IS BADALKA CIDDIYAHA WAA CALAAMADAHA AAD KU OGAAN KARTID XIBNAHAADA GUDAHA HAB SHAQEENTOODA!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ต.ค. 2024
  • #adigaisahaaw

ความคิดเห็น • 36

  • @hamza-kdus
    @hamza-kdus ปีที่แล้ว +1

    Masha allah caawa anaa u horeeyo

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  ปีที่แล้ว +1

      MaashaAllaah Abshiro so dhawoow, afur miyeey kuu tahay mise saxuur!

    • @maryamamaxamed611
      @maryamamaxamed611 ปีที่แล้ว

      Asc nimca wll anika waaxan iskuudra erunta iyu canha waan iskuucuna maa leskuu cuunu miiya isuu sheg wll

    • @hamza-kdus
      @hamza-kdus ปีที่แล้ว +1

      Waa dhawahay walashey afur ayee i eheed. Masha allah ilma yar iga qabo cijiyaha kalarka ka badalan iyo maqaarka oo meelah qaar ka jiran .

  • @امفاطمه-ص5ت
    @امفاطمه-ص5ت ปีที่แล้ว +1

    ❤masha allah abaayo Allah hakubara keeyo

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 ปีที่แล้ว +1

    Wcs cadeey wax wanaagsan ayaad soo gudbisaa jazakalahu qeyran

  • @nasraabdilaahi9371
    @nasraabdilaahi9371 ปีที่แล้ว

    Wallshey qaali ajar iyo xasanaan allah kaa siiyo wad inoo faaideysaa mar walibo adigoo raali ah sawika mesha inoo soo saar meesh naciima qaali

  • @hananomar9969
    @hananomar9969 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله اختي نعيمه بارك الله فيك كلامك كله جميل جدآ

  • @museruqiyo2437
    @museruqiyo2437 ปีที่แล้ว

    Jisakalaah qeer

  • @fathiamakelifeeasier
    @fathiamakelifeeasier ปีที่แล้ว

    Solabasho wacan waxaa dhihi karaa qof wax aan kafaaidey qofkii. uku qaali sanaa illlaah dartii kujeclahay. illlaah haku xafido yaarabi

  • @xawaxmed8507
    @xawaxmed8507 ปีที่แล้ว

    Maansha allah qeer allaha ku siiyo hoyaday ayaan ku arkay calamadaha qaar

  • @Sukeyma-channel
    @Sukeyma-channel ปีที่แล้ว +1

    Naciima waa ku salaamay ilahey dar diis ayaan ku jeclahay waxaan ku bartay umasha micraj komidi ma soo qoro Lakin waa kula socdaa alla hanii xifdiyo

  • @sumaya5104
    @sumaya5104 ปีที่แล้ว +2

    Ascww waaaw aniga waan qataa iron because waa igi yar yahay daal iyo warwareer iyo neefta igu dhagto Ayaan qabaa, xanaaqas waan qabaa omg illahey hana cafiyo jizakallahum qeer ❤❤❤

    • @sumaya5104
      @sumaya5104 ปีที่แล้ว +1

      Thanks for everything

  • @caashoxuseen7040
    @caashoxuseen7040 ปีที่แล้ว

    Asalamacaleykum abayo naciimo setahay adiga iyo reerkaba allaah idin barakeyo waxaan kaa so salaamaa mugdishu abayo allaah ku xafido adiga iyo reerkaba Ramadan Karim ♥️ ❤❤❤❤❤❤

  • @mulkiaxmed2508
    @mulkiaxmed2508 ปีที่แล้ว

    Man sha Allah guleyso

  • @munoqali826
    @munoqali826 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah xabibti guul insha Allaah mahadsanid

  • @doladen3782
    @doladen3782 ปีที่แล้ว

    Maansh allah

  • @maryandahir4720
    @maryandahir4720 ปีที่แล้ว +1

    Wcs.wr abaayo wacyigelintada waakafa iidney jasakallahu qayr qaali ❤❤

  • @NimcoAhmed-vv8md
    @NimcoAhmed-vv8md ปีที่แล้ว

    Maha alaah wl aaad ayan kuuu salamayaa wl wan xanusanaa gacan ayaa ixanuuntay mado dhwr bilod ah wan kulasocdaa wanan kudawadaa waxan kayabay markad kahadlaysay sink waxan modayay in aad iaigu kuu shegay halka ixanuu nayas

  • @caliabuukar3389
    @caliabuukar3389 ปีที่แล้ว

    allow barakee abayo naciimo

  • @safiawarsame815
    @safiawarsame815 ปีที่แล้ว

    WCS WAA SAX JAZAKALLAAHU KHAYR سابقوا الى مغفره من ربكم وجنه عرضها كعرض السماء والارض اعدت للمتقين
    Allaah ha naga dhigo ku waas
    Xabiibti Allaah misan ka xasanaadka ha ku saaro aamiin yaa Allaah
    Wali telkaaga waan sugayaa inshallaah وبالله توفيق سلام الله عليكم

  • @laylamucalim8727
    @laylamucalim8727 ปีที่แล้ว

    Masha allah geleyso xabiibti

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed ปีที่แล้ว

    Masha allha allha ajar iyo xasanada hakasiyo

  • @AsadBarre-dy2zw
    @AsadBarre-dy2zw ปีที่แล้ว

    Asc alle hakuziftiyo waxan donayaa lanbarkaga hadaa heliko waxaan ahy xaas cadad diiba laba sano iga maqn 3 sano gurileyay in aan kula hadlo donaya insh aalh lanbarkaga iireeb alle hakudhawee

  • @ubahdahir9581
    @ubahdahir9581 ปีที่แล้ว

    walashay wankusalamay
    ilahay ajar iyo xasanad hakusiyo
    kininka tayrodka afurka macunika
    mahadsanid

  • @faisamohamed4673
    @faisamohamed4673 ปีที่แล้ว

    Asc maciima jazaakumaahu kheyr abaayo waxaad ka soo hadashaa lafaha. jacanta midiga suulkeeda iyo suulka lugta ayaa lafahoda bananka iga soo baxday qalooc ayaa soo galay. maxaa keena?Mahadsanid👍

  • @ima6291
    @ima6291 ปีที่แล้ว

    Mhdsanid abayo intas waa qabaa lkn insha alah jizakalahuqeyr

  • @caashoxuseen7040
    @caashoxuseen7040 ปีที่แล้ว

    Asalamacaleykum

  • @farhiamohammed7353
    @farhiamohammed7353 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo naciimo waxaan rabay inaa kaasoo hadashid kaadida ineey ku dhagto uuba kaadiwaayo abaayo please aniga ayaa iheesataa dhibkaas

  • @maryamamaxamed611
    @maryamamaxamed611 ปีที่แล้ว

    Anika waaxbadan iyan kaa faaidey wllshe macane ilhe khar haa kuusiyo

    • @umuabdillah3676
      @umuabdillah3676 ปีที่แล้ว

      Wsc nacimo fero ama ayron waxaa loyaqaano way igu yartahay markaan cuno calosha i adkaato vatami C markaan gana waan kulaabjexaa ee maxaan sameyaa wallashey

  • @umuabdillah3676
    @umuabdillah3676 ปีที่แล้ว

    Nacimo allaha kubarakeeyo waxaad kahashay maalin dhawayd amina asiid calamadahiisa ee
    EE CARUURTA MALASINKARA MISE KA MAQNAANKAA CUNUGAYGA IN TAA DHAXAN KASHEEGANAAYO ABAYO QAALI

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 ปีที่แล้ว

      ASC Xabibti qeer badan allha ku siyo ee waa kugu farasanahay mar waliba waa ku fisada Asaxabatedan waxan ku irahada firsad Nacimo ee wey ku fasaden waxaa jiro dad badan baan kugu soo xiray tasana waxaa u sababa wax wanagasan aad naga caawiso Maasha allha Tabarkalaah

  • @NimcoAhmed-vv8md
    @NimcoAhmed-vv8md ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤

  • @najmacali3308
    @najmacali3308 ปีที่แล้ว

    Wallo anigazigara kugu bahanhyna