Waa ruwaayaddii igu horeysay ee uu ka qayb galo axmed cali cigaal waxaana hogaanka u hayey cigaal iyo maryam mursal 2 hibo nuura iyo cabdi muxumud aamiin (yaxaas dhega duub erayada sangub waana ruwaayadii uu ku soo shaac baxay ee uu taageerayaal badan ku helay fankana uu kaga dhexmuuqdey
Jacayl soo ma dhuuntoo waa sida DHARAARTEE (subaxa/maalinta cad). Maaha dharaatee. Ka sax halkaa. Amazing song. Used to listen in Mogadishu Stadium before the kick offs. Who remembers it?
Siciid xarawo kabanka ayuu tumaa Qalabka meesha ka yeeraya muu tumi jirin Sidoo kale xasan gareyd cigaal may ahayn niman tuma qalabka kale Kabanka ayey khuburo ku ahaayeen
Waa ruwaayaddii igu horeysay ee uu ka qayb galo axmed cali cigaal waxaana hogaanka u hayey cigaal iyo maryam mursal 2 hibo nuura iyo cabdi muxumud aamiin (yaxaas dhega duub erayada sangub waana ruwaayadii uu ku soo shaac baxay ee uu taageerayaal badan ku helay fankana uu kaga dhexmuuqdey
Æä
Yaxaas dhega duub waa Maxamuud Cabdilaahi singub heesta wax sameeyeh ma aqaan waa lagu darsan karaa
Aniga waxa ay ii ahayd riwaayadii labaad,waxaa iiga horreysey riwaayadii Walaala Hargeysa.
@@FarahBarud
Heesta Ruwaadda yaxaas dhagaduub ayay ku jirtay.
كككتتو دمج جح0ححخه هه°جي 8ج0❤جهججههه009
Jacayl soo ma dhuuntoo waa sida DHARAARTEE (subaxa/maalinta cad). Maaha dharaatee. Ka sax halkaa.
Amazing song. Used to listen in Mogadishu Stadium before the kick offs. Who remembers it?
Waa hees aan wada xifdiyay qofki jaceyl dhab soo mara dareemi kara😢
Beentaa maah💔😭
Waa ereyadii alaha unaxariistee abwaan m c singub iyo riwaayadii yaxaas dhagaduub
Sxb heesta magaceeda waxaa layiraa isu dhigan
Mirihii Maxamuud Cabdilaahi singub
Mid ka mida heesaha ugu caansan ee ay wada qaadaan Cigaal & Maryan
Heestaan. Magaceedu
Waxaan filayaa iney tahay
( ISKU DHIGAN )
Subhanalah aad bey u quxbadneyd Maryan maasha Allah.
Indhihii ku dheegtaa wanaag dhaxal u yeeshe❤
Waa riwaayadii Yaxaas Dhego duub
my mom Queen maryan Mursal ciise bootaan ❤️❤️❤️❤️❤️🙏
Heestan waxay ka mid tahay heesihii jacaylkii dhex maray labada fanaan bari samaadkii 👍👍👍
Waagaan isma aysan qabin ee Ruwaadda uun bay ku jilayeen.
Maasha allah
Mirihii m.c.sangub laxankii a.c.cigaal codka maryan mursal iyo a.c.cigaal
Jacaeyl soo ma dhuunto wa sida dharaartee❤
Good
0:56
Wallee waa waxaa jiray labadooda lebiska looga dayayan jiray70-80s waxaan deris ku naheyn Baar ubax
Guri jidka saarnaa oo u dhowaa safaarad (Kuuriyada Waqooyi) baan xusuustaa, aad ugu dhowaa Baar Guryosamo.
@@roblemaer4834 Adeer mahadsanidiin Anigu waxaan deris ku ahayn guri villaa oo ku dhegganaa Baar ubax oohor marta waddada aadda weshadda Sigaarka iyo Tarraqa kana timaadasayidka waana 70s illaa 80s halkaasey isku qabeen labadoodu waxayna isla gurigaas ku dhaleen labada wiil ee waaweyn kunciil iyo keenidiid kadibna waa kala tageen mar dambe waxay kamid ahaayeen fannaaniintii loo qeybiyey ex carwo ama tiyaatare Dunna oo hobollada waaweyn degganaayeen
@@abdisheikh8042 Ex-Fiore. Waqti fog.
@@roblemaer4834 mahadsani Adeer waad ii saxda waa ex fiyoore ama kasii ahaan jira xilii xuriyadda tiyaatare Dunna
@@roblemaer4834 beyjkaan waxaan ku jeclaaday dad waayajoogaa ku xiran oo aad waxbadan ka faa’iideysid waa cajiib
Wa yaxaas dhaga duub ee sangub aun
Heestan wllahi waxaan dhegaystay inoo aad u yar recod awoowgay lahaa ayaa kaso gashay heestan waan raadin jiray sababtoo ah waxaanka kasii xasuusnaa uun "haygu dhaafin hawlaha adiga igu dhaliyee" ma garayn cida qaaday lkn caawa ayaa ay iga soo hor baxday si nasiib ah xasuusta maskaxdeenu waa cajiib wllahi
Waaaaaaaaw
Maxamud to do
AHUN abwaan singub
❤❤❤❤❤❤
Hees macaan oo laba fannaan oo waaweyn qaadeen. Heesta waa Isu dhigan. Kooxdii Raadiyo Muqdisho xubnaha muusigga tumay yaad ka xusuusataa? Siciid Harawo?
Muuse sagsafan iyo cabdalooni ku dar
@@maogtahay4999 Waa runtaa. Kooxdii Radio Mogadishu.
@@maogtahay4999 iyo hassan greyd
Siciid xarawo kabanka ayuu tumaa
Qalabka meesha ka yeeraya muu tumi jirin
Sidoo kale xasan gareyd cigaal may ahayn niman tuma qalabka kale
Kabanka ayey khuburo ku ahaayeen
@@daafeedmuuse4407 Ma hubtaa? Mise kaban uun baad ku aragtay?
Waa fanaantii qarankee waaberi hargaysa
hargeisa la jeclidaa, meesha waaberi Mugadisho ayaa socota sxb ... xamar cadeey
Ahmed cali cigaaal. Iyo. Maryam mursal . Jacayl aan inaba caadi ahayn ayaa ka dhexeeyey markan. Heesta kuligeed waa qiiiro.iyo isku jawaabid talantali ahe hhh
Bal arag maxay jaceyl isku qabeen Ahmed iyo Maryama masha Allah ❤
Muxuu uga tegay haduu jeclaa
@@degelkhayrqabiilkiisuu cadaadis xoogan kala kulmay
Sida dhig iyo udubkeed Waa laykaa dhex taagee
👍❤️👌
Oooh fankii Dawlada aynu burburinay ayuu raacay
Waaberi walee dib looma helo axsan sowd
Sxb heestani markay soo baxday 1968 ma jirin Waaberi. Kooxdaa waxaa la sameeyey mar damme 1972-kii.
Dhayal baan uqatee wuu igaga dhabeyoo
LIVES
Cajiib
Erayadi singub
FACEBOOK
Laxanka riwaayada yaxaas dhaga duub ma cigaal baa sameeyey
Haa
Heesta magacayda waa isku dhigan
Sida dhig iyo udubkeed waa lay kaa dhextagee
. hah waa ereyo logic ah
Wàow