ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Hooyo Cuntadii Ayeey Diidey

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ค. 2024
  • Sideen u xaliyey markii hooyo eey qadadii cuni weydey.

ความคิดเห็น • 15

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 หลายเดือนก่อน +2

    ANIGA😢😢 RAYIGAYGA CAL KAMIRA U FUR INTA AAD LAHADLEYSID KAMIRADA U FUR , ILLAHAY HACAAFIYO HOOYO MACAN INSHA ALLAH 😢 ANI AAD AYAN HOYADAY U JECLEY ILLAHAY NAXARIIS TIISA HASIIYO ADUUN AND AAQIRO😢 INSHA ALLAH

  • @zahraibrahim3429
    @zahraibrahim3429 หลายเดือนก่อน +2

    Vous ëtes formidable machaallah

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahay hakuu caafiyo hooyo

  • @luckyA12333
    @luckyA12333 หลายเดือนก่อน +2

    Rabi caafimad buuxo ha siiyo Hooyo❤ Adigana kheyr badan ha kula kulmiyo abaayo mcn❤

  • @ju4965
    @ju4965 หลายเดือนก่อน +2

    abaayo macaanto ilaahay hooyo macaan hakuu caafiyo

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 หลายเดือนก่อน +1

    Walal hooyo intad ka aadeysid maad ayada u shaqeysid hadii dowladu bixineyso sida anga usa dadka waaweyn waa loo shaqeeyaa waliba hooyadaa waxay u baahan tahay waqti badn oo la haayo lala sheekeysto cubtadeeda la badalo lifestyle keeda vitiminadeda la siiyo kala nooc ah la socodsiiyo Please tas baan kugula talinaa 3 saac iyo 4 saac kuma fila qof kale uu haayo ee hadii dowladu bixineyso hrs badan oo la haayo u fariiso adigu allaah ha caafiyo

    • @fartumokusow345
      @fartumokusow345  หลายเดือนก่อน +1

      Dowlad lacag ima siiso anigaa u shaqeysta oo hooyadeeyna masruufkeedi anigaa bixiyo.

  • @Ayyaan1986
    @Ayyaan1986 หลายเดือนก่อน +2

    My mother has Alzheimer's, it's very challenging.she Has all those signs that you mentioned in your other video. Saaka waxey itiri adigu ma hooyadeey ba tahay miisee walashay, markaan iiri hooyadeey ba tahay waxey tiri siidee hoyada ku noqonkara adiiga ba igaa weynee kkk.

    • @fartumokusow345
      @fartumokusow345  หลายเดือนก่อน +1

      Waa Sidaas. I am sorry to hear this 😊

    • @fartumokusow345
      @fartumokusow345  หลายเดือนก่อน +1

      Do you want to tell your story in my podcast