Kulankii, kaftankii Iyo xusuustii heesaha fanaanka wayn ee Axmed Cali Cigaal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 613

  • @waayeelkajaqafsada7849
    @waayeelkajaqafsada7849 ปีที่แล้ว +52

    Dadkaa sheekadu way isugu baxdaa marka lagu leeyahay waa sidan, a matching duo😊wow💯

  • @safiyaabdisafiyaabdi7815
    @safiyaabdisafiyaabdi7815 ปีที่แล้ว +24

    Axmed cali cigaal waa qof fur-fur abdisalam sidoo kale dadkan oo kale ayaa ku fiican inay is waraystaan alla yaa cizak❤🎉

  • @wiseman2748
    @wiseman2748 ปีที่แล้ว +61

    Waxaad Kufikirtaan aayaha Dambe ee Caruurtiina, waa hadal aan laga maqlin Madaxda Soomaaliyeed. Thank you, Mr. Ahmed Ali Egal.

    • @jamalhajimohed9361
      @jamalhajimohed9361 ปีที่แล้ว +2

      Madaxda soomaalida ee jirtaa waa tee? Ereyga madax inta aanad odhanin isweydii waa kuma madaxi? Madaxi ma jirtee calooshood u shaqaystayaal jaahiliin ah oo inkaarqabayaal dhagarqabayaal ah ayaa kuu taliya illaa iyo inta aad wax fahmaysana kolba dhinac kuu foorarin doona Yaa CAQLI foorara soomaali badankeed. Mahadsanid 👍🏽

  • @hamsehussein4768
    @hamsehussein4768 ปีที่แล้ว +34

    Mansha’allah abdisalan aad ayaad adeer umahadsan tahay, shaqo wacan ayaad haysaa, Hormood ayaad tahay dhaman somali oo dhan ee cimri dheer iyo cafimaad ayaan kuu rajaynaya, axmed cali cigaal waa fanaan aan aad u jeclahay waa dadka in la xuso iyaga oo nool istahila ❤️ somali waa gob

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf ปีที่แล้ว +50

    Dhexyarideeda madagta
    Dhabankeedaa curubtaa
    Dhaa yihiin jaleecaa
    Dhibaatada hilmaamee
    Mey dhiman suleeqoo
    Dhulkeeneey ku nooshahee
    Kana dhaxashay quruxdee
    Nabi Yussuf dhalaayee
    Hanaan loo dhameeyaay
    Waaw waxaasaa kaa amaan ah ❤❤❤

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 ปีที่แล้ว +2

      Laxanka aadka u macaan waxaa saaray abwaan siciid xarawo.

    • @shukrisharaf
      @shukrisharaf ปีที่แล้ว

      @@sayidka6911 caadi ma ahan

  • @wiilkagarxajiisstate6872
    @wiilkagarxajiisstate6872 ปีที่แล้ว +14

    Ahmed Cali Cigaal legend, fanaaninta Hada Joogta Qeybilkooda o Qudha Ayay uu Hesaan. Big respect axmed cali cigaal

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 ปีที่แล้ว +33

    Maansha allaah
    Axmed Cali Cigaal waa da'yaryahay wali Alle hadaayee

    • @farhiyosaciid4639
      @farhiyosaciid4639 ปีที่แล้ว +3

      Waa ehlu salaad tasbiix badan that’s why still he look young mashallahh xariga alle waa cajiib mashallahh

  • @nabadiyonolol8637
    @nabadiyonolol8637 ปีที่แล้ว +58

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
    الله ❤💙💙

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 ปีที่แล้ว +17

    Abdisalam iyo Axmed cali Cigaal aad baad nooga tunteen Axmed never ages his voice still the same what a legend

  • @peaceprosperity3951
    @peaceprosperity3951 ปีที่แล้ว +16

    Masha Allah, Axmed Cali Cigal Fanaanki aan ugu jecelahay heesihiisa. Waa nin Ilaahey cod iyo heybad siiyey

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 ปีที่แล้ว +13

    Rug Cada Saxafadeed Wariye Abdizalan Hereeri Iyo AL Fanan Axmed Ali Egal Alle Cimriga Ha idiin Barakeeyo Allahuma Amiin 🤲🤲🤲💖💖💖🙏🙏

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow ปีที่แล้ว +49

    Seeing our legends sitting together ❤ .. Axmed Cali Cigaal's sound and pure joy makes you feel your are belong with such strong somali People.. Appreciate and respect receiving this heart warming video .. Abdislaan you deserve one million ❤subscribers

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 ปีที่แล้ว +44

    Two legends having a very interesting conversation Masha'Allah

  • @yahya-wadani
    @yahya-wadani ปีที่แล้ว +28

    Mr hereri mahadsanid for hosting one of the best living legends, I strongly urge you to open live chats once a week so that millions of your followers will contribute and donate to your channel to support your endless efforts traveling around the globe to keep us updated informed and entertained. ✌

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 ปีที่แล้ว +17

    Axmed Cali cigaal we 💕 you fanaan from galmudug stete of somalia

    • @nucmannucman-wc6ji
      @nucmannucman-wc6ji ปีที่แล้ว +1

      War axmed cali cikal waa nin rer puntland ahan oo mj ahan oo rer galkacyod ahan

    • @abdirisakmohamoud1772
      @abdirisakmohamoud1772 ปีที่แล้ว +1

      Waan ogahay walaal nucmaan adaa kadhacsane reer kaalkacyo ahaan ayaan yaan utaageerayaa iyo Somalinimo wax hubso thanka

    • @abdirisakmohamoud1772
      @abdirisakmohamoud1772 ปีที่แล้ว

      Anaa reer kaalkacyo ah xitaa kuniciil iyo keenadiid yaan Baar ubax ku bada kuwada ciyaarijirnay 1987.1986.waagaas xitaa axmed cidiisa waan aqiin nucmaan anoo reer galmudug ah ayaan cigaal taageeraa jeclahay

    • @abdirisakmohamoud1772
      @abdirisakmohamoud1772 ปีที่แล้ว

      @@nucmannucman-wc6ji h

    • @abdirisakmohamoud1772
      @abdirisakmohamoud1772 ปีที่แล้ว

      Hi

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 ปีที่แล้ว +18

    Axmed cali cigaal waa fanaan aan heesihiisa jecelahay, Maashaa Allaah

  • @nasri.official
    @nasri.official ปีที่แล้ว +53

    The best person ever,the most knowledgable and the most shy of all has allah crated is prophet muhammad scw🤗❤️

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 ปีที่แล้ว +22

    Axmed Cali Egal very popular LEGEND, waxaan mar jaar ahayn Xamar, xaafada African Village. Markaan boring noqono isaga u tegi jirnay waxay isku dabaq ahaayeen Maandeeq, ahun aabihii kabanka Xudeedi. Waa markay is qabeen ahun marxuumada Khadra Daahir

    • @abdinoryare3643
      @abdinoryare3643 ปีที่แล้ว +2

      African village , hadda anigaa uga danbeeyay raggaas

    • @Burcaawi2010
      @Burcaawi2010 ปีที่แล้ว +1

      ​@@abdinoryare3643 waxaanu degenayn block B , isaguna block A

    • @abdinoryare3643
      @abdinoryare3643 ปีที่แล้ว +2

      @@Burcaawi2010 aniga iminka waxaan degganahay Block sheikh ali suufi xigga oo ay ku qorantahay block J.
      Balse kireesta ayaan ahay mardhaw inaan ka guuro ayaa suurta gal ah.
      Mahadsanid.

    • @Burcaawi2010
      @Burcaawi2010 ปีที่แล้ว +1

      @@abdinoryare3643 maasha Allah xaafad qurux badan bay ahayd

    • @bilanbarako2702
      @bilanbarako2702 ปีที่แล้ว +2

      Waqti qurux badan baad soo qadatay

  • @bilancabdi3035
    @bilancabdi3035 ปีที่แล้ว +9

    Fanan an jeclehy axmed Cali cigale Ader cimri dharer Allaha Ku siiyo 🙏😇

  • @peaceprosperity3951
    @peaceprosperity3951 ปีที่แล้ว +3

    Axmed Cali Cigaal waa xiddig xiddigihi Kooxdi Hobollada Waaberi. Ilaahawow cimriga iyo caafmaadka. Waa fanaanka aan ugu jecelahay fanaaninta Somaalida.

  • @ahmedashour8177
    @ahmedashour8177 ปีที่แล้ว +14

    I saw Ahmed Ali Igal in Abu Dhabi 1989 the last time. He has not changed much after those 34 years. My Allah give him long and health life.

  • @Anab44
    @Anab44 ปีที่แล้ว +21

    Aww Hereri wuu heesi karaaye dad qaali ah baa meesha kamuuqda MashaAllah fanaankeena iyo wariyaheena💙

  • @ismailaden7
    @ismailaden7 ปีที่แล้ว +21

    Ahmed ali cigal my favorite fanaan growing up May Allah bless him

  • @nimcoxasan3761
    @nimcoxasan3761 ปีที่แล้ว +8

    Soomaali dhaba axmed cali cigaal guul iyo gobanimo ku waar alaha ween haku xafido adi iyo inta aad ka naxdo aaamin

  • @abdiaziizjirde
    @abdiaziizjirde ปีที่แล้ว +20

    Allow cimriga idiin barakeee ruug caadaayo waayo iyo wakhtibadan soo jiray oo is helay❤❤❤❤

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI ปีที่แล้ว +12

    Masha allah - Axmed cali cigaal iLaaHeY Haku Xafido ❤

  • @shakiramohamed8032
    @shakiramohamed8032 ปีที่แล้ว +21

    MashAllah I liked this show and the singer also. Though I may never know his songs but he is the Somali legends that we need to remember❤

    • @ahmedashour8177
      @ahmedashour8177 ปีที่แล้ว

      You never heard Ahmed Ali Igal or listened to his voice? You are missing a lot. His songs with Khadra Daahir are legendary

    • @MahamudHagimuse
      @MahamudHagimuse ปีที่แล้ว

      He was one of the best Nr 1 lazamiiste and Song legendary weyn

    • @ahmedashour8177
      @ahmedashour8177 ปีที่แล้ว

      @@MahamudHagimuse Yep. Singer, and composer (laxamiiste), but not many people know he is a song writer (abwaan) as well.
      Masha allah.

  • @mohamedzaadik611
    @mohamedzaadik611 ปีที่แล้ว +7

    Mnsha Allah two living legends. Waxaan ka helay qaabka friendly ay u sheekaysanayn dad isku jiil ahaa oo waxkasta isla garanaya markay ishelayaan ka daali maysid waraysigooda bal kwrn hadii weriyayasha danbe mid ka mid ah waraysan lahaa Dee waxaso dhan kamuusan soo qufeen oo Heeso taariikh ah. Markay dadkaasi dhintaan waxaa u yaaba jiilalka danbe waxa wayahii fanka Somaliya uwa sheekayn doona.

  • @AliYusuf1
    @AliYusuf1 ปีที่แล้ว +10

    Thanks Egal, fanka hadda standard kii baa lumay, meel u socda, ka socda lama yaqaan, iyo waxuu ku dhisan yahay

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 ปีที่แล้ว +15

    ❤Masha Allh Masha Allh wariye hareri iyo fananken Axmed cal cigall Masha Allh ciimri dheer cafiimd Allh haa idin siiyo Amin ❤❤

    • @axmedceebe4961
      @axmedceebe4961 ปีที่แล้ว

      Fanka dadkii lahaa walhi alle ha deysto Axmed sami caqli garaad iyo xikmadba usaaxiiba akhiro iyo aduunba alle hano wada naxariisto

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 ปีที่แล้ว +3

    ASC Suxufiga Caanka ah Legend Mudane Hereri, Runtii Waa Barnaamij Xiiso Badan, Wareysiga Aad la yeelatey Fanaanka Caanka ah Legendary Mudane Axmed Cali Cigaal, Oo Laga Dhageysto Geyiga Soomaalidu Degto .

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 ปีที่แล้ว +12

    Allxmdulilh Allxmdulilh walalkey axmed Masha Allh xaaji Axmed ❤❤❤

  • @bashirabsher5011
    @bashirabsher5011 ปีที่แล้ว +28

    Two legends Maashaa’allah

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m ปีที่แล้ว +6

    Wad salaamantihiin wariye cabdisalaan iyo fanaan ader axmed cali cigal barnaamish wacan baa soo bandhigten wad ku mahadsantihiin

  • @mahmudpato7629
    @mahmudpato7629 ปีที่แล้ว +5

    Boqorka laxamada masrixiyada hobol wayn ahmed ali egal cafimdka iyo cimrigba allah haku barakeyo ❤

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 ปีที่แล้ว +7

    Two Lenged keep going pic respect Alle haydin Xafido dhamantin Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏

  • @Wlldhule12
    @Wlldhule12 ปีที่แล้ว +2

    Barnaamij xiiso io xaraabo wata ustaad AHMED CALI CIGAAL LEGEND
    THANKS ABDI SALAN HERARI 😊
    The first journalist 😊

  • @Xamuudichannel
    @Xamuudichannel ปีที่แล้ว +3

    Alle cimri dherer iyo cafimad ah siiyo , ahmed cali cigaal , daqiiqadaha warysiga nagu yaraa lkin❤

  • @akaniadam8254
    @akaniadam8254 ปีที่แล้ว +9

    I like it! Love from Awdal😅 two legends

  • @khadarabdirahmanyacquub5620
    @khadarabdirahmanyacquub5620 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allaah Al fanaan Axmed Cali Cigaal iyo wariye sare C/salaan Ibraahim Hereri. Allaah Yaxfadakum.

  • @BashiirSalad
    @BashiirSalad ปีที่แล้ว +4

    Axmed Cali Cigaal wuxuu kamid yahay fanaaniinta haldoorka u,ah fanka soomaaliyeed Aanana taageero heesihiisa Codkiisa Laxamadiisa iyo waliba kabankiisa shubaaliska ah oon kala dhicin🙏🥰

    • @Jamiilo21
      @Jamiilo21 ปีที่แล้ว +2

      Asaga kuluc xasan aden qadro dahir oo xaaskisa ehed carur badana u dhashay hanuniye cabdi tahlil maandeq aamina cabdulahi faynuus shiiq dahir fananinti waaberi Dad cajiib eh ayey ahayen oo ayaga dhanbo xikmad eh

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 ปีที่แล้ว +1

      @@Jamiilo21 xagaad ku ilowday boqorkii codka Maxamed Suleiman Tubeec, Cumar Dhuule iyo Magool iyo qaar kale oo badan

  • @xuseenmedia
    @xuseenmedia ปีที่แล้ว +4

    Ku salamay dhabanke dhunkashadu siday tahay❤❤iyo may dhiman suleekho dhulkeenay ku noolyahay misa dhaxaysa quruxda

  • @Maxamadjanan-ux2nl
    @Maxamadjanan-ux2nl ปีที่แล้ว +10

    FAANAAN CULUS AND WERIYE CULUS ALLE HAYDIIN BARAKEEYO AMIIN YAA RABBI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @LJama6119
    @LJama6119 ปีที่แล้ว +58

    Egal is as energetic as ever 😆

    • @NasirAhmed-xi6vx
      @NasirAhmed-xi6vx ปีที่แล้ว

      C/salaanow.maxaad.hibo.nuura.ugu.ducayn.wayday.allaha.unaxariistee

    • @shukrisharaf
      @shukrisharaf ปีที่แล้ว +3

      ​@@NasirAhmed-xi6vxinkastoo mar waliba naxariista rabi loo baahanyahay hadana iyada wey nooshahay isagana wuu dhintay allahaa unaxariisto

    • @ND-ln1hi
      @ND-ln1hi ปีที่แล้ว

      ​@@NasirAhmed-xi6vxgoormay dhimatay? SubxaanaLaah ilaahay ha u naxariisto.

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed ปีที่แล้ว +1

      @@NasirAhmed-xi6vx Hibo Nuura waa nooshahay, qofka Soomaalidu ha loo duceeyo dabcan markay dhahaan markuu dhintay inaad u jeedo baan u fahmay, walow naxariista rabbi furan tahay lkn Hibo Maxamed waa nooshahay.

    • @suhaib9811
      @suhaib9811 ปีที่แล้ว +1

      ​@@NasirAhmed-xi6vx beenta jooji hibo nuura way nooshahay dadkii Minneapolis hereri ku soo dhaweeyay ayay ku jirtay

  • @MohamedMohamed-zp6re
    @MohamedMohamed-zp6re ปีที่แล้ว +6

    Waa fanaankeenii weynaa ee codka dahabiga ah lahaa Axmed Cali Cigaal, oo uu waraysanayo weriyaha keliya ee ay Soomaali leedahay ee cuqdad iyo calool-xumo ku jirin ee ay shanta Soomaaliyeed isugu midka yihiin Cabdisalaan Hereri. Barnaamijyadaadu ma kala dhacaan waxa aanan kuu rajaynayaa in aad dhawaan 1M oo subscriber aad gaadho. Shaqo wacan, Mudane.

  • @RahmaAli-wl1zu
    @RahmaAli-wl1zu ปีที่แล้ว +3

    Allhuma barik wa ku farxay mrku dhahay kabankii tasbiix ba ku badalay Allaha ku siyaadiyo adeero khatumo wngsn ba ku rajynyaa InshaAllah

  • @SareyFarah
    @SareyFarah 10 หลายเดือนก่อน +2

    Two legends ❤Abdi salaam Ibraahim hereri iyo Alfanaan Ahmed Ali cigaal❤Alle cimriga haidiin barakeeyo ❤😊1

  • @halaasiproduction
    @halaasiproduction ปีที่แล้ว +9

    fiicnan lahaydee wayihii nasoo dhaafay een soo gaadhin haday dip noogu soo noqon lahaayeen si aan u daawano fanantii hore ee qiimaha lahaa lkiin wayna dhacayn 😢😢

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 ปีที่แล้ว +6

    Tubeec, Samatar iyo Cigaal waa fanaaniin qaaliya, well done wariye herari, nagu salaan ahmed cali cigaal

    • @ayaanismail5516
      @ayaanismail5516 ปีที่แล้ว

      Cigaal Cod aad u macaan ma laha waa magac u yaal

    • @ayaanismail5516
      @ayaanismail5516 ปีที่แล้ว +1

      Tubeec Boqorka Codka

    • @ayaanismail5516
      @ayaanismail5516 ปีที่แล้ว

      Hassan ma xuma

    • @ayaanismail5516
      @ayaanismail5516 ปีที่แล้ว

      Cigaal. Xaskiisii maryan musal baa Cod macaan isaga waa 50%50 hadii ilahay laga boqo

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 ปีที่แล้ว +3

      @@ayaanismail5516 alle ha ku daweeyo waad xanuunsanaysa heesona ma taqaanid, waa ninkii guursaday dumarkii fanaaniinta ugu qurux badnaa, wuxu ku guursaday cod macaani iyo jilid,

  • @carafadcabdi9326
    @carafadcabdi9326 ปีที่แล้ว +13

    Caawa ayaad buuxisay kaalintii saaxiibkaa cawke walaahi guulayso sxb

  • @Sir-ahmeth
    @Sir-ahmeth ปีที่แล้ว +29

    Waa Fanaankii Reer Mudug yidhaahdeen Markuu Maraykan tagay.
    “Alla Kii Micheal Jackson ahaa Way u dhamaatay “
    Iyagoo ka waday inuu Ahmed A. Cigaal Haddeed suuqa ka saari doono Micheal Jackson oo wakhtigaas Aduunka haystay””😅😅

  • @LuckyMohamed-nc4mu
    @LuckyMohamed-nc4mu ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah Abtigay Ahmed cali cigaal caymowe iyo wlky c/ salan sharaf iyo karamo korkina ha ahato 😍😍🙏🙏

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 ปีที่แล้ว +2

    Mahadnsanid sodaa cisalan axmed cali cigaal wa fanaan caana mahadsanid

  • @dr.abdikarimwaber8072
    @dr.abdikarimwaber8072 ปีที่แล้ว +7

    Two legend really Ahmed ali inhale iyo cabdisalan hereri ❤❤❤❤

  • @ahmetosman6711
    @ahmetosman6711 ปีที่แล้ว +3

    Fanaaankaygii iyo wariyaha ugu jecelahy abdisalaan hareri😍

  • @ismailjama1913
    @ismailjama1913 ปีที่แล้ว +2

    Fanaanka weyn aad baan u salaamayaa. Suxufi Hereri sxb qaaliyana aad baan u salaamayaa. Fanka in dib loosoo nooleeyo oo la xusuusiyo balshada da"da yar in ay ogaadaan xaalada loosoo marey fantastic. Salaam dhamaan intii afsomali ku hadasha

  • @abdirahmanadandahir4919
    @abdirahmanadandahir4919 ปีที่แล้ว +5

    Maashaa allaah cigaal cimrigiisa baa alle cimri ugu daray

    • @fatumaahmed4718
      @fatumaahmed4718 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk not yet he has eged.he is 70

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabaraka Allah al fanaan Ahmed Cali Cigaal waa fanaan qaali ilaahay cirigi dheereeyo hana u barakeeyo aamiin ❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedmo1489
    @ahmedmo1489 ปีที่แล้ว +5

    Old is gold msha alla mr herari soon 1M

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf ปีที่แล้ว +9

    Ax😢😢anaga nabadaas maanan helin 😢😢😢nasiib umaanan yeelan inaan ku dalxiiso dalkeyga😢😢😢😢

    • @davidjohn1285
      @davidjohn1285 ปีที่แล้ว +2

      Alle hayna siiyo walaal nabad buuxda.

    • @abdimoge5666
      @abdimoge5666 ปีที่แล้ว +1

      Alle idankii iyo haduu Caqli taliyo oo laga tago Qabiil iyo wuxuu cagaha ku jiito ee xumaan oo dhan ah waa la heli karaa Nabadaa iyo tu ka wacan oo aan loo baqayn in ay burburto oo la waayo. Ragba waa ku raqdeed, Dadkii keeni lahaa wali lama hayo Somali oo dhan markaa waxeena oo dhami waa wada Jibo iyo Qiiro Jabaan😊

    • @shukrisharaf
      @shukrisharaf ปีที่แล้ว

      @@davidjohn1285 allaahuma aamiin yaa rabi

    • @shukrisharaf
      @shukrisharaf ปีที่แล้ว

      @@abdimoge5666 taasaa been aheen

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 ปีที่แล้ว +9

    Maasha Alaah Axmad cali cigaal 90 ilaa imika waa isku muqaal ma gaboobo

  • @alibarale1077
    @alibarale1077 4 หลายเดือนก่อน +1

    Two Legends oo fanka iyo saxaafada noo shida cimri dheer iyo caafimaad Hareeri iyo cigaal haaye haaye miisanka culus aa is helay noolaada❤

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 ปีที่แล้ว +7

    Cigaal waa nin qalbi fcn

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 ปีที่แล้ว +6

    Masha alaah axmed ali igaal iyo wariye c/salaan beri samaadkii ilaahay hanoo soo celiyo anagana nasoo booqo maraykan gobolka Idaho❤🇸🇴

    • @moe895
      @moe895 ปีที่แล้ว

      Oo Idaho ma Somali baa degan ? anagu ohio state ban daganoo lwaan ku badanahay

    • @aminahussein-hassan522
      @aminahussein-hassan522 ปีที่แล้ว

      @@moe895 soomali meel ay joogin ma laha

    • @ZakiHussen-yx3tl
      @ZakiHussen-yx3tl 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@aminahussein-hassan522❤

  • @geesigunirifayso305
    @geesigunirifayso305 ปีที่แล้ว +2

    Axmed Cali cigaal waxan arkayv1978kii magaalada hargaysa. Markii iixigtsuna 2021. Magaalada Minneapolis

  • @aminaqurux7702
    @aminaqurux7702 ปีที่แล้ว +3

    Mansh Allah ahmed ali cigaal ❤❤❤❤❤❤

  • @xaajisaam2368
    @xaajisaam2368 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah axmed cali cigaal waa dadkii soomaalida ee xariirta ahaa inta kanool maanta . Codkii macaana waa sidiisi . dhulku waa dhul ilaahay waa sidaa uusheegay waxa kale oouu runta kasheegay dhulkiisa iyo dhulkaasi America ee uutagay siday yihiin dadku .

  • @amsamatarstudio
    @amsamatarstudio ปีที่แล้ว +5

    ❤❤❤❤ Cabdisalaan walaahay waa shaqsi wanaagsan oo gobonimo leh war ninku ma Garxajisba gobdana😂😂😂 kaftan wacan

  • @Khaliil0yt12
    @Khaliil0yt12 ปีที่แล้ว +4

    Ahmed Ali egal hacked the aging process. cimri dherer iyo caafimaad baan labadaa legend ee cigaal iyo hereri ilaahay uga baryayaa ana sidoo kale aamiin

    • @ameerkhadardaawad4613
      @ameerkhadardaawad4613 ปีที่แล้ว

      Axmad Ali Egal, markuu lahaa heesti uu ii dhiibay Hanuuniye ayaa nolosheyda badashay, haddii aadan aduun is raacin wax kasta oo laguu qoray waad heleysaa, cimriguna waa barakoobayaa.

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah tabaarakallah adeero Ahmed cali cigal Magacaa hajiro Abid Raxmaanku haydin xafido dhamantin Aamiin yaarabi pic respect keep going Guuleyso Mar kasta insha Allah 🤲🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 6 หลายเดือนก่อน +1

    Aad iyo aad Legend Ahmed Ali Eggal

  • @CabdiGuled-ly1cq
    @CabdiGuled-ly1cq ปีที่แล้ว +5

    Axmedow 50 Sano ka hor intaan baad le'ekayde maxaad samaysay. MashaAllah.

  • @AbdikadirHassan-x1q
    @AbdikadirHassan-x1q ปีที่แล้ว +7

    Rag macna leh ayaa is helay.markaan oo kale ayaan dareema in aynu weli noolnahay.

  • @abdimohamedsiad9294
    @abdimohamedsiad9294 ปีที่แล้ว +3

    Horumar wacan allow sahal amuuraha (arkaa milkiile)

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 ปีที่แล้ว +4

    👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri &Fanaan Ahmed Ali Cigaal.

  • @abdikhadarmahadale4708
    @abdikhadarmahadale4708 ปีที่แล้ว +2

    Masha alaah abdisalaan hareeri waa boqorka wariiyasha hada nool iyo fanaankeeyna weeyn ahmed cali cigaal

  • @_faatax
    @_faatax ปีที่แล้ว +5

    Cabdisalaan Ibrahim Maxamed herari waxaan ka codsanayaa in soo wareysto fanaaniinta qurbaha joogtaa ee taariikhda fanka taariikhda ka reebtay si gaara Shanka roon Axmed Sagal haddii ay suurto gal Alle dhinaciisa ka noqoto
    Mahadsanid

  • @ahmedbusuri4160
    @ahmedbusuri4160 ปีที่แล้ว +1

    Ahmed Cali cigaal waa wada ognahay dhinaca fanka heerka uu kaga jiro lkn dadka badankiisu firsad ay ku bartaan shakhsiyadda macaan ee wadaniga ah soomaalinimadu ku weyntahay isla weyni ka madhan runtii waana sxb aan iloobayn maalmaha ciida inuu kuu hambalyeeyo waliba ciid walba kaala hormaro mashallah mahadsanid wariye sare Cabdi salaan Hereri❤

  • @GareenMedia
    @GareenMedia ปีที่แล้ว +5

    Legend. Allaha ku xafido. Aamiin.

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 ปีที่แล้ว +1

    Heesaa weyn, laxameyste weyn, musician weyn, jilaa weyn.

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 ปีที่แล้ว +1

    Axmed Cali cigaal legend fanaan caan k ah Geyiga Somaliyeed

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 ปีที่แล้ว +1

    Axmed cali cigaal waa fanaan wayn oo fanka somaliyeed taarikhwayn kule

  • @abdirahmanmohamud4040
    @abdirahmanmohamud4040 ปีที่แล้ว +4

    Maashalaah
    Waxaan jeclaan lahaa in qayb 2aad iyo 3aad uu waraysigaan lahaado. Xaqiiq dii, waa waraysi xikmad, waano, xasuuin xambaar san, diin iyo dhaqan.
    Dhibta maanta jirta arki maysid, amaba waa yar yahay qof microphone qaata Oo wax ku deeq siiya.

  • @xaawosiciid122
    @xaawosiciid122 ปีที่แล้ว +4

    Two legends😂 walhu funnye weeye sey shekada iskula heleen anaguna waan ku raaxaysany❤ Egal ila hada waa energetic ilahy ha ubarakeeyo😂

  • @dhalinkaabechannel
    @dhalinkaabechannel ปีที่แล้ว +4

    HERERI 1M insha allh.

  • @banadirchannel8187
    @banadirchannel8187 ปีที่แล้ว +5

    MAANSHA ALLAH
    ALLAHA CIMRIGA HAW DHEEREEYO
    WELI WAA SIDIISII DA WELIBA
    WUU LA JAAN QAADAYAA😊
    ABDISALANOOW
    Waqti fcn Maadan siin
    Mise kedis ayaad kula
    Kulantay qeyb kale ayaan kaa sugeynaa
    Heesuhuu laxameeyay kuwii ugu waaweynaa Maadan soo qaadan
    Aaway heestii
    AUN heestii uu lahaa
    Maxamed Aadan HURYO
    CASHAR BAA LEY DHIGAY
    HEESTII TUKE AUN. KULUC
    MA SAL GUURAY CAASHAQA AUN
    XALIIMO KHALIIF MAGOOL
    KHADRA HEESAHEEDII CAANKA
    BAXAY

    • @XareedSaafiLawyerAbdouAdenChei
      @XareedSaafiLawyerAbdouAdenChei ปีที่แล้ว +1

      Mal Salguuro Caashaqu Waxa Laxameeyay Jiim Sh Muumin Muusigana Tumay Ereyadana Waxa kalahaa Xildhibaan Dheeg

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj ปีที่แล้ว +1

      @@banadirchannel8187 Abwaankii lahaa ayaa sheegay oo Cigaal baa sameeyey.riwaayadaa Xasan Gareet wuxuu ku lahaa heesta sida canabka beeraha oo keliya inta kale waa Cigaal iyo Siciid Xarawo.

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj ปีที่แล้ว +1

      @@XareedSaafiLawyerAbdouAdenChei ;Abwaan dheeg dhegayso Cigaal baa sameeyey.

  • @warrancade1864
    @warrancade1864 ปีที่แล้ว +3

    Legendary Ahmed Cali Cigaal Cayme !!!
    Aabaha Farxada iyo qaraaxadda !!!!

  • @alidamey2988
    @alidamey2988 ปีที่แล้ว +1

    Waan.idin Wada Salaamayaa Labada Legend Ee.Ay Somalidu Aad U Xiiseyso...1.Triple Legend...All Fannaan .Axmed Cali Cigaal.iyo Triple Legend.Reporter..Cabdisalaan Hareeri.

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 11 หลายเดือนก่อน +1

    Lgend ahmed cali cigal ale cimriga ha u dhereeyo.❤

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah baaba axmad cali cigaal cimriga iyo caafimaad ka ilaahay hakuu barkeeyo 🤲🤲🫶🏻🫶🏻❤️❤️❤️

  • @dal2998
    @dal2998 ปีที่แล้ว +5

    War Odayga mashaAllah u dhaha

  • @aliisse7134
    @aliisse7134 ปีที่แล้ว +3

    Laba fayla suuf oo ishelay allow somalia aqliga oodhinac kasta ka dhisan usoo celi respect 2 legend

  • @Mohamedismael50
    @Mohamedismael50 ปีที่แล้ว +2

    Axmedow hormuudow
    Horseedkii fankaygoow❤❤

  • @Poqorfahad
    @Poqorfahad ปีที่แล้ว +3

    Melody amazing wllh

  • @nimcaanweliali8604
    @nimcaanweliali8604 ปีที่แล้ว +5

    @Hereri Wll qiimo badan oo aan jeclahay baa tahay aduun maynaan is arag Alle ha Ina kulmiyo haddan kulmi waynana janada Alle ha inagu kulmiyo.
    Waxad noo tahay Role model haddan nahay jiilka hadda kacaaya.
    Gullayso Wll Abdisalan ❤

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 6 หลายเดือนก่อน

    Insha. Allah. Kula shayin. Yarjicu. Ilaa. Aslihii. Waayohii. Wngsnaa. Ee. Axmed. Cali. Cigaal. Ku. Raaxaystay. Fanaankeykeena. Cigaal. We. 💕 You. All. The. The. Time. Long life

  • @Mohamed.shoox.9
    @Mohamed.shoox.9 10 หลายเดือนก่อน +1

    Axmed cali cigaal. Axsan yaa fanaan.

  • @KawsarMohammed-rb9jn
    @KawsarMohammed-rb9jn ปีที่แล้ว +1

    Legend ahmed cali cigaal ilahay cimriga haku barakeeyo

  • @ilyaasxamariofficial5912
    @ilyaasxamariofficial5912 ปีที่แล้ว

    Walahi niyada kuhaaye waana heestan ugu jeclahay heesaha anoo yar hoyaday ayaan ka maqli jire markay howsha iyo ilmaha kudaasho ayay qaadi jirte m.a ugu damben ana noqday nin sameyo heso laxamo m.a inan dawasa ahmed cali cigal nolow fanankayga❤❤❤❤❤😊😊😅😮😢🎉🎉

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 ปีที่แล้ว +3

    part 2 ayaad nooga sameyn lahayd.... Axmed Cali Cigaal waa Legendery Taariiqdiisa 30daqiiqo Kuma Filna..... Aragtideyda weeye Mahadsanid