Alaarmiga Ayeey Tabaatey

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.ค. 2024
  • Maxaa xalkeyga ah markii hooyo eey furto albaabka eeyna alarmigii daarto?
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 16

  • @user-mb5cv1lz3k
    @user-mb5cv1lz3k 9 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah fadumo illahay hooyo kuu xafido sida aad u haysato hooyadaa janadii ayaad haysataa

  • @zahraabdullahi3294
    @zahraabdullahi3294 9 วันที่ผ่านมา +2

    Asc abaayo fartuun ilaahay ha ku xifdiyo adigiyo ubdkaaga iyo hooyaba waan jecelahay qofka waalidkii u roon ilaahay jano ha ku siiyo annigaa yeed ku dhashay masha Allah hooyo yeed bay ka soo guurtay ilaahay cafimaad ha siiyo adigana rabbi ducada aan kuu ducaynana allah kuu aqabalo walaal qaali

  • @magoolomar1424
    @magoolomar1424 9 วันที่ผ่านมา +2

    Masha allah sis you're a brave sister, may allah SWT protect you.

  • @ubahfarah3135
    @ubahfarah3135 9 วันที่ผ่านมา +2

    Manshaa Allah abayo you did good job

  • @hodanabdi6395
    @hodanabdi6395 7 วันที่ผ่านมา +1

    Bon courage ma soeur moi je garde ma mere je connais bien le malade la tete il marche 4anset 10 ans au lit je dormir bien 14 ans je perdu 30/42024 dieu donne son paradis ce pas facile

  • @zainabibrahim4123
    @zainabibrahim4123 7 วันที่ผ่านมา +1

    Mansha allah sister ❤

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 8 วันที่ผ่านมา +2

    Walaal waan ku fahmayaa anigaba hooyo ayaan haayey taxatirka badi dariishadaha iska ilaali iyo gaaska waa shaqo culus❤❤❤

    • @fartumokusow345
      @fartumokusow345  8 วันที่ผ่านมา +1

      Waa runtaa, lakiin hooyo ma socoto hada

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 9 วันที่ผ่านมา +1

    Mama arin fiican sameysay balse aniga labo wax baan ku oran lahaa 1-alarm system ka iska off ka dhiga ka bixi guriga waayo maalin walba hooyo albaabka taabato way imanayaan fireman ka iyo ambulance ka marka mar walba lacag baa lagugu charge gareynaa saana xal ma ahan mida labaad waxad sameysaa albabada guriga hadaad leedahay badal ama aad rent ugu jirto u sheeg kuwa guryaha qufulo waa weyn soo gado mar walba guriga ku xir shaqo kale ha yeelan aan caruurta ka ahayn hadii kale wadankan ka wada guura qof aad u weyn oo waliba xasuusta ku yar tahay uma fiicna wadankii iska daga halkaas waxa laga yabaa inay ku caafimaado cunto caano fresh ah cabto dadkeeda la sheekeysato allaha kuu caafiyo hooyo

  • @fartumokusow345
    @fartumokusow345  9 วันที่ผ่านมา

    Hada hooyo ma socoto