Xuseen kaafi | Heesta Hanaan Socodka Laafyaha | Qaaci Show

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • Xuseen kaafi | Heesta Hanaan Socodka Laafyaha | Qaaci Show

ความคิดเห็น • 19

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah87 8 หลายเดือนก่อน +3

    Calayku,calaykum! Yaa Xuseen wa nuradiin wa Odaygaa durbaanka. Good combination.

  • @jaysuguleh808
    @jaysuguleh808 8 หลายเดือนก่อน +3

    Macalin weyn Ustaad Nuuradiin A. Amaan iyo hees aad u macaan.

  • @MaxamadXasanciise
    @MaxamadXasanciise 7 หลายเดือนก่อน +2

    Xuusen kaafi codka allaha ha ku barakeyo hallelka maashiyo sida geeda hilaac baxey

  • @galoolqudhac
    @galoolqudhac 8 หลายเดือนก่อน +2

    Waaaaaw eeshcalaa cod iyo music iyo laxan xasuustii cumar nuur cabdile

  • @amranaqli1304
    @amranaqli1304 8 หลายเดือนก่อน +2

    Astaan soo noolayntii fanka soomaalida eesh calaa hees cod iyo kaban nuradiin ustaad

  • @xidigahageeskahoygafanka5123
    @xidigahageeskahoygafanka5123 7 หลายเดือนก่อน +2

    XAUSEEN KAAFI WALLEE WAA FANAAN

  • @Liqooyarre
    @Liqooyarre 8 หลายเดือนก่อน +2

    Xuseen kaafi Eshwar claa sawt 2024

  • @Caaqil_lyrics
    @Caaqil_lyrics 8 หลายเดือนก่อน +3

    Astaan tv waad mahadsantiin sida quruxda badan ee aad u noolenaysaan fanka somaaliyeed balse waxaad xustaan abwaanki dhafarka u galay ereyadan macaanka badan iyo fanaanki hore u qaaday heestan mar labaad waad mahadsantin🫡

    • @awiljama5234
      @awiljama5234 หลายเดือนก่อน +1

      Caaqil yare nasiib baad leedahay oo odayaashii baa weli kuu nool. Heestaan waxa sameeyey Abdul-qaadir Xirsi Yam-yam. waxaana qaadi jirey Codkii codadka ee Cumar Nuur Cadulle.

  • @ramzi263
    @ramzi263 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waayo wasyo good hees I miss Mogadishu 30 years ma arag

  • @shiineiid9873
    @shiineiid9873 8 หลายเดือนก่อน +3

    Eeshcalaa cod xuseen kaafi

  • @abdirisaksako3988
    @abdirisaksako3988 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waah waah Eesh cala Cod 🔥☝️

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waah waah yaa qaaci top

  • @AshaHassan-z5o
    @AshaHassan-z5o 8 หลายเดือนก่อน +2

    Xuseen Kafii escala sood

  • @khaledali5093
    @khaledali5093 4 หลายเดือนก่อน +3

    Bongaha waxa tumaya Robert mugabe 😂😂😂

  • @Abdifatah-Meecaad
    @Abdifatah-Meecaad 3 หลายเดือนก่อน

    Eesh calaa hees boqorka qaaciga Alfanaan Xuseen Kaafiyoow indr walaahi waad ku raaxeysatay qaadista heestani. Ana caawa waxaad ii qurxisay habeenkaygii.

  • @ashaabdilahi9914
    @ashaabdilahi9914 8 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @LondonOwen-c7x
    @LondonOwen-c7x 4 วันที่ผ่านมา

    Olson Fall

  • @CabdifitaaxCilminuur
    @CabdifitaaxCilminuur 5 หลายเดือนก่อน

    😅😮😮😮😮😅😊😊