o ah in dhiigisa xaq daro lagu banesto, Aamiin

    • @83587
      @83587 16 วันที่ผ่านมา +2

      Oo hada ma waxaad leedahay qof arkay malahan in uu gaaska ku bilbilay mase ogtahay sinadu waxey ka dhexeysaa labo qof oo waxa sas looyiri in la ilaaliyo sharafta mushtamaca

    • @mklsl3663
      @mklsl3663 16 วันที่ผ่านมา

      Wax kasto illaahey ayaa og balse waxaa is waydiis mudan muxuu uu oraday hadii uusan asigu uugu talagal wax usameen sideese qof dhan oo wayna ugu fikiri karaa inuu gubbo guri ay ilmo yar yar jiifaan iyo hooyadooda inuu gubbo hal qol oo cidne waxbo ku gaari doonin

  • @xeroow
    @xeroow 16 วันที่ผ่านมา +7

    Sheekh
    Waxaa la yaabay
    100 war oo kala nuuc ah
    Oo waliba way ku cadahay in uu dilay lkn allaah ayaa xaqiiqada og

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 16 วันที่ผ่านมา +3

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤

  • @andynathon4771
    @andynathon4771 16 วันที่ผ่านมา +3

    Ilaahaw hanagu sababin allahuma aamiin ❤❤❤❤❤

  • @user-vq7ir2vu2v
    @user-vq7ir2vu2v 16 วันที่ผ่านมา +3

    Aamin ilahow xaqeeda uwaasici ilaahow Aamiin 🤲 yarabi

  • @abdifatahbashir-cr2lj
    @abdifatahbashir-cr2lj 16 วันที่ผ่านมา +4

    Nin guri caruur iyo hooyadood joogaan gas udoontay oo dabqabadsiiyay see loo orankaraa madilin

  • @saynabsaciid7449
    @saynabsaciid7449 16 วันที่ผ่านมา +2

    Aamiin aamiin allow anagu beri ayaanu ka nahaye fidnadiisa hanagu halaagin iyo dulmiga ka dhasha allow cadaalad ayaanu ku waydiisanaynaa dhankasta

  • @kayserimedia2197
    @kayserimedia2197 16 วันที่ผ่านมา +4

    Allah unaxariisto Walaasheen
    Rabbi Talo Ku filan

  • @apdyrahmanmohamed6172
    @apdyrahmanmohamed6172 16 วันที่ผ่านมา +3

    Amiin ilahow hanagu sababin

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 16 วันที่ผ่านมา +2

    ALLOW HANAGU SABABIN DHIIG BINI,AADAM AAMIIN AAMIIN AAMIIN YAA ALLAAH

  • @mohamoudabdi6778
    @mohamoudabdi6778 16 วันที่ผ่านมา +2

    Dulmiga ka jiro waye somaliya

  • @binary869
    @binary869 16 วันที่ผ่านมา +1

    Aamiin yarabi🤲🤲

  • @faizamohamed1088
    @faizamohamed1088 16 วันที่ผ่านมา +1

    Aaamiin yaa Rabbi

  • @kawsarosmaplnl9892
    @kawsarosmaplnl9892 16 วันที่ผ่านมา

    Aamiin aamiin yaa rabi

  • @MamRazia
    @MamRazia 16 วันที่ผ่านมา +1

    Amiin yarb

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 16 วันที่ผ่านมา +1

    Subxaanallah illaahey asagaa caadil ah xagiisa ayeyna cadaalad taalaa Rabiyow marxuumada xaqeeda soo ifi !adigaa Awood lehe

  • @sawdammumin4653
    @sawdammumin4653 16 วันที่ผ่านมา +1

    Amiin aamiin

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 16 วันที่ผ่านมา +2

    Aamiin yaaaaa Allaha 💯🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 16 วันที่ผ่านมา +1

    Aamiin Aamiin Aamiin 😢😢

  • @CaashoSh-eu7ct
    @CaashoSh-eu7ct 16 วันที่ผ่านมา

    Amiin Amiin ayaa alaah

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 16 วันที่ผ่านมา

    Amin amiin amiin yaa raabi

  • @mushtaqabdi9177
    @mushtaqabdi9177 16 วันที่ผ่านมา

    Amiin yarabi alliw dhig naga badbadi yarabi

  • @SaraAbdullahi-pm1nn
    @SaraAbdullahi-pm1nn 16 วันที่ผ่านมา

    Aamiin yaa rabi

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 16 วันที่ผ่านมา

    Allahuma aamiin

  • @abdikadirmohamed9169
    @abdikadirmohamed9169 16 วันที่ผ่านมา +2

    100 Kiba million times buu u kasay lkn mooryan Allana ma yaqaanan iimana male

  • @user-tp2gg3pz2t
    @user-tp2gg3pz2t 16 วันที่ผ่านมา

    amiiiin amiiiin amiiiin ya rabi

  • @user-vt4pm3ph9p
    @user-vt4pm3ph9p 16 วันที่ผ่านมา +1

    Amiin

  • @Canab-pg1hr
    @Canab-pg1hr 16 วันที่ผ่านมา

    Aamiin aamiin

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 16 วันที่ผ่านมา

    اللهم آمين يارب العالمين

  • @ducaaleducaysane6497
    @ducaaleducaysane6497 16 วันที่ผ่านมา

    Aamiin aamiin allow dhiig hana galinin yaa allah allow luul cabdicasiis cadaalad sii allow abukatayashan xaqa tusi

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 16 วันที่ผ่านมา +1

    Allahu Akbar subxanallah Allahu Akbar 😢😢😢😢😢😢

  • @user-fv6il1lb2z
    @user-fv6il1lb2z 16 วันที่ผ่านมา +2

    Somalia marka jogto waxa la isku dayaa in caqligaga lagu ciyaaro

  • @wavyali5768
    @wavyali5768 16 วันที่ผ่านมา

    Aamin aamin aamin

  • @qadroahmed4255
    @qadroahmed4255 16 วันที่ผ่านมา

    Aamin aamin aamin yaarabi

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 16 วันที่ผ่านมา +2

    Waa la dilaayaa ninkaan

  • @Hashimy1981
    @Hashimy1981 16 วันที่ผ่านมา

    Aamiin

  • @safiyasaid4268
    @safiyasaid4268 16 วันที่ผ่านมา

    xasbunallaah walaahay waa dad qalbigoodu qalalay dadka qof ugu doodaya ama ka difaacaya wax aysan cadyn u hayn yaa markhaati ahaa subxaan Allaah waxaasi ma wax qof caqlileh ku hadlaa

  • @user-lf7wy9nb3x
    @user-lf7wy9nb3x 16 วันที่ผ่านมา

    Subxanalah malikal qaduus waayaab

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 16 วันที่ผ่านมา +3

    Yaa arkaayay kutee waa dad wada khafiifsan asagaaba qirtay oo sheegay inuu shiidaalka soo gatay oo uu qolka asagu gubay cadaynta intaas kabadan ay raadinayaan maxay tahay

  • @hajirahajiali3476
    @hajirahajiali3476 16 วันที่ผ่านมา +1

    Somali intey jirto anigaa kaa xoogbadan ama laan dheere ah nabad ma imaaneyso

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 16 วันที่ผ่านมา +1

    Dadkii way imaan beeleen subxaana laah wadanku ma hagaagaayo siday u muuqato

  • @safiyasaid4268
    @safiyasaid4268 16 วันที่ผ่านมา

    allahuma amiin xasbunalaah

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 16 วันที่ผ่านมา

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh yaab AfKISA ayka shegay inu gubay sheeko inshallah ninkas diilaga ah waala toganya beenlow diilyow waalgu diilaye

  • @saadeaali9231
    @saadeaali9231 16 วันที่ผ่านมา

    Aaaaaammmmmiiiin Aaaaaammmmmiiiin yaaa rabi 😭😭😭😭😭

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 16 วันที่ผ่านมา

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 16 วันที่ผ่านมา

    Waqtigaan waqti kadaran ayaan soo marnay oo qofkii wax dila asigoo la arkaayo cid lahadli karto aan jirin aan arkay
    Ninkaan xaaskiisa maba dhihi karee ee gubay insha allah xaqeeda way helee aduunkaaba cariiri kunoqon doono ilaahay idinkiis

  • @abukids2176
    @abukids2176 16 วันที่ผ่านมา

    Masha Allaah Saad Xaqa ugudagaalamayso waliba case kaan waad asiibtay lkn Dowladda magardoontaa in aakhiro ayladambi yihiin kan danbigaan geeystay hadii ay iska indhatiraan cadeymaha aan anagoodhan ujeedno.

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 16 วันที่ผ่านมา

    Ilaahey waa xaq ma mooge

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 15 วันที่ผ่านมา

    Amiin allahayow amiin yarabi amiin
    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw 16 วันที่ผ่านมา

    Waa run yaa arkaayay alaah unbaa og soda wax u dhaceen

  • @RaxmoXasan-mj6oc
    @RaxmoXasan-mj6oc 16 วันที่ผ่านมา

    Asakuba mainkirsano ineey kugubata base waxuusheegay insurance uqasdin kiiska side uu udhacay

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 16 วันที่ผ่านมา

    Dulmidiidoow kiiska sidaan ufahmay waxaa larabaa dilka in laga dhigo kama,a eelaga waraajiyo camdi ama kas laakiin allah waxba kama qarsoono

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 16 วันที่ผ่านมา +1

    Maxkamada wey dadaashay

  • @mushtaqabdi9177
    @mushtaqabdi9177 16 วันที่ผ่านมา

    Shikan runta bushega masha allah

  • @shaxshaxlowgaxafada5813
    @shaxshaxlowgaxafada5813 16 วันที่ผ่านมา

    Allow Aday Cadaalada Aktaada Talaa insha Allh walashena Alle Aktiisa Cadaalad ka waayi mayso

  • @user-ih4rf9xr2f
    @user-ih4rf9xr2f 13 วันที่ผ่านมา

    Alaha ku xifdiyo shekhunaa shaqadii onlayka ahayd noo sheeg

  • @habibahgabow8294
    @habibahgabow8294 15 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 16 วันที่ผ่านมา

    Subxanallah

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 16 วันที่ผ่านมา +1

    Mujrimkan sayid cali ah waana murjiyayee,dilka naga soo dej dejiya waana murjiyayee

  • @Abdallaash
    @Abdallaash 16 วันที่ผ่านมา +7

    This place is beautiful walaahi e please let me know the name of this country

    • @Princehishaam
      @Princehishaam 16 วันที่ผ่านมา +1

      UNITED KINGDOM 🇬🇧

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 16 วันที่ผ่านมา

      Waa Xamar

    • @Princehishaam
      @Princehishaam 16 วันที่ผ่านมา +3

      @@samowsamale3490 🤣🤣🤣yaah xamar wey noqon leheed balse Qabyaalad xagaas dhigte👋Dhulka dadka dhiste ha sheegan kac Xamar sidan iyo si ka wcnba udhis👋👋

    • @hamsahassan5788
      @hamsahassan5788 16 วันที่ผ่านมา

      Asc akhii dhalinyarooy yaa ka dhul qurux badan wadankeena .Guryaha inguriidka cariiirigooda iyo keenii ,Guri banaankiis aad fadhiisanaysid cirkii aad arkaysid ,Alaahu akbar illahoow noo gargaar .Runtii cadaalad ilaaheey agtiiseey taal .

    • @user-qg2ec3jw6o
      @user-qg2ec3jw6o 16 วันที่ผ่านมา

      Halkan waa wadanka holland masha allah dalka ugu quruxda badan yurub

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 16 วันที่ผ่านมา +2

    Somalia cadaalad kama jirto

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 16 วันที่ผ่านมา

    Illaahay xaqiqada a fahasiyo wiihi lamid a

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 16 วันที่ผ่านมา

    Maxkada ma dhihin

  • @camelmilk3358
    @camelmilk3358 16 วันที่ผ่านมา

    Yaclamu khaa’inatal acyuni wamaa tukhfissuduur, Allaahu Akbar

  • @OmarMohamed-bt9fe
    @OmarMohamed-bt9fe 16 วันที่ผ่านมา

    Asc. Sheekh waxaad dadka si fudud ugu sharxdaa waxa ay ku sugnaato qisaasta qofka wax dilo sida ay shareecada islaamku qabto.

  • @user-je9qt5gn6l
    @user-je9qt5gn6l 16 วันที่ผ่านมา

    Gabadha dabka uu isaga shiday ayey ku dhimatay xataa hdii uuna dilin isagu aniga rayigaygu wuxuu yahay in culumada loo dhiibo laguna xukuma kitaabkeena

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 16 วันที่ผ่านมา

    alle haawnaxariisto gabadhaa laakiin hawiye cadaalad ka sugi maayo anigu laakiin aakhiro ayeey xaqeeda helaaysaa waxaay kadhalayay reer laangaab ah oo looma ooyaan ah

  • @user-ey4mq4gi6w
    @user-ey4mq4gi6w 15 วันที่ผ่านมา

    Sayid cali cadayn buuxda laguma hayo maxkamadna cadaynbay rabta

  • @halimoahmed45
    @halimoahmed45 16 วันที่ผ่านมา

    Walaahi Waa lagu dan baabayaa sababtoo ah qofkii labaad eelladhageeysan lahaa meesha ma joogo Waxa lawareeysanayo Waa hal dhinac. Iyo malo ee taboow hanaga cadaabin

  • @kaderbare3466
    @kaderbare3466 16 วันที่ผ่านมา +1

    inta uu isaku afkiisa kasheegtay ayaaba cadayn ugu filan, waa hadii aan runta laga leexanaynin, bal it doesnt need such analayis, it is evidence-based event. xanaq+shdal+dab+baxsad+guriga ayjoogtay??????

  • @poom5180
    @poom5180 16 วันที่ผ่านมา

    Shiikh dad qofshifay hadey qofkale kugubato kadibna eey dhimato qoftii sharciyan maxaa lagu xukumaa qofki dabka shidey ee sababta lahaay ?????

  • @sarahmohamud177
    @sarahmohamud177 15 วันที่ผ่านมา

    Waxa laga yaaba inay inantu muuminad ahayd,waayo arinkeedu wuu qarsomi waayay.siday u asturnayd iyo siday caruurteeda diinta u baraysay.Illhayow u naxariiso

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 16 วันที่ผ่านมา

    Ninkaasu in la gubo ayuu Istaahilaa

  • @hamdimohamed9
    @hamdimohamed9 16 วันที่ผ่านมา

    These people have a mental health 😢.

  • @user-pk5xc6pd9v
    @user-pk5xc6pd9v 16 วันที่ผ่านมา

    😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲

  • @maryammohamed483
    @maryammohamed483 15 วันที่ผ่านมา

    Qof aan wax sameeyn ma ordo

  • @LUISFIGO-tr5pw
    @LUISFIGO-tr5pw 10 วันที่ผ่านมา

    Dad kale ayayba sii dilayaa ayba dhahayaaan kkkk

  • @user-db4tz3rs3v
    @user-db4tz3rs3v 16 วันที่ผ่านมา

    Shiikhow aawi korasadii

  • @xaadismaacilguray
    @xaadismaacilguray 16 วันที่ผ่านมา

    Sheekh maxaad u leedaha haduu abari yahay Mahan bari waa cadaalad daro lagu samaynayo qof muslima waa gacan ku dhiigle laandheere ka dhashay

  • @mohamedabdullahi3688
    @mohamedabdullahi3688 16 วันที่ผ่านมา

    Sheikhow waxan qabaa sual aaway culimadii sharecada islamka yaqanay😂oo arintan😂hal mar ka falonin oo san ka Hadlin maxaa ma iimankii maa nusqamay meey hadlan oo dadkan caamada waxii sharecada ka qabto sheygan subxanallah illahayow na amaanso

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 16 วันที่ผ่านมา

    Haday hada inkiraan Aakhiro way dhowdahay

  • @WaabariXaaji
    @WaabariXaaji 16 วันที่ผ่านมา

    Adi sh dulmi diidow mano haysa aayada dil ku xukumayso nin kaas adi Daliil lagu dilo iyo mid lagu badbadiyo midna shekh uma ahiye

    • @cqanikhamiis2771
      @cqanikhamiis2771 13 วันที่ผ่านมา

      Aayad dheheysa saydi cali waa in la dilaa miyaa rabtey

  • @nadaammacalin2149
    @nadaammacalin2149 16 วันที่ผ่านมา

    Hadaan Galin Maxey ka marqati kacayan

  • @nafisaahmed9190
    @nafisaahmed9190 16 วันที่ผ่านมา

    In la dilaayo uma eko ninka sheekh

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 16 วันที่ผ่านมา

    rabigii abuuray ayey ka furteen

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 16 วันที่ผ่านมา

    Xamar waxay nabad u noqon la dahay waa dulmiga noocaas ah. Oo maalinle uga dhaca

  • @axmedwali6136
    @axmedwali6136 14 วันที่ผ่านมา

    Waa dheel dheel ama jees jees dad kuna haday kitaabka alle kaleexdaan waylumaan markaa waa umad lunsan cadaaladana kafo gaatay

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 16 วันที่ผ่านมา +1

    Amen

  • @haweyamohammed4124
    @haweyamohammed4124 16 วันที่ผ่านมา

    Sheekhow waxaa socda xiligi magaalada ay ka carari lahaateen weyna imaaneysaa reer bililikhoow

  • @xamdimahadhassen8460
    @xamdimahadhassen8460 16 วันที่ผ่านมา

    Ninkani waa nacas waana fuley naf jecel oo jaahila inuu yiraahdo baw fiicnayd halay qisaaso weligay maan arkin axad ka fuleysan oo ka naf jecel

  • @Ali-ziiza
    @Ali-ziiza 15 วันที่ผ่านมา

    Shikhow adna waji kale ayaaa yeelatay

  • @andynathon4771
    @andynathon4771 16 วันที่ผ่านมา

    Aadbaan uga xunahay dulmiga kajira wadankeenii

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 16 วันที่ผ่านมา

    MUNAFAQ WAQTIGODA WAYE HA ISKA RAHEESTAN WAX YAR YAR KADIB WAA MUJRIMIIN NAARTA GALAYAN.

  • @abdifitah-wu3xj
    @abdifitah-wu3xj 16 วันที่ผ่านมา

    S C W❤❤

  • @Goojacadechannel
    @Goojacadechannel 13 วันที่ผ่านมา

    Dulmi diid ayaad sheeganaysaa lkn adiga waxa kuu wanaagsan in aanad arintan ka hadlin waa arin iska cad

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 16 วันที่ผ่านมา

    Alahu akbar cadaladi majirto wlalihii iyo cidiisa xoog iyo lacag la garabtaagan. Gabadhaasina qabiil xoogleh kamay dhalan ilaahaybu ka helaya cadaalada

  • @mahamudayshidindhabi4685
    @mahamudayshidindhabi4685 16 วันที่ผ่านมา

    ANİGA WEXEY İLATAHAY ANİGOON WİİLKA İYO GABADHABA AAN SOOMAALİ UN İSKUNAHAY OO MİDNA İXİGİN, ARİNTAAN SOOMAALİYEEY İNAAD UDEYSAAN DADKA SHAQADA KULEH. SOOMAALİ GİBİGOOD WAA ABUKAATAYAAL, WAANA SİYAASİYİİN. WAARİDİİNTA LABADA DHİNACBA UMASAHLANA MİDDKOOD İNAAD MAALİNWALBA WAX UN XUKUNEYSAAN EE KANASTA ARİMO KALE GALA İXTİRAAMNA AANUMUUJİNO MUSİİBADA DHACDEY DADKA EY SAAMEYSEY.