ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Hooyo Cidlo YaaaLooga Tegey

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ค. 2024
  • Maxaa dhacay markii gabadhii aan Hooyo uga tegey eey cidlada u tagtey mazaa dhacay?

ความคิดเห็น • 11

  • @aragsanuj
    @aragsanuj หลายเดือนก่อน +2

    Fartumo kusow habo 1 minute that she is been alone can be result of tragedy let alone 40 minutes. Next person make sure they understand she isn’t capable to be lone and that is way they here Alxamdulilaah she is safe now and thanks for the habaryar who informed you.

  • @ju4965
    @ju4965 หลายเดือนก่อน +1

    abaayo ilaahay ha kuu kaal meeyo

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420 หลายเดือนก่อน +1

    Illaah swt hooyo ha caafiyo laakiin wadankaan aanjoogo hadii waalidka ama ilmahaga ama odaygaaga ey xaalad galaan shaqada waa lagaa joojinaa dowladaana ku masruufeyso meeshaad joogto kama jirto miyaa¿mey shaqada kaa joojiyaan si aad hooyo u caawiso

    • @fartumokusow345
      @fartumokusow345  หลายเดือนก่อน +1

      Aniga ma ogi wadanka aad joogtid, Lakiin Canada hadii aad shaqo heysatid qof ku masaruufaayo ma jiro.

    • @user-pw3hm8wh8c
      @user-pw3hm8wh8c หลายเดือนก่อน +1

      Wll allh ha kuu. Kaalmeeyo dhibkas anagana hooyaday bay haysataa mudo 5 sano ah waa imtixaan aduunyo😢

    • @fartumokusow345
      @fartumokusow345  หลายเดือนก่อน

      ⁠Ilaahey ha caafiyo

    • @user-pw3hm8wh8c
      @user-pw3hm8wh8c หลายเดือนก่อน

      @@fartumokusow345 allhuma aamiin dhamant intii islame buktaba
      wllo tolaw xanunkani wax daawaa uu leeyahay ma jirtaa aniga hooyaday
      India ayaanu gaynay daawadii ay so siiyeen waxa ba umaytarin wayba uga dartay

  • @anbiyoaxmad8466
    @anbiyoaxmad8466 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo laha fudeeyo hadal kagu khib rada ayaan ka helay hooyo day ba ayaa xal ka kujita ilahoo cafi

    • @fartumokusow345
      @fartumokusow345  หลายเดือนก่อน +1

      Amiin. Hooyadaa sheekadaadi ma ii Sheegow kartaa