Habeenkii Maryan Mursal iyo Soo dhawayntii Hargeysa .... La soco Qaybaha Danbe Insha Allaah.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 93

  • @ibrahimhassan1748
    @ibrahimhassan1748 10 หลายเดือนก่อน +12

    Dad waa dadkii hore fan waa fankii hore
    Maryan Mursal Ciise Bootaan hada
    Fanka waa ka fadhiistay

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 ปีที่แล้ว +4

    Xasan shugri waad la habsaantay intay rag aan waxba duubin youtubaro nogdeen iyagoo waxba haynin markaa Soo dhawoow kolay anigoo reer hargaysadii hore ah hadase jooga Kenya waan kugusoo biiray waanan kula socdaa ila soco

  • @KawsarMohamed-bq9mg
    @KawsarMohamed-bq9mg 11 หลายเดือนก่อน +7

    maryan mursal fanaanad qaaliya cimridheer ilaahay hakusiiyo maamo❤❤❤❤❤

  • @NibouMartin
    @NibouMartin 8 หลายเดือนก่อน +3

    Maryan mursal waa fananad qaali ah

  • @garada6921
    @garada6921 11 หลายเดือนก่อน +3

    MAAMO MAYRAN MURSAL ❤LOVE ❤️

  • @Iqra-v2x
    @Iqra-v2x ปีที่แล้ว +3

    Mamo maryan musal allow danbigaga dhaaf🤲😭😂♥️♥️♥️♥️

  • @muktaribrahim7397
    @muktaribrahim7397 9 หลายเดือนก่อน

    2003 filaya Cinoma mulac hargeisa ❤

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 3 หลายเดือนก่อน

    Caashaqu wuxuu leeyahay magac la macno ah ( synonym ) sida ❤ ( jaceylka ) oo lagama maarmaan ah . Sidaan xuusnahayna dad badan igama laaynin markii lagu daro Boodhari iyo in yaroo faro ku tiris ah. Bal caashaqa dilaanimadiisa u eeg kuwa qabyaaladda iyo cuqdada ee Qooyida Soomaaliyeed dhexdeeda ka jira.

  • @aidarusmohamedismail5856
    @aidarusmohamedismail5856 ปีที่แล้ว +4

    Mamo maryan mursal cise botaan
    Waxay cadaysay inay fanka ka baxday ilahay danbigeda hadhafo

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wa marka hargeisa u hilisay maxamed siyad heskan u qaday cudurada la dabar goyn cashaqa halagu daro he's anti wa ceyn ka mid ah gumeysiga ta Waxa caden karo intu curad inaga dilay iyadana isaq wa hiliyen qadro dahir edeb yelo nagta wa gorgarte hawiye dhahen

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow ปีที่แล้ว +9

    Wa Hargeisa 2002

    • @AbdiraxmaatahaliilAxmed
      @AbdiraxmaatahaliilAxmed 3 หลายเดือนก่อน

    • @Khalid-qx7jy
      @Khalid-qx7jy 2 หลายเดือนก่อน

      2002 way la horàsan u malaynayaa

    • @theonlydiamondyouknow
      @theonlydiamondyouknow 2 หลายเดือนก่อน

      @@Khalid-qx7jy may walaal waa sanadkaa 2001 way noqon kartaa lkn kamay horreyn

  • @LibanAli-zo9ic
    @LibanAli-zo9ic 4 หลายเดือนก่อน

    It was 2002 in national Cinema hargeisa i remember that time maryan mursal visit hargiesa i met there

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waaw, Cudurada la dabargoyn cuqdada ha lagu daro!

  • @ahmedgalayax8333
    @ahmedgalayax8333 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaan daadihinaya ma USTAAD WAJI miaaaaa

    • @kolyeedh1
      @kolyeedh1 2 หลายเดือนก่อน

      Haa waa waji oo yar

  • @xasanmaxamuud6250
    @xasanmaxamuud6250 ปีที่แล้ว +1

    Waa kaydkii xasan shugri hargeysa

  • @abdiasiissalad6917
    @abdiasiissalad6917 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waji saan uyar walee waa waayo waayo

  • @abdisamedmire2955
    @abdisamedmire2955 10 หลายเดือนก่อน

    Silomoogiii hargiesa ❤

  • @osmanabdi8274
    @osmanabdi8274 ปีที่แล้ว +1

    Heesta waxaa curiyey Msxamuud Tukaale Cismaan, wuxuu ahaa nin Geri Koombe ah, mucaaradna ma ahayn. Heestan cidda dhahda Siyaad baa loola jeeday waa beentood. Riwaayaddii Hablayohow Hadmaan Guursan Doontaan. Qoladii SNM baa heestii ay arkaanba dhihi jiray waa anti iyo Siyaad baa loola jeeday.

  • @CaytoMohamed-tt7hn
    @CaytoMohamed-tt7hn ปีที่แล้ว +3

    Maryan mursal alle cafiyo ❤

  • @Cabdirisaq-r8s
    @Cabdirisaq-r8s 10 หลายเดือนก่อน

    Wariyahan wariye waji miyaaa

  • @xasanxuseen9897
    @xasanxuseen9897 ปีที่แล้ว +4

    Fanaanad qaran

  • @ahmedabdi5805
    @ahmedabdi5805 ปีที่แล้ว +1

    Waa hargaysa 2002

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 2 หลายเดือนก่อน

    Dadka waxa qaribay Bay ka mid ahaayeen fanaaniintu

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 ปีที่แล้ว +2

    Wayararad Markan Maryan Diamond 💚💚💚💚💚

  • @cabdinaasirmaxamed3193
    @cabdinaasirmaxamed3193 11 หลายเดือนก่อน

    Maxamed xasan cali waji iyo maryan mursal

  • @sagalabdihayi2305
    @sagalabdihayi2305 ปีที่แล้ว +2

    Hestan ano dhagesanyo hoyadey imaqashay waxe igu tiri hoyo jcl in ee hesta ka hadleso ha u malen siyad bare aye u hos galinayan ana waxan is laha wa jcl 😂😂😂😂

  • @gashaanofficial5791
    @gashaanofficial5791 10 หลายเดือนก่อน

    Mama maryan qurux io jilin io hesa aad uqaliya intaba waso martay ee adun baa iska ah hadu wad kudaya gabow banku deyneyn

  • @Samiiro-z8n
    @Samiiro-z8n 5 หลายเดือนก่อน

    maryal mursal💋💋💋❤❤❤❤

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi2277 9 หลายเดือนก่อน

    Axmed cali waji

  • @CamarCabdifatax
    @CamarCabdifatax 2 หลายเดือนก่อน

    Hestan horta bilaw gedi yalaha anu sado cali mar xumadi ala ha unaxariste modaya inay lahayd

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 11 หลายเดือนก่อน

    Maxamed Weji nin dhallinyaro ah buu ahaa markaa,

  • @Buratownshipmediachannel
    @Buratownshipmediachannel ปีที่แล้ว +9

    Fascinating!! ❤

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 ปีที่แล้ว

    Xiliga ay arintan ahayd maad noo soo raacisid?!

  • @aliabdi3689
    @aliabdi3689 ปีที่แล้ว +3

    ❤❤❤❤

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 9 หลายเดือนก่อน

    MARYAN MURSAL WAA HOOYADII FAQASH OO UREYSA

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 9 หลายเดือนก่อน

      Waa hooyo iyo waa u reysaa miyaa israaci karo! Sidee usoo kortay!

    • @ifka2877
      @ifka2877 4 หลายเดือนก่อน

      Dadkan qabiilku walay maba fayooba maryan mursal kabteeda adan garin 😂

  • @SagalMohamed-d6p
    @SagalMohamed-d6p ปีที่แล้ว +3

    Aabo siyaad wax dhaamo lawaa soomaalì ayadaa is habaartay

    • @padronedelmare1307
      @padronedelmare1307 ปีที่แล้ว +1

      Afweyne waa kii waddanka qarribey.

    • @QoobjalowQoobjalow
      @QoobjalowQoobjalow 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@padronedelmare1307adeerkaa muuse dhiigyacab juudaan baa wadanka. Kharibay ina abaarsaw

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 6 หลายเดือนก่อน

    Mom maryan ❤❤❤❤❤

  • @SabahHassan-io2nd
    @SabahHassan-io2nd 6 หลายเดือนก่อน

  • @XuseenMaxamed-l5m
    @XuseenMaxamed-l5m 2 หลายเดือนก่อน

    😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @sayedh5566
    @sayedh5566 10 หลายเดือนก่อน

    Mahamed cali waji wariye ruug cadaa ah

  • @MaryanCabdule-p1v
    @MaryanCabdule-p1v 4 หลายเดือนก่อน

    😮wow wanatan cirka lokacay lacarabi gajo😮

  • @AxmedcaliJaamac-z7n
    @AxmedcaliJaamac-z7n 4 หลายเดือนก่อน

    Kacaanki21shacabku waa Soo dhoweyay 21ayuu talinayay marxumada maxamad dalkii horumar buu gaaray marxumki dhimay janadii hala geeyo intaas fanantu shacabkay kicinayeen dumaashi maryan walaalo asc ilahay haku caafimad iyo way jiran tahay baan maqlay heestana 2duhirnimo sabti21bishi juun2024baan dhagaystay sadax cudur ayaa jiray siyaalo badan bay nogu fasireen tagereyashii siyasad hawiye isaaq ankee baragahii mudug waxaa gubay shacabka xasuqay13sarkaal 12isaaq dhaga weyen wato iyo cornel cumar jees mudug iyo nugaal loo Soo magacabay markii kalana waxaa lasoo magacabay13 daarod ah oo waqoyi loo magacabay12mejerten ah iyo cornel cumar jees dumaashi siday yelen lama yeelin waxa watay gen Morgan cornel pailot khalif ciise mudan

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 9 หลายเดือนก่อน

    Waa FAQASH DAAROOD oo midgaan soo dhex maray maryan mursal waa migaan FAQASH ah iska ilow FAQASH DAAROOD

    • @QoobjalowQoobjalow
      @QoobjalowQoobjalow 5 หลายเดือนก่อน

      Waad xanuunsanaysaaye orod kiniin doono mise ciyaalki moorgan hargaysa kaga tegay baad tahay

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 4 หลายเดือนก่อน

      Ummadda ha ceebayn Somaliland xushmad bay u haysaa Fanaanadda. Maryan baro wasakh ah ma laha

    • @mascuudyusuf410
      @mascuudyusuf410 วันที่ผ่านมา

      Waa ognhy oramda iy amxaarda somali barty o baraha bulshada isaga dira maryan mursal gurigeda hargaysa joogtaa is ceeji

  • @aidarousibrahim5550
    @aidarousibrahim5550 ปีที่แล้ว +2

    Qaab masraxiyeedkan aad ayuu cajib u ahaa, hada runtii waa laga guuray.

    • @abdizamed1443
      @abdizamed1443 ปีที่แล้ว

      Lagama bexeene dad saa u heesikaraa way yaryihiin 😂

    • @CabbaasCali
      @CabbaasCali ปีที่แล้ว

      B₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩₩

    • @nuursilent9291
      @nuursilent9291 ปีที่แล้ว

      ​@@abdizamed1443anaga u heesi karna sxb lkn jiilka waqtiga kuma heystaan sidani rap keey ka jecelyihiin

  • @abdisamedmire2955
    @abdisamedmire2955 11 หลายเดือนก่อน

    Mr waji agasime dad ki hore 😂

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 ปีที่แล้ว +2

    Waamarhore Video gani

  • @ubax7758
    @ubax7758 ปีที่แล้ว +2

    Qofkani waa maxamed weji😢

  • @abdiasiissalad6917
    @abdiasiissalad6917 10 หลายเดือนก่อน

    Aduunyo waa taaas markan se tahay manta se tahay

  • @justnow7263
    @justnow7263 ปีที่แล้ว

    Mr waji.

  • @xidig3833
    @xidig3833 ปีที่แล้ว +3

    Ninkan so waji maha

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 ปีที่แล้ว +1

    Alx viiva somaliland❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @supremebenson1321
    @supremebenson1321 ปีที่แล้ว +1

    Fedlin Joseph meilleur komantaire ann panse deli ❤

  • @hamseart5789
    @hamseart5789 ปีที่แล้ว

    Yadoo dhamaysa halkee laga haleyaaa

  • @Daadirabdi121
    @Daadirabdi121 ปีที่แล้ว

    ninkan maxamd cali waji miya😮😮

  • @XaajiLadane97
    @XaajiLadane97 ปีที่แล้ว +1

    Yaa salaam.❤

  • @xabaalocasodaadmadhedh9
    @xabaalocasodaadmadhedh9 ปีที่แล้ว

    Bandhigani xaguu ka dhacay malaa Hargeisa maaha ee waa Addis ababa

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 ปีที่แล้ว

      Waa hargeysee oo waliba burbursane liq
      Coon

    • @aidarousibrahim5550
      @aidarousibrahim5550 ปีที่แล้ว +1

      Waa Hargeisa theater 2002/2003, waxaan filayaa in wax yar kadib laxidhay theater ka kadib markii mulkilihii uu ku riyooday riyo, sidaa ayaa maqlay.

    • @yaxyeaxmed6537
      @yaxyeaxmed6537 ปีที่แล้ว +1

      Mulkile malahayn ee wuxuu haa dan guud ama xoolo dawladeed

    • @iliasismail6827
      @iliasismail6827 ปีที่แล้ว

      Wuxuu ka dhacay Hargeysa Cinema waan joogay hooyaday baa habeenkaa la socday

    • @xabaalocasodaadmadhedh9
      @xabaalocasodaadmadhedh9 ปีที่แล้ว

      @@iliasismail6827 ok thanks

  • @hibbohappy1855
    @hibbohappy1855 ปีที่แล้ว

    Wa sannad kee

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 9 หลายเดือนก่อน

    WAA HABAR FUTO QURMUUN OO FAQASH AH

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 4 หลายเดือนก่อน

      No Aflagaado, Maryan qof cunfi ku caanbaxday maaha. Maantaba Hargeysa may degteen. Reer Somaliland ceeb uma hayaan waxaan xushmad ahayn

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 ปีที่แล้ว

    Axaxax 1988😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 ปีที่แล้ว

      Kawaran taad Ku dhigeen 2023 laascaanood reer oohin badane haday Ku dilaan iyo hadaad dishidba way ooyayaan

  • @CabdiGood-yz3du
    @CabdiGood-yz3du 4 หลายเดือนก่อน

    S

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 6 หลายเดือนก่อน

    Isaq marka qadro dahir cige runta u shegen gus nag midgan la geliyay leyma gelinayo tiri diday Cigaal lix carur u dhashay marka idor xaq u shegen qadro hora Waxa la aqon gus kisa horey ku galay maryan mursal wa nag gob ah gorgarte hawiye dhalasho adan ka ficneyn gus darod la aqon horu ku galay edeb yelo dhahen maryan malinta u hiliyen iminka qaran ka ugu baxday calanka cagaran uso heystay

  • @khada917
    @khada917 ปีที่แล้ว

    Ninkasi ma waji baa tolow

  • @CabdiGood-yz3du
    @CabdiGood-yz3du 4 หลายเดือนก่อน

    😂ok

  • @AxmedKaariye
    @AxmedKaariye 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤