Khudbaddii Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame 04 02 2017

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 62

  • @boqorshiine3651
    @boqorshiine3651 7 ปีที่แล้ว +17

    waa khudbadii ugu qiimo badnayn oo uu jeediyo mushrax madaxwayne aad baan u taageersanahay cabdirixmaan cabdishakuur muwaadin dhab ah oo hadalkiisu cad yahay mana faaninayo walaahi

    • @mohamedascadowmohamed5479
      @mohamedascadowmohamed5479 4 ปีที่แล้ว

      Nin kan markasata waxuu faaniyaa amma buun buuniyaa ree galbeed oo aan hausanin diint islaamka

  • @calideq1178
    @calideq1178 5 ปีที่แล้ว +15

    AAW wa libax. ninki hada dawanaya like issara

  • @kunkun822
    @kunkun822 5 ปีที่แล้ว +7

    Walaahi ninkaan inaan dooran beey aheed waxuu shaagaa oo dhan waa run... Shalay meeshaan joognay waa kasii liidanaa

  • @ismailhussein4378
    @ismailhussein4378 3 ปีที่แล้ว +4

    Hogaamiye maalin uun wa hogaamin doonta dadkaan iyo dalkaan

  • @abdifitahhassanhashi6475
    @abdifitahhassanhashi6475 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan filaa in ummadda Soomaaliyeed iyo Xildhibaanadooda maanta fahmeen qudbadii musharaxnimada ow 5 sano kahor jeediyey hogaamiye Abdirahman Abdishakur Warsame eyna maanta garwaaqsan doonaan aqoonta iyo waaya aragnimada hogaamiyahan aragtida fog leh eyna sanadkan 2022 u dooran doonaan hogaanka ugu sareeyo dalkeena insha allah.

  • @cabdikariincumar4827
    @cabdikariincumar4827 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah mudane ccw hogaamiyaha ruxiga ah ruta ayaa ka shahadashay guuuuuuuuuul wadajir aqoon yahanka ugu firfircon allow umuda somaliyed tus

  • @cheerbozz
    @cheerbozz 7 ปีที่แล้ว +5

    wallahi Abdirahman Abdishakur wa geeysi. mashallah. he absolutely hit on so many things that was on our mind.

  • @apaazhasan5201
    @apaazhasan5201 4 ปีที่แล้ว +4

    Walhi m.a ninka kaliya ee qudbadisa diniyan ku saleysan 🔥🔥

  • @mohamedabdi2081
    @mohamedabdi2081 4 ปีที่แล้ว +3

    Indeed very talented guy

  • @maxedxusenfidaar3815
    @maxedxusenfidaar3815 2 ปีที่แล้ว +1

    6sano ka dib doorashada 2022 allh haku guuleyo

  • @abdinasirabshir7876
    @abdinasirabshir7876 5 ปีที่แล้ว +4

    Waa hogaamiye dhan walba kadhisan diin iyo maadiba 2020 ninkan ayan u rajeynayaa

    • @yahyaelmi8435
      @yahyaelmi8435 4 ปีที่แล้ว

      Abdinasir Abshir wana aftahan oo hadalkiis so bandhigi karo

    • @cabdikariincumar4827
      @cabdikariincumar4827 4 ปีที่แล้ว

      wllhi waa runta sxb guul

  • @siciidilkacase4735
    @siciidilkacase4735 2 ปีที่แล้ว +1

    Afar sano kadip baan dawanayaa vidiogaan aad baan uga heley khudbadaan quruxda badan

  • @faadilshibrahim2736
    @faadilshibrahim2736 3 ปีที่แล้ว +2

    guuuuuul mr warsame

  • @abdiasiisahmed2899
    @abdiasiisahmed2899 3 ปีที่แล้ว +2

    Hadi la dooran lahaa maanta halka taganahy matagnaan laheen xafidulaah AAW i.a somalida markan bey aqaontada ka faidaysan donaan

  • @mahzaromar
    @mahzaromar 3 ปีที่แล้ว +5

    4 sanno kadip ayaan videogan daawanayaa😄🦍

  • @boqorshiine3651
    @boqorshiine3651 7 ปีที่แล้ว +2

    aad baan ugu qiirooday khudbada cabdirixman cabdishakuur muwaadin dhab ah

  • @hashihashi4628
    @hashihashi4628 7 ปีที่แล้ว +2

    maasha alah waa kudhbadii ugu wanaagsan khabadahii musharaxiinta geesi aan gambaneynin waaye

  • @faadilshibrahim2736
    @faadilshibrahim2736 3 ปีที่แล้ว +1

    mudane waxaakahadashay waa uun xaqiiq

  • @abwaanbarako6902
    @abwaanbarako6902 3 ปีที่แล้ว +2

    2020

  • @engineerlafoole1727
    @engineerlafoole1727 3 ปีที่แล้ว +1

    Geesi waye wlh CC warsame waxa maanta na heesto ayuu ka hdlay barigaas ninkaan hala baraabeyo somallay

  • @cabdiqani9121
    @cabdiqani9121 3 ปีที่แล้ว +1

    Nin geesiya

  • @kunkun822
    @kunkun822 4 ปีที่แล้ว +2

    run haddii la rabo ninkaan hogaanka qaranka haloo dhiibo, wlhi waxuu sheegay oo dhan waa run

  • @AHH25
    @AHH25 6 ปีที่แล้ว +1

    Waa khudbadh taariikhi ah walhi

  • @qeysarsenal4065
    @qeysarsenal4065 2 ปีที่แล้ว

    Aftahan misana sharci yaqaana m.l

  • @idirismowliid8870
    @idirismowliid8870 2 ปีที่แล้ว

    5 sano ka hor ayu khudbad nool oo ilaa hada ka hadlaysa marxalada taaagan soo jeediyay , xaqiiqdii AAW cumaamadiisa lama haysan karo.

  • @abdinasirmukhtaribrahim7033
    @abdinasirmukhtaribrahim7033 7 ปีที่แล้ว +3

    Qudbad wax ku ool ah

  • @MohamedAhmed-jp8en
    @MohamedAhmed-jp8en 6 ปีที่แล้ว +2

    Ninkaan aqoonta siyaadda wuu ku dheereeyaa.

  • @cabdikariincumar4827
    @cabdikariincumar4827 4 ปีที่แล้ว +1

    Ccw guuuuuuuuuul

  • @cabdullahimclnosman3006
    @cabdullahimclnosman3006 3 ปีที่แล้ว

    2021 aya ladooran doonaa ninkaan wa hogaamiye danta dalka xog badan ayow ka haaya

  • @Ahmedyare1122
    @Ahmedyare1122 2 ปีที่แล้ว

    2022 ayaan daawanaya

  • @أجلسحديقة
    @أجلسحديقة 6 ปีที่แล้ว +1

    Daafaca dalkisa iyo dadkiisa iyo diintiisa

  • @engilyas44
    @engilyas44 2 ปีที่แล้ว

    War ninkan sidan uu haddlayo waa cajiib waxkale ayankaminsana cawa kahor

  • @xidigabaaraan
    @xidigabaaraan 5 ปีที่แล้ว

    khudbad Cajib Ah walle Wa Aftahn ninkn Wixi U laban banan Ogen

  • @shukrisheekh5946
    @shukrisheekh5946 7 ปีที่แล้ว +1

    ninkaan waaa siyaasi walee

    • @shukrisheekh5946
      @shukrisheekh5946 7 ปีที่แล้ว

      walee waa madaxdu buuxa misena eheheludiin

  • @rajultube7382
    @rajultube7382 7 ปีที่แล้ว +1

    waa iga gadanyahay madax weynaha qaranka waa kuu rajeyna guuleyso codkar

  • @tottibile1449
    @tottibile1449 5 ปีที่แล้ว +1

    Max hayesa adiga

  • @أجلسحديقة
    @أجلسحديقة 5 ปีที่แล้ว

    Garyaqaan wiil habar gidir garta iyadoo gacan lahen geed kuugu xirtaa aleylahehee hotel shaamow iyo ciyaalka soomali dadka3leyntod kutartamaya dabolka kaqaaday ceebey tacaal dad matala dowlada kale oo siyaasigan gurigis galay kulayay dad cidankas oo carab shegtay yaa amxar ah wadanka laga xogaa anaga iyo itobiya inla casilo madaxden ee elatare iyo hargeso nalaga adejiyo kenyana kamaqan tahay waa wadan boobid

  • @jamaal123ahmed2
    @jamaal123ahmed2 7 ปีที่แล้ว +1

    waa musharax soo diyaarsaday qudbad wanagsan .lkin waxaa meesha taaala markuu wasiirka ahaa muxuu badda u saxeexay .allaa ku og

    • @rajultube7382
      @rajultube7382 7 ปีที่แล้ว

      Jamaal123 Ahmed bada asaga ma saxiixin wax so hubso

    • @jamaal123ahmed2
      @jamaal123ahmed2 7 ปีที่แล้ว +1

      fartun farta olalaha ayaad kamid tahay walal.

    • @cheerbozz
      @cheerbozz 7 ปีที่แล้ว

      ma saxixin. waxa saxeexay Cumar Abdirashiid Sharmarke oo raisal wasare ahaa.

    • @cabdikariincumar4827
      @cabdikariincumar4827 4 ปีที่แล้ว

      guul cabdiraxman umada laga waalay ee beenta loodhibay ee layiri bada saxiixay waa been asaga kama talinayn ee waxa saxiixay waa cumar cabdrashiid calool wayne

    • @dahirqajar143
      @dahirqajar143 2 ปีที่แล้ว

      Badda saxiixeeda waa shayga maanta lagu faktay bro

  • @khalidxassanjalaludiin1814
    @khalidxassanjalaludiin1814 5 ปีที่แล้ว +2

    Habargiir kaan miid daamo maleh malaha.

    • @hassanmaxamed2016
      @hassanmaxamed2016 4 ปีที่แล้ว +1

      Adi qabiilkaaga nin udhigma laimaada

    • @dahirqajar143
      @dahirqajar143 2 ปีที่แล้ว +1

      Caliyare cali oo kale miyaa rabtaaa

  • @gninweyn6021
    @gninweyn6021 4 ปีที่แล้ว +1

    tuug hana iibsan imanka alle ka had ee!

  • @abdirahmanali4598
    @abdirahmanali4598 7 ปีที่แล้ว +2

    war ninyahow hana iibsan.

  • @maryamamuhyadin5105
    @maryamamuhyadin5105 6 ปีที่แล้ว

    War tuugaan imaaraad yuu naga kadanin dooni mayno cabdi raxmaan cabdi shakuur

  • @odaydalaan2958
    @odaydalaan2958 3 ปีที่แล้ว

    Tuug