Ciddi Libaax - Federalka aan u ololeynay noocan ma ahayn !

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ก.ย. 2024
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Hanoolaato Media Network is an independent media organization that publishes news that matter on issues affecting the community. We report stories on human rights, governance and social justice across Somalia and the Horn of Africa. Hanoolaato is a leader in communication, supporting communities to access and realise basic human rights. We endeavour to contribute to a free, fair and sustainable world where all people - both men and women - have equal access to opportunities and resources. We are an authentic Somali media organisation, empowering communities to access and realise basic human rights through social mobilisation, training, and development of information, education and communications materials, advocacy and media production.
    We are dedicated to making an impact in our communities, we provide a platform to share local stories and for people to discuss their issues and opinions. Hanoolaato allows communities to share and exchange information and ideas and aims to inform and inspire, and does so through promoting transparency, accountability and democracy. We host programs and invite the right people to discuss topics that are emerging in the society. We break the silence by highlighting topics that are not discussed in the mainstream media such as governance, human rights, corruption, accountability, etc.

ความคิดเห็น • 116

  • @AhmedHassan-zh6zb
    @AhmedHassan-zh6zb ปีที่แล้ว +3

    hanoolaato runtii barnaamijyadaada waa kuwo urursadey:
    1) aqoon iyo waayo aragnimo
    2) asluub iyo anshax
    3) waddaniyad
    4) xulasho haldoorka ummadda
    5) ujeeddo iyo ka hadal baahi jirta.
    6) suaalo tayo leh iyo lisid aqoonyahan.
    walaal mahadsanid adiga iyo aqoonyahaanada iyo sharafta badan ee umadda miideeda ah.

  • @Bye_yall410
    @Bye_yall410 ปีที่แล้ว +7

    Ayaanle Thank you for interviewing an experienced businessman.Somali leaders don't know they are employees of the citizens.Great interview that educates

  • @haawomohamed4241
    @haawomohamed4241 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah wasiirka horumarinta bulshada haloo dhiibo Mr cidi libaax❤

  • @mohamedkofiyad2807
    @mohamedkofiyad2807 ปีที่แล้ว +4

    Ma dhagaysan indhawaale muqaal ka qiimo badan kan Mahadsanid Ciddi Libaax iyo Adiguba wariye❤

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 ปีที่แล้ว +2

    Ayaanle saxiib cidillbaax wareysi 3 ka qaad thanks nin wax badan og ka wareeyso waayihiis muqdisho iyo yaraantiis waa nin fariid ah Masha allah

  • @Big-dia23
    @Big-dia23 ปีที่แล้ว

    This is the first Somali show that I like and I watch it every time I get time for. So ayaanle I love to see you putting together a special show about our coast line . We have the longest coastline in Africa I think we should be the first African country that have different schools for marine biology

  • @ibnuhashim9930
    @ibnuhashim9930 2 หลายเดือนก่อน +2

    Intii QABYAALADDU ay u sujuudsanyiin soomaalida, lagama yaabo in ay sharafyeeshaan, runtiina taasi waa WAAQACA aan hadda ku sugannahay.

  • @maryanmohamed431
    @maryanmohamed431 ปีที่แล้ว +11

    Federal dad sharciyo iyo aqoon leh ayaa federal noqdo ,hada waa iska ho gaamiyo kooxeed camal

    • @AbdirahmanJama-ym4pr
      @AbdirahmanJama-ym4pr ปีที่แล้ว +1

      Waa runtaa maryaney faderal afican loogumatalagalin waayo aqoon iyo siyaasad waarta malahan.

  • @saidabdullahi3403
    @saidabdullahi3403 ปีที่แล้ว +1

    Maash allah wlh waa dhibaatada saxda ah eee wadanka haysataaa

  • @suleqaaraleh4350
    @suleqaaraleh4350 ปีที่แล้ว +2

    ASChadii sidaas wacyi gelinta loo wado Mr uun bay bulshada kici insha alaah

  • @AZus6pd
    @AZus6pd ปีที่แล้ว +1

    NO COMMENT! I have been saying this .

  • @ahmedismailabdullahi3821
    @ahmedismailabdullahi3821 ปีที่แล้ว +3

    Ninkii ugu xikmadda badnaa Buntland wuxuu noqday nin aan kubadda wadaciyaari jirney, labadayada guri aay isku xigeen xaafadda Hudan. Hambalyo..

  • @ismacalhakiimi1345
    @ismacalhakiimi1345 ปีที่แล้ว +3

    Shacabku nolosha dawladnimada wey rapaan lkn madaxdan aan ilhay aqoon ayaa meesha ina dhigtay iyo angoo dhiig aanan la hayn😭

  • @ahmeddaahir9749
    @ahmeddaahir9749 ปีที่แล้ว +1

    So many lessons Ayuu na baray siyaasi Cidi libaax Dadka somaliyed Waxay u baahanyihiin in wax Bdn Labaro Si ay wax Bdn u fahmaan Waraysigaan Wax Bdn ayuu Iga badalay Runtii mhdnsd Ayaanle nosoo badi waraysiga Elite somalida

  • @xamdacqaadir4465
    @xamdacqaadir4465 ปีที่แล้ว +1

    Dawladu maxay adeeg bixisa waa waxba somalia qofku iskii ayu isu dabaraa dhan kasta oo nollosha ah 😭

  • @abudarda00
    @abudarda00 ปีที่แล้ว +1

    This is the sad reality of our situation. Qabiyaalad intay socoto dadka lalama xisaabtami karo. Ilaaahay un baa no maqan. Corrupt leadership, corrupt, politicians, corrupt institutions, SubhanAllah.

  • @mahadahmed6375
    @mahadahmed6375 ปีที่แล้ว

    Exceptional thanks alot

  • @ChabelAwdal
    @ChabelAwdal ปีที่แล้ว +1

    MALIN WANAAGSAN
    ABDI LIBAX VOUS ÊTES UN LEDERCHIP ET VISIONNAIRE
    LA SOMALIE LIBRE
    À BESOIN DE VOUS
    J'AIMERAIS FAIRE VOTRE CONNAISSANCE
    VIVE LA SOMALIE LIBRE

  • @waayoaragagalmudug9759
    @waayoaragagalmudug9759 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Wlhi Intan Siyaasi Soomaliyed Dawanayay? Ma Arag Siyaasi San Uga Hadlo Xaqiida Allah Xafido Abdullahi Iyo Ayaanle wax badan Ayad Ifiseen Oo Xaqiiqada wadanka Taalo ah Iyo Sida loga bixi karo 🙏🌹 Thanks 🌹🙏

  • @AZus6pd
    @AZus6pd ปีที่แล้ว +1

    Definitely true the people are the government.

  • @biimaastadium6243
    @biimaastadium6243 ปีที่แล้ว

    Wareeysagaan baarti iyo barti tuu iyo baarti tarii kasoo sameey waa codsi dad weeynaha kuguxiran ah waa inta wadaniyiinta ah waaye ❤❤❤❤🥇❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🙏

  • @halimaabdi9070
    @halimaabdi9070 ปีที่แล้ว +1

    Tuugo iyo jaahil ayaa talo noohaayo ilaahey ayaan qabnaa

  • @walalsafwan2269
    @walalsafwan2269 ปีที่แล้ว

    Nin waayo arka ah waayo 🔥 I learnt from him

  • @abudarda00
    @abudarda00 ปีที่แล้ว +1

    Islaamnimo afka un oo waxba lagu dhaqmeynin somaliya ka arki

  • @saalimahmed9000
    @saalimahmed9000 ปีที่แล้ว +3

    Acwb Masha Allah waa Waayo arag ( wey joogaan dad badan oo sidiisa oo kale wax u og lkn waxaa loo baahan yahay in ay dhalinyarada wax u sheegaan), gaar ahaan idaacadaha iyo masaajida ayaa dhaqan ka wanaagsan loogu sheegi karaa dhalinyarada waxa la gudboon Lkn wey ka seexdeen shaqadaas

    • @audijooyjoy7976
      @audijooyjoy7976 ปีที่แล้ว

      Waar ninkaan waxaa oo sheegaayo gaalada iyo wadamada horumaray xataa ma sameen karaan, ee waxaa uu wado waa boro bogaando oo ay gaalada u soo dhiibeen. Waxaana ka baqayaa in ay dad aragti gaaban inta ay run u maleeyaan wadanka kacdoon ka sameeyan. Siyaasiyiinta in la la xisaabtamo waa loo baahanyahay lakiin ma´ahan in wax ay dowlada hada awoodin qoorta loo galiyo.

  • @bisiqsarman5132
    @bisiqsarman5132 ปีที่แล้ว +1

    Hadii Somaliya Sugeyso Shacab iyo Dhalinyaro iney badbaadiyaan ? Somaliya Allaah ha-unaxariisto.

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 ปีที่แล้ว +1

    W.m.santihiin .

  • @biimaastadium6243
    @biimaastadium6243 ปีที่แล้ว

    Maa sha allaah waa waaya arak aad uqii.obadan oo wadani ah inta aan ka arakno wlhi waxaan ubaahannahay dabadan oo sida oow wax sifeeynaayo fadaraalkaan ubaahanahay waa kan oowsheegaaya waaya aragaan

  • @fnw8688
    @fnw8688 ปีที่แล้ว

    Hanoolaato ❤

  • @mohamedgurey2598
    @mohamedgurey2598 11 หลายเดือนก่อน

    400k ayaanle hala gaarsiiyo

  • @abdiismaciil3910
    @abdiismaciil3910 ปีที่แล้ว +4

    Soomaali ma noqonayso dawlad waligeed budhcad geella kala dhacda waa tii waqtigaa jirtey geellii ayuun baa noqday cashuurta la dhacayo waa sidii 100 sank somalidu u noolayd feeling uun baa xaggan loo badalay taasi waxay cadayn u tahay maahmaahdii xalayle salase ee ahayd somali ayaa dawlad noqon dameero ayaa geeso bixin

    • @erenyeager6971
      @erenyeager6971 4 หลายเดือนก่อน

      Been masheegin 🤬😡🤬

  • @duniyalang1285
    @duniyalang1285 ปีที่แล้ว

    Well said!

  • @abdirahiimmohamud769
    @abdirahiimmohamud769 ปีที่แล้ว

    Wareysi aan wax badan ka faaidey ❤

  • @omarjamaabdikarim2808
    @omarjamaabdikarim2808 ปีที่แล้ว

    Thanks ayanle

  • @calicilmi5273
    @calicilmi5273 ปีที่แล้ว

    Meesha aad u socoto gartay mr cidi bahal oo keliya sheekadaadu waxay ku fooradhaa puntland dhabta u halal willow mahadsanid

  • @hiilshacabmediainc3977
    @hiilshacabmediainc3977 ปีที่แล้ว

    Siyaasigan wuu qalmaa madaxweynaha jamhuuriyada Federalka Somalia Cidi-Libaax waa nin wax badan fahansan

  • @abdiyare6794
    @abdiyare6794 ปีที่แล้ว +1

    Horta mar walbo waxa la dhaha dalka dowlad kama jirto dadka shacabka iyo dowlada wa dad somali wali ma lisku dayay in lisku imaado laga hadlo waqaca jiro wali ma arkin 5 qof mel iskugu imaday oo 2 qof heshisineso tacsi iyo hadal bes wax ma taro wax qabad ayaa la raba fikir in la keno

  • @soomaalidageeska186
    @soomaalidageeska186 ปีที่แล้ว

    Waa xaqiiiq
    In hadii madaxda soomaalidu ay wax walba saxeexaan khayraadkeeda in aakhirka ay noqon doonto falastiintaaas maalinba dhulkeeda ka guurta la hayo"😢😢

  • @Hamzaafx
    @Hamzaafx ปีที่แล้ว +4

    400 Million dollar ooo hilib xalaal ah ayay qadar kasoo iibsata britain bal ka wrn hadi dawlad somali jirto intee xoolo dhaqatadenu faaaidi lahayd

    • @MoohaFaarax
      @MoohaFaarax ปีที่แล้ว

      Bishii miyaaa sxb mase sanadkii?

  • @fe8445
    @fe8445 ปีที่แล้ว

    Tigree, Fereraal waxaa dalka keenay dawladii Warlordska soo dhiseen ee Embegati. Caasimadeenii baa Tigree qabsaday iyagoo horsocda. Ma amaan baad ugu daraysaa iyo abaal marin. Maanaa waalan mise?

  • @Halgann
    @Halgann ปีที่แล้ว +1

    suuasha 21:25 waligay wan is waydiya odayshay dhoofaya ee lacagta so dawarsanaya dhoofka iyo waxay ku maqanayeyn ma sheegan miya? wu dhofaya u so noqoon waxba ma sheegayo iyo wixi laguso amray ileyn wa la mamuula odayashan usa iyo carbta mamuusha, odayashan wa ina layska qabta qof hadu dhaafo 50 xiil ma qaban qaro ina lagu tashado waye,Qudhmiye ayan u bixiiyay odayashan uskaga ee Qudhmiyay somalida .

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 ปีที่แล้ว +1

    Ayanle kama hadlo Corruption ka Damuljadiid, Farmajo oo nadiif ahna waa laga celin waayay!!🤣🤣

  • @ibrahimbrody2720
    @ibrahimbrody2720 ปีที่แล้ว

    Cidi libaax waa nin taarikh badan haya.

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 ปีที่แล้ว +1

    Safiirka uk u fadhin jirey somaliya ayaa qorey buug ka hadlaaya xoolaha nool hadii la habeeyo in ay is badan tahay battoolka sacuudiga

  • @khyila
    @khyila ปีที่แล้ว

    WAA DADKII. KALE QAY BIYAY
    DHIBAAYADA. MAANTA JIRTA

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 ปีที่แล้ว

    Somaliya dawoldana kam jirto shacabn dawoldanimo fahnsan ma jiro waxaan sugnaab waa askarta deriska ee amison badalo doonta waxay la yimaadaan .dharigii la karinayey wuu bislaaday hal argo cidkasta inta ku soo aado

  • @et9055
    @et9055 ปีที่แล้ว +1

    Asc somalidu ismacil cumar geele iya hoogane u ah siidaye kuhagaagi

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan ปีที่แล้ว

    Nidaamka ilaahey ee kowkan hadaa si sax ugu dhaqmi lahen(sakada bixi lahen) qof baahan oo dil, boob, dhac geysta lama arkeen somaliya waxa ka jira waa taajir iyo faqiir meel dhexe maleh.
    Waxaa arkee dabaq 10 biyaana guriga ku dhagan roobaa galo😢

  • @aminabarre1727
    @aminabarre1727 ปีที่แล้ว

    Waxa uu cabdilaahi ka hadlayaa waa xaqiiqo,taa waxay ku tusinaysaain somalia ay gacanta warlords nimankii la odhanjiray oo dominate garaynayaa,waxkasta oo soo gala dalka pockets ku dhacaayan,umadiina sidaa lagu iloobo,raja la qabaana ma uu jiro.

  • @taqwatube1372
    @taqwatube1372 ปีที่แล้ว

    Ayaanle siyaasi Xuseen Cabdi Xalane maad noo keentid.

  • @abukaryusufosman8857
    @abukaryusufosman8857 ปีที่แล้ว

    Asc
    Su,aalaha intaan ka sii qiimo badi, waan aaminsanahay inaad aqonteeda leedahay, laakiin yeey kaa hoosbixin dad aad u qiimo badan ayaad wateeysataa inta badan.
    Waadmahadsantahay

    • @abdiomar3204
      @abdiomar3204 ปีที่แล้ว

      Waraa Atoore baadiye Caadi iska dhig

  • @fe8445
    @fe8445 ปีที่แล้ว

    Federaalka aslan ma ahayn fikrad Soomaali ka timid. Waxaa keenay Meles Zenawi. Warlordskii Embegati ee dawladii Abdiqaasim diidanaa buu u soo dhiibay.

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 ปีที่แล้ว +1

    Somali haddaan nahay, markay I ka hadkeyno wixii inaga xumaaday iyo siday inooga xumaadeen wada xakiim aan erey seegin bay I nahay. Haday wax qabad iyo howl timaadana wada tuug iyo habaar qabayaal baynu nahay.

  • @osmanFarah-r9z
    @osmanFarah-r9z ปีที่แล้ว +1

    Codka aad buu ugaabanyahay midland qof ka aad wareeysaneeyso

  • @deservedlegitimacy2864
    @deservedlegitimacy2864 ปีที่แล้ว +3

    100 qof oo ninkaan oo kale ayaa u baahanahay.

  • @hawoabdullahi3117
    @hawoabdullahi3117 ปีที่แล้ว +2

    Dadka mara matiraahdeen aan wax qabsano aanwax beerano ma

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 ปีที่แล้ว +1

    Waxadan u firsanin ayad u ololeysay ,hadey na heysata somali Allaha u gar gaaro

  • @MrBravo24b
    @MrBravo24b ปีที่แล้ว +1

    dhibaatada dalkeena heysata waa qabiilku iyo qabyaalada iyo shacabka maxaa yeelay shacab waa shacab jaahil ah oo aan garan karin dantooda aan isku imaan karin waa shacab noloshooda iyo tan caruurtooda gacmahooda isku dilaayaan 100 sano sidaan baan ahaaneyna haddi intaasi nala qaadanin addun kale dhulkeenu la wareegin 4,5 jahli ka weyn majirto in dadka kala tagaan oon waligeeda aan isku imaan kuwa isku sheegaan iney yihiin laan dheerada dadkaan ma xali karaan ha iska dhiibaan taladu hadii kale meel meeshaan aan joogno meel ka fog baan tagi doonaa oo mel laga soo qabn kareynin

  • @omaradow7330
    @omaradow7330 ปีที่แล้ว

    A bad politics is a bad life

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax ปีที่แล้ว

    Wa hadal xaqiiqo ah waxa uu sheegay ninkan somalidu runta ma jeclo wa dad aan xaqiiqada inay wajahaan rabin bal suurayso qofka baahan ee hadana nin siyaasi ah oo aan aqoonin taageerayo
    Caqligeena inta aaan ka isticmaaloyno waxan ku jiri doonaa xaaladaan dhibka badan
    Allow adaa awood leh ee dhibaatada naga saar

  • @connoisseurification
    @connoisseurification ปีที่แล้ว

    Walahi wa xanun xaladeya as a Somali Sovereignity...hadii wax Cabdullahi shegaya. Shaksiyaal Somaliyeed oo labo bokol million kabadan haysta waa jiraan yet Somali Nation waxaan kujirnaa xalad aDowlad Dacadnimo ah. Wa ina kacna ee Treason waye waxa siyasiyiinta ay kudhaqmayaan ee saxiixayaan licenska bada ah kaalumeysiga . Wa in losheega shirkad ksto wadanka kasheqeysataa laogaado faidada oo gela bankiga UMAADA SOMALIYEED...mahaa shaqsiyiinta nogujiraan siyaasada. We need to get rid of this treason cases and traitors enriching themselves walahi. Build a transparent state with authority like Siyaad Barre allaha unaxristay. To be Sovereign state UN charter waa Afar Qodobood. Land, People, Recognition and Authority. Sedax waan haysanaa dhulka, dadka, iyo UN recognition. Xaladhiso Xukun dacad ah. Illaahey halagacabsado ee shacabka lacagtooda haloo dhiso isbitalaada, wadooyink iyo shirkadaha shaqaleyneysa umaada. Waan awoodna hadii fidnada iyo colool ushaqestinamada laiskadhafo. Waxaa Xukunka burburiyay marki hore waa traitors oo rabeen san. Maanta waan ognahay in Gurmad, garab istag iyo tageernimo wax ficaan tahay...xukun bay kudhiseysa marka hal kaco BANKIGA UMAADA SOMALIYEED..xaladhiso. Kuwa tuugada ah halaiskasaro...Xukun Islaami oo dacadnimo iyo aqoon waan awoodna inshaallahi rabi haladhiso. Waxaan diyarado iyo shiir loraca mahadweynaha halala xisabtimo iyo Waziiroyikiisa. Runta wala ogyahay marka wax halaga bedalo inshaallah.

  • @osmanFarah-r9z
    @osmanFarah-r9z ปีที่แล้ว

    Asc

  • @hoggaansane9275
    @hoggaansane9275 ปีที่แล้ว +1

    Ax , soomaaliya iyo soomaaliba waxbaa nagu dhacay.
    Ummad iayadiiba isboobaysa ,maxaa lagu samayn karaa.

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 ปีที่แล้ว

    Asc ayaanle waray sigii 3 xaad cidilibaax sidaa

  • @ruqiyaabdisalam4731
    @ruqiyaabdisalam4731 ปีที่แล้ว

    waxaa markhaati Ka ahey dhibaatada ugu weyn shacabku mas uul Ka yahey waa ba marti aan fahan saneyn waxa ay xaq u leeyihiin

  • @dadirdalnuurshe-tc5zh
    @dadirdalnuurshe-tc5zh ปีที่แล้ว

    Ninkan waxu uqalma runti madax weynaha xassan SHEIKH in u lataliye kadhigto

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 ปีที่แล้ว

    EASIER SAY THAN DONE!
    ASAGA HADII MANTA XIL LODHIIBO WAXBA DHAMI MAAYO KUWA UU DHALIILAYO.

    • @MrXaamid4
      @MrXaamid4 ปีที่แล้ว +1

      Maxaa ku dhehday mise quus baa taagan tahay ordogen rag baa horeyay maantana dalkii suu u badalay waa aragtay

  • @ismailaden7
    @ismailaden7 ปีที่แล้ว

    Federalism iyo 4.5 Waa cudur Somalia Ay soo keeneen caloolshood u shaqeystaal shisheeye soo siiyay contracts si loo dulmiyo somalida kale … waxaa rajeynaa in laga bixi doono dhawaan.

  • @abdiibrahim8612
    @abdiibrahim8612 ปีที่แล้ว

    Runti dowladda maxa uargi la'dahay qabiirka sida ciddi libaax runtii ayyuu ka hadlay

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht ปีที่แล้ว

    Daraha taqtar bilaash beey lahaayeen hadii aad gaajo tahay cirbid waxay kugu badali jiren ukun inaa cunto aroortii qashiro waaweyna qash cunayalo iskawarama dugsiyada taqatirta walidka uahaa dadka carurtoda wey iskadhali jireen dad iskoriyo labilin baaubadneyn iskul dowlo inadhigano wadanka tagno xujokasto aan kasobaxno hadunagu xumado wadankas xogenaa kumel marna marna tugsi manofududo midgan faraqu kuqata baqtiga nina naftu kaceshtaa yaayiri sabka ukunta shaxdii oo ukun qarabkeda mase qaraabkeda dooro adigo arki kara cirka laguuqoraa babur kugey kusoqaad yuusocon gacanta kahay kalay wadankeyga kada hakusocon ileno maladeynayo wilna walagarebay gabrtii ilaa inladono saa cirka hada amey aqoon wilasha sidokale hadi lug kudontid ciqamada laganoqsanaa darjinka wakuadi karta dariqa hadi dashid oofarisato sadaqo qaliya lagulasohayonaa ooba mid waregto kusogadaa sikutalagal maxaleyga maweylinoya marna leyxujeyn marna wax leysinoyaa madow xaris iskuladoda waa iskuegnahay iskudhig manihin basaborada inageysatan wadamo kale intana nalajogtan taasaa keentay ani basabor malihi wadana leeyahay baqtiga faraq kuqata

  • @farxaanabdi6563
    @farxaanabdi6563 ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢😢

  • @ibrahimbrody2720
    @ibrahimbrody2720 ปีที่แล้ว

    Ayaanle aad iyo aad ayaad u mahadsantahay!

  • @salmaansaalax223
    @salmaansaalax223 ปีที่แล้ว

    War ninkan madax waynu u qalmaa

  • @_xaqiiqo
    @_xaqiiqo ปีที่แล้ว +1

    Moeduuc loo baahnaa ayaa iftiimiseen Lkn Aniga fijrad waxaan qabaa In dalkaan kaliya midka oo ku bad-baadi karo siyaasda caalamkana uu mug kaga yeelan karo in ay tahey in uu dhaco isbadel islaami ah oo ay hogaaminayaan dhalanyaro Aqoon diini iyo maadiba leh oo Mabda’a cusubna wato

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 ปีที่แล้ว

    Kula fidna cinda geeel😢
    USA

  • @mahadali8230
    @mahadali8230 ปีที่แล้ว

    Ayaanle xuseen Abdi ad io ad ayad umahad san tahay dhalan yarada somaliyed inti dhegeysata wax badan ayey ka faa,iidi doonan nosobadi walal

  • @omaradow7330
    @omaradow7330 ปีที่แล้ว

    Siasi mbaya maisha mbaya

  • @fay6834
    @fay6834 ปีที่แล้ว

    Ayaanle walaale hawiyahu maxay somaalida kale u raali gelin waayeen, maxayse dowladii timadaba sharciga u fara gashataa shcabkuna ugu kacaan meeshey madaxdu ku kacdo, shacabka maxaa ka galay mise shacabkaa lacag lagu siiyaa si shaqsi loo xumeeyo ama gobol? Thank you

    • @Happy-go-l
      @Happy-go-l ปีที่แล้ว +1

      Walal ma is weeydisay waxaa putland dowladiii timaadaba aay isugu taaagto oo horay loogu socon waayay shacabka reer putland nin jecleysi iyo qabyaalad darteet aay ugu racaaan madaxdooda sidii loo hor istaagi lahaaa hori u socodka dowladnimada ohhh reer putland ma hawiyaaa maba ogeyne????

  • @Technology-and-inovation
    @Technology-and-inovation ปีที่แล้ว

    dadka mudan in xilka loo dhiibo ama xitaa lataliyaal laga dhigo waa aqooonyahan oo kale.

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder ปีที่แล้ว

    Waraysi qiimabadan

  • @AhmedHassan-zh6zb
    @AhmedHassan-zh6zb ปีที่แล้ว +1

    hanoolaato
    runtii:
    1) barnaamijyadaada mar waan dugsada.
    2) marwaan farxaa oon rajo helaa.
    3) marwaan ooyaa oon quustaa.
    mararka qaarna al wareysi baan intaba la kulmaa
    waxaad tahay adiga iyo tv,gaadaba
    hanti iyo hage umadeed shugran

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 ปีที่แล้ว

    Waxaan aaminsanahay Iney Dhibaatada Soomaaliya ay tahay Qabyaalad,ay Shaqsiyaad qaarkood sheegta iney yihiin Siyaasiin islamarkaana aaminsan ineysan Siyaasi noqon Karin, ineysan Hanti yeelan Karin haddii aysan qabyaaladeeyn, Qabiil kicin,dad Qaawan oo lagu sheegaa Maleesiyo Beeleedyo,kuwaas oo loo yaqaanno Ma liibaanayaasha lagu liibaanay
    Soomaaliya Dal baa Jira laakiin dad ma jiraan.

  • @AAA-sx5ej
    @AAA-sx5ej ปีที่แล้ว +2

    This is victim mentality... waana shekoyiinka hayayadaha gaalada waax lawgu cuno and This is far reality.
    The fact is this guy is Majeerteen, majeerteen na waa in dawladnimaada somaliyeed laga ilaliyo, siidi uu shegey Siyaad barre oo yiri...majeerteen wadanka iney beciiyan yey qarka uu saraan yihiin.
    Dont believe a word a majeerteen politician says.
    Ayaanlow, waaxan oo kale markale hano kenin please and please😅😅

    • @somaliforex7744
      @somaliforex7744 ปีที่แล้ว

      Stupid cuqdad mj qaba ayad tahay mj ayaa iga dowlada Somali keenay villa somalia

    • @AAA-sx5ej
      @AAA-sx5ej ปีที่แล้ว

      @somali forex first off, MJs identify as foreign, and secondly, i know em like the back of my hand. They have all the traits of yahudnimada, you cant even trust them with personal secrets, let alone official state secrets. That has always been the case. Even according to General macaalin daud's memoirs, the somali military would not trust certain information to President Ali sharmake, who was MJ. Siyaad Barre could not even trust Caynanshe with top SRC secrets, and he leaked the information to somali military the intelligence network, hence his execution. As a result of this, Col cabdullahi yusuf ber dofar had to bring Ethiopian troops into somalia as he knew the old guard in the military would not accept his nonsense. Prime minister Abdirashid cali sharmarke sold the somali sea to kenya, and it took alot of effort to win the case at an international case of arbitration, a decision which kenya will never ratify until Somalia acquires a strong naval force to protect its sea and coastline.

    • @MoohaFaarax
      @MoohaFaarax ปีที่แล้ว

      Hala yaabin wa qof aan xaqiiqada iyo taariikhda siyaasada dalka ka warqabin

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 ปีที่แล้ว

    Haddad ogtahay, in walaalkaa tuug yahay, ma waxad dhihi ina hebeel ba waa tuug, mise walaalkaa ayaad wax u sheegi horta? Ayaanle difaac ayuu xidhay, oo wuxu leeyahay "name and shame" dad gaar ah ayaa target laga dhigtay!!
    Question is: how could any sane individual show trust to what's going on in today's Somalia?

  • @mohamoudhassan551
    @mohamoudhassan551 ปีที่แล้ว

    Been Mahan Waligay ma Arag madax kahadlaysa sixir bararka caafimadka Sida Shabab looga sifayn laha halshir oo arimahas looga hadlayo ma Arag

    • @AliYusuf1
      @AliYusuf1 ปีที่แล้ว

      Sicir bararka , inflation

  • @mahamedabdi2046
    @mahamedabdi2046 ปีที่แล้ว

    Victim game.

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 ปีที่แล้ว

    Nin walbo saan buu u hadlaa marki la doorto ama uu xilka qabto kuwii hore camal buu noqonaa ama wuu ka daraa marka soomaali way u dhamaatay oo sida loo hadlo way yaqaanaan laakiin waa wada tuugo wada xaasidiin ah

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 ปีที่แล้ว

    Codku wuu hooseyaa

  • @AhmedNoor-h7i
    @AhmedNoor-h7i ปีที่แล้ว

    Federalka ma mid ay puntland kaliya taqaanaa mise waa mid ay maslaxadeeda ka dhex aragtay...

    • @ismailaden7
      @ismailaden7 ปีที่แล้ว

      Saas ayay u egtahay Mida kale federalism Somalia Waa Maba loogu talo galin oo Waa cunsurinimo in 4.5 lagu qaybiyo awooda

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 ปีที่แล้ว

    Kan waa boring

  • @cabdiqanimaxamed6594
    @cabdiqanimaxamed6594 ปีที่แล้ว

    Waaruntaa inder illahay ayaan runta kugu cadaabayn. Raggaa saraha dhaadheer dhisanayana waa kuwa aanu cadaawada badan u hayno hasayeeshii sidan hadii ay waxba ka badali waayaan way dhacaysaaa inay sidiii shalay qaxaan oo qamadigiii isku midka aanu ka ahayn aanu wada cuno

  • @mahadabdihassan3326
    @mahadabdihassan3326 ปีที่แล้ว

    Maba naqsno mamul runti

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr ปีที่แล้ว

    Cidi dhurwaa

  • @mahamedabdi2046
    @mahamedabdi2046 ปีที่แล้ว

    Kani waa ssdf oo shaqo ka waayey puntland. Baasto cune.waxba ma oga.

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 ปีที่แล้ว

    Every political problem has a solutions tolking and interviews by maidia baba no government in somalia but there is 4.5 tribal govt which u can not have a true and legal government u people u most be united like 1960/1969 every young interviewed by u is valueless