Shica waxey aminsanyihin saxabada in yar mahane inta kale iney gaala yihin waxey nacladan xasaski rasulka scw ...marka shiica ayan ahay dheh ee waxba ha qarsan. dad sxbadi dinkan u so halgamay gala ka aminsan asiga gaal ah.tan kale wad ku gambatan inad dhahdan abubakar wa muslin causha wa muslimad markad kaligin noqotana salada dhexdeda ayad ku habartan
Maan sha alaah sheekh kashka waad mahad san tahay siyaasada walan ee munaafiqada ka buuxda bariga dhexe ayeey wahaabiyada ku ilaalinayaan boqortooyadan sacuudiga
Waligay wacdi kama dhagaysan William James. "Cimrigaaga oo raagaa geel dhalaya ayuu ku tusaa" Waxaan ahay over 50 years. Sadly, kana waan arkay. Waxa ka daran dadkan isagu sheekha u yahay ee Maasha Allah soo qoraya! Eesh Qiyasak Bal adba
Nin kan waxaa iskaga qasan madhabka Salafi ga iyo Khawarij ta. Shia du 12 ka imaam ilaah u aaminsanyin ee ma ogid mise Tuqyada iska rumaysatay? Lakin dagaalada siyaasada iyo diinta yaan la isku qasin
يا شيخ كشكي لا تستعجل رجاءً علماء الشيعة ومراجعهم هم الذين قالو قبل هذا الشيخ الصومالي هذه العبارات: نحن واهل السنة والجماعة لاتجتمع علي إله واحد ولا علي نبي واحد ولا علي دين واحد انت ليش ما قريت كتب الشيعة ؟ قبل الدفاع عنهم اتق الله يا شيخ لذيك أتباع كتير نحن نسمع لك ونحبك بس خلينا علي طريقتك ما تجيب لنا الشيعة فيك تقرا لعلماء الشيعة القدماء والحاضرين
Sheikhow, hal waa kugu diiday dadka caayo asxaabta rasuulka PBUH sida hooyadeey/een Caa’isha, Abubakar, Omar, Cusmaan RC dhamaantood. Kuwaas malugu tilmaami karaa Muslim? Sufiga dhaho Sheikh Abduqadirow dhibkaan iga dul qaad Muslim Miyaa mise waa Mushrik? Waa iga su’aal aniga dad ma caayo mana aflagaadeeyo. Kheyr aa kuu dhaafay hadaa danbi kaa galay i cafi
shiekh abdukadir kishki somali shia oo aniga kamid ahay raali galintada waan kaa qabnaa ✅☝️🫱🙋
Shiekh Adiga iyo Shiekha kale ilaaahay xaqa ha idin waafijiyo. Shacabkaan somaliyeed waxeey u baahan yihiin in xaga diinta laga dhiso. Ee uma baahna idinka culumada ah inaaad is Qabsataan. Waa wax laga fiican yahy. Waxaa laga Yaaba in lagugu khaldamay. Lkin walal iska cafi Shiekha kale. Oo wada fadhiista waxaad isku qabtiina iska dhaa dhacaiiya insha Allaah
Qaadiriyo waa dariiqo sax ah tuugta ilahay ha qabto shiico waa muslim
Iminka ayaan oganay in ay shiicada nalagu dirayay oo wahabiyadu waji fool xun u sameeysay lakiin waa muslimiin aad u fiican oo iimaan leh
Sh kishki waxaan ahay somali shiica habeenkii aad u ceysay aad baan kuugu carooday .ka hor waan jeclaa casharadaada habeenkaas kadib aragaada xataa waan necbaa laakiin maanta waan ku cafiyey asxaabteydana waan gaarsiinayaa walaal in ay ku cafiyaan.❤
Wahaabiyo ay doonaysa in ay Nabigeeni inaga xigsadan tawsalka Nabiga kor haloo qaado
Nacladi ha ku dhacdo Shiblicoon waa beenaale aad u dhaqanxun
Khayr hel Sheekh Cabdiqaadir Kishki
Adigu dib kuugu iinshaa alaah, sheekh sharafleh oo ehelu dikri ah baad aflagaa deysey. Jaahil baad tahay dhega xiran ufuuf
@@Xudeyfa
Maxaad tidhi “ufuuf”aa?
Waar wuxu doqonsanaa kkkkkk
Adiga iskadaaye kaa beenalaha ah ee Shiblicoon baa jaahil ah oo tuug ah.
Xogo aad u culus oo badan weeye ilaahay xaqa ha nagu hanuuniyo. Shiq ijmaaca maadan daliishan jirine
Shica waxey aminsanyihin saxabada in yar mahane inta kale iney gaala yihin waxey nacladan xasaski rasulka scw ...marka shiica ayan ahay dheh ee waxba ha qarsan. dad sxbadi dinkan u so halgamay gala ka aminsan asiga gaal ah.tan kale wad ku gambatan inad dhahdan abubakar wa muslin causha wa muslimad markad kaligin noqotana salada dhexdeda ayad ku habartan
Sabab manta Muslim looleynaaayo waa wahabiyada
aad iyo aad waa runtaa
Sunni iyo shiico ma jiirto, Allah magacaa u ina siyey waa MUSLIM...Faqaad !!!
Mashallah sheequnaa Alle haku sharfo waa kusugeene
Masha allah
Thanks telling the truth
Mashallah ❤❤❤❤❤
Haye sheekadadii danyeer ban kadhalanay miyaa soo celisay iyo music waa xalaal.
#toobad keen kaagii been ayuu ahaa.
Maan sha alaah sheekh kashka waad mahad san tahay siyaasada walan ee munaafiqada ka buuxda bariga dhexe ayeey wahaabiyada ku ilaalinayaan boqortooyadan sacuudiga
Good walahi suaal aan ubaahna cabdilahi inbu saba
Thanks for your understanding
Shiici shiici dhalay oo gaalo taageer
Subxaana allaah, sheekhoow kitaabo ayaa kaa danbeeya diin baad ka hadlaysaa, hadana william baa wuxuu yiri baa na leedahay Maxaa gaal warkiis naga galay illaahaygii abuuray ku kufriyey haddaad wax sheegaysid caqiido ku saabsan maad qaala allaahu iyo qaala rasuulu dadka u sheegtid xittaa culimaddii islaamka ee waaweyneyd, saxaabiyiintii , taabiciintii, ayaa ka mudan Gaal aan illaah aqoon warkiis inaad media la soo itaagto, waxaan kuugu naseexaynayaa inaad iska dayso waxaas oo si cilmiyeysan aad fikirkaaga u soo gudbiso cayda culimada iska dhaafto illaahay kaga cabsato wabillaahi tawfiiq.
Kani waa junuudu ibliis weeyaan.
Sh shibile ayaa si fiican u kashifay. Oo barnaamij taxanaha ka diyaariyay. Waad daawan kartaan.
Allahu akbar
Waad mahadsan tahay sheeq runta aad sheegtay
Sheekh aad u mahadsantahay
Mahasanid sheikh Allah naga qabto wahabida iyo takfir
Sheekhow war nabada lagusii ehelu baydka ayaan raacanay shiico. qaadiriyaduna way saxantahay cadawga islaamku waa wahaabiyo(muusadka somalida)
Somali shiico maaha sxb ee luqada faarisiyada ku hadal
Barrakallah sheekh jazakallah
Ibliis insi ah adiga ah
Daliilka iyo hadalka uu soo qaadayaaba waa hebel oo gaal ah hadalkiisii muu saxaabada iyo axaadiista soo qaato
Kkkkkk kan naftaa haysa shiico ma xoogaa ayeey ku siiyeen
Sheekh adigoon ahay shiico hadana difaacaya shiicada waxay cadayn utahay in la dulminayo shiicada xaqana ay ku taaganyihiin.
الله يحفظك يا شيخنا
Kan sheekh maaha eee halasoo baaro
ASLUUB XUMADAADA IYO HADAL XUMAADA IYO DHAQAN XUMADAADA MIYAAD KA XUMAATAY SIDUU KUU SHARAXAY KKKKKKKK WAA SHEEKH ILAAJAY XAQA FAHANSIIYEY OO DHAMAANTIIN INKA CILMI BADAN WAHAABIYO
Caaqil/ustaad!
Waligay wacdi kama dhagaysan William James.
"Cimrigaaga oo raagaa geel dhalaya ayuu ku tusaa"
Waxaan ahay over 50 years. Sadly, kana waan arkay.
Waxa ka daran dadkan isagu sheekha u yahay ee Maasha Allah soo qoraya!
Eesh Qiyasak
Bal adba
Sheekhow naga aamuus yaakhey af carabi diin hamoodineye
Mahadsanid Sheekh
Sheekh Anaga isbadbadalkaaga Badan wax badan ayaa Nooga baxay Qof Laba wajiila ah inaad Tahay ayaa Nooga Soo baxday 2017kii Ninkii hadlayay waa adiga jinni Kaa dhex hadlayay ma jirin markaa Axaadiistaada Qaala Alfred ku salaysan iska Hayso Adigana ALLAAH czwajalla Jidka Toosan hakugu Toosiyo iyo Anagaba dhammaanteenba
Shiikh kuwaas runtii islaam ma ah sababtoo ah cali binu abii dhaalib ayay ilaahay kadhigteen nabigana wey beeneeyeen quraankana macno kalo kufasiraanaa ayagoo dhahaayo ilaahay sarbeeb ayuu kuhadlay marka meeshaas il ku eek wll
shiicadu waa walaalahayo wahaabiyo waa cadaw geena ee taa hala ogaado.
dhoqo tahay sxb 😂😂😂
We have to teach ignorance people the clarity of religion
Nin kan waxaa iskaga qasan madhabka Salafi ga iyo Khawarij ta.
Shia du 12 ka imaam ilaah u aaminsanyin ee ma ogid mise Tuqyada iska rumaysatay?
Lakin dagaalada siyaasada iyo diinta yaan la isku qasin
Sheeqow xaggee kugu xisabinaa adiga isbedalkaga aaad buu u badan yahay
Sheekh waa Ku salamay
Cilmiga waa in uu cadalad Ku gaadhsiuyo ilahay ha kuu siyaadiyo
Shibili waa takfiiri wana fikir yahuuded marka wana natnyahu iho afkhay adrucii
bacasnimadaada wejigaaga laga arkaa bal waxaad been shubaysid fiiri waa ka yeedhsiiyey saxaabada waa gaalo ma qabtaa shiicada
يا شيخ كشكي لا تستعجل رجاءً
علماء الشيعة ومراجعهم هم الذين قالو قبل هذا الشيخ الصومالي هذه العبارات:
نحن واهل السنة والجماعة لاتجتمع علي إله واحد ولا علي نبي واحد ولا علي دين واحد
انت ليش ما قريت كتب الشيعة ؟ قبل الدفاع عنهم اتق الله يا شيخ لذيك أتباع كتير نحن نسمع لك ونحبك بس خلينا علي طريقتك ما تجيب لنا الشيعة
فيك تقرا لعلماء الشيعة القدماء والحاضرين
KISHKI MA SHIICI BAAD NOQOTAY? LOOOOL
War wadaadaka maxaa kakhaldan salafi iyo wahaabi muxuu kawdaa maxamed binu wahaab war iska aamus
Sheikhow, hal waa kugu diiday dadka caayo asxaabta rasuulka PBUH sida hooyadeey/een Caa’isha, Abubakar, Omar, Cusmaan RC dhamaantood. Kuwaas malugu tilmaami karaa Muslim? Sufiga dhaho Sheikh Abduqadirow dhibkaan iga dul qaad Muslim
Miyaa mise waa Mushrik? Waa iga su’aal aniga dad ma caayo mana aflagaadeeyo. Kheyr aa kuu dhaafay hadaa danbi kaa galay i cafi
Nacadali ha korto Wahaabiyo beenalayaal tuuga wahaabiyo waa tuug