ilhaan 30 kadib ayay radinayaa hooyo iyo aabe Faransis ayaa soo koriyay waxana qabo hada..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 160

  • @Barbarisooy-hooyo
    @Barbarisooy-hooyo 2 หลายเดือนก่อน +42

    Walee Somali wax baa helay ilaahoow nabad waarta nasii faqrigana naga Saar 🤲Ameen

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 2 หลายเดือนก่อน +2

      Aloow nabad waarta iyo nolol wanaagsan iyo dowladnimo iyo isku kalsoonaan iyo isku tashi intabada alowsii qabiil kuqaraabte iyo labaatanka calan allow naga qabo iyo kuwa wataba Aamiin yaa Rabi

    • @maryanyarow3327
      @maryanyarow3327 2 หลายเดือนก่อน +1

      Alaahuma Amiin

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 หลายเดือนก่อน

      Alaahuma amiin ameey Orromo tahay???

    • @syusuf9063
      @syusuf9063 2 หลายเดือนก่อน +1

      AAMIN AAMIN YAA RABI

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 2 หลายเดือนก่อน

      Dhaqan xumana waa jirtaa ilmo sharci daro ku dhashay oo la tuuro ayaa badan

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 หลายเดือนก่อน +13

    Ilaahay ha u sahal Ilhan hooyadeed iyo familkeeda dhamaan, bi idni laah kariim. 😢😢😢😢🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Rahmah-Mercy
    @Rahmah-Mercy 2 หลายเดือนก่อน +7

    Qalbigaa i xanuuna markan arko ilmo waalidkood raadinaayo Team ilintir bilaahi caleykum caruurta SOS iyo agoonta afgooye iyagana hala cawiyo idinkoo mahadsan..team Ilintir jzkl

  • @Zahra-k5u3n
    @Zahra-k5u3n 2 หลายเดือนก่อน +7

    Walahi caloosha ihurtey waana ooye illaahowusahah waalidkeeda inta kalamaqana illaahow iskusahal wiilkaa qabana illaahow walaal waalid Allah oogadhigo allaahuma aamiin

  • @ashawooo
    @ashawooo 2 หลายเดือนก่อน +2

    ilahan ha ku sahalo Hooyo macan rabi ha ku soo ifatimaya inshallaha faraxda waye ku dabesa mamma

  • @Onlineintrovert
    @Onlineintrovert 2 หลายเดือนก่อน +9

    I stand with you Ilhan. I shared this video with the older people I know. May Allah reunite you with your hooyo. 😢

  • @Kulbiyoow114
    @Kulbiyoow114 2 หลายเดือนก่อน +5

    Waalidkeeda inay hesho ayaan Allah swt ugu rajaynaynaa oo ayadoo faraxsan markale halkan aan ka daawano

  • @user-ik2wh1uz2b
    @user-ik2wh1uz2b 2 หลายเดือนก่อน +2

    rabiyoow u sahal waridkeed sifudud amiin yarabi

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 2 หลายเดือนก่อน +3

    Alle ha ku so dhaweeyo hooyadaa Macaan iyo aabaha insh allaah

  • @DeeqoCusmaan-h4f
    @DeeqoCusmaan-h4f 2 หลายเดือนก่อน +12

    Cabdi casis insha allah mustaqbal wanagsan cilman nafican warisqan theyyiban wacamalan mutaqabalan

  • @sahraisse2676
    @sahraisse2676 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahay ha usoo dhoweeyo
    Hooyadeed iyo aabaheedba

  • @celimataan4923
    @celimataan4923 2 หลายเดือนก่อน +2

    ALLE HAKU SAHLO HOOYADAA IYO AABAHAA IYO EHELKAAGA OO DHAN AYAGA OO NABAD QABA AAMIN AAMIN AAMIN

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walahi xanuun waye maskiin ilaha muslin kadhigay alxmd waa is asturtay maskin hooyo maleh aba kasiidaran qeer alaha ku xafido

  • @hawosheik3670
    @hawosheik3670 2 หลายเดือนก่อน +3

    Allaw u sahal hooyadeed
    C/xasiis adigana ajar iyo xasanaad Allaha ku siiyo

  • @siradasheekh2945
    @siradasheekh2945 2 หลายเดือนก่อน +4

    Allaha u soo sahlo wa gabarfiican o fariida

  • @fartuunabdullahi8027
    @fartuunabdullahi8027 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ilahay ha kù sahlo abyo ilhaan wad helin insha Allah

  • @maslah345
    @maslah345 2 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAHA USAHLO HOOYADED IYO ABAHED OO NABAD QABAAN

  • @shukriali3911
    @shukriali3911 2 หลายเดือนก่อน +6

    ASC Abdiaziz Alle waxaan kaaga baryey in aad Liibanto Addun iyo Aqiro Cimri Dheer Cafimaad Cibaado Suuban Alle kugu Irzaaqo Allahayow iga Aqbal Ducadaan Qalbigan ka Qashuucay Indhaahan ka Ilmeeyey Ilaahow itus Ilhaa o heshay dadkedi InshaAllah

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaheyow kuso sahal hooyada iyo ehelkaga dhaman ya rabi wax ladhalay ficana adigo katagay yarantodibay hadana kuradinayan allahuakbar

  • @KamilaAliMilgo
    @KamilaAliMilgo 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ajiir allaha kaa siiyo

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ellahay hakuu sahlo walaale

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allah ha ku sahlo hooyo macaan

  • @mounahersi2254
    @mounahersi2254 2 หลายเดือนก่อน +6

    Salaan from 🇩🇯
    What the difference between somalida (djibouti) iyo somalida somalia
    Laysh baad utidhi waa somaliyaad ee maha djiboutian😮😮😮
    Illintiir is for 5ta somaliyayd soo maha

    • @haldhaa2420
      @haldhaa2420 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waa isku mid walaalo lkn wuxuu ula jeeda Somalia baa laga keenay oy kudhalatay saas baan ufahmay

    • @Dr_Jama
      @Dr_Jama 2 หลายเดือนก่อน

      Ethnicity waa Somali dadka Jbouti degan 90 percent. Lkn nationality waa Djiboutian.

    • @abdirizakmohamud2706
      @abdirizakmohamud2706 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waxaa U fahmay Maadama Mamada la radinayo Mesha laga radinaya ay tahay Qof ku dhashay Somaliya oo la dhaho khadra sidaas baa lagu radinaya way Oo Waxa laga yabaa in la iş weydiyo heblayo oo Somaliya ku dhalatay oo aaday Djabuti xiligaas way so dhowanaysaa bafintu .

    • @AminaD-d5t
      @AminaD-d5t 9 วันที่ผ่านมา

      Sax wll! Sidas ban aniguba u fahmey. ​@@abdirizakmohamud2706

  • @aminadaud7256
    @aminadaud7256 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ilaahoow u sahal hooyadeed

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 2 หลายเดือนก่อน +2

    🤲ishaa allaah waad heli ilhaaney

  • @ilmo1234
    @ilmo1234 2 หลายเดือนก่อน +3

    Cabdicaziis ha ubixin waxa la sheeg sheego wax qabadkaada waa wax muuqda lagana wada marqaati yahay guuleyso dadka kuu bahan aad wax u qabaneyso waa kuu marqaati dadka kula socdana waa kaaga abaal hayaan xanuunada iyo uurku taalada aad maalin walbo lakulmeyso allaah hakuu saqiro aamiin

  • @hashimabdi8366
    @hashimabdi8366 2 หลายเดือนก่อน

    Maansha alaah habo ilaahaye ha Soo sahlo

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 หลายเดือนก่อน +1

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 jizaaka Allah kheyr walaalkey Abdiaziz Really ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm 2 หลายเดือนก่อน

    Alaha kuu sahlo waalidkaa Aamiin

  • @fartunkhalif2037
    @fartunkhalif2037 2 หลายเดือนก่อน

    Walaahi shaqo fican baa u haaysa umada Somaaliyed❤

  • @AsliJama-v4n
    @AsliJama-v4n 2 หลายเดือนก่อน +2

    Walaalaha reer Jabuutu waa soomaali Allaah ha xafido idanka Alle Amiin Amiin Amiin

    • @hassansaid5472
      @hassansaid5472 2 หลายเดือนก่อน +1

      Réer jabuti wa somali asal dhalad ah . somalinimada jecel . ciise une lakaahela qof 3 disa magac kisa , abihi iyo awowki ay yihin magac somaliyed

  • @ruunfarah6919
    @ruunfarah6919 หลายเดือนก่อน

    Janadi firdows allaha kugeyo abdicaziz

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid shaqo la qabto kuwa ugu wanagsan ayaad haysaa

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha u sahlo waqlidkeed❤❤❤

  • @sadam1318
    @sadam1318 2 หลายเดือนก่อน +1

    ilahay ha u sahlo in shaa allah

  • @ayuushdaymoddiamond9218
    @ayuushdaymoddiamond9218 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allaha usahlo walidiin teeda inshalah

  • @ammat-t5m
    @ammat-t5m 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alaha u sahlo gabadhaan hooyadeed si deg deg ah walaahu mustacaan

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha u saqiro hooyadeed Allaahuma aamiin😊

  • @asadabdulahi1257
    @asadabdulahi1257 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mudane Abdirizak - Reer Jabuti qaarkood isir ahaan waa Somali - laakiin siyasad ahaan waa waddanka gooni ka ah Somalia

    • @ghazalihussein7990
      @ghazalihussein7990 2 หลายเดือนก่อน +1

      Qaarkood ma ah 100/95 waa soomaali ku abtirsada qabiiloyinka soomaaliyeed,

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 2 หลายเดือนก่อน +4

    Cabdicasiis walaal shaqo fiican u haya umadda Soomaaliyeed watching from Toronto, Canada 🇨🇦

  • @sumayya-2176
    @sumayya-2176 2 หลายเดือนก่อน +1

    I am alex and maram mother my name is muna , i appricate you
    You will see your mother and you get her. Elham you get my sons thank u'r sport inshalah you will get your mother and family good luck my sister ❤️

  • @FaisalMohamud-x9p
    @FaisalMohamud-x9p 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay hakuu sahlo waa gabar
    Fiican oo diinka muuqato alow kuu
    Sahal war la raadiya

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 2 หลายเดือนก่อน

    Maasha alaah cabdicasiis Reyal ilaah ajir iyo xasanaad aan dhamaanin hakaasiiyo bulshada howsha, aad u heeyso waayo qoto dheer tahay wariye ilintere cabdicasiis Reyal wax badan baan kuu duceeya markaan arko sida daacadaa,, ah ood umadaan dhibku heysto ugu adeego soomaali hadaan imaado laasim waan kusoo raadin insha alaah guuuuul aaan go, 8n baana kuu rajeyn iyo janadii ferdoowso aamin yaarabi asc

  • @sadiyaiman7531
    @sadiyaiman7531 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabi 🤲🏽🤲🏽

  • @foozia426
    @foozia426 2 หลายเดือนก่อน

    Ax ilahay hakuu soo fududeeyo hoyadaa insha allaah

  • @hanishire-t2z
    @hanishire-t2z 2 หลายเดือนก่อน

    Allha u sahlo hooyo 😢😢

  • @RuqiyoAxmed-p9g
    @RuqiyoAxmed-p9g 2 หลายเดือนก่อน

    Guuleyso riyali

  • @mustafemaxamed3997
    @mustafemaxamed3997 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow usoodhawee haday noo shahy ama cidgaranaysaa jirto

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 2 หลายเดือนก่อน +3

    Meelkasta laguu dhoofinaa ilmahada katak ayaa la iyi lagama yaabo in aan gabdhaheyga katago ayaan dhahay illaa aan isla soo baxney Waxaan umaleyey ilmahaan laga tagaayo ameey gabdhuhu si qalad ah u dhaleen oo ceeb ka cararaayeen illaahaa og lakin sidee hooyo ilmaheeda uga taktaa💔💔💔🤦🏽‍♀️🤦🏽‍♀️

  • @Android-xu9de
    @Android-xu9de 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xanun waaye llaahow usahal

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 หลายเดือนก่อน +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @HalimaAliMohammed-x1t
    @HalimaAliMohammed-x1t 2 หลายเดือนก่อน

    Asc Habo mcn alle ha ku sahlo hooyo mcn🤲❤️

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 2 หลายเดือนก่อน +3

    Allah u sahlo wa lidinteda

  • @maryammohamed-kp7gf
    @maryammohamed-kp7gf 2 หลายเดือนก่อน +1

    Oo so jabuti yanku somali ma ahan, maxay thy inaanay ahayn jabutiyaan.
    Allah ha uso fudeediyo helitaanka qoydkeeda❤

    • @haldhaa2420
      @haldhaa2420 2 หลายเดือนก่อน

      Somali wey yihiin reer DJIBOUTI 🇩🇯 lkn waxaa lagu yiri gabadha ayaa Somalia kudhalatay oo laga keenay marka waxaa macquul ah iney Somalia kaso jeedo

    • @HakimMagid-o4c
      @HakimMagid-o4c 2 หลายเดือนก่อน

      Haa uu khaldamay abdiaziz wayo Djibouti wa dad ka yimiy Éthiopie yaa iyo somaliya ayunba ku tarmay Djibouti an ku fahan siyo ma jiro 4generation oo ku dhashay wixi 1990ki kaa horeyay hadi an ku dhsay abahay kumu dhalan hadi abahay uu ku dhashay abihi kumu dhalan marka Djibouti wa sida usa oo kale wa mel lawada yimiy sas ula socda

    • @HakimMagid-o4c
      @HakimMagid-o4c 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@haldhaa2420rer Djibouti odhan asal ahan somaliya iyo Éthiopie yaa ayey kaso jedan Éthiopie yaa somalida iyo all qabilada kale ee somali daga way daganyihin konfur ila waqoyi oo waqtiyada xagaga waxa ay uso xagabaxan nin walba halku kaso jeday somalida Éthiopie tagan diridhaba shinile jigjiga somalida kalena hargaisa borama gabilay arabsiyo burco lascanod garowe ila mougdisho way tagan oo awowyashid iyo ayeyokod ayey uu tagan wlh bentay maha walalo marka waxa sas kugu kala saray marabo inan qabil magicisa shego wayo wa necbahay

  • @Faysal-v5y
    @Faysal-v5y หลายเดือนก่อน

    Aamiin
    Allahayow dhaanteen

  • @dalkayaaiskale7692
    @dalkayaaiskale7692 2 หลายเดือนก่อน

    Magaca iyo ina ayaada ay sheegtay waxa la dhaha gbdh hbo i ah lkn waa ina iyada so waraysata lkn ma sheegin hooyaded meeshe ka so jedo isug ana so radinaye

  • @nuraegal4395
    @nuraegal4395 2 หลายเดือนก่อน +1

    Yaryan yar hada kahor waxan ku arkay media meel ay hayd garan maayo ilaahoow aduunkan adaa keenaye xafid kolay haayadu wayba yarad markay dhashay yartan allaha u sahlo muaardkeeda meeshii khayrku ugu jiro

  • @MARTALGEMINIG
    @MARTALGEMINIG 2 หลายเดือนก่อน +9

    Ok.ish.alaa

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 2 หลายเดือนก่อน

    Wcs ilaahey dadkeedii ha u sahlo aamiin

  • @mahadasaidyusuf4169
    @mahadasaidyusuf4169 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey ha u soo sahlo.

  • @MowlidBashir-o3b
    @MowlidBashir-o3b 2 หลายเดือนก่อน +2

    😢allaah hawsahlo

  • @sacdiyomaxamud3990
    @sacdiyomaxamud3990 2 หลายเดือนก่อน +1

    Gabar yar oo ay dhashay mxy uga tagtay wax walba oo ay tahay meey ku heesato allaha usahlo hooyadeed

  • @kaahokader4664
    @kaahokader4664 2 หลายเดือนก่อน

    Habo farax nagula soonoqo hooyo alaha kuusahlo

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 2 หลายเดือนก่อน

    Ilahay hausodhoweyo Amin

  • @FartuunAbdullahi-o4h
    @FartuunAbdullahi-o4h 2 หลายเดือนก่อน

    Asc qeyr badan Allah ku siyo Cabdicasiis inta kal maqan Allah isku Sahlo Ilhaan Allah u Sahlo walidkeeda

  • @AbukarAmin
    @AbukarAmin 2 หลายเดือนก่อน

    Allaah ha u sahlo hooyadeed

  • @11naa44
    @11naa44 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alle hau fududeeyo 😢😢😢

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 2 หลายเดือนก่อน

    XARUMAHA CARUURAHA LADHIGO EE JABUUTI KU YAALA , HOYOYINKA UBADKA KERNA JABUTIYAAN OO QUDHA MAAHA!! SOMALIYA iyo Ethiopia QAYBAHEDA KALA DUWAN AYAA LAGA KEENAA! (RABBI) haw sahlo HOOYADEED(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🤲

  • @ahmedcade6804
    @ahmedcade6804 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha ha usahlo ducada ayankuugu kalmeyneyna allow kusahal

  • @mohamdibrahim5889
    @mohamdibrahim5889 2 หลายเดือนก่อน

    Alah husoodhaweeyo
    AAAAmIIN

  • @kayserimedia
    @kayserimedia 2 หลายเดือนก่อน

    Allah u sahlo walaashaa

  • @mulkimahamed-ht4gu
    @mulkimahamed-ht4gu 2 หลายเดือนก่อน

    ilahayoow usoo dhawee

  • @lailaomar9267
    @lailaomar9267 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha u sahlo InshaAllaah

  • @SamiiroSaciidaxmed
    @SamiiroSaciidaxmed 2 หลายเดือนก่อน

    Alloow Usahal

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 2 หลายเดือนก่อน

    Carur badan basida lo qatay wa dad inkaran ano 12 jira ayan racay diyarad Air France Djibouti to Jedda Saudi Arabia 🇸🇦 waxan aragnay carur malmo dhalan o dad cadana watan waxna qayb ka ah dawlada Djibouti e ogolatay in carur 🇸🇴 lasiyo shisheye an ku din iyo midab iyo dhaqan midna la wadagin

  • @DeeqoCusmaan-h4f
    @DeeqoCusmaan-h4f 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahow usahel insha allah

  • @ademzh
    @ademzh 2 หลายเดือนก่อน

    Sending du’a sis.

  • @asiamohamoud6288
    @asiamohamoud6288 2 หลายเดือนก่อน

    Illahay haku cawiyo

  • @Ruuney-te6xl
    @Ruuney-te6xl 2 หลายเดือนก่อน

    Allha u sahlo waalidkeeda

  • @mohamedhassanmohamed5020
    @mohamedhassanmohamed5020 2 หลายเดือนก่อน +1

    Illah ha u sahalo

  • @IfrahAli-d5s
    @IfrahAli-d5s 2 หลายเดือนก่อน

    Somali iyo jabuutiyaan sow somali iskyla aha

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 2 หลายเดือนก่อน

    Allaah ha u gargaaro

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc allaah hausoosaylo cabdi casiis reer jabuuti soosoaali uunbaho

  • @habibahabiba9604
    @habibahabiba9604 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha usahalo

  • @2-0-2-5z
    @2-0-2-5z 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allah usahlo❤❤❤

  • @a-b9206
    @a-b9206 2 หลายเดือนก่อน

    war miyaa waalan tahay anigaa reer Djibouti ah somalina ah. ma anfar iyo arab baa degen baa maqashoo waawada ajnabi baa is tidhi.

  • @moudali9238
    @moudali9238 2 หลายเดือนก่อน

    Wa gabadh Ku nool France, waxaan ogahay inay qoys réer France ay qaateen xadhunta

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid mm marwalbo

  • @faxiyayasin2223
    @faxiyayasin2223 2 หลายเดือนก่อน

    Alaha ufududeeyo hooyadeed

  • @abshiroqassim5278
    @abshiroqassim5278 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allow u Sagal qoyskeeda

  • @ifrahmuze3593
    @ifrahmuze3593 2 หลายเดือนก่อน +1

    wllo allah haku sahlo hooyo lkin wali waxan laa yabanahy naaga ilma intaay dhalan dhigayo walahi wasy calol adag yahin calool adagu maar waa fican yahay marna waa u doqonimo dhafay maarku xadkan gadho inaad ilmo dhasho diibna ugu laaban waydo hada barah bulshada wanu ku arag naa caruur kule kolajka laay dhigay ciid i dhashay maa aqano

  • @jamaomar1261
    @jamaomar1261 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jabuuti somaali maha miya

  • @SaladBiyow
    @SaladBiyow 2 หลายเดือนก่อน

    Alahey ha u sahlo

  • @AaminoMohamed-mo4ec
    @AaminoMohamed-mo4ec 2 หลายเดือนก่อน

    Illaahow u sahal waalidked oo ka saar waalid la aanta

  • @MuqtaarMaxamad-yx3xz
    @MuqtaarMaxamad-yx3xz 2 หลายเดือนก่อน

    OK hoyadeed makasee soomali cida eykatahay

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyada soo lagama yaabo iney magaca badalato markey xarunta geeneesey

  • @MohamedSherif-z3v
    @MohamedSherif-z3v 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allow u gargaar

  • @wanaagsaninmacalin-pb8zj
    @wanaagsaninmacalin-pb8zj 2 หลายเดือนก่อน

    Alha u sahlo 🤲

  • @ijjbhri6415
    @ijjbhri6415 2 หลายเดือนก่อน

    Ilahay haw sofudaydiyo

  • @farhaahmad-fia87
    @farhaahmad-fia87 2 หลายเดือนก่อน

    Allow usahal