Dood Xasaasi ah Ahlu Sunnah Iyo Shiicada Somalida ah Nairobi ku Dhex Martay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ส.ค. 2024
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

ความคิดเห็น • 719

  • @kamiila3941
    @kamiila3941 4 ปีที่แล้ว +19

    illaahay baa naga dhigay ahlu sunnah

  • @munomohomed5199
    @munomohomed5199 2 ปีที่แล้ว +5

    اللهم يا مقلب قلوب ثبت قلوبنا على الدينك اللهم امين 🤲 الحمدلله علي نعمة الاسلام

  • @abdirahmanabdilaahi6563
    @abdirahmanabdilaahi6563 4 ปีที่แล้ว +4

    Sheekh allah khayr ha ku siiyo ee shicada warkooda dhaaf

  • @ifrahhassan7952
    @ifrahhassan7952 4 ปีที่แล้ว +20

    لاحول ولا قوة الا بالله العلي العظيم 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭ابو بكر الصديق رضي الله

    • @topcar9830
      @topcar9830 4 ปีที่แล้ว

      مااكذب هذا

  • @AbuuJandal
    @AbuuJandal หลายเดือนก่อน

    Ku soco.........

  • @CabdirisaaqAaden
    @CabdirisaaqAaden 7 วันที่ผ่านมา

    Ale haku xafido shekh suniga alow nugudil muslinimada

  • @maxamedxuseen9167
    @maxamedxuseen9167 ปีที่แล้ว +3

    Subxanallah alle hayna soo hanuuniyo shiicadu waagaalo

  • @fadumoxuseen3870
    @fadumoxuseen3870 4 ปีที่แล้ว +7

    Inas lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun alle hasoo hanuuniyo

  • @huseinmohumed5470
    @huseinmohumed5470 3 ปีที่แล้ว +4

    waxan layaabay kan shiiciga ah sidoo u gariiraya waxan wu diraya dig niin ku socod shiicad waxad noqoday mid ilaahay ka fug waxan kugu cuni lahaa halkaad joogto gaalyow صبحان الله

  • @sharmakehassan1070
    @sharmakehassan1070 4 ปีที่แล้ว +5

    Allahuma Jina shica acudu bilaaah

  • @lazerlightgaming5334
    @lazerlightgaming5334 3 ปีที่แล้ว +7

    Subxaanallah, shiicigu waa kadaab Illahay ayu ku been abuuranaya.

    • @cabdiraxmanmahamudmaow7838
      @cabdiraxmanmahamudmaow7838 ปีที่แล้ว

      Akhii taa waxba halla yaabin.mid kasii daran bey sameeyaan caqiido ahaanna uheystaan kutubadoodana kusugan.waa caqiido faasid ah oo rabbiga subxaana watacaalaa kubeen abuuranayaan.wexeyku magacaabaan(CAQIIDATU-BADAA)oo micneheedu yahay"ilaah umuuraha uu qaddirayo aqoon buuxda sida ey isubedelikaraan umalahan.sidaa owgeed waxbuu maanta xukmiyaa.berrina intow sidey isubedeshay arko ayuu misana badalaa.oo waxkalaa umuuqda)taa waa kufri bawaax ama waadix ah.ilaah wuxuu sameynayo ma oga oo wa daciif.lama orankaro.SUBXAANALLAAH.

  • @adamkheirakram3533
    @adamkheirakram3533 4 ปีที่แล้ว +20

    سبحان الله وتعالي عما يقولون علوا كبيرا يارب نجنا من الشيعة وشرهم يارب العالمين يا كريم يا حنان يا منان يا فعال لما تريد

    • @user-hm5vy1kz8o
      @user-hm5vy1kz8o 2 ปีที่แล้ว +1

      ءامين

    • @arfabdallah7190
      @arfabdallah7190 2 หลายเดือนก่อน +1

      اللهم ٱمين ما اكثر الضلال المفروض ما يعطونهم منصة يتكلمون منها حتى لا يعرضون ضلالاتهم قبحهم الله صومالي شيعي شئ عجيب بكرة يريدون يحكموا البلاد 😮😮 ويقتلون كل من يترضى على الصحابة هؤلاء الشيعة اهل ضلال

  • @marayanbashirkahiinfarax3323
    @marayanbashirkahiinfarax3323 ปีที่แล้ว +1

    Walaalkayga geesigaa ooo alsaaru suneh kasocda geesibaad tehee hore usoco waad baabiisay shiicadii mawaxa isdilaayo oo dhiigoogii daadinaayo ayaa diin haysto allaah hasoohadeeyo haduu allaah hadyadlarabo

  • @qasimsalah73
    @qasimsalah73 4 ปีที่แล้ว +21

    Inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun ilaahow noo naxariiso ILLAAHOW noo naxariiso

  • @mohamedmacow2967
    @mohamedmacow2967 4 ปีที่แล้ว +15

    Shiicada waxay maal geliyeen
    Baadhilkooda iyo khuraafaafkii shiicada Allah
    30 kii sano ee lasoo dhaafay
    Shiicada waxay ka faa iideysteen dadkeena Somalia
    Allah naga kuryeelo shiicada baadhilkooda

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 4 ปีที่แล้ว +1

      walaalkay adduunka oo dhan bay saa u maal geliyaan masar 50 sanno may joogin afrika sidoo kale hadday geliyeen waxan jeclaan lahaa inaa dadka u sheegtaan xumaantooda

    • @user-tz4hc5hd4v
      @user-tz4hc5hd4v 4 ปีที่แล้ว

      mohamed xumaantooda waa muuqata in la muujiyo maba u baahna in la qariyana suurta gal maba aha maxaa yeelay waxay dhaqan u leeyihiin intaan sifo oo ku sifoowday yahuuda waaba walaalee
      1-been iyo fasahaad
      2-afxumo in ay wax ka sheegaan awliyada allah oo u horeeya saxaabada
      3-xaasid nimo ay xasdayaan fadliga uu allah siiyay qaar saxaabada ka mid ah ugu horeeyaan Abubakar iyo cumar iyo inta kale muslimiinta.
      4-in ay illaah ku been abuurtaan
      5-kalimada inay leexjiyaan ujeedkeeda saxda in ay ka leexjiyaan sida uu ilaahay ku tilmaamay yahuuda يحرفون الكلم عن مواضعه
      sidoo kale waxay shabhaan mushrikiinta waxay ku shabhaan
      1-shirki iyo ku taxantag ashqaas iyo dad baani aadam ah ay caabudayaan.
      2-acyaado u gaar ah iyo cibaado
      waxay kaloo shabhayaan munaafiqiinta
      1-gaalnimo in la qarsado
      2-saxaabada oo naceyb loo qaado
      3-diinta bar laga qaato barna laga rabo.

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 4 ปีที่แล้ว

      @@user-tz4hc5hd4v waa run walalkay, anigu caqiiqadooda toos baan u daawadaa yutube bay ka buuxaan kutub ahaanna waxaad arki kartaa kitaabka لله ثم للتاريخ inaad akhridayna waa dhici kartaa nin baa qoray ka tooban keenay ciyaarta ay hayaan,

    • @hassanyuusuf9750
      @hassanyuusuf9750 4 ปีที่แล้ว

      Shiico dalkeena dhib kuma heyso. Weli ma maqlin Qaraxyo iyo dilal eey kageysteen somaaliya. Anagu haddii eynu Ahlu sunna nahay anaga uunbaa cadow isku ah ee taas ogoow.

    • @cabdallahcabdallah4717
      @cabdallahcabdallah4717 4 ปีที่แล้ว

      @@hassanyuusuf9750 kkkk marka waxaad sugeysey inay qirtaan, waxba Kuma Kala duwana, kaa ku dilaya inay taageeraan iyo Inkale maxaa ka ogtahay, labaduba Muslim Kuuma haystaan iyaguna waxaa wax ka xun bay kugu dhufan lahaayeen hadday muuqdaan mise maba taqaannid ee waa qolada loo ammaanay oo doonaya baa tahay, nin shiico difaacaya ma aha qof dabiici ah

  • @abdiwelisiciidguray4835
    @abdiwelisiciidguray4835 4 ปีที่แล้ว +8

    صلي الله عليه وسلم
    سبحان الله
    اللهم اناعود بك من شيعو
    😂😂😂😂😂

  • @user-hk5qs4dn8w
    @user-hk5qs4dn8w 14 วันที่ผ่านมา

    ninkaan shiicada ah shiikh xasaan iyo daarul xadiis ubalamiya asagaan ku aamini karnaaye

  • @husseinyare1121
    @husseinyare1121 4 ปีที่แล้ว +5

    Subxanalah ilahow shicada sharkeda naga qabo

  • @abdikhayryasin4054
    @abdikhayryasin4054 4 ปีที่แล้ว +23

    waayaab shiico soomaaliya waa iikan subxaan allaah Allow soohanuuni wiilkan yar Asxaabtii buukudambabay subxaan allaah

    • @abdibaasidfarsamo98
      @abdibaasidfarsamo98 4 ปีที่แล้ว +1

      Naga kaxee qofka ilaHay ha cadaabe isago suni ah buu kabaxo shica noQdee

    • @roblox.5881
      @roblox.5881 4 ปีที่แล้ว +1

      @@abdibaasidfarsamo98 shiico sheydan alle ha inagasoqabto

    • @sumayamohamed2019
      @sumayamohamed2019 4 ปีที่แล้ว

      I koow somali shiico ah

    • @sumayamohamed2019
      @sumayamohamed2019 4 ปีที่แล้ว +1

      Wadaado ha ku sheegin sheeco

    • @sumayamohamed2019
      @sumayamohamed2019 4 ปีที่แล้ว +1

      Subxaan allah

  • @kowsarhassan4070
    @kowsarhassan4070 ปีที่แล้ว +2

    Gaal muslim shagnayso subaxnalaah اللهم يامقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك ويامصرف القلوب صرف قلوبنا على طاعتك

  • @ubaxmohamed4223
    @ubaxmohamed4223 4 ปีที่แล้ว +1

    Yaa rabii ma
    Shiicaan qabnaa
    Awalbaan la yaabanaa
    Kirstaan ýahuud iyo
    Hindina waan sugeynaa
    Illaahoow nabadbaadi

  • @arfabdallah7190
    @arfabdallah7190 2 หลายเดือนก่อน

    بارك الله فيك يا شبخ اهل السنة .كفيت ووفيت ❤❤❤

  • @Dacwahmedia
    @Dacwahmedia 4 ปีที่แล้ว +6

    سبحان الله

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 2 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallaah, waar xishooda oo islaamku waa islaam ee haysku dirina!!

    • @SalimsalahSalim-en8qr
      @SalimsalahSalim-en8qr 2 หลายเดือนก่อน

      Islaamka waa islaam iyo islaam u eke shiicada waa baadiliin

  • @mustafahmed1690
    @mustafahmed1690 21 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay ayaa sunah naga dhigay

  • @ahmedguhad1283
    @ahmedguhad1283 9 หลายเดือนก่อน +3

    Subxanallah calling Abubakar asadiq tug(theft) may Allah give you hidayah

  • @moussaguelleh4852
    @moussaguelleh4852 ปีที่แล้ว +1

    Asc Suu Allah Kajawab kudheh
    Sh Abdirashid Nikan inu ku dalin
    wax u isla hayo
    majirto
    Suu Asha uhorayso
    Haka
    jawaabo ee Hadalkala haku
    qasarin
    Sh Abdirashid

  • @ahmedshimales7644
    @ahmedshimales7644 4 ปีที่แล้ว +3

    سبحان الله ....

  • @hamzaibrahim2986
    @hamzaibrahim2986 ปีที่แล้ว +2

    Very professional debate, thank you for sharing and may Allah reward you brother ❤️.. Sadly the Shia guy is just a show man, may Allah protect us from shaytan and guide us to the right path

  • @Ahmed_ali2024
    @Ahmed_ali2024 2 หลายเดือนก่อน

    Subxana allah qufau Rashidin mabajiran kulaah

  • @kamiila3941
    @kamiila3941 4 ปีที่แล้ว +4

    Subxaanallaah illaahay baanu ka magangalnay

  • @Haaruunmacruuf2025
    @Haaruunmacruuf2025 2 หลายเดือนก่อน

    Shiicada ilaah sharkooda ha inaga badbaadiyo 24/7 saxaabadii rasuulka عليه الصلاة والسلام aflagaadeynaa cajiib waa dadkii ilaah yiri waaye رضي الله عنهم ورصو عنه iyo in ay cirdigeeda meel uga wada dhacaan xaaskii rasuulka عليه الصلاة والسلام caaisha المبرءة من فوق سبع سماوات 😭😭😭😭allow sharkooda inaga badbaadi nimankaa

  • @mahmoodsamater
    @mahmoodsamater 4 ปีที่แล้ว +14

    Asc,shiica maxaad kala doodeeysaan ood waqtigiinna qaaliga iskaga lumineeysaan.

  • @ashheart9761
    @ashheart9761 ปีที่แล้ว

    Oo soomaalida ma shiicaa ku yirto subxaanallaah
    illaahoo sunada nabigeena Muxamad na waafaji Aamiin.

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 4 ปีที่แล้ว +5

    ALLAAH SHIICO HANAGA QABTO AAMIIN.🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 4 ปีที่แล้ว +12

    ninkan Shiicada ah maxaa loo siinayaa fursada uu dadka ku liminayo khaasatan dadka Ducufada ah, waa nin lacag lagu shiiceeeyey.
    انا لله وانا اليه راجعون أن .

    • @cabdiquduusbinuaxmed8003
      @cabdiquduusbinuaxmed8003 3 ปีที่แล้ว

      Waan kugu raacay in lala hadlo maahayn

    • @habilgaraad2441
      @habilgaraad2441 2 ปีที่แล้ว

      Qof sunni iyo qof shiica ah ma badali karo sidaa aamin sanahay awood aamiin ok kaliya ay ka helaayaan

  • @mahamadomar4993
    @mahamadomar4993 4 ปีที่แล้ว +1

    Shiicaan ahay laga bilaabo maanta waan ka baxay sunnida munaafiqa ah.

    • @ahmedmohamuud7667
      @ahmedmohamuud7667 4 ปีที่แล้ว

      Xasbunalah wll maxaa kaa khaldan 😥😥😥

    • @naasirjaama603
      @naasirjaama603 4 ปีที่แล้ว

      Sax suni wax jira maaha

    • @Shaakiryare690
      @Shaakiryare690 4 หลายเดือนก่อน

      Innnaa LiLlaah Wa innaa Illayhi raajicuun.

  • @SadaIsmail-db9pc
    @SadaIsmail-db9pc 2 หลายเดือนก่อน +1

    No shica waa khalad wayn😢😢😢😮😮😮

  • @abdiqaniabdixakin5431
    @abdiqaniabdixakin5431 4 ปีที่แล้ว +3

    Shiici Aftahan ah weeyeh Cilmi mahayo lkn doqon codkara weeyeh dadka cilmiga leh ha loo keeno sidda Umal xasan shibili iyo sheekh Saalax macalin

  • @abdihassan3637
    @abdihassan3637 7 หลายเดือนก่อน

    The Shia guy is very knowlegeable

  • @asadyare9828
    @asadyare9828 2 ปีที่แล้ว +1

    لا إله إلا الله

  • @ONLY4ALLAH
    @ONLY4ALLAH 4 ปีที่แล้ว

    Shiicada galada wax ma dhamaan

    • @roblox.5881
      @roblox.5881 4 ปีที่แล้ว

      Shiico galadaa dhanta saa hadii diinta lo sharaxo wey so islaman kuwani waa sheydan alle umada islamka hakasoqabto

  • @fadumocabdi1962
    @fadumocabdi1962 4 ปีที่แล้ว +1

    Naxariista alle kaaqaad

  • @user-cl3th1ls2s
    @user-cl3th1ls2s 2 หลายเดือนก่อน

    Shiicada ayaan raacsanahay

  • @mohamedbashiir8562
    @mohamedbashiir8562 3 ปีที่แล้ว +3

    shiico waa gaalo wacelka hala dilo ❤

    • @naasirjaama603
      @naasirjaama603 3 ปีที่แล้ว

      😅😅😅 ma xaqa in lacadyo ayaad diidantahay waaxay dilku

    • @samirzain7212
      @samirzain7212 2 ปีที่แล้ว

      @@naasirjaama603 oo fiiri shiico maa diin bey heysaa aan kuweydiiye

    • @abdirahmanhassan234
      @abdirahmanhassan234 2 ปีที่แล้ว

      @@naasirjaama603 oo adi ma difaceysaa mise

  • @Sirad47
    @Sirad47 3 หลายเดือนก่อน

    Waligay isma lahayn shiico heerkan ah ayaa soomali ka mid ah oo ummaddeenna ku dhexnool.
    Ilaahayow adaan kaaga magan nahay.

  • @abdurahmanmabdikadir4808
    @abdurahmanmabdikadir4808 2 หลายเดือนก่อน

    Waa qab shiicada kamida ah. Maha. Shiicoo dhan

  • @FeisalMohamed-nr6zj
    @FeisalMohamed-nr6zj 2 หลายเดือนก่อน

    Sheeku hayaa😊

  • @user-mm1fh8gj6t
    @user-mm1fh8gj6t 2 หลายเดือนก่อน

    Ya Allah guide us to the right path

  • @mahadomar6837
    @mahadomar6837 4 ปีที่แล้ว

    Amiiirul mu'minin Cumar binu khadaab ridwaanulaahi caleyhi geesiga muslimiinta 🌺❤❤❤❤❤

    • @naasirjaama603
      @naasirjaama603 4 ปีที่แล้ว

      Dagaalkii uxud ayuu rasuulka ka agcaracary adna geesibaadba leedhay

    • @user-gc6de8cb3z
      @user-gc6de8cb3z 13 วันที่ผ่านมา

      Ilahey kacabso

  • @user-id6ei4ij5p
    @user-id6ei4ij5p 3 หลายเดือนก่อน

    War.nayroobi.safaarada.iiran.ayaa.somalida.masaajidada.ugu.tagta.oo..somaalida.nayrood.shiicaynaysa.markaa.safaarada.shaqadaa.shiicaynta.wada

  • @bincali7188
    @bincali7188 4 ปีที่แล้ว +1

    oo hada waa isla toosanyahay shiicigaas xunkaa oo gaalka ah wacal

  • @abdrisaqyusuf9445
    @abdrisaqyusuf9445 3 ปีที่แล้ว +1

    Shiicadu way qaldanyihiin ilaahy nama tuso

  • @ahmedwalidayib8742
    @ahmedwalidayib8742 4 ปีที่แล้ว +5

    Allow xaqa nagu sug

  • @hamdigarrad3006
    @hamdigarrad3006 4 ปีที่แล้ว

    Ilahay haa sohanuniyo somalida shiicadah

  • @samsamkhalid6954
    @samsamkhalid6954 4 ปีที่แล้ว +2

    لاحول ولا قوة الا بالله العلي العظيم
    Allah Allah Allah umada soo maaliyeed oo meel kasta kudayacan u gargaar. maantana masoomaali shiica ah ayaa diinta nagula murmee 😭😭😭

  • @cabdifataaxkabanle9734
    @cabdifataaxkabanle9734 2 ปีที่แล้ว

    Subxanlah somali shiica ah somali kirishtan ah acudu bilah

  • @bazhiirahmed8259
    @bazhiirahmed8259 4 ปีที่แล้ว

    Bismilaahiy raxmaaniy raxiin warkaniy waa nasirixayaayey yaan la dhagaysan

  • @bashircali2102
    @bashircali2102 4 ปีที่แล้ว

    ahlu sunooy haladoodina shiicada waayoo indha adeeygooda ayaan arkaa ee diintoodi lacagbay siisteen ee ha ka neefinina sidaa ayaan kutalin lahaa

  • @AaminoAaminosiciid
    @AaminoAaminosiciid 4 หลายเดือนก่อน

    Ina ilahi waa ina ilehi rajucuun subxanalah😭 ilahayow so hanuni shiico walahy imiin koda waa dacif sowmahen xadiski nabiiga (salalhu calayhi salalam ( cid iga Adeeya waxah waydiina marka xage baye keennen shicadu waxan

  • @dubbeyareyassin1732
    @dubbeyareyassin1732 4 ปีที่แล้ว

    Nacadali haku dhacdo shiicada

  • @umucazam964
    @umucazam964 2 ปีที่แล้ว

    Subaxanallah wa nimcaal wakiil illahow adan kamagan galey illahow intii islaamana ka hey intii hilibkeena

  • @cabdiraxmanmahamudmaow7838
    @cabdiraxmanmahamudmaow7838 ปีที่แล้ว

    WALLEE KUWAN WAXA EYSOO WADAAN IYO WABIGA YAA WEYN BUU XAALKU MARAHAYAA.SHARTOODA ALLAHA KUNAQO.MUSLIMIINTANA ALLAHA KABADBAADIYO.

  • @SuweysAbdi-qk8ic
    @SuweysAbdi-qk8ic 2 หลายเดือนก่อน

    رضي الله عنهم عن الصحابة رسول الله
    ابي بكر عمر عثمان علي

  • @Haaruunmacruuf2025
    @Haaruunmacruuf2025 2 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 qof muslinimo sheeganaya oo hadana saxaabadii rasuulka عليه الصلاة والسلام aflagaadeynaya maalin waliba .

  • @khaalidhassan3020
    @khaalidhassan3020 4 ปีที่แล้ว +1

    Cumar binu khadaab hadee alle Nabi maxamad gadashiish lakeyni lahay Nabi cumar binu khadaab ayaba noqon lahay

  • @ayanvivafarmajoayan6648
    @ayanvivafarmajoayan6648 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay xaqa hanagudilo Somalidii Shiicaa kasobaxday

  • @maxamadaxmad2838
    @maxamadaxmad2838 4 ปีที่แล้ว +2

    Lacnadi hakudhacdo waxa saxaabada iyo khulafadiiba munaafaqiin ku tilmaamay iyo shiicigan gaalka ah

    • @FarhiaAhmed-jp4xz
      @FarhiaAhmed-jp4xz 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@naasirjaama603 إنا لله وإنا إليه راجعون

  • @MaxamedXusen-cn6dc
    @MaxamedXusen-cn6dc 3 หลายเดือนก่อน

    انا لله وانا اليه راجعون اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك

  • @maryanruunxirsi405
    @maryanruunxirsi405 4 ปีที่แล้ว +2

    Subxaana allaah ilaahaw naga qabo kanoo kle

  • @aweismahamed6194
    @aweismahamed6194 4 ปีที่แล้ว +8

    Bismilaahiyoow waa yaab shiico aaaaaaa?

  • @camirfarah1074
    @camirfarah1074 3 ปีที่แล้ว

    Inaalillaahi wa inaa ileeehi rajucuun

  • @inasayid8791
    @inasayid8791 4 ปีที่แล้ว +20

    السلام عليكم ورحمه الله وبركاته
    Waxan filayaa Shico inay inaga faiday Xiwarakan waxay Helen meel ay fikir kooda ku fafiyaan maraka waxan odhan lahaa kuwan yaan xiwaar loo sameynin Asaxabata Rasilaka waxa ka shegaya
    Alaha naga qabato Shico iyo fikir keeda

    • @arliyoaden4875
      @arliyoaden4875 4 ปีที่แล้ว +1

      Walaahi walaal waa run member ayey usameynayaan kuwaan sanaadiqada yaanan member loo sameyn qanat safa iyo qanat wesal halagala doodo

    • @adansantur4677
      @adansantur4677 4 ปีที่แล้ว

      Nimankan hada hala dilo , waa balaayo horleh.

    • @abdibaasidfarsamo98
      @abdibaasidfarsamo98 4 ปีที่แล้ว

      Waa runta walal

    • @farhan9564
      @farhan9564 4 ปีที่แล้ว

      Adeer somaali ayaad u xayaysiinaysaan iney shiico soo dhex gasho waan laynanaa hadday nasoo dhexgalaan waa balan qoladuu doono ha sheegtee xayaysiis uma baahnin ahlu suna wal jameeca nu nahay

    • @mahamedafey9144
      @mahamedafey9144 4 ปีที่แล้ว

      Blaayo kugudhacdey diin ma haysatid mar hadaad lee dahey qof haladilo

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 4 ปีที่แล้ว +1

    Allow shiico tir tir yaa rabi yaa rabi allow waa xiiqsan tahay shiicaygaa madowga ah yaa rabi ilaahow naga badbaadi sharkooda iyo beenta loo soo dhiibey

  • @Macalimow48
    @Macalimow48 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxa ku tusinayaa baadinimadiisa
    Hal suaal jawaab saxa oo dhameystiran kama bixinayo waayab
    Midakale kutubtoodii ayaa isburineysa
    Iyo culimadoodi
    Subxanallah

    • @setnetchannel7489
      @setnetchannel7489 4 ปีที่แล้ว

      Dhaqankooda ayaa sidaa ah waxay way dafiraa Mamadiido iyo waxay aaminsan yihii waa rugniga ugu wayn ee diintoo ina la dafiro waxay yihiin

  • @munomohomed5199
    @munomohomed5199 2 ปีที่แล้ว

    Subxaanalah Somali masiixi anoo maqlay maanta ii kaw somali shiico Xasbunalh

  • @tvrarisdanguud4980
    @tvrarisdanguud4980 2 ปีที่แล้ว

    Nebi maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @AaminoAaminosiciid
    @AaminoAaminosiciid 4 หลายเดือนก่อน

    Salalhu calayhi wasalam❤

  • @user-oj2po3eq4d
    @user-oj2po3eq4d 4 ปีที่แล้ว +4

    War dadka nacladaaya abuu abakar iyo cumar maxaa uyaala oo ay haystaan
    Subxaana allaah

  • @sure_aspectfn3065
    @sure_aspectfn3065 4 ปีที่แล้ว

    Ilahay haku sohadeyo waa Ramadan eee ninka shicada ah haloduceeyo

  • @hassanyasinali6183
    @hassanyasinali6183 4 ปีที่แล้ว +7

    Shiiico acuudu billlaaah

  • @abdihassan9239
    @abdihassan9239 ปีที่แล้ว

    HA LA IS KA ILAALIYO,,,,KUWAAN,,,,,,,,,YAY NA SOO KALIN,.........

  • @hamisare5073
    @hamisare5073 4 ปีที่แล้ว

    Qoloyinkan shiicado inay ihiin sheganayo waa dad xun xita waxa ay wadan oo shiico ah si fiican uma rumaysna umana fahamsana ee waxa ka hadashiinayo waa doolar la rabo in dadka caqiidadooda wanagsan laga baxsho oo meel qaldan la marsiiyo kuwan oo kala ma aham in lala hadlo ee waa in la iska qabtaa Africa oo dhan ayay sidaas u wareegaayaan marki lala doodayo jecla in ay si fican u yara hadlan kana duwan action koda dadka galeesinaayo is ka ilaaliya YAA ALLAH NA XAFID OO NAGA BAD BADI KUWAN SHIICADA IYO SHARTODODA DAD DATACAN AYA NAHAY BALSA INSHA ALLAH ALLAH AYA INOGA GARGARAYO

  • @arfabdallah7190
    @arfabdallah7190 2 หลายเดือนก่อน

    Kani shicga lacag buu ka qaatay iraan ka soo qaatay.

  • @maxamefnuura7540
    @maxamefnuura7540 4 ปีที่แล้ว

    Subxanalah Somali iyo shiici

  • @munaabdullahi9248
    @munaabdullahi9248 4 ปีที่แล้ว

    Subxana.allaah.allaahumma.najjeynaa.

  • @AyaaleTogwajale
    @AyaaleTogwajale หลายเดือนก่อน

    Shicoy_buqa_jooji

  • @aminaosman3308
    @aminaosman3308 4 ปีที่แล้ว +1

    Shiico waa. Sheydamiin. Rasuulka scwsl kaso horjeda. Waa. Qaldanyihiin. Ilaahana kamagan galney

  • @AM-ms9mn
    @AM-ms9mn 4 ปีที่แล้ว +4

    Subhanallah, shiica soomaali ah? 😳

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadii lala doodo waa la aqoonsaday
    Kuwa caaya ee habaara saxaabdi Nebi Maxamed ee iyaka oo nool janada loogu balanqaaday markaa Nebi Maxamed miyay aaminsana yihiin? Maxaa lagala doodaa diinlaawayaasha Cali Ibnu Abi Daalib nebi ka dhigay marna sida Kristaanka Illaahay ka dhaga.

  • @lebronisthegoat2496
    @lebronisthegoat2496 3 ปีที่แล้ว

    Shiicada waligeeddba somaalidu weylahayd soda kuwa shariifta sheegta faaadumo rasuul

  • @mahamednuur5322
    @mahamednuur5322 11 หลายเดือนก่อน

    Shiicada waan u soo noqday sidan uma haysan

  • @farhiyamaalin9986
    @farhiyamaalin9986 4 ปีที่แล้ว

    Subxaana laah Rabiyow shiicada naga qaba

  • @a.hakimsufi4910
    @a.hakimsufi4910 2 ปีที่แล้ว

    yaaahuuu yaaaahuuuuu yaaaaaahuuuu oo hada shico ma waxaas ay aaaminsanyihiiin mise kani waaaa mid halaaabay

  • @xasanofficialchannel8628
    @xasanofficialchannel8628 4 ปีที่แล้ว +2

    Nin mel umuqato meel umadow ninkaan maxuu Iska dhigaya Inuu kajawaaabay su'alihii Illaah shartiisa hana dhaafiyo😉

  • @dahiroska6395
    @dahiroska6395 4 ปีที่แล้ว +6

    Cumar bin khadab waligiisa kama sugnanin in uu nabiga cayay kadib marki uu diinta qaaday ee shiicadan yaa naga qabto

    • @MohamedHassan-nw4yo
      @MohamedHassan-nw4yo 4 ปีที่แล้ว

      Adeer La Qaban Maayo. Kuwa Gaala Soomaaliya ayaad Arki Doontaa insha allah Dhawaan . Daaha yareysta ,

    • @user-mo9op1cz2e
      @user-mo9op1cz2e 4 ปีที่แล้ว

      @@MohamedHassan-nw4yo
      Gaalka cadaystay iyo munaafaqa , munaafqaa xun
      Qof caayay rasuulka saxaabdiisa
      rasuulka swc xasasliisa ,
      cali na ilaah ka dhigtay maxaa lugu tilmaami karaa
      Cadawgayga kuu baad ee aan leeyahay waa cadawga saxaabada sida ابو بكر عمر وعثمان وعلى ، وعائشة زوجة حبيب محمد صلى الله عليه وسلم ، وحفصة ايضا زوجة النبي محمد صلى الله عليه وسلم

    • @naasirjaama603
      @naasirjaama603 4 ปีที่แล้ว

      @@user-mo9op1cz2e hhh wll maxaa beenta sidan u wayn kugu kalifay subxnallah Allah waa kan waxidka ah Mohammed na waa rasuulkayaga scww Cali waa imamkayaga bacda rasuulka ee waxbaro wll hadii kale jahilnimada ayaad ku dhimanaysaa

    • @user-mo9op1cz2e
      @user-mo9op1cz2e 4 ปีที่แล้ว

      @@naasirjaama603 adigaa jaahil dabdhilf u ah eeraan oo aan waxba ka aqoon shiico
      Intaa aan sheegayba waa run waxaa umaleenayaa in aanad waxba ka aqoon shiico oo aand waxba ka akhriyin

    • @user-mo9op1cz2e
      @user-mo9op1cz2e 4 ปีที่แล้ว

      @@naasirjaama603 adigaa jaahil aan waxba ka oqoon shiico illaahay baanu ka magangalnay
      Waxaa umaleenyaa wali maad arag waxay aamin sanyihiin oo aan waxba ka akhriyin

  • @aflooxasan9006
    @aflooxasan9006 ปีที่แล้ว

    Ninkani waa nin la qaladay

  • @mohameddiriye7315
    @mohameddiriye7315 2 ปีที่แล้ว

    Allaahu S c w

  • @user-le9nu2db7o
    @user-le9nu2db7o 6 หลายเดือนก่อน

    Sheydaan shiici ah cumar binu khidaab wuxuu yiri khtaabkii alle iyo sunadii baan heysanaa nabigana xanuun daran baa hayee ha dhibina. Taasina waa naxariis

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 2 หลายเดือนก่อน

    Yaahuu shiico mey noosoo qaateen hadana soomaalidii ar dadkaan yaab badanaa wuuba isla fiicanyahay madrasada rasuulka kuye beenaale jeega dheer