After long time suffering from unprofessional singers who has neither talent nor voices, finally we got a talent singer. she remaindes us great singer Kinsi Haji .
Ma sha Allah Allah hakudowroo my beautiful sis, we definitely ❤️ have those uniqueness and beauty from Ceeregabo original ❤️ 💖 May Allah bless and protect you and your passion voice of remembering back from when family 👪 were bond and loved together ❤️ Aameen Ya Rabbi
Naa Alle kabaq ee ugu ducee hanuun ee magacyada Alle iyo MaashaaAllah ha odhanin qof dambi ku sugan oo hees iwm codke Alle siiyay ku qaadeyso.. Quraanka Alle ugu ducee iney ku aqriso codkeeda
@@mrprince7062 waxaaad illowday in diintu naxariis tahay MASHALLAH hadaan la odhan ma Sheydaan baad ku sheegi lahayd sw maaha in qofka durugsan la soo dhaweeyo seefta lalalma boodo
Been maadan sheegin walaal walaahi waa mucjiso yar oo soo baxday mansha allah dadka qashinka hada jooga bay dad ku dhahayaan waa fanaanin fanka waa la kufsaday hadaan heli lahayn toban roodo yar oo miiran ah fanka qiimihiisi ayaa soo noolan lahayd roodo yar mustaqbal fog ayey u tahay fanka somalida
ana waban ku dhaartey allaya raxam kinsi sida a baay u asturaan jirtey Kinsi ilam mooge iyo hobla badan lama keeni karo codkoda qofka isku dayaaa wa qof u soo badheedhey dagal guul ama guul daro
Really, I admired her perfect voice, style and performance. similarly, it is honor for Astaan Music how skill full they are at directing and Theatrical management
Pure talent, effortlessly soothing voice of a typical Somali Diamond Women💔🎤. Whenever I think of how we sunk low in all sorts of life including our historical art, such WOMAN give me hope to remain optimistic ✋ I wish we would have more Khadras' Kinsi's and Samatar... Legendaries that I enjoyed listening to, till Today.🙏💙
A wonderfull combination ! Musik, Voice, interpretation !! no comments . I hope that this wonderfull group can keep distance to multi-instrument-musik to keep the originality.
SAKA AYAN ku dhagaysanay, aqalka madaxda lagu soo dhaweeyo dalka Djibouti anaka oo ka soconay, IGAD iyo madaxda wadamada SOMALILAND iyo SOMALIA. Waxa aad ula yabay gabadhan Wasirka arimaha debabada SOMALILAND oo shegay in ay ka jilis fican tahay qaar ka mida hablihi wabari.
Astan Plz Heesaha cida erayada iyo laxanka lahayd ku xusa bartiina haka xistiyna intaad xustaan duco iyo alle ha u naxariisto ayay ka faadiyaan daawadayaasha AMA dhagaystayaasha
Such an inspirational song , from the lyrics to the music. It's a universal song for everyone or anyone going through hurdles . The rhythm , passion ,the smile , So uplifting love it
Sanado badan oo aan dawanaayay fanka,fanaaniin badanna ku dhagnaa oo aan dhahayay"war kuwan maxay fanka ku joogaan oo aan dhaliil-sana"manta ayan arkay fananaad cimaamadeeda la haysan-karin,waana ku tuuray.ciao signora.
ma sha Allah habo macan hoomray usoco cod dahabi baad haysa il xun kuma eekto ma sha Allah you have golden voi ce natural i am from Seattle Washington may Allah give you long life Allahuma amin ☝👏😍😘😂🌹🌷💐❤💚💙💋muah i will visut hargaysa
Astan mahad ha idinka gaarto sida wanagsan ee masraxa u soo hagajiseen. Waxaa kale mahad leh film qadayaasha, editors, musicistaha & fanaanadda. Waxaa fanaanadda quruxdeeda & qaab ciyaareedkeedaba soo saaray farsama yaqanada Astan. Sidaa iyo si ka fiican ku sii wada,
Astaan waxa haysta ciyaal aan wax ixtiraam ah u heyn heesihii hore. Hees walba waxa ku jira qaladaad iska cad oo la sixi karo. Maaha "halkaad cagaha saarreyd" ee waa "halkaad cagaha saar leyd'
Heesuhu marwalba waxay ka hadlaan tilmaamaha dhibkaga lkn
Quraanku wuxu ka hadla xalka dhibkaga hadad jeceshay quraanka LIKE II SAAR
Quraanku waa buuug xun oo dhibaato ka hadla.
Hadaad jeceshahay quraanka.. maxaad u dhagaysanaysaa heesatan macaan..
@@MubYus sheet what you said
Quranaka waan aminsanahay lakinse heesahana waan dhageysta.
@@MubYussubxanlah maxad kuhadashay miyaad waalatay alle utoobadkeen walal 😢
After long time suffering from unprofessional singers who has neither talent nor voices, finally we got a talent singer. she remaindes us great singer Kinsi Haji .
Waad asiibtay.
By Allah we suffered a lot😢
This is nostalgia,old is gold.the voice triggers old memories
Class, elegance, beautiful. Ubax cusub ba soo baxday, Rooda keyf🌹
Mansha allah cergabo waxa ka yimada dad ka duwan dadka inta kale qurux cod iyo dadnimao hore usoco walalo cergabonimo ❤❤
Wa runta ❤
waa hibo cod iyo luuqba isku darsatay farshaxan aan caadi ahayn dadkii fanka weeyi big respect Rooda Kayf
Ma sha Allah
Allah hakudowroo my beautiful sis, we definitely ❤️ have those uniqueness and beauty from Ceeregabo original ❤️ 💖
May Allah bless and protect you and your passion voice of remembering back from when family 👪 were bond and loved together ❤️
Aameen Ya Rabbi
Kkkkkkkk
afku waa Sanaag, fankuna wa uun la mid
Naa Alle kabaq ee ugu ducee hanuun ee magacyada Alle iyo MaashaaAllah ha odhanin qof dambi ku sugan oo hees iwm codke Alle siiyay ku qaadeyso.. Quraanka Alle ugu ducee iney ku aqriso codkeeda
@@mrprince7062 adigu naftaada ka tali waadigan dhegaysayayee
@@mrprince7062 waxaaad illowday in diintu naxariis tahay MASHALLAH hadaan la odhan ma Sheydaan baad ku sheegi lahayd sw maaha in qofka durugsan la soo dhaweeyo seefta lalalma boodo
Waxaan ogaaday fankii inuu wali noolyahay Maansha allaah qurux +cod +xarago
Heesta waa qaaraami pro
Heesta waa qaaraami
@@ibraahingaashaan-ve1pc
T
Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar
الله ❤
❤
♥️
❤️❤️❤️❤️
allah akbar
Allah❤❤❤❤❤
Heestaan 30 maar waan dhageeystay 3 shift min 12 saac ah ayadaan isku dhaafshay Rooda halkeedii iyo kasii fog ayeey dhigtay Fanku waa hibo eebe baxiyo maahn iska qeeyli iyo waxaad doonto ku hees allaah yaa cizak Rooda iyo teamka Musiga heesta dhadhan u yeelay oheey oh
gorme nasataa
@@seynabahmed7613 maba nasto kk
Been maadan sheegin walaal walaahi waa mucjiso yar oo soo baxday mansha allah dadka qashinka hada jooga bay dad ku dhahayaan waa fanaanin fanka waa la kufsaday hadaan heli lahayn toban roodo yar oo miiran ah fanka qiimihiisi ayaa soo noolan lahayd roodo yar mustaqbal fog ayey u tahay fanka somalida
Wllo naf adagidaaa 1 shift ayaaba igu dhib ah ee adigu maxaad samaysaa?
@@zakariemahamud8995 12 hour shift sxb kk
qodhe iyo xeraday, codka iyo muuqaalkuba waa Kinsi xaaji aadan aw daahir oo dhalinyaro ah, Mansah allah
Tolow ma meel bay ehel ka yihiin kinsi
ana waban ku dhaartey allaya raxam kinsi sida a baay u asturaan jirtey Kinsi ilam mooge iyo hobla badan lama keeni karo codkoda qofka isku dayaaa wa qof u soo badheedhey dagal guul ama guul daro
Kinsi xaaji aadan aw-xuseen aw-daahirkee dee?
@@khadarmohamed2676 kinsi x aadan aw xuseen sharmarke weyd 🤣
N @@sahra6279
Asc rooda waan ku salaamayaa marka hore mar labaad nice song ❤ nice music 🎵🎶 wow ❤ you are legend thanks rooda best yusuf jama UK Birmingham
Rooda kayf amazing voice 😍 ❤❤ abwankii heesta laha fananku u dhiibay iyada kaga cod macan really 🎶 🎵
aaa
aaaa
@@FaadumomuuseCali-zn8xc maxa kugu dhacay xupi ma laxan ayaad diyaarinaysaa 🤣🤣 waad iga qoslisee... waxaad ku leeday.. aaa mise luuqad cusub
Allaha kaa cafiyo sxb
Roda waa nooleyaha fanka iminka jira 😊❤
Really, I admired her perfect voice, style and performance. similarly, it is honor for Astaan Music how skill full they are at directing and Theatrical management
Aààà
What talent am I seeing? It's a very sweet and high-quality voice. I'm impressed by her voice
Woow, masterpiece. Cant get tired of listening.
Sending much love
Roda kayf wax ka cod macaan ma arag kuwa hada heesa dhamaantood way ka fiicantay inadeer hore u socon😍
U r the best 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹❤❤
Pure talent, effortlessly soothing voice of a typical Somali Diamond Women💔🎤. Whenever I think of how we sunk low in all sorts of life including our historical art, such WOMAN give me hope to remain optimistic ✋ I wish we would have more Khadras' Kinsi's and Samatar... Legendaries that I enjoyed listening to, till Today.🙏💙
faniinta kalena sida saynab cige safi ducale magool mandeeq maxad iyaga uga reebaysa faniin ilahay cod ku manaystay ku dar dee
Well said huno!
Dumb! Speak Somali. Waraa nacasoow Af Soomaali ku hadal
Sidaasaanu kula qabnaa.
These are Somaliland women
Even her way of moving is kinsi's way. Her song, her voice, her movements her beauty, everything remains me of kinsi. Allah yarxamuhaa
But not even close to kinsi's voice
Kinsi killer 👍
A wonderfull combination ! Musik, Voice, interpretation !! no comments . I hope that this wonderfull group can keep distance to multi-instrument-musik to keep the originality.
4
@@theliberalthinker33089p❤😊😊😊😊
SAKA AYAN ku dhagaysanay, aqalka madaxda lagu soo dhaweeyo dalka Djibouti anaka oo ka soconay, IGAD iyo madaxda wadamada SOMALILAND iyo SOMALIA. Waxa aad ula yabay gabadhan Wasirka arimaha debabada SOMALILAND oo shegay in ay ka jilis fican tahay qaar ka mida hablihi wabari.
Yaaa salaam yaaa salaam axsan cod wllahi heestan xaqeedii waad marisay Rooda kayf poqorada codka😱😱❣👑👑🎤💃
i enjoy listening your gold voice natural ma sha Allah 👍 keep up the good job
Kinsi xaaji aadan baan caawa mooday hortayda taagantahay axsan cod keep going keyf
Voix d'ange....💯..j'ai la chair de poule à chaque fois que j'écoute ta voix🙏🙏❤💯
Ma fahmin
Bisinka hees inaad codka malaaigta ku sheegto waa khalad hadaad Muslim tahay!!!
Afkii Soomaaliga ma wax laga faanooo naqday? Cajiib!
Cod malaig miya waligaa maqashi? Fiction iyo benta iskadaf. Malaigta ha ugafin
@@abdullahimahamed1988 Waa gaalo dad kaan Sxb
Amazing sound 🇸🇴🇪🇷
Woow!!! Caadi maaha. Waxan baa fanki la yaqaan ah, markaas ayey ciyaal aan waxba ogeyn hees inooga dhigayaan waxan aragnay.
Usheg
Masha Allah sei grande
Golden voice. Voix spirituelle de kinsi. Merci Roda bravo.
Ha ka dhicin salaamda. qaar lagu sigta ayaa jira.
Aside from tinny error of the original lyrics, she is from another planet! What a talented young girl. Illaahey haku barakeeyo codkaaga.
Astan Plz Heesaha cida erayada iyo laxanka lahayd ku xusa bartiina haka xistiyna intaad xustaan duco iyo alle ha u naxariisto ayay ka faadiyaan daawadayaasha AMA dhagaystayaasha
Ilahey ha u naxaristo inaabtidey kindi xaaji aden roda thnx for the memory
Yaa salaam, masha Allah walalo, cod aad oyo aad u macaan. Am so stunned.
Heesaha khaladka halaga daayo
Sandhal ma aha waa I DHALADA
halkaad cagaha saarayd ma aha
Waa HALKAAD CAGAHA SAAR IS LAHAYD
Wow, The talent is still there this is masterpiece 🔥 what a golden voice and the stage appearance was something else.
100%
Heeso fiican sodaaya w
waaw masha allah cood macaan oo farxaad kugu dhalinaya gagaysi giisaa hambalyo rooda cood dahablay somali uso baxday allee haku dhawro walashay .waliba waxay leedahay cood kinsi xaaji
Fankii reer somalind 80% iyagaa leh❤
90 dheh
This kind woman needs to be protected and supported she’s national treasure.
Soomaali ku hadal 🥶🥶
Exactly agree with you 100%.
Bro you not lying I luv her toooo❤
Hhhh
Way cod wacan tahay xaqiiq laakiin maxaa laga ilaalinayaa ee Qaadanayaa toloow
She’s so beautiful and with beautiful voice ❤❤
Hibo codeed oo cajiib ah ayaa Eebbe ku mannaystay Rooda Keyf, MashaAllah
Heestan Roda kayf aay ku luqeenayso dhowr jeer ayaa dhagestay wa marka kaliya ee aan maqlo hees bulshada la hadleesa dhan jacayl iyo dhan waano
HEESIHII HORE WAX KA MACANA MAY JIRIN🤩👌
Fanku dadku u baahnaa roodo kayf 💯💯💯❣️
💯💯💯💯💯💯💯💯💯
SOMALILAND HOOYADA FANKA IYO FANAANIINTA
If you will at all listen to a song, then listen to the qarami songs. They’re the best. And brings beautiful memories too.
WOOW beautiful voice 🔥🔥🥵😍😍 nd she gorgeous Mashallah 🥰
maansha allah waa fankii edabta lahaa Rooda Kayf horo uso kuso dhawaw mustaqbal ifaya inta aad nooshahay insha allah
Such an inspirational song , from the lyrics to the music. It's a universal song for everyone or anyone going through hurdles . The rhythm , passion ,the smile , So uplifting love it
Qalanjadan waa Mid fanka rajo iga gelin waa fan noolays
Wllhi wali fankii wuu nolyahay cod qurux steyl amazing ❤
Kinsi Xaaji Adem codkeedii weli waa noolyahay waana kusoo xasuustay..walaashey waad wacantahay waxaan youtubeka is walaaqayo waad ka wada fiicantahay horey u soco
Fankii hore iyo qurxdi danbeh o is helay cajaaib 🔥
Oh lord she is another lever her style and amazing voice I don't know what I say
A star is born, Roodo kayf
Xasuustii QIIMIGA badnayd Ee Kinsi Xaaji Aadan AHUN
Somalidii la yaqaanay gabadhaan ka hartay ee faniinta ahayd
Awesome song and great guitar and drum player🔥🔥🔥🔥
Roody one of our beloved neyya
Pure lovely somali lady quruxdii qarniga hablaha somaliyeed nolow saxib
WAAHWAAH,,,,WALEE KINSI XAAJI AYAAN SOO XASUUSTAY,!!!!,,KANA SII CASRIYEEYSAY,,,REMIX
Really she had a nice voice i admired when I listened
Waaw TaNi hees way dhaaFtayy wlhi waxaan dhagaysanaYaa Subax Sabti ah__tariikhdu waxay maraysaa _____25/5/2024
________waxaanan Baadi gooP ugu Jira___Midii aan Ka dhigi laaHaa CaruurtaYda Hooyadood❤
Mashaa'alaaa allowed ku dhawr oo raajin cimrigaaga adoo kale waa dhif
Waaw fankii hore ayaa dib usoo noolaaday xitaa masraxa iyo qaabka.
Lke voice rihhan 🎉
When I hear your sweat voice I remember my day's love.
Yh bro
Sanado badan oo aan dawanaayay fanka,fanaaniin badanna ku dhagnaa oo aan dhahayay"war kuwan maxay fanka ku joogaan oo aan dhaliil-sana"manta ayan arkay fananaad cimaamadeeda la haysan-karin,waana ku tuuray.ciao signora.
Xalay ayaan ka dhacay, salaan
ma sha Allah habo macan hoomray usoco cod dahabi baad haysa il xun kuma eekto ma sha Allah you have golden voi ce natural i am from Seattle Washington may Allah give you long life Allahuma amin ☝👏😍😘😂🌹🌷💐❤💚💙💋muah i will visut hargaysa
2024.. Roodo Kayf Jacyl 😂❤
Mansha Allah fanaanad cod macaan iyo waliba mashraxyad leh asturnaan wata fanaanad qimo leh mansha allah.
I Love her Songs,is She Married.??
Astaan TV waa mar la arag hadan nahay daawadayaasha aadban ugu bogaadinaya shaqaday hayaan
Inantan markan arkay ayan bk ka samray dabadi heeso ma dhagaysan imika ka hore ❤❤❤❤
Beauty and golden tonsils wow is an under statement - Finally someone who can emulate the golden folklore came to stage welcome with open arms
Warya gabadhasi hala idono ❤❤❤
What beautiful voice you have?
Woow what a beautiful women 😍 and voice and style 😍 💖
Erayadii abwaan axmed saleeban bide
Ma kinsi baa ku dhashay awowo😊😅😅
Waaoow what a good voice and word Thanks Kinsii 2
maashaa aha wakaa dadkii codka dahabka lahaha hore u soco heestan kama daalo markasta iydaan ku ceshadaa💞💞💞
So pure, so perfect !
Roodo keeyf.. waa cod macaantahay waad mahadsan tahay.
Heestan roodo barteeda dhigtay up abaaay hes iyo badh
Wooooow yaaaa zalaaaaam cod waa dhaaafay kan qoftan caadi mahan🥰🥰🥰🥰🙏👍
From which country she belongs to? Beautiful rytham
she is from somalia brother
Eshcaaa cod mcaaan
you are a queen sister 👸 may Allah bless you ♥️
Roda Kayf Allaha kusoo hanuuniyo. aad baad iigala qiima badan tahay inaad heesta, mashaa Allaah Qurux, Asturnaan iyo Cod buu Allaah kusiiyay. Allaha kaa dhigo midaan Qubin waxaaso Nimca ah. mashaa Allaah Farxad ay daacadnimo kularantahay iyo isku kolsooni nafeed baa kuu dheer. Runtii waad igala sareysaa Fanaanimo ee Allaha nawada hanuuniyo.
اللهم ردنا اليك ردا جميلا...اللهم آمين.
wow woooooow what a peace of arttttttttttttttttttttttttttt well donne
Reminds me of a young super talented KINSI ahn, PHENOMENAL
This is what modern Somali is missing,human beings playing instruments.it’s one of the major reasons I don’t listen to post war Somali music.
Same here.
Waaw beautiful beautiful voice masha allah♥️♥️♥️xusuustii kinsi x aadan aun
Rabbi naxariistii janno haka waraabiyo kinnsi xaaji aadan
Astan mahad ha idinka gaarto sida wanagsan ee masraxa u soo hagajiseen.
Waxaa kale mahad leh film qadayaasha, editors, musicistaha & fanaanadda.
Waxaa fanaanadda quruxdeeda & qaab ciyaareedkeedaba soo saaray farsama yaqanada Astan.
Sidaa iyo si ka fiican ku sii wada,
Waxay dhigtay halkii kinsi xaji adam Roda keyf hore usoco
Kinsi xaaji aaadan.. Aalah raxma
Waah waah,waxaasaa murti&garasho caaqil lahaa yiraahdaakkkkkkkkk
Hakadhicin salamina qaar laugh sigataa jira ee pest songs 😮
Astaan waxa haysta ciyaal aan wax ixtiraam ah u heyn heesihii hore. Hees walba waxa ku jira qaladaad iska cad oo la sixi karo. Maaha "halkaad cagaha saarreyd" ee waa "halkaad cagaha saar leyd'
what a wonderful voice incredibly beautiful too