ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Alla waqtigu cajiibsana 4illaa3 sanl kahor waxan dhagesan jiray anigo dareen ahaan aad itaabanaysa heesta lakin galabta jawi ban isaga qaadanaya iyo xasuuso ❤
28/7/2022🥺Waqtigu wacnaayaaa 2012-2013-2014 mahubo sanadkuu ahaa balse waxaan hubaa inuu ahaa waqti aanan ka fakari jirin aduunyo oo dhan wax barasho shaqo nolol iyo future no stress 🥺 balse maanta fakar aduun iyo mid aakhiraba waa na horyaalaa ilooohow qalbiyadeeena daalaco oo sidaan rabno wax walba nooga dhig❤🥺
Waqtiga dheeraadoo maalmaha iyo waayaha is badaley 🤕😗
Heestan hees way dhafty another level ahmed cegaag xligana waa /25/5/2024) oo ay tahay malin sabti ila dhagayso heestan aadka u macaan ahlan yaa marqaan io jawi dagan ❤❤ hadaa iga danbayso like isaar mahadsanid)
❤❤❤❤❤
Waxan dhagesanaya Haben jimce ah tariqdu tahay 26/4/2024 time 2:05AM😢
Alla maxay xasuus igu leedahy heestan😢
Wuu,khalday,heestaa
Alla maxan xasus galay😭inkaston wayadan wajigaga imano
Adeer Axmed Gacayte coodkiisa uma dhawidide fananada kale aad ninkaas heesta ama erayga waa ku jeesteeyaa marka ui leeyahay erayga
Hees iyo badh iga dhee
Marwalbo aan xasuus rabo heestan ayan dhagesta si ann dib iku so xasuusto waqtikii lasomaray🙄
Ala heestaan xasuus badan ayey igalisay sory
K
Alla waqtigu cajiibsana 4illaa3 sanl kahor waxan dhagesan jiray anigo dareen ahaan aad itaabanaysa heesta lakin galabta jawi ban isaga qaadanaya iyo xasuuso ❤
28/7/2022🥺
Waqtigu wacnaayaaa 2012-2013-2014 mahubo sanadkuu ahaa balse waxaan hubaa inuu ahaa waqti aanan ka fakari jirin aduunyo oo dhan wax barasho shaqo nolol iyo future no stress 🥺 balse maanta fakar aduun iyo mid aakhiraba waa na horyaalaa ilooohow qalbiyadeeena daalaco oo sidaan rabno wax walba nooga dhig❤🥺