Ahmed Ceegaag- Ceel Buur with Somali Lyrics

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 132

  • @malikid1000
    @malikid1000 11 ปีที่แล้ว +42

    rag dheh ceegaag wadaad qaalisa alaha kaa dhigo alla kuma dilo adoo fanaan ah sidaad heestaan qaladka ugu saartay ayaan jeclaaday (quraankaa cadeeyay ayad ku badashay anigaa cadeeyoo ceenkeeda oo kale la cadaabi maayona waxad ku badashay la canaanan maayo thanks bro

  • @mohamedthahir6664
    @mohamedthahir6664 4 ปีที่แล้ว +16

    This song is giving me memories of my first love Leila.2013.
    3 years of love and now things are different.
    Leila always wish her good in life.

  • @krncsalaan4584
    @krncsalaan4584 9 ปีที่แล้ว +11

    waaw ceel buur ku yaaleey ceenkiisa leedhahay yaa Salam vive ceelbur

  • @ishwaqahmed900
    @ishwaqahmed900 6 ปีที่แล้ว +3

    Cegaag thanks boowe heestah saad usaxday ilahay khayr hakusiiyoh boowe 👍👍👏👏👏👏

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 8 หลายเดือนก่อน +3

    Hees macaan Qofkii Jecel amaan Gabadh Heestaan ha dhagaysto waa tii ugu habooneyd❤

  • @Abdijalils
    @Abdijalils 7 ปีที่แล้ว +2

    Heesti Salaad darbi👈🙏
    Ceegaag qattar👌 wuu ka badalay ereyadi danbiga ahay. #CEELBUUR❤

  • @samsalat9155
    @samsalat9155 8 ปีที่แล้ว +29

    ceelbuur and wabxo💜💜

  • @djfiicane5932
    @djfiicane5932 11 ปีที่แล้ว +33

    ceeelbuur kuyaalee celbuur kuyale ayaaba wax walba ikaala qaalisan

  • @sabrinasalvatore6172
    @sabrinasalvatore6172 11 ปีที่แล้ว +2

    Soomaaliyey ninakani fanaanka ah ma jirijiray mase waa anaa fanaan baan ahay sxb icadeeya ma hawiyaa iyagaa intaa ceel buur kasheegaya

  • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
    @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 ปีที่แล้ว +4

    Axmed ceegaag heesta khaladaad badan ayuu ka saxay oo diin ahaan qalad u ahayd
    Sida "ceebmaleh yartaniyoo caalamka cadeeyoo"oo ahayd markii hore quraankaa cadeeyoo
    Sidokale wuxuu saxay qaybta "caynkeedan oo kale la canaananmaayee"oo markii hore ahayd caynkeedan oo kale la cadaabimaayee

  • @muniraabdi2509
    @muniraabdi2509 6 ปีที่แล้ว +5

    Ceel buur ku yaaley ceenkiisa👌👌👌 leedahay😍❤❤❤🙏🙏

  • @dadafarah5207
    @dadafarah5207 3 ปีที่แล้ว +7

    Ceelbuur iyo ceelgaras viv xordege

    • @Shakta69
      @Shakta69 9 หลายเดือนก่อน +1

      Xordage yala dhaha ceelbur Dhul murusade inu yahy ma ilowde

    • @abdinaafac8211
      @abdinaafac8211 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@Shakta69wxba ha isku qabsanina wa dhul hg fananka io gabadha loo qadayaba waa hg

  • @ikranabdi6213
    @ikranabdi6213 8 ปีที่แล้ว +5

    Waaaaaaaaw nice song ceelbuur ku yelay ceelbuur ku yeelay cenkisa leedahay

  • @MohamedHassan-mw6wg
    @MohamedHassan-mw6wg 7 ปีที่แล้ว +2

    alle haku sharfo salaan qiima leh zxp Ahmed ceegaag
    fanaan qaaliya zxp

  • @sundusabdirashid7096
    @sundusabdirashid7096 5 ปีที่แล้ว

    Ceelbuur wa meel aan aad ujclhy abahahy ayaa kudhashay one day am gonna visit there inashaallh

  • @waayelkaproduction
    @waayelkaproduction ปีที่แล้ว +2

    25 Aug 2023❤ waa malinki Ceel buur dib looga xoreyey Ugus 💯

  • @libanartan520
    @libanartan520 8 ปีที่แล้ว +13

    Ceelbuur iyo Ceeldheer ♥

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 ปีที่แล้ว +3

    Waa curad ninkii dhalay laga siiyo cuud
    Dad waa dadkii hore hadalna waa intuu yiri

  • @imabdi3043
    @imabdi3043 2 ปีที่แล้ว

    gabadh curad ah oo daganaan iyo bilic ilaahay ugu deeqay oo sagaal wiil toban ku ah oo casar walba waa curad ninkii dhalay laga siiyo cuudoo dhagaha loogu culo 🥰🥰🥰

  • @nagiibabuukar1844
    @nagiibabuukar1844 7 ปีที่แล้ว +4

    best song ever axmed cigaag ohey oh lipaax

  • @weysacade2874
    @weysacade2874 10 หลายเดือนก่อน

    Thanks, Legend Salaad your sound is very good.

  • @mahamedbarre8000
    @mahamedbarre8000 2 ปีที่แล้ว

    Ceeb maleh yartani aniga cadeeyey still listening 😫❤️

  • @jimcale43mohamed90
    @jimcale43mohamed90 7 ปีที่แล้ว +1

    waa fanan dhamaystiran heesta meelahay dhaliila kulahaydna wuu kasaxay lacaabimayo (wuxuu kibadalay lacananmayo) (qur.aanka cadeeyayna Anigaa cadeeyay)
    labadaa dhaliilodo waliba danbiya ayay heesta lahayd

  • @istahiljanu811
    @istahiljanu811 7 ปีที่แล้ว +1

    Asal Iga Dheh Heestan Amaan Ayaa Ku Dhan Nolow. Ahmed Ceegaag

  • @demarkimbodigallistube7252
    @demarkimbodigallistube7252 4 ปีที่แล้ว +1

    2020 yaa iladageysanayaa

  • @maxamuudyusuf1427
    @maxamuudyusuf1427 ปีที่แล้ว

    From tiktok

  • @najaad1
    @najaad1 13 ปีที่แล้ว

    wooow ceelbuur wa magaalo macaan oo nabad iyo doog indhaha uroon leh ilahow ha idilin ano tagin wowwoowo wowowowowoow

  • @XaawoMoha-kf6fl
    @XaawoMoha-kf6fl 8 หลายเดือนก่อน +1

    Dhul Abakar Cade 😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤

  • @BasraShariif
    @BasraShariif 10 ปีที่แล้ว +5

    Wow he's amazing

  • @_wll____
    @_wll____ 2 ปีที่แล้ว +2

    Legend axmed ceegaag

  • @axmeddahir6040
    @axmeddahir6040 5 ปีที่แล้ว +2

    woow
    waa
    hees
    wacan

  • @dahabdahabe
    @dahabdahabe 9 ปีที่แล้ว +2

    ceegaag bro u can heesa i ryl love hesahaaga makala dhcaan codka ALAH kuudaayo

  • @SoldierGirlSsc
    @SoldierGirlSsc 13 ปีที่แล้ว

    MMMMMMMMMMMMMMMMMMMMMM
    waa hees macaan Ahmed Ceegaag afkaaga caano lagu qabay indr.

  • @Shekeye-u2c
    @Shekeye-u2c 4 หลายเดือนก่อน

    Hestayda culeya ku manaqaqdo mana cararto cagta socodka kuma dheragto ciden way cirafsantahay marwalba so noqda hestan subax qamis 29.AUG 2024 11:39 AM

  • @XaawoMoha-kf6fl
    @XaawoMoha-kf6fl 8 หลายเดือนก่อน +1

    Gabar Murusade wilibo Abakar Cade ah yaa iska heli kara

  • @jriri3971
    @jriri3971 11 ปีที่แล้ว +5

    ceel Buur 4 ever

  • @CabdaleAadan-ly1sg
    @CabdaleAadan-ly1sg ปีที่แล้ว

    Hodney inder sida cadceed casarki joogtoo caadna ka sookeeyo ayad isoo hirtaa hodan

  • @cyaree
    @cyaree 12 ปีที่แล้ว

    axmed ceegaag waad ka baxsatay caadi ma tihid runtii cod waa kugu dhamaday

  • @abdiasisyusuf4784
    @abdiasisyusuf4784 2 หลายเดือนก่อน

    2024. 10,28,10.52 haben talaado ah❤❤😊

  • @turaabiofficialchannel1138
    @turaabiofficialchannel1138 4 ปีที่แล้ว +1

    Kucadaysay baaalaha intaas ayaaad khaladay sxb

  • @TheKarske
    @TheKarske 12 ปีที่แล้ว +1

    Ceelbuur song caadi ma ahan

  • @ahmedaxmedfarey1567
    @ahmedaxmedfarey1567 7 ปีที่แล้ว +1

    waa hees aad macaan

  • @wanaagbidhaanshe3685
    @wanaagbidhaanshe3685 9 ปีที่แล้ว +2

    wow this is nice song

  • @susuabdi6554
    @susuabdi6554 11 ปีที่แล้ว

    tz ceegaag fanaan jiro

  • @abdi_252
    @abdi_252 8 หลายเดือนก่อน +1

    Heestan ayado kuwa cadaan ah kufsanayan ayan arkay manta😂

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 3 ปีที่แล้ว

    Xagga Codka %25...Ogoow,Weli Salaad Derbi maad gaarin...lkn..thanks.

  • @abdirizackhussein4466
    @abdirizackhussein4466 2 ปีที่แล้ว

    Ceelbuur iyo dac❤

  • @mukhtargubta4474
    @mukhtargubta4474 11 ปีที่แล้ว +1

    amazing!!!

  • @kuqabsokuqadimaysid9139
    @kuqabsokuqadimaysid9139 7 ปีที่แล้ว +4

    Heestan mxaan beene ku shegay gabdh ayaan uqorey ayaan ku idhi anaa sameyaay ayaay habeenki sexan wayday xasuus

    • @nasrohussein3476
      @nasrohussein3476 7 ปีที่แล้ว

      Kuqabso kuqadi Maysid 😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @nuurtohassan8524
      @nuurtohassan8524 4 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ramloabdi8642
    @ramloabdi8642 8 ปีที่แล้ว +1

    masha allh axmad

  • @omarali5843
    @omarali5843 10 ปีที่แล้ว

    burcad faneed

  • @AliQaied
    @AliQaied 12 ปีที่แล้ว +1

    Waaku salaamay Safiyo walaashey cabaruud waxaa la dhahaa fruut u eg zeytuunkeena aadna u mac, waxaana makastay waana kuusoo diri karaa sawirkiisa abaayo

  • @xabiib11
    @xabiib11 13 ปีที่แล้ว

    axmed ceegaag afkaga maraq kaluun lagu qabay esh qiyasaak

  • @kaderismail4151
    @kaderismail4151 7 ปีที่แล้ว +3

    axsan
    hees

  • @ahmediiabdullahi1622
    @ahmediiabdullahi1622 7 ปีที่แล้ว

    Culeys kuma dbaqaaqdoo, manacarato, cagta socodka kuma dhererto, ciidee way cirbsataa.

  • @dhiirigalisoqoraarooda8857
    @dhiirigalisoqoraarooda8857 6 ปีที่แล้ว

    sida aan uga helay Waa curad ninkiii dhalay

  • @abdullahialta9196
    @abdullahialta9196 10 ปีที่แล้ว

    Ceegag waad soo dhoweyday heesta lakin wey qurux badneyd inaad ku xusto fananki heesta la SALAAD MAXAMED SHARRDI OO LOYAQAANO SALAAD DARBI

  • @yasinmohamed6226
    @yasinmohamed6226 12 ปีที่แล้ว +1

    i like this hees

  • @nafisagacal9748
    @nafisagacal9748 12 ปีที่แล้ว

    ma sha allaah hees aad ayey u macan tahay lkn cabaruud waa maxaay ?

  • @Cartan7
    @Cartan7 5 ปีที่แล้ว

    Somali Waqooyi ku dhashay hal-abuur alifay heesta cali-gaab diiRiye
    waxa uu xubin ka ahaa ciidan xoogga dalka somali 1964 - ....?

  • @sahalabdul3934
    @sahalabdul3934 4 ปีที่แล้ว

    Kaafi sahal

  • @yasinmohamed6226
    @yasinmohamed6226 12 ปีที่แล้ว

    Ya Salaam axsan hees

  • @axmeddahir6040
    @axmeddahir6040 5 ปีที่แล้ว

    waa
    wah
    bari
    samaad

  • @ayanmohamed134
    @ayanmohamed134 6 ปีที่แล้ว +1

    2019 yaa dhageeysanayo

  • @abdullahialta9196
    @abdullahialta9196 8 ปีที่แล้ว +9

    heestan cali gaab ayaa sameyay qeybta ceeb male yartaniyo oo gabadha tilmameysane salad darbi ayaa ku darsaday oo heesta kuluqeeya heestan salad gabar ayuu uqaday marki dambane laga aroosay lakin dib ayuu ka helay gabadhi wuune gursaday hestan iyo kiwa badan ayu uqaday sida beeni rad male ima ogide waxaan ahay sda marwa dumaro marka daska leh hesta celbur abdi qeys ayaa sameyay cadi iska dhika cali gab ayaa sameyay qeybta celbuurne salad darbi ayaa ku darsaday

    • @abdulljama4591
      @abdulljama4591 7 ปีที่แล้ว

      abdullahi alta been raad ma leh iyo ima ogide waxan ahay sangub baa sameyey sangub sida wiilkisi kle bu udhaqalayn jiray

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 7 ปีที่แล้ว

      abdullahi alta Waa sidaad u sheegtay ..waxaa halabuuray Cali Gaab..Abwaanka allifay riwaayadda IF IYO AAKHIRO...inta aad sheegtayna Salaad baa ku daray..bilawga heeska WALOW AAN CAREYSNAHAY ............

    • @updyrahmanchama4693
      @updyrahmanchama4693 7 ปีที่แล้ว

      abdullahi alta runtii sheekadan oo kale way ihaysa lakin waala guursaday malagayaba inan dib kahelo

    • @lovelypretty6808
      @lovelypretty6808 6 ปีที่แล้ว

      Ali Diriye Ali gaab

  • @dhoolali7869
    @dhoolali7869 6 ปีที่แล้ว

    Ala dofaarsanaa ninkan nin nool hesihiisa ayuu qaadaya

  • @hassanabdillahi6654
    @hassanabdillahi6654 9 ปีที่แล้ว

    ciyaal xaafo heestan waxaa sameyay abwaankii waynaa ee abdi qays qisadyna waxay ahayd soo ogaada

  • @younggunner4500
    @younggunner4500 8 ปีที่แล้ว

    one of the best

  • @naciimocumarmuse740
    @naciimocumarmuse740 3 ปีที่แล้ว +1

    1 CAFARAMXARO
    2CAFARAMXARO
    3AMXARO
    4AMXARO
    5 CHINA
    6 CHINE
    LIX

  • @salmaanwadani3794
    @salmaanwadani3794 12 ปีที่แล้ว

    caadi mahan heestan wan ku haasta al fanaan intuu ku dhuumanyay ceegoow halkaa ka siiwad ceel buur ku yaale ceenkiisa leedahay ooh hee lol

  • @abubakarsadiiq6179
    @abubakarsadiiq6179 7 ปีที่แล้ว

    Xasus wlhi hees marhoro iigu dambeysy

  • @saadaqshardiqataroz3810
    @saadaqshardiqataroz3810 8 ปีที่แล้ว

    ala ya cisak yaqee ceelbuur

  • @izmailjirde4118
    @izmailjirde4118 6 ปีที่แล้ว

    Waaa curad ninki dhala laga siiyo cuudo

  • @suhaybqadha4089
    @suhaybqadha4089 ปีที่แล้ว

    2024 now🎉❤

  • @loveablesafiyo5886
    @loveablesafiyo5886 4 ปีที่แล้ว

    I love u Mohamed Bihi

  • @saidadam1970
    @saidadam1970 7 ปีที่แล้ว

    top music🎶🎧

  • @izmailjirde4118
    @izmailjirde4118 6 ปีที่แล้ว

    Ceel buur ku yalay
    Caynkiisa leedahay

  • @saasmi33
    @saasmi33 12 ปีที่แล้ว

    esh.................. ohey ohhh

  • @naciimocumarmuse740
    @naciimocumarmuse740 3 ปีที่แล้ว +1

    CAASHOASLIYEY

  • @loveablesafiyo5886
    @loveablesafiyo5886 4 ปีที่แล้ว

    LoveableSafiya

  • @hanaahassan9019
    @hanaahassan9019 12 ปีที่แล้ว

    i like this song

  • @mbeenoit713
    @mbeenoit713 6 ปีที่แล้ว

    Ofaaaa caleeeeeeek

  • @qalbinuuracade6712
    @qalbinuuracade6712 12 ปีที่แล้ว

    ceelbuur kuyaalo

  • @miharbiafelay2084
    @miharbiafelay2084 12 ปีที่แล้ว

    good sing

  • @dhiirigalisoqoraarooda8857
    @dhiirigalisoqoraarooda8857 6 ปีที่แล้ว

    shidan tahay xaqiiq

  • @fatushfilsanfarah6132
    @fatushfilsanfarah6132 6 ปีที่แล้ว +1

    😍😍😍😍

  • @MrCaamir123
    @MrCaamir123 13 ปีที่แล้ว

    cod tayo leh ahmed cegaag

  • @medhassanamoud6315
    @medhassanamoud6315 6 ปีที่แล้ว

    ceel buur

  • @Samiira87
    @Samiira87 11 ปีที่แล้ว +2

    walaal anigu waxaan u aqaan cambaruud cananaaska= pineapple ee somalia daasadaha lagu keeni jiray isagoo googo'an oo balbalaadhan kaasay dadku odhan jireen cambaruud.lakin garan maayo gobolada koonfur ama dhexe waxa loo yaqaan.

  • @axmedcali8645
    @axmedcali8645 6 ปีที่แล้ว

    Canbaruur bislaaday maxaa waayo??

  • @khalidxusen2251
    @khalidxusen2251 ปีที่แล้ว

    Baan

  • @mohamedabdullahi4652
    @mohamedabdullahi4652 4 ปีที่แล้ว

    Heesta hadaadan gaarsiin karin halkow gaarsiiyay fanaankii qaaday layskuma ceebeeyo bal eeg ninkaan dhibka haysta

  • @dahircalasow9630
    @dahircalasow9630 7 ปีที่แล้ว

    Alasow

  • @naciimocumarmuse740
    @naciimocumarmuse740 3 ปีที่แล้ว +1

    30

  • @MrMagicheart
    @MrMagicheart 12 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkkkkk xariif aniga cadeey ayu kubadalay quraankaa cadeey hahahahahahahah waa kabaxsatay

  • @loveablesafiyo5886
    @loveablesafiyo5886 4 ปีที่แล้ว

    💕💕💕💕💕💕💕😁😁😁😁

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami 3 ปีที่แล้ว

    *On𝗲 𝗼𝗳 𝗺𝘆 𝗳𝗮𝘃𝗼𝘂𝗿𝗮𝘁𝗲 𝘀𝗼𝗻𝗴❣️*

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 7 หลายเดือนก่อน +2

    viking*❤(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.

  • @jimcale43mohamed90
    @jimcale43mohamed90 7 ปีที่แล้ว +9

    waa fanan dhamaystiran heesta meelahay dhaliila kulahaydna wuu kasaxay lacaabimayo (wuxuu kibadalay lacananmayo) (qur.aanka cadeeyayna Anigaa cadeeyay)
    labadaa dhaliilodo waliba danbiya ayay heesta lahayd