07:45 what does wearing a khamis haveto do with being a muslim? khamis is a arab culture cothing and has nothing with to with islam. dressing like an arab doesnt mean you are a muslim.
Sheekhoow see camal hee! Canjaladii 1aad waxaad ku sheegtay inuu 1928 Sheekh Xasaul Banaa uu ahaa qofkii ugu horeeyay ee Sunni ah ee imaamada waajabiya, Canjalkaan 2aadna waxaad soo tixday culimo badan oo Shaaficiyaa oo Sheekh Banaa ay kaga horeeyeen ee see labadaa isku qabadsiin kartaa?
Thank you shekh kishki khawaariji weeynadibeen Dion cusub ayeey DADKA kuwereeriyaan ayaga IYO wahabiya karbaashka cilmi suufiyada iyo ashcaariyada ladac.............Abdul sheekhal Nairobi
Baarakallaah Sheekhunaa kishki
MASHA ALLAH SHEEKH KISH.KA ❤
N•1 des savants somaliens, que Dieu vous bénisse
Allah cumriga hakuu barakeeyo
dadkeena xooga cilmiga ku yar ban dhihi karna allaha ku xifdiyo sheikh
Aad aa umahadsantahay sheikh.
🙂 Waa mahadsan tahay Sheekhuna.❤
Shiikheenna
❤❤❤
Sh plz plz soo badi cashiradaaada
Shiikhow su aal aan ku weydiiyo dumarku kobaha taagada le ma xiran karaan keligeedna safar mageli kartaa
Sheikh ilhy qeer haku siiyo 😭❤️wlhi wax yaabo bdn maskaxdeyda ka dhax guuxi jiry ba ka saarty oo wxn arki jiry sheikh Somali oo leh ragga dumarka ragga baa sareeyo waan la yaabi jiry oo wxn is dhihi jiry ilhyw adaa mahad leh❤sheikh awalaakaga jandda Allaha kaga dhigo adunka nh wxd jeceshahy ilhy hakuu sahalo kuwa kle hdd dhageesto dagaal bey dumarka kula jirn o90ka Dumrka hoos bey u dhigyn Lkn adiga diinta nasteexdeyda naxariisteyda dumarka sidee u sharafty baad ka hadsha thanks 👑😢
07:45 what does wearing a khamis haveto do with being a muslim? khamis is a arab culture cothing and has nothing with to with islam. dressing like an arab doesnt mean you are a muslim.
Sheekhoow see camal hee! Canjaladii 1aad waxaad ku sheegtay inuu 1928 Sheekh Xasaul Banaa uu ahaa qofkii ugu horeeyay ee Sunni ah ee imaamada waajabiya, Canjalkaan 2aadna waxaad soo tixday culimo badan oo Shaaficiyaa oo Sheekh Banaa ay kaga horeeyeen ee see labadaa isku qabadsiin kartaa?
Shekh sodiga baryahan dacwada kaģabiyay maborobagandadi bakuhakisay away sodigilaha nabiga ihili igudhahay wahabiya ku propgandeyay kadib mut badgashay secamal
Wllo sh so lagama yaabo in uu mshquulay sikale
Akhlaaq yeelo sheekha si fiican wax u waydii midda kale sheekha waa qof ganacsade ah oo xoogiisa maala ma ahan wahaabiyada cml oo dadka xoolahooda cuna ama dumarka dahab .ka ka furta bilaa dhaqan baa tahay luqada aad kula hadlayso sheekha hagaaji
Sheekh Abdikadir kishki ❤
Caalim ka fiican maleh somali
Af somaligaga hagaaji fadlan wll sheekha no daa