AYAAN BILAN OO IGU SOO CAAYSAY MUUQAAL AYSAN KASOO FIIRSANIN!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 467

  • @saraw539
    @saraw539 ปีที่แล้ว +86

    Naciima sharafeey caay kuma qabato. Ceeb ka saliin ayaa tahay. Mansha Allah. Allah swt wuxu kugu muteystey aqoon, qurux , aqli, sharaf iyo cilmi baxat weyn . il xun Kuma aragto.

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  ปีที่แล้ว +10

      Sara mahadsanid walaal soo dhawoow!

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 ปีที่แล้ว +2

      ​@@dhaqaaqaaddhaxashidee waar ayaan ayaa ku heshay markaad caayaysay aduunkaa ku layaabay naa iska daa hablaha yar yar markaad caytamaysay maxaa kaala jiray naa illaahay umadiisa udaa hadii layska kaa celiyo waa waajib

    • @ifrahhassan9628
      @ifrahhassan9628 ปีที่แล้ว +10

      @@qaaliyusra7541 adigu hadadan dhexdhexaad ka noqonayn maaha inaad dadka ukala nacamlayso teeda kale naciimo ayaan bilan waxba kama wayno hadii alle laga baqayo

    • @fanimohamedali3740
      @fanimohamedali3740 ปีที่แล้ว +5

      Naciima horay uma dawanjirin muqaladad lkn hadda wan kugu xiranahay MashaAllah waxa tahay qof xaqqa kahadlayo runtana ushega dadka,dadka kuso caynayana waxba ha ujoojinin,waanada iyo wacyi gilinta wanagsana Alle swt xagisa kaga ajar xisaabso, Rabbina hakuu saaro misaankaga,horay usoco wll

    • @fatumanur2227
      @fatumanur2227 ปีที่แล้ว +3

      Sister don't mind her

  • @cocoo456
    @cocoo456 ปีที่แล้ว +18

    Wow subhanAllah, she's not sick she is a Somali woman so many women are allergic to accountability and no one can correct them unfortunately this is what happens when you tell someone what they're doing is wrong. she showed what she's doing wrong in a public platform so therefore she should be corrected in a public platform to prevent the harm spreading into the community.

  • @aminaahmed2508
    @aminaahmed2508 ปีที่แล้ว +14

    Scww xabiibti adunka intaa joogto wax walbo waa la arkaa ee qiimaha ilaahey ku siiyay qof kaa qaadi karto majiro alaha ku xifdiyo adiga iyo anaka aamiin 🤲👍

  • @nimconiahmed2012
    @nimconiahmed2012 ปีที่แล้ว +10

    ayado caytamin ayey kula hadli kartay aqlaqda wanaagsan guriga hooyada aya lagaga imada dadka ku xiran o dawanayo ayanba ka yabanahay cay malihid Raali noqo mamo sharaf leh aya thy 🙏

  • @fadumofadumo280
    @fadumofadumo280 ปีที่แล้ว +12

    Maasha Allah mam Naciimooo waan kujeclahay❤ Allah ajar iyo xasanaad kaa siiyo waanada iyo wanaaga no soo gudbineysid yaa Rabb
    Nabi muxamed SCW bay sixroole kutilmaameen dadkan adigana waxba hau joojin
    Jaahiliintana Allah haso hadeeyo haduu Rabigeen hanuun ladooney
    Waan kaxanaaqey hadana qof waalan inay tahay soo xasuusty

  • @kaafisaabdi1669
    @kaafisaabdi1669 ปีที่แล้ว +15

    Inaa Lilaahi waa inaa Ileeyhi raajicuun, Ilaahoow gabadhaas wadada too san tus, caafimad tamaam ahna sii. Qof wax YAR YAR oo Allah ka cabsi ah kujiro, intaas oo caay ah isku maba toosin karo. Meeshaan ku Yaabay aan fadhiyaa.

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  ปีที่แล้ว +16

      Kaafisa joogso hafadhinin weeyseeyso laba rakac tuko Allah ku mahadi inuu iimaankaada kuu adkeeyo kuna xifdiyo waqtiga wuu adag yahay walaal!

  • @lacagom5106
    @lacagom5106 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah hore u sico Abaayo niciimo hadalkooda dadkaan ha dhageysan ❤️❤️

  • @Maryamo736
    @Maryamo736 ปีที่แล้ว +5

    ولا تقف ما ليس لك به علم ان السمع والبصر والفواد كل اولئك كان عنه مسؤولا.
    حاش لله أنت مثال رائع يا نعيم. الله يحفظك انت وعائلتك.

  • @maryanmohamed7400
    @maryanmohamed7400 ปีที่แล้ว +15

    Macanto allaha ku xafido ♥️.
    Ceeb ma lihid cayna ma mudnid. Inta dhiban allaha caawiyo inta xannuunsana allaha caafiyo. 🥰

  • @nura8724
    @nura8724 ปีที่แล้ว +1

    Ina lilaah wa inaa ileyhi raajicuun Xasbunalaah wanicmal wakiil laaxoola wala quwata ilaa bilaah subxanalaah war so xisaab kaama danbayso bisinka raxmanka yaa Allah wlhi adiga dhib qabo ayaanay ilaahay haku soo hanuuniyo naciimoy adigana maanta wad shaqaysate oo waxad heshay ajar iyo xasanaat wad mahadsante naciimo sida quruxda badan aad ogu jawaabtay Allah ku siyaadiyo aqlaaqdada

  • @Boqoradakgs
    @Boqoradakgs ปีที่แล้ว +5

    Ayaan runta ayaa u sheegtay runta ayeey dhibsatay marka dhib ha u arkin xabibti, Adiga qof kaa qurxoon kaa aqlaaq wanagsan majirto allaha ku sharfo naciima😍

  • @haalaabdihalim3852
    @haalaabdihalim3852 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallaaah
    Suxanallaaaah
    Subxanallaaah

  • @khadhragabow2822
    @khadhragabow2822 ปีที่แล้ว +2

    أختي الغالية جزاك الله خيرا وعلما نافعا وجنة الفردوس الأعلى يارب العالمين أحسن الله إليك

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 ปีที่แล้ว +11

    Maasha Allaah Naciimo horaan u sheegay cay ALLAAH (SWT)ayaa ka najeeyey oo sharaf iyo cizzi iyo karaamo kuugu manneystey soomaali waxey tiraahdaa af caytamey ninkiisuu ku yaalaa dhegihii Ilaahey waaniyaa waansama ee qoftaan mar kale ha ka Soo hadlin waayo qeymo ayaad u yeeleysaa

  • @umumaysuun1146
    @umumaysuun1146 ปีที่แล้ว

    Ceeb waxaa ugu filan wall Maxamed onladalin ayshegeysaa allaha udajiyo qalbiga wa qof xanunsan abayo Naciimo haujawabin waxatahay Dr

  • @munaameen3599
    @munaameen3599 ปีที่แล้ว +5

    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد أللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @maryanhaji1053
    @maryanhaji1053 11 หลายเดือนก่อน

    Nacima waxatahay Gabar dhowrson oo Cafifat ah Ceebmalihid Caymageydid
    Sharaf iyo karamo ayad leedahay ❤❤❤❤❤❤❤

  • @kadijaali4753
    @kadijaali4753 ปีที่แล้ว +4

    Ceeb wa qalad in ay san u cayso gabadh walashed ah o aqlaq din xtiram leh la af lagadeyo nacimo sister Allah dartis ku jeclahay dadalkada Allah kula garab galo ❤

  • @Lakimuhamedciiro
    @Lakimuhamedciiro ปีที่แล้ว +1

    Eedo ilahaye Ka baqa gabdhaa adaa raadsadeye oo Ka qaldane inta afkaagu qoyanyah baad nasiib leedahaye biri waa akhiree quraan baan aqrn hadanah dadbaan wax ka sheegin wan ceeb diinta meel ha uga dhicin

  • @sowdafarah181
    @sowdafarah181 ปีที่แล้ว +5

    Danbigeeda ayada haku ekaado ee abaayo yeesan ku danbaajinin gabadhaan ayadana allaha soo hadeeyo malaayiin ayaa jecel naciima kaaba hal qof oo diin laawe ah waxba kamaqaadi karo ilaahoow naciimo iyo reerkeeda barakeey aamiin

  • @filsanisse1852
    @filsanisse1852 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah Habo adiga wajibkaada waad gudatay anagana marqaati ayaan kanahay جزاك الله خير

  • @nuuraalinoor3630
    @nuuraalinoor3630 ปีที่แล้ว +2

    mashaAllah Nacima I love your sabarka abayo may Allah bless you and your family.

  • @fayecooking
    @fayecooking ปีที่แล้ว +1

    Subhanullah😢

  • @meyranomar140
    @meyranomar140 ปีที่แล้ว +1

    Walal Nimca, waxan kuu jeclahay, Allah dartiis. Waxaa tahay Dumarka Somaliyed kuwa ugu Sharaf badan, aqoon, iyo Qurux. (Please Ignore the ignorance).
    Allah wuxu leeyahay” Jaahil ku dheh: “ Qaali SaLAAMA”. (Peace). Allah kuu siyaadiyo cilmiga Qowlka Allah. Allah barakeeyo familkaga❤

  • @haninora533
    @haninora533 ปีที่แล้ว +15

    Subxaanallaaah Allaha caafiyo qof qaylinaayo 100hadal islahen ka hadllaayo halaga cararo
    Naciimo Allaha ku barakeeyo ☀️🌻✨

  • @saramahamed1901
    @saramahamed1901 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanallaah subxaanallaah 😢

  • @sucdimoha2157
    @sucdimoha2157 ปีที่แล้ว +3

    Walalo hadi been lasheegayo wax u eg aya lasheega aya la oran jirey .. ee ruuxan inu hadalkeedu wax ladhageysan karo amma xatta lagu qanci karo maaha se ruux sida ucaytamayya ooy adabtu kalunsantahay weeyiye horey ugasoco ..waad dhaqaaqtaye horay usoco walalo nacima edebsaneey ..❤❤❤

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 ปีที่แล้ว +3

    Waa sax Abayo Thanks masha Allaha Keep going sister 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Welch568
    @Welch568 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanalah allaha caafiyo wee xanuunsan tahay taas .istustus ee wadaa.quruxna kuguma gaarto wlhi.intaas inee dhaanto moodayay ayan aqas .naciimo sharaf iyo karaamo kuguma gaarto waxaa tahay qof run badan runtana lama jeclo ee runta usheeg

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 ปีที่แล้ว +5

    U r right ✅ 100% sister ee gabadhaas Allah ha u gargaaro maslkiinta. 😢

  • @arliyop3199
    @arliyop3199 ปีที่แล้ว +2

    Rasuulku wuxu yidhi NNKHA ((من رأى منكم منكرًا، فليغيره بيده، فإن لم يستطع فبلسانه، فإن لم يستطع فبقلبه، وذلك أضعف الإيمان))

  • @hodanf2829
    @hodanf2829 ปีที่แล้ว +2

    Wixii anshax xumo bulshada usoo gudbiya runta usheeg wallal Khayr Allaha kusiiyo. 👏👏

  • @fartuunxasan2514
    @fartuunxasan2514 ปีที่แล้ว +3

    naciima alleh ha ku xifdiyo adiga iyo familkaga e horay u soco

  • @shamsoaweis2199
    @shamsoaweis2199 ปีที่แล้ว +3

    Subxanalallah Ilahey hana astuuro
    Istaqfuurulahi caadiim waxa fiican inaa dhegta iyo afka is maqlan.
    We’re ignoring mental health issues that’s why 😮

  • @ifrahhassan9628
    @ifrahhassan9628 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allah walashay maanta ayaan kugu soo biiray marwo sharaf leh ayaa tahay oo diin iyo akhlaqleh alle haku xifdiyo

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah 👍

  • @zahraali5427
    @zahraali5427 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah nicma waxaa tahay qof allah taqaana xafidu allah ❤

  • @nimomohamud5497
    @nimomohamud5497 ปีที่แล้ว +2

    Subxanalaah afxumaa wax waa doqon caqli ma jiro nasiixadii hadii ey afxumadan kugu badashey walee caqli majiro hadii caqli jiro wey kumahad celin lahed

  • @fhassanmohamed1627
    @fhassanmohamed1627 ปีที่แล้ว +1

    Naciima iyo maxamed waa faamily aurix diin iyo aqoon dadnimidii ilaahay isugu daray ilahay haydin barakeeyo. Realy they are my role model dhankastaba dhamystiran naciima waa geeziyad aan xaaa ka gaban cisi iyo sharaf kunoolaada wlo inschaa allah 👏👏👏

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 ปีที่แล้ว +5

    Subxaanallaah Subxaanallaah Subxaanallaah naciimo walaal ha u bixin tan iyo wax lamid hadey xanuunsantahay allah ha caafiyo

  • @sacdiya1490
    @sacdiya1490 ปีที่แล้ว +3

    Subxaanallah laxowla walaquwada ilalaabilah ilahay ha soo dadeeyo gabadhan ayaan ladhahayo.
    Abaayo naciimo samiir xabibti ilahay ha ka abaal mariyo qeerka aad no soo gudbiisiid xabibti jasaakallaha khyr

  • @zahrayonis8744
    @zahrayonis8744 ปีที่แล้ว +1

    Abayo gabadh fican oo sharaf badan. Ayad tahay oo diin le haka
    Dalin dadka wanada Ajer iyo xasanad Allah hakusiyo inshallah

  • @umuisraachannel1198
    @umuisraachannel1198 ปีที่แล้ว +1

    Xasbunullah wanicmal wakil

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 ปีที่แล้ว +3

    Subxana allah ilahey xaqa xatuso ruun sheg ceeb sheeg waye ayey dhexan somalida

  • @rukiamoalim2981
    @rukiamoalim2981 ปีที่แล้ว +4

    Subxanalah subxanalah ilahoow na astur ilahoow xaqa tus gabadhaas

  • @munoomar24
    @munoomar24 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanallaah dadka qaar marka waaniso cadaw ayeyba ku arkaan allh soo hanuniyo macanto allh ku xafido

  • @farhiyohusen
    @farhiyohusen ปีที่แล้ว +4

    Masha alaha jizakalah kheyran walalo 👍❤

  • @hawaa4258
    @hawaa4258 ปีที่แล้ว +3

    Asc walaashey qaali waxa wanagsan nasiixada private in aad ugu sheegtid.

  • @khadrasharif3633
    @khadrasharif3633 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanalaah subxaanalaah subxaanalaah

  • @deeqoalishire7744
    @deeqoalishire7744 ปีที่แล้ว +1

    Ayadu qalbiga kaxanuusantahay waxay isleedahay ninkii hore kubahdil lkn iyada bahdilan

  • @nuuratoxob4945
    @nuuratoxob4945 ปีที่แล้ว

    Acuudubilahi mina shaydhani rajiim subxaanala waxaan dhegaha yeey naga wasaqeen walaxow laa waalaquwa

  • @abdirahimsalman8699
    @abdirahimsalman8699 ปีที่แล้ว +1

    SUBXAANALLAH WAR ALLAH KA BAQA

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 ปีที่แล้ว

    Subxana Allah!! Hadalkii Wanaagsanaa & Nasteexadii Hadeey Caay & Af Xumo Isku Badashay Waa wax Aad & Aad U Xun!! Naima Abayo Nasteexo & Naruuro Ayaad Islahayd Gabadha Soomaliyeed Oo Walaashaa Oo Kale Ah U Sheeg??? Ayse Afxumo & Wax Aan Wanaagsaneyn Ay Kugu Badashay?? Waa Ayada & Allah SWT Abuurtay??? Naima Horey u Soco Abaayo!!! Kheyrka & Nasteexada Aad La Jeceshahay Ummada Soomaliyeed Jazka Allahu Kheyr Abayo!!! Allah Ku Xafido Adiga & Family kaagaba!!! Ameen 🤲🤲🤲🤲🤲✊

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 ปีที่แล้ว +1

    Subxaana laah 😭😭😭😭

  • @summerweditz14
    @summerweditz14 ปีที่แล้ว

    nimco somali aan ku bixiyay kalsonidad ilaah ha ku siyadiyo waxaa mudantahay ku dayasho guul iyo gobanimo

  • @HabzHabz-ro2sq
    @HabzHabz-ro2sq ปีที่แล้ว +1

    Asc all muslims brothers and sisters. Nicima normally remind us good things whoever's ignore it's upon him or her .

  • @xafsacumar8723
    @xafsacumar8723 ปีที่แล้ว +1

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @Hafsabilanchannel6337
    @Hafsabilanchannel6337 ปีที่แล้ว

    Mash Allah abaayo naciimo mahadsanid

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah Subxanallah Abàayo Nacimo ilahe haku xafido

  • @ifkaladan1268
    @ifkaladan1268 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi abayo wan dawaday shalay galab aadban ula yaabay aflagadeeda komentiyo dhaadher oo wana ah ayan uqoray xitaa gabdhada ayay habartay xajigada ayay aflagadeysay Allaha soo hanuuniyo waxan uqoray walashaa kunastexeysay caay ha igu jawabin xitaa gabar kumasabidanayso ayay wadatay balse Alle u tobad ken ayan uqoray adigana ceeb kasaliina tahay gulayso aniga garabkadan ahay aadbana kujeclahay abayo wayo faa'iido mooye wax qasaara kama helin

  • @sabirhassan3229
    @sabirhassan3229 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalah tabarakalah alaha ku xafido abayo naciima horey u soco

  • @maryanmohamed5142
    @maryanmohamed5142 ปีที่แล้ว +4

    Subxaanallaah abaayo anagaa kaa raaligelineyno walaahi maba ladhageysankaro ilaahey hasoo hanuuniyo caafimaadna hasiiyo.
    Waxaan ilaah karajeynaa maalin uun
    In ay fahanto sida aad uwaanisay. Walaalka kujecel ayaa kuwaaniya.

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 ปีที่แล้ว +23

    Subxaana allaah illaahow na astur intii xanuunsanna caafi afkeena iyo adinkeena kuwa laga amaan helo
    Rabbiyow nagu dar
    Naciimo waan ka xumahay 🙏
    Qof uu illaahey sharfay ayaa tahay oo mudan in lagu daydo keep going
    Familkaaga quruxda badan allaha kuu xafido 🤲❤️

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  ปีที่แล้ว +7

      Aamiin walaal waadmahadsan-tahay, sideey diinta noo tarbiyeeysay Allaha nagu sugo!

    • @anisacabdicali7398
      @anisacabdicali7398 ปีที่แล้ว +2

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee 🤲🤲

    • @ayanabdullahi333
      @ayanabdullahi333 ปีที่แล้ว

      Ameen ameen

    • @fadumoabdullahi8514
      @fadumoabdullahi8514 ปีที่แล้ว +1

      Naima guuleyso walaashey subhanalaah qofkan haduu caadi yahay sidaan maba sameeyn laheen jecelku ma sidaasa naagahan isbahdilka badan jeceylka qaladka ka fahmay oo muu asaga sidaas sameeyo hadii waxaas ay sheegeyso runtahay

  • @lacagom5106
    @lacagom5106 ปีที่แล้ว

    Asc Maansha Allah Abaayo naciimo hore u soco ha u joojin dadkaan xaqa Allah tuso Aamiin yaa rabi

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 ปีที่แล้ว +1

    حسبنا الله ونعم الوكيل لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم واتوب اليه
    Gabadha way xanuun saneysa Allah caafiyo

  • @munaameen3599
    @munaameen3599 ปีที่แล้ว

    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا طيبه حفظك الله طال عمرك ان شاء الله
    الباقيات الصالحات
    سبحان الله
    الحمدلله
    لا إله إلا الله
    ألله أكبر
    لا حول ولا قوة الا بالله
    سبحان الله العظيم و بحمده
    سبحان الله و بحمده سبحان الله العظيم

  • @fardowsawarsame1739
    @fardowsawarsame1739 ปีที่แล้ว

    ASC ABAYO WAA IDIN SALAMEY QOYS QURUX BADAN AYAA TIHIIN OO MAANSHA ALAAH ALAHA IDIN XIFDIYO ABAYO CEY MA LIHID ILAAHEY BAA KAA DHEEREYEY GABADHAHAN CEYDA ISU SOO RAACEYNA XISAABA SUGEYSA SHARAFI DHIMATEY XUMAANTII BAA JACEYL U NOQOTEY WAA CAJIB QOF ADUUNYO JOOGOW MAXAA ARAGTI KUU LAABAN JACEYLKAA QALAD LAGA FAHMEY WANAAGA AAD KA SHAQEYSO ILAAHEY HA KAA ABAAL MARIYO DHAMAANTENA JANATUL FIRDOWS ACLAA ALAHA NAGU KULMIYO AAMIIN

  • @sacdiyoxuseen9785
    @sacdiyoxuseen9785 ปีที่แล้ว

    Masha Allah illahay ha ku xafido si wanagsan ayad u so hafash

  • @fariixasaalax3597
    @fariixasaalax3597 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Xabiibti Alle Dartiisa Ayaan ku Jecllahy

  • @barlinismail5929
    @barlinismail5929 ปีที่แล้ว +1

    Subhanallah 😥iskasamir abayo Allah laxisabtamayo🤲

  • @yasminhusen8375
    @yasminhusen8375 ปีที่แล้ว +4

    Horta ayaan bilantaan aniga maba la yaabani waayo waan ka filaayay ineey sidaas u hadli doonto laakiin waxaa markii hore qalad ahaay naciimooy qaabka aad u waanisay gabadhaas waayo waxaa ku qaldaneed in aad dhahdid ninkii hore ee rabtaa kan waa iskala joogtaa walaaleey taas waano ma ahan ee waa faro gashi iyo nabyo xitaa weey noqon kartaa waayo adiga qofkaan qalbigiisa Kuma jirtid waxaad wax ku qiyaasoosaa qibrad iyo cilmi nafsiga baraha bulshada ee dhaqaatiirta carabta inta badan ka hadlaan... hadaa rabtid in aad bulshada si cilmiyeesan aad arimaha qooyska ugu faa ideeysid waa wax wanaagsan laakiin qooys la yaqaano inaad farta ku fiiqdid ood arimahooda falanqeeysid taas waad ku qaldantahay ninka hada gabadhaas qabo muuqaalka aad leedahay gabadhaan waan ku waaninaayay haduu ninkaas daawado waxaa laga yaabaa in uu hadaladaada saameeyn ku yeeshaan ileen waxaa tiri ninkii hore ee rabtaa kan jirkeedaa la joogo ma ehee qalbadii kan kaluu jiraa marka kan waxeey u isticmaaloosaa wadadii eey kaas u mari laheeyd... Hada hadalka nuucaas waano ma noqdaa ? waxaaba laga yaabaa in uu hadalkaas isku diro gabadhaas iyo ninkeeda oo adiga aad sawab u noqotid guri dumis.. marka naciimooy dib iskuugu noqo. aayado quraan ayaad ku soo gashaa waxaad rabtaa in aad dadka si diiniyan u waanisid laakiin xad gudub aa sameeynoosaa diintana xad gudubka ma ogola laakiin waanada waa la ogolyahay wabillaahi altoofiiq

    • @umukalthum2144
      @umukalthum2144 ปีที่แล้ว

      Sax wayka qaldanthy May gooni uwacdo why qof dhan brifidkiisa lo flanqayn oo dadku nacam ku leeyihin waqalad wayn adba inlaga faaloodo majeclid dadka haka faaloon plz hada nasteexo wado gooni uraadso hadii kale waxay noqon in sikale wax uraadinayso sory runta jeclahay kuguma raacayo wax qalad ah plz dadka amaan gali plz

  • @amranabdillahi6229
    @amranabdillahi6229 ปีที่แล้ว +1

    xasbunalĺah walahi wan dhageysan wayay sida ey uhadleyso alle kadheri ayay u hadashay nacimo intan kabartay waa qof wanagsan oo ehel diin ah subxanalah

  • @lunabob1373
    @lunabob1373 ปีที่แล้ว

    Bismilaah! Qofka sidaa u hadlaya mafayooba, indhaheeda cabsicabsi weye.Xasbiya Laah! Naciimo walaal ka raali noqo jahililiinta Allah ka cabsiga kadheer.

  • @maxamuudcabdi3383
    @maxamuudcabdi3383 ปีที่แล้ว +3

    سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته

  • @umuahil9678
    @umuahil9678 ปีที่แล้ว +1

    You are right ✅️ 😌

  • @sadiyoigal7534
    @sadiyoigal7534 ปีที่แล้ว +2

    Asc naciimo waa ku salamay Adiga iyo familkaaga quruxda badan Abaayo dadka hada joogo runta majeclo lakiin ha u joojin una ducee in illahay soo hanuuniyo amiin

  • @qaalielmi4479
    @qaalielmi4479 ปีที่แล้ว

    Maashaallaah
    Fariid naciima

  • @ashunihaaji8422
    @ashunihaaji8422 ปีที่แล้ว +2

    Subxaana allaah Subxaana allaah 😢
    Alxmd nacima adigoo imaanka
    Ku sugan ALLOOW NA ASTUR🤲🤲🤲🤲

  • @nimoabdi8126
    @nimoabdi8126 ปีที่แล้ว +2

    Jareervyaa dhahay way nadafad xunyihiin wa dad anan garaneyn cidas wanagoda il0ve besha jareervwayne

  • @AhmedJigga
    @AhmedJigga ปีที่แล้ว

    Walaaleey Adigu Hadaad Tahay Kuwuu Rabi Yidhi وعِبَادُ الرَّحْمَٰنِ الَّذِينَ يَمْشُونَ عَلَى الْأَرْضِ هَوْنًا Qoftan Jaahilka Ah Ooy Waliba Khibrad Daradu U Dheer Tahay Waxa Lagu Dhafaa وَإِذَا خَاطَبَهُمُ الْجَاهِلُونَ قَالُوا سَلامًا Salaama Ku Dhaaf Iyo Allah Ha Kusoo Hadeeyo Gabareey ..............................Wa Laahu Aclam. ا

  • @farhiyaaden1232
    @farhiyaaden1232 ปีที่แล้ว +5

    Asc nicimo abaayo waxaan daganahay England wana kaa waynahay run ahaantii waxaan ahay hoyoo somaaliyeed degan ahaan muqdisho xabiibti waxa tahay gabar an aad ujecelahay aqlaaq diin dadnimo kuu dhantahay wan kudaawadaa waliba markii aad caruurta iyo xaajiga kulasoogalaan aad ayaad usharaf badantihiin walaahi dadka umaqoro wax laakin maanta waan yaabay aflagaadada kugu dhacday ucudurdaar dad xanuun san baa jira cayu kuguma taal kumana gaarto xaalqaado xabiibti

  • @safiyosaafi1390
    @safiyosaafi1390 ปีที่แล้ว

    Walal naciimo illahay ha ku xafido mida kale samir Ka badi ayaan bilan iyo kuwa la midka ah lama waaniyo mar horey ayey Ku dhuften waa dad aan canshah lehen haku daalin abyo

  • @sumertime5410
    @sumertime5410 ปีที่แล้ว

    Waciyaadu billaah gabadhu dhaqan xumaa naciimo abaayo cay kuma qabanayso gabar soomaaliyeed intay sharaf leedahay ayaad kow ka tahay guulayso aaqiro io aduunba

  • @afgoyebalaadjanaay133
    @afgoyebalaadjanaay133 ปีที่แล้ว +1

    Somaalida ilaa hada waxaynaan aminsaneeyan.inay waali dhaqanto ay jirto. Qof fayoow ilaa xadkaas isma casilikaro oo qof isaga lamidah lugihiisa ma leef leefi karo. Xanuun baa jiro

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed ปีที่แล้ว

    Subaxanalhi Subaxanalhi. Allha aya xuuman kansahan allha. axsan qalqahow iydan allha ha cafiyo adiga iyo mahmed Xuuman idinka dhooraye

  • @kowtheral-wadi9194
    @kowtheral-wadi9194 ปีที่แล้ว

    Love you dear you right

  • @ladanmohamed4515
    @ladanmohamed4515 ปีที่แล้ว +1

    Qofka bada heeyga soogalo kamaharo kulahaa naa cagadhigo niciimo mGaartidee wall niciimoy tan isheeda alaaha kaaleexiyo

  • @khadradagan3876
    @khadradagan3876 ปีที่แล้ว

    Dhaqaaq aad dhaxashide allah ku xafido maamo mcnto aqligaga iyo aqoontada allah ku barakeeyo

  • @sahrayusuf837
    @sahrayusuf837 ปีที่แล้ว +2

    Maanta aduunka la jooga qofkii loo nasteexo jawaab xun buuhayaa❤❤❤❤❤

  • @maryamacumar5529
    @maryamacumar5529 ปีที่แล้ว

    Hadalkedaba is lehen todowatan jir waye iyo gabar yar ayey ninka dhacday wax Isleh miya wale tan istaresba kudhacay Allah cafiya

  • @kadroyusuf4178
    @kadroyusuf4178 ปีที่แล้ว

    Naciimo sharaf ayaa leedahay ee ha u jawaabin dadkaan horay ooga soco walashey

  • @UmoMohamed
    @UmoMohamed ปีที่แล้ว +2

    Subhanallah, illahay swt hano dambi dhaafo.

  • @aminahassan5738
    @aminahassan5738 ปีที่แล้ว

    NACIIMA DADKAAN WAANA KAAMA MAQLAAYAAN WAXAAN KUDHIHI LAHAAY QEYRKII MEESHA NOOGU SIIWAD INSHAA ALLAH

  • @milyarawes6425
    @milyarawes6425 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah ha ku Xafido walashey

  • @suhaylaibrahim334
    @suhaylaibrahim334 ปีที่แล้ว +1

    Subaxaan Allh

  • @haweeyomaxamed4507
    @haweeyomaxamed4507 ปีที่แล้ว

    Masha allh wallo caay waa kadhantahy wallo jasklh qayr

  • @sihamyusuf7256
    @sihamyusuf7256 ปีที่แล้ว

    Subxannaallah walahi tan ma fiyooba waxey jogtaba manta Naciima miyey so ceysay. Illahay caafiyo koley mardhow dharka iska tuuri donta. Abayo adigana caay uma qalantid mardhambe ha uso jawabin qoftan cml.

  • @ruqiyoyuusuf2020
    @ruqiyoyuusuf2020 ปีที่แล้ว +1

    لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم سبحان الله العظيم

  • @simanmaxamed1434
    @simanmaxamed1434 ปีที่แล้ว +2

    Mama naima jasaa kalaah wanadada qof nasiib lehaa wanadada maqla lkn ayaan wano marabto dad iska dhicisaa bohol kaguuray 2

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757
    @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757 ปีที่แล้ว +1

    Asc wllo qali Ale haku xafido walahi Ale dartiban kujeclahay ale hakuxafido Adi yacmalihid hoyo qimo badan badtahay Masha allha