SAFIYA TUSMO GABADH QOWMU,LUUD AH MAXAA KALA QABSADAY CAJIIB

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 พ.ค. 2024
  • เพลง

ความคิดเห็น • 75

  • @Hasnktal
    @Hasnktal 25 วันที่ผ่านมา +11

    WALIGAY GURIGAYGA NIN MAKEENIN SXB XITAA MALIHI CARUURTAYDA IYO XAASKAYGA AYAA MUHIIM II AH CARUURTAYDA XITAA WAXAAN DHAHAY MACALINKA DUGSI QURAANKA II SOO SHEEGA HADUU QAYBAHA BARAYFADKA IDINKA TAABTO , WAA SABAN AAKHIR ILAASHADA CARUURTA

    • @user-rq7cg2rv2g
      @user-rq7cg2rv2g 20 วันที่ผ่านมา

      Ilaahay haku ilaaliyo good father

  • @najahdarajo4689
    @najahdarajo4689 20 วันที่ผ่านมา +2

    Ax ax Ilaahay Waa Xaqsoore Ilaahayaw Islaam Nimada Nagu Dil

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 หลายเดือนก่อน +8

    Masha allaah illahey gabadha Wuu doortey Adigana Wuu ku Jeclaa Waayo Haday dhaman Lahayd May ku Fiicneyn Alhamdullilaah illahey Wuu Ku Jecel Yahay ❤

  • @mulkehussein4183
    @mulkehussein4183 6 วันที่ผ่านมา +1

    Allaah Abar weey dhacda kadhacda dhexdena iyo dadka Soomaliyed lkn waan kharina balse ilmahaaga ha kaxigsan cidkale💔🥲😊

  • @najma649
    @najma649 หลายเดือนก่อน +6

    somaliyeey qof hakeenin aqalkaaga
    haduuyahay qaraabo haduu yahay adeer haduuyahay abti iyo adeer hooyadaa qaba cidna caruurtaada ha dhexkeenina

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 29 วันที่ผ่านมา

      Waa runtaa lakiin yaa ku dhageeysanaayo xitaa hooyooyinka qaar waa argtaa ilmaheey kala xigsanaayaan kasoo qaad gabadha hereri wareeystay hooyadeed maxeey u aqbaliweyday hoyadu waxeey difaaceeysay ninka eey sodohda u tahay ee gabadheeda kale qaba ee dhibaateeyey ayeey difaacday guurkiisa iyo gabadhuu qabo oo kaliya waxeeyna lumisay labo gabdhood eey dhashay waa nasiib daro

  • @Qaybarmedia320
    @Qaybarmedia320 3 วันที่ผ่านมา

    Allahu akbaar

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 22 วันที่ผ่านมา +1

    Allah maxaaa ilmo badan ku dayacan yihiin meel walba oo ay Somali joogto. Ilmaha somalida allah ayaaa u maqan

  • @asiaahmed8004
    @asiaahmed8004 29 วันที่ผ่านมา +2

    aby tusmo waana ku jecashahay ❤sheekooyinka kurdhi caqliga wanaagasana waa cajiiba aa walalaale noosoobadi madsanida❤❤

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 29 วันที่ผ่านมา +3

    Thank you safiya ma sha Allah waa qiso xanuunbadan ❤️❤️🎉

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 หลายเดือนก่อน +2

    My beautiful you touch the true.Don’t tress no one ☝️ Barakallah to share with us the true story 😊

  • @salihasaliha-ww8gs
    @salihasaliha-ww8gs หลายเดือนก่อน +1

    Runti wa qiso murugale walal safio mahadsanid

  • @Waayoarag98
    @Waayoarag98 หลายเดือนก่อน +1

    Allahuma aamiin. Inantaasi duco iyo waxtarba waa u baahantahay.

  • @somalisomalidhalay3609
    @somalisomalidhalay3609 วันที่ผ่านมา

    Sibay qisadani iisaamaynaysaa😢 illaahayow adaa xaqiiqda og

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 18 วันที่ผ่านมา

    Waa dambi inaad qof Islaamka inuubqaatobrabo aad ka hor istaagto. Alle ka cabso oo fursada siiya dadka Alle hidaayadiisa rabo. Waa waajib in qof kasto Muslim ah uu diinta gaarsiiyo gaalada.

  • @munamahmed1572
    @munamahmed1572 27 วันที่ผ่านมา

    Allahu akbar. Maansha allah gabadha yar ilaahey doortey

  • @user-rp3rj2vr7q
    @user-rp3rj2vr7q 8 วันที่ผ่านมา

    Waa runteed inaa diinta kahor istaagto ma ahayn qisadaan south afriko aykadhacday wiil soomaaliya oo gabar dukaanka uga shaqeeynaysay muslim ineey noqoteey weeydiisay noo howshaada qabso ayuu yiraa weeyna dhimatay kadibna asoo walagu cadaaba dheheeysey riyo ugutimid

  • @user-yz6om4qz6k
    @user-yz6om4qz6k 21 วันที่ผ่านมา +1

    Allah akabar 😢

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 19 วันที่ผ่านมา

    Mashaa Allhaa Amiiiiin Amiiiiin yarabi Amiiiin Amiiiiin Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanalinoor296
    @abdirahmanalinoor296 หลายเดือนก่อน +1

    wlahi waa dhib inteeda leeg ilaahay ajar ha kaa siiyo inderty

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 21 วันที่ผ่านมา

    Tusmo waad shidantey maansha alaah

  • @Betasquadclips66
    @Betasquadclips66 24 วันที่ผ่านมา

    Mama Safiya tusmo mashaallh ❤️

  • @user-im5qw1cf7n
    @user-im5qw1cf7n 24 วันที่ผ่านมา

    Machallah Allah Tabarak Allah ALLAH bless what she asking much question if she coming DINTAINA MACANNE

  • @abobasement346
    @abobasement346 21 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah 👀 Looking so swt

  • @hanefa283
    @hanefa283 29 วันที่ผ่านมา

    Safiya adigaa qof fiican ah ❤

  • @coolcatschitah6394
    @coolcatschitah6394 25 วันที่ผ่านมา

    SUBHAN ALLAH

  • @AAAhmed-bw1ev
    @AAAhmed-bw1ev 2 วันที่ผ่านมา

    Is asturka dhammaystiro. Gacanta ilaa xusulkaagha waa qaawanyahay.

  • @smdkroos1022
    @smdkroos1022 24 วันที่ผ่านมา

    Machallah Allah akbare ❤❤❤❤❤❤

  • @safiyoali3131
    @safiyoali3131 27 วันที่ผ่านมา

    Maaansha Allah walaal ilaahay hakaa ajersiiyo.waa qiso cibro nooah....

  • @foosiyaabdi4623
    @foosiyaabdi4623 29 วันที่ผ่านมา

    Safya masha allah wad quruxbnate halka kag haay ❤

  • @AsliCabdi-gi2wi
    @AsliCabdi-gi2wi 21 วันที่ผ่านมา +1

    Allaahu akbar 😢

  • @fahima6186
    @fahima6186 26 วันที่ผ่านมา

    Very sad 😢 SUBXANLLH

  • @user-pr6wk4mm7k
    @user-pr6wk4mm7k 29 วันที่ผ่านมา

    Mashallah🎉❤

  • @aminachannel8191
    @aminachannel8191 16 วันที่ผ่านมา

    Allah akbar 😢

  • @caydaruusmuumin4582
    @caydaruusmuumin4582 25 วันที่ผ่านมา +1

    safiyo tusmo qof xunbaan kuu aqaaney oo khaladbaan kaa fahansanaa wlhay saamaxnaakum marhadaad sidaa dad u badbaadisey

    • @saaradahi6675
      @saaradahi6675 24 วันที่ผ่านมา

      Ma aqoon ayaad u laheyd. Danniga intaa la eg maxaa ku galiyey. Qabrigada hagaagso meel lagu soo jiro gatanmeyside.

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc หลายเดือนก่อน

    Subxanallah

  • @user-ii7oj5wn7j
    @user-ii7oj5wn7j 29 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah you are so beautiful

  • @userxmvw031
    @userxmvw031 13 วันที่ผ่านมา

    Qiso tano kale ina hada kahor maqlay bn umalenaya

  • @asiaahmed8004
    @asiaahmed8004 29 วันที่ผ่านมา

    asc please qisooyinka noo soo badi

  • @user-fu8ih5yy1n
    @user-fu8ih5yy1n หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @israwashington9896
    @israwashington9896 24 วันที่ผ่านมา

    I love you sister by the way

  • @fartun9503
    @fartun9503 29 วันที่ผ่านมา

    Safiiyo cadey❤

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 27 วันที่ผ่านมา +1

    Mahad sanid safiyo

  • @maryamisse6494
    @maryamisse6494 27 วันที่ผ่านมา

    Subxaanallaah, xujo adag bay kusaartay

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 29 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢😢

  • @saaradahi6675
    @saaradahi6675 24 วันที่ผ่านมา

    😭😭😭

  • @mohamedmohamoud4653
    @mohamedmohamoud4653 หลายเดือนก่อน

    Dna maanu shaqanayn

  • @abdulqadirahmedali5779
    @abdulqadirahmedali5779 29 วันที่ผ่านมา

    Yarab Ila how iixafid gabadhayda

  • @SukritiXasan
    @SukritiXasan 25 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-mb2ob6kg8z
    @user-mb2ob6kg8z หลายเดือนก่อน

    Walaal maindahaga mise lens

  • @farhiyakahib4435
    @farhiyakahib4435 27 วันที่ผ่านมา

    Somali du iyaga isu xasida. Bal gabadha siday u cayayan daay

  • @Nimcaanyaasiin9097
    @Nimcaanyaasiin9097 27 วันที่ผ่านมา

    😰😰💔😥😢

  • @Deeqoadann
    @Deeqoadann 27 วันที่ผ่านมา

    Adiiguna barigas kalarkagi baad lahaayd

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk 24 วันที่ผ่านมา

    Allah ha u aqbalo. Muslimka lkn adigu isma hadalkaga iyo aragtidaadu cidiyaahaga eeg waxad kalod eegtaa gacantan aad qaawineyso waa cawro shekada aad ka sheekaysay adiga wey kaa toobad fiican waayo adigu waad heesaysaa dabada iyo candhada ayaad cawradada ayaad qaawineyso dib isugu noqo haduu wadaad xume ku helayna umada u sheeg waan hesayaa oo xaaraanta ayaan qasanayaa iyo waan tukanayaa isma qabato akhri oo fahan ama ii sheega dheh ayada 45 suratul cankabuut macnaha halkaa ku jira naftaada u bandhig towfiiqda allah ha ina waafajiyo dhamanteen
    N

  • @HappyBoat-fj3tv
    @HappyBoat-fj3tv 26 วันที่ผ่านมา

    Warundeed

  • @deeqxasan191
    @deeqxasan191 29 วันที่ผ่านมา

    Safiyo naag our yeelatay waa qaan gaare byby ah dhibna meleh xaaraanta ay ku dhashay maahee

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 17 วันที่ผ่านมา

    Safiya tusmo
    Dambi weyn ayad gashay
    Ebe utoba Ken wa arin khatar ah

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 16 วันที่ผ่านมา

    Nin gabadhada qabaa maxa caruurtada u dhexkene hirta hadana nin rero kale dhaleen gabadhada ka run badan ileen awalba waxa guuriga kama jirine wa

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan8624 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Make up ka marsatay gabadhani waxa uu u eekaysiiyay sidee caag

  • @hanefa283
    @hanefa283 29 วันที่ผ่านมา

    Dadka soomalida ah dhaqan kooda ayaa wanaagsan

    • @Naisa641
      @Naisa641 29 วันที่ผ่านมา

      Dad qalbiyada ka xanuun ba jiro films xun daawado marka hada aduunyado tii hore ma aha

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k วันที่ผ่านมา

    Hada ayaad danbi wayn aad ku jirtaa waayo wanaaga inaad kasheegto ayaa waa jib ah qof ceebihiisa qofka kasheekeeyaa maalinta qiyaamaha janada ma uriyo

  • @warsameali5133
    @warsameali5133 29 วันที่ผ่านมา

    Way isfiiqda ama is cadeysay

  • @ahmedugas8495
    @ahmedugas8495 29 วันที่ผ่านมา

    Walaal maxaad isku cadeysay? Midabkaagii quruxda badnaa ee maariinka ahaa maxaad ku nacdey? Islaan cadaan ah bay u eekaatey

    • @Notalt17
      @Notalt17 29 วันที่ผ่านมา

      filter waye iyo iftiinka banaanka

  • @user-rr4vz9hq2w
    @user-rr4vz9hq2w 27 วันที่ผ่านมา

    Al xamdu li laaah inay muslin tay qofraba muslin islamarkaba lacarara

  • @user-eg6ux9tw7f
    @user-eg6ux9tw7f 23 วันที่ผ่านมา

    Nafisbay intaa ka dhiganaysaa naa toobad keen

    • @user-sk1mn9jp5u
      @user-sk1mn9jp5u 2 วันที่ผ่านมา

      Xoolathy qof sa ugu dhagan thy tobad seeg😂😂

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 หลายเดือนก่อน +1

    Filter iyo indho bluug bay ka shidan tahay....

    • @iwarsame946
      @iwarsame946 29 วันที่ผ่านมา

      What filter got to do with this storyline?!!...😂😂

  • @XasanXaashi-qq2hp
    @XasanXaashi-qq2hp 28 วันที่ผ่านมา

    MUSAL SALKA NAGADA BENA HASHEGIN

  • @yaakcon
    @yaakcon 29 วันที่ผ่านมา

    Naagtaan waxba noo sheegimeysee korkeedey na tusaysaa.

  • @user-rv9ix9zv7i
    @user-rv9ix9zv7i 29 วันที่ผ่านมา

    Adigu waxaad kawaranataa xaaladaad maxaad Kaga duwanatay taada kasheekayasa?