Khilaafkii Cigaal iyo Cabdillaahi Oomaar | Taxanaha Buugga Ambasador Cawil | Qisooyin layaab leh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
  • #Qaamuus_TV #Xogaha_Qarsoon
    Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida
    ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks

ความคิดเห็น • 10

  • @abdirisaaqomar153
    @abdirisaaqomar153 ปีที่แล้ว +2

    aad ayaan kuu salaamayaa saxafi qaamuus sida hufan ee habaysan ee aad noolo wadaagto xogaha caalamka iyo buugaagta la qoray Allah mahad lehh c--------q

  • @yuunisbarbaar6917
    @yuunisbarbaar6917 ปีที่แล้ว +2

    Siyaad bare nin gob ah inuu ahaa buugan ayaa cadeynaaya hortiisna aysan dowlad jirin.

  • @mohamedalit168
    @mohamedalit168 5 หลายเดือนก่อน

    Waa tuug cawil been badan natco maxamud abdi carale cali warsame kuuli bu aha

  • @kingmohamedainabo9216
    @kingmohamedainabo9216 ปีที่แล้ว

    Cigaal nin waxaa i baahanba ma ahayn waa siyaasigii tijaarkii 1aad ee wakhtigaasi dhalay fake news😊

  • @shabcaancabdi5557
    @shabcaancabdi5557 ปีที่แล้ว

    🆗️🆗️🆗️🆗️🆗️

  • @AbdiRoble-mu6cz
    @AbdiRoble-mu6cz 9 หลายเดือนก่อน

    Waa been waxa la isku qabtay lacag ma ahayn, Cigaalna nin lacag daneeyaba ma ahayn. Siyaasad baa la iskaga hor yimi markii Cigaal mucaarad noqday

  • @omarabdo6643
    @omarabdo6643 ปีที่แล้ว

    Bookgaa intee ka heli karaa

  • @dahiryareali7678
    @dahiryareali7678 ปีที่แล้ว +1

    QAMUUSOW HADDII AA
    N SU,AAL KU WEYDIYO
    Ma waxaad iga dhaadhicin rabtaa ! 1951dii ka hore SOOMAALIYA iyo soomaliland way kala ahaayeen miyaad iga dhaadhicin rabtaa !

    • @ahmeddirie1923
      @ahmeddirie1923 ปีที่แล้ว

      Oo maxaa isugu jirey ? Bal sheeg .