Waraysiga gabar Somaliyeed oo 18 Sano sixir lagu haystay caruur looga dhalay Yurub hanti laga qaatay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 215

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 25 วันที่ผ่านมา +37

    لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم

    • @AhmedGacan-q4n
      @AhmedGacan-q4n 17 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@Faadumoali-n5u Adiga miya wll sorry walashey dad xun gaalo ah oo Muslim isku sheegayo wey jiraan

    • @hajiahajiali4188
      @hajiahajiali4188 14 วันที่ผ่านมา +1

      @@Faadumoali-n5u
      Wax ba maahan waa la nafisaa,nafta u bahan
      Allh ha kuu kaalmeeyo

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 13 วันที่ผ่านมา

      @@hajiahajiali4188 sax inaan nafiso anaaba ugu talagalay laakiin inuu iwargaliyo ayaanrabay waan koobilahaa waxyalana wankareebilaha laakiin ninkan waa qofxun oo labowajiileh xaaransawmaha qofanan ogayn inladuubto hadhowna taleefanka lagadansado hada kurboba igumahayso qisaduna waa xaqqiiq halbeena kumajirto

  • @rnoor9763
    @rnoor9763 25 วันที่ผ่านมา +21

    Walaasha ayada haiskudaaweyso suratul Baqara iyo Ruquyatul sharciya dhagaha kasho adkaarta subax iyo galab aqriso salada sisaxa u tuko salaatuleylka tuko marwalba weesada ku dadaal ducadana badi caruurtaada u ducey marwalba albaqra guriga ku shid iyo 100jeer aayatulkursi waacaafimaadeysiin inshaa'allaah waxwalba oo kheyra interneka ayaa kahelikartaa. Filimada iyo heesahana ka fogow, adkaartana aqriso inshaa'allaah

    • @Beeraley3333
      @Beeraley3333 22 วันที่ผ่านมา

      Jizakallaah

  • @samsamahmed9664
    @samsamahmed9664 24 วันที่ผ่านมา +9

    Gabadhaan allaha caafiyo, weliwey xanuunsan tahay. Abdulaziz ne wuu fahmay.

  • @ashawooo
    @ashawooo 24 วันที่ผ่านมา +5

    Subaxanalah illahaya inta xuna ha naga xijabo walaalay Quranka isa sara rabi isku xira wale Ninkasa adunay ba ku sugesa yaa ka cafinayo dhibtada ada ku samesa gabdhan sixirki buraya

  • @AhmedHussein-hg4nh
    @AhmedHussein-hg4nh 25 วันที่ผ่านมา +20

    Abyo waxaa bilaawdaa in Ad barato quraanka waxaan kuma soo dhawanayaan insha Allah

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 14 วันที่ผ่านมา +2

    Ilahayoow saxiriinta iyo xasidiin ta umadaada ka qabo cadaabka ku fogee amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 24 วันที่ผ่านมา +5

    لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم واتوب إليه يارب العالمين

  • @ifrahmohamud4895
    @ifrahmohamud4895 25 วันที่ผ่านมา +24

    Walal hadalka dadka laguma celiyo aad ayad gabadha hadalka ugu celineysaa gabadha iney nafisto ayeey rabta adna hadalka ayad ku celineysaa

    • @zahraabdi5339
      @zahraabdi5339 23 วันที่ผ่านมา +1

      Barnamijka nafis ma loogu tala gelin ee qiso aa loogu tala galey

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 23 วันที่ผ่านมา

      @@zahraabdi5339 walaaleey waxan uhaystay inuu markuu idhagaysto uu igu oranayo soodiyaar garoow codbaan kaaduubaya waan soogaabinlahaa markaan arkay inuu isoogalshay waanaxay inuu fiidiyoowgabsxshana wuu iga diiday atleast muu soo habeeyo oo soogaabsho waa xaasid

    • @sayidka.6122
      @sayidka.6122 19 วันที่ผ่านมา

      @@zahraabdi5339kkkkk exactely😂.

    • @Mohamed-q8q5u
      @Mohamed-q8q5u 11 วันที่ผ่านมา

      She’s lying

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 11 วันที่ผ่านมา

      @@Mohamed-q8q5u dhaaro inay beensheegayso sidaad ku ogaatay

  • @halimoali7687
    @halimoali7687 24 วันที่ผ่านมา +13

    Gabadha Sheekadeeda inaad ku soo koobto ilmaa wanagsana inaad Qeybo ukala sameyso ahayd✌️

  • @aliyah2154
    @aliyah2154 25 วันที่ผ่านมา +11

    Walalo be patient , inaogano barabna . Don’t rush her . This is almost like what happened to my sister. May Allah give her shifaa…😢😢

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 24 วันที่ผ่านมา +2

      @@aliyah2154 absolutely your right same peaple think sixir is joke the only person who feel the pain is me the history hapen to me lat them say what ever they wana say on day it will happen to them and they will feel the pain i feel

  • @maqbuulawale421
    @maqbuulawale421 24 วันที่ผ่านมา +3

    Asc gabadhan waa in ay guriga suratul baqara mida weesada markasta ha qabto ayaatul kursi &adkaarta ha badiso allena ha ka badbaadiyo aamiin yaarabi aamiin 🤲

  • @Safiyorash
    @Safiyorash 25 วันที่ผ่านมา +7

    Allah ha u gargaaro dhaman umadeena dhiban o dhan

  • @messil8080
    @messil8080 25 วันที่ผ่านมา +5

    laxawla wallaa quwatin illaah billaahi caliyu cadiim

  • @maslah345
    @maslah345 25 วันที่ผ่านมา +5

    ALLAH AYAA XAQIIQADA OG

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 24 วันที่ผ่านมา +2

    Subxaanallah Allow Na badbaadi wale gabadhas wax waa la tusey

  • @AliMohamed-m7f
    @AliMohamed-m7f 25 วันที่ผ่านมา +5

    Wcs walaal rabi ha ku caafiyo oo danbi dhaaf ale ha kaga dhigo wll❤❤❤

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 24 วันที่ผ่านมา

      Aamiin waa aniga qofka sheekadu soogudbisay

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 24 วันที่ผ่านมา +1

    Yuu yahey waa soomaalidee.
    Quraanka Aqriso.Subxaanllah.

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 17 วันที่ผ่านมา

    Illaahay hakaa qabto waxa kudhibaya❤❤❤

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 17 วันที่ผ่านมา

      Aamiin wll ❤️❤️❤️❤️

  • @AbdirahmanOmarmasaari
    @AbdirahmanOmarmasaari 25 วันที่ผ่านมา +4

    Mar hadùu dhahay quraan Isa saar wax ka weyn malaha quraanka waa daawo ilaah ha u aqbalo

  • @sahraabdi8280
    @sahraabdi8280 25 วันที่ผ่านมา +4

    Walaal meesha kaguur

  • @KvikkLunsj-t1g
    @KvikkLunsj-t1g 24 วันที่ผ่านมา +4

    Guriga waa inaad ku shido suuratul baqara

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 14 วันที่ผ่านมา

    Xasbunaallahi wa nimca wakiil

  • @Feysalmuniir-t2e
    @Feysalmuniir-t2e 25 วันที่ผ่านมา +2

    Subxanallaah allahayow inoo naxariiso

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 25 วันที่ผ่านมา +3

    Xasabuna Allah wa nacama wakiilan

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 24 วันที่ผ่านมา +1

    Allaah subxaanahu watacaalaa haku caafiyo walaal qaali

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 24 วันที่ผ่านมา

      @@somalicookingculture4014 aamiin abaayo❤️❤️

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 24 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha ku caafiyo.

  • @kafiobarre2719
    @kafiobarre2719 24 วันที่ผ่านมา +2

    Abdicasis sheekadaan waad kala jarjari lahayd waad nadaalisay abaayo alaha caafiyo waa qisadii igu yaabka badnayd

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 23 วันที่ผ่านมา

      @@kafiobarre2719 aamiin

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil 25 วันที่ผ่านมา +4

    Adkaarta aqrista oo weysada dhowrta o wardi quraan yeesha Ilaahay sharta socotaa haynaga qabto.

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 24 วันที่ผ่านมา +4

    Sixirku wuu jiraa dad badan baana wax sixra ilaahay saaxiriinta sharkooda umada haka qabto maskiintaan ilaahay waxaan uuga baryaynaa inay caafimaad hesho. Walaal mar walba quraan akhriso weesa qab ku joog adkaar akhiriso ilaahay isku isku baqra mar walba shido ama akhriso cilaaj sax ah aad ilaahay haku caafiyo walaal

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 24 วันที่ผ่านมา

      @@hibaqahmed4405 aamiin abaayo ❤️❤️❤️❤️

    • @Username11249
      @Username11249 18 วันที่ผ่านมา

      Been khayaali intay naag waliba dhilaysato sixir hadhoow sixir ku mar mar siyootaa

    • @hibaqahmed4405
      @hibaqahmed4405 17 วันที่ผ่านมา

      @@Username11249 wixii waxaas sameeyey ilaahay baa la xisaabtamaya laakiin gabadhaan ninku wuu guursaday reerkeeduna way ku ogaayeen kumana dambaabayo

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 13 วันที่ผ่านมา

      @@Username11249 hooyadaabaa dhilo ah qurunyahoow qurunkudhalay waxaad adigutahay hamoodin inaan kula ahay wax yahoow dhintay oo maskaxda kajiran sideebaad qofaadN aqoon ulahayn iskagacayda

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 24 วันที่ผ่านมา +4

    Shaqadaan daahir calasow maxkamadiisa ayey maalin walbo ka socotaa

  • @maryanfarahtimir5791
    @maryanfarahtimir5791 24 วันที่ผ่านมา +2

    😢xasbiy laaaah bisink alle hkucaaafiyo wlleely kna fogooow ninkaaas saaaxirk ah kun dadaaal in aaaaad bartodiiinteen mcn isku akhriqur aaaank iyo adkaaart adig iyo awlaaaddba

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray 24 วันที่ผ่านมา +1

    SUBXAANALAAH. INAALILAAHI WAINAAILEYHI RAAJACUUN ILAAHOW QATUMADA KHAYR NOGU QATIN DHAMANTEYN. XASBUNALAAHI WANIMCA WAKIIL. ILAAHOW DAALIMIINTA SHARKODA NAGA QABO YAAWADUUD AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭

  • @umuhurayra7377
    @umuhurayra7377 24 วันที่ผ่านมา +2

    Asc wll qof dhiban markaadwaraysanayso iskuday inaad wakhtisiiso oo aad kuso talogasho jazakallah khayr.

  • @AyanHassan-n8n
    @AyanHassan-n8n 24 วันที่ผ่านมา +2

    Subhanallah😢😢

  • @umuhurayra7377
    @umuhurayra7377 24 วันที่ผ่านมา +2

    Wll alle s.w.t hakaa qabto quraanka udhaqaaq iyo dhanka rabigaa laaxawala walaaquwata ilaabilahaa akhri waxkabadan 1000 jeer malintii tiro cayiman majirto balse badi adkar subax walmasaa akhriso llailaha ilaahu waxdahu laasharika llahulmulki walahulxamdu wa huwacalaakulishayin qadiir inta ugu badan aad awoodo akhriso rabigaa ubandhig intaad nosobandhigatay iyo inta aanadsobandhiginba wankusoducaynayaa rabi shib intaa hakugueekeyo imtixaankana hakaa dulqaado .

  • @Safiyorash
    @Safiyorash 25 วันที่ผ่านมา +5

    Walal wiil walalkey ba naga maqan mel u jogo ma garaneyno xagee lagaga so xariraa

  • @AlinurWarsame
    @AlinurWarsame 24 วันที่ผ่านมา +2

    Daawadeda waa in ay quraanka aqrisataa markasta

  • @alcadaalachannel4035
    @alcadaalachannel4035 25 วันที่ผ่านมา +8

    Sĥeekada Naagtan Waa Qasan Tahay

    • @samsamahmed9664
      @samsamahmed9664 24 วันที่ผ่านมา +2

      Aniga xitaa saasaan ufahmay.

    • @omarabdullahi9804
      @omarabdullahi9804 24 วันที่ผ่านมา +1

      Aad iyo aad ayeey u qasan yahay.

    • @Username11249
      @Username11249 18 วันที่ผ่านมา

      Waa khayaali iyo been iyo naag dhilanimo suuqa u gashay

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 13 วันที่ผ่านมา

      @@Username11249hooyadabaadhilo ah

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 13 วันที่ผ่านมา

      @@Username11249hooyadaa ayaa dhilo ah

  • @YasminBarre-r8l
    @YasminBarre-r8l 23 วันที่ผ่านมา +1

    Subxana Allah,💔

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 24 วันที่ผ่านมา +2

    Cabdicasi markad sheekada sixirka lagaga sheekeynayo adkaarta aqriso

  • @AhathaKhamis
    @AhathaKhamis 24 วันที่ผ่านมา +1

    Subxanallah

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 25 วันที่ผ่านมา +2

    Wey dhacda waxan oo kale in badan "MADIIDO" dadba u heysta ineytahay "XALAAL" oo dadka ku dhiba hadana reeraha ayka dhashey ay gacan ku siiyan.
    XasbiyaAllah waa nimcal wakiil
    LAXOWLA WALLA QUWATA ILLA BILLAHI CADIIM

    • @Wholecarpet
      @Wholecarpet 25 วันที่ผ่านมา +2

      Allah qaribo adun iyo akhiro

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 24 วันที่ผ่านมา

      @@WholecarpetAamiin yaarabi

  • @seed3966
    @seed3966 20 วันที่ผ่านมา +1

    اعاذنا الله منها
    اعوذ بالله من الشيطان الرجيم 😎😎😎

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 23 วันที่ผ่านมา +1

    Subxaan Allah ❤️😭🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @madingakok
    @madingakok 23 วันที่ผ่านมา +3

    Gabadhaan warkeedu si fiican ee huufan umaad daadihinin runti. Waqti badan inaad siiso eey aheeyd balse waad caburisey! Ayadana weli wareerki ayaa ka muuqdo hab sheekadeeda. Alle ha usahlo ayan ubaryaayaa. Gabadhaan halkeen kala xidhiidaa talloow? Can I please get her contacts? 😭

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 23 วันที่ผ่านมา +1

      @@madingakok waa aniga wll qofka sheekada soogudbiyay imuusheeginxataa inuu i duubayo hadalka waan sookoobilaha waana iskudubaridilahaa jaanisbuu igugaaday fiidiyoowga kasaarbaan kuqoray wuudiiday

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 23 วันที่ผ่านมา

      @@madingakok xageejoogtaa wll

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 23 วันที่ผ่านมา

      Numberkayga pablic masoodhigikaro kaaga iisoodir wll anaa kusoowaca

    • @madingakok
      @madingakok 22 วันที่ผ่านมา

      @@Faadumoali-n5u weli miyaa?

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 22 วันที่ผ่านมา

      @@madingakok qoraalkaaga mafahmin wll

  • @ShahidoHaashim
    @ShahidoHaashim 25 วันที่ผ่านมา +2

    Allha kucafiyo abyo ninka iska fogey

  • @fartunsabrie2698
    @fartunsabrie2698 25 วันที่ผ่านมา +1

    Warka max ugu celineysa

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 25 วันที่ผ่านมา +3

    حسبي الله ونعم الوكيل

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 24 วันที่ผ่านมา +1

    waxan oran lahaa gabadhaas nin wadaad ehali diin ah ha guursato si waxan uga gubtaan

  • @Fardowsa227
    @Fardowsa227 23 วันที่ผ่านมา +2

    This guy is not giving the lady time to talk, he is rude he wants to know the ending.

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 23 วันที่ผ่านมา

      @@Fardowsa227 true

  • @messil8080
    @messil8080 25 วันที่ผ่านมา +1

    subxana laah

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 25 วันที่ผ่านมา +2

    aduunka waxan unacay soomali 😢waa waaxasidin bal quranka badiya🎉hadii ninku yahay shaydan ama xasku yahay ka hajira sorrywll😢

  • @LailaAhmed-vm8ur
    @LailaAhmed-vm8ur 24 วันที่ผ่านมา +1

    laxowla walaaquwata illaabilaah

  • @ebrahima6654
    @ebrahima6654 24 วันที่ผ่านมา +1

    Gabdhow iska ilaaliya ninka aad guursaneysan 😢😢😢

  • @saynabnuur6922
    @saynabnuur6922 23 วันที่ผ่านมา

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @ayaanmohamed3010
    @ayaanmohamed3010 25 วันที่ผ่านมา +4

    Cabdi casiis gabadha maxaa hadalka ugu celinnee dhaaf ha warantee

    • @sumayaaxmed6445
      @sumayaaxmed6445 25 วันที่ผ่านมา +1

      Wata layabnhy

    • @makkadagan876
      @makkadagan876 24 วันที่ผ่านมา +1

      Walhi inu dulqad badan yahy Intaan oo hadal in la duubo moye in qof sii tos udhageysto way adag thy Abdicaziz Allah haka abal mariyo

    • @ayaanmohamed3010
      @ayaanmohamed3010 24 วันที่ผ่านมา +1

      @makkadagan876 abaayo sax waaye laakin inuu dhageysto wakhti siiyo hadhow jar jaro ayaa u fiican waayo dadka haysta ilmaha outsamka maskaxdooda wey isku buuqsan tahy waa qof ubaahan in la dhageysto oo lo garaabo

    • @Xati-ve3tg
      @Xati-ve3tg 24 วันที่ผ่านมา

      Sheekadu waxeey qurux bdnthy Inaay dhaamad leedahay

    • @Xati-ve3tg
      @Xati-ve3tg 22 วันที่ผ่านมา +2

      Abaayo why you didn’t tell him not to make it public though? And the other thing is now it’s only your voice and no one knows who you are so, don’t come to social media to complain about this guy. That’s just my advice but the decision is yours. Call him or email him directly and let him know that you don’t feel comfortable your voice is made public like this and you’d request an immediate removal of your voice from his podcast! I hope everything goes smoothly for you my dear sister.

  • @ayaanmohamed3010
    @ayaanmohamed3010 25 วันที่ผ่านมา +1

    Su xaana laah subxaana laah

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 25 วันที่ผ่านมา +2

    Dadka dhan waa sixooroole hooyadeed waa xuntahay uma bogin sheekadaan

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 24 วันที่ผ่านมา +1

    Illahey baa ku celiyey sixirkii. Uu kugug sameeyey.

  • @faruuhaahmed129
    @faruuhaahmed129 24 วันที่ผ่านมา +1

    Sheekada in aad ka dhurto ayay ahayn waad degdegaysa. Gabadhiiba warkaasi ku xidhaysaa.

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A 25 วันที่ผ่านมา +3

    Cabdicasiisow dulqaadka badi way kugu nafise walba so jarjar clipka laakiin so gabagabee ha dhihin dadka inad dhibsanesid u eg tahay😮

  • @maqbuulawale421
    @maqbuulawale421 24 วันที่ผ่านมา +1

    Cabdicasiis gabadha hadalka ku celin in nafisto ayey rabtaa ee dhaaf

  • @Suleeqoa
    @Suleeqoa 19 วันที่ผ่านมา +1

    Gabada hadalka ha ku celin qebo ka le ka so samey

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 24 วันที่ผ่านมา

    Subxanalaah 😢

  • @AasiyaAbdi
    @AasiyaAbdi 24 วันที่ผ่านมา +2

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 24 วันที่ผ่านมา +1

    Aamiiin Aamiiin Aamiiin

  • @ashonero6293
    @ashonero6293 21 วันที่ผ่านมา +1

    Cabdicasiis daaa gabarta sheekada all ha inooga dhacdee A-z ha inoo sheegtee parts ka dhig 1234 ilaaa end ka waa sheeko cajiib ah 👊

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 21 วันที่ผ่านมา

      @@ashonero6293 asc walaaloow anigoo iskaga sheekaynaya iduubtay waxan intan qisada kadhaadhacsho inuu iyadookooban igaqaadidoono wuu iqimaanay inuu igabaxshona wuudiiday fiyuusbadanbuu kuhelay dadkan ilaahay makacabsanayaan wa wada fiyuusraadis walee youtuber danbaanan aaminin hadana dhibmaleh

  • @bashirshmohumed6349
    @bashirshmohumed6349 18 วันที่ผ่านมา +1

    Akhriso suuratulbaqra

  • @amuunabdi5554
    @amuunabdi5554 15 วันที่ผ่านมา

    Guriga albaqra ku said maalin walba

  • @somaliagracefulplacebb2077
    @somaliagracefulplacebb2077 24 วันที่ผ่านมา

    Sixirka wa wa wax jiro, lakin gawadhan hadelkeda waxa u egyahay gawar jeceyl indhaha tirey, nolosha ay shegeyso wax wax yurub la jiro lakin sixir mahan in wa qalad at gabdhuhu sameyan kadibna ogadaan inay sanado badan qalad kuhireen. Quraanka aya ka,adag akhri my sister.

    • @sucdiosman8337
      @sucdiosman8337 24 วันที่ผ่านมา +3

      Horta somalidiina maxaad u jeceshihiin in aad qofka qilaaftaan oo aad beenisaan hadalkiisa idinkoo xaqiiqda ogeen, ala maxaad daalimiin tihiin.

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 13 วันที่ผ่านมา

      Waxkacaylka majiro wixii uu walaaqayaybay ahayd hada aduunkan unecbahay markuu kashifmay aduunka iyo aaqiraba ilaahay haku cadaabo

  • @sihaamelmi8188
    @sihaamelmi8188 24 วันที่ผ่านมา +1

    Khitkigii uu sameyn jirey ayaa ku noqdey

  • @xuseencumar3971
    @xuseencumar3971 17 วันที่ผ่านมา

    Sheekada waa hal dhinac ninkana waa in lasoo wareystaa

  • @boocametv1495
    @boocametv1495 23 วันที่ผ่านมา +2

    Brother aan talo kusiiyee sheekadaan oo kale 2 halqadood ama sadex ayaa laga dhigaa gabadhu sheeko dheer ayey haysaa adigana deg deg ayaa kugu jira marka sheekadaan oo kale gandhaha soomaliyeed oodhan ayey anfacaysaa waayo sidaa ayaa sixirooleyaal u dhibaan runtii waxay ahayd inaa dhegeysatid mida kale studioga dumar kusoo dar gabdhaha waraysta waayo sifiican ayey u waraysan lahayad I'm not saying adigu Kuma fiicn8d laakiin ifahan

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 23 วันที่ผ่านมา

      @@boocametv1495 walaaloow ninka wuu isoowacay qisadii igudhacday baan usheegay waxaan moodayay inuu intuu iwaraysto igu oranayo oo diyaar garoow hadalka waan soogaabinlahaa laakiin anigoo iska sheekaynaya ayuu meesha isoogalshay walahay aadban ugaxumaaday maxaa yeelay markaad qof usheekaynayso iyo markii meel pablic aad qiso kusoogudbimayso way kala duwantahay dadbadan baa kudaawabya wixii waa in lasootafatiraa oo laysku habeeyaa markan arkay inuu isoodhigay boqoljeerban wacay waxan kudhahay wll inaad iduubayso imaadsheegin wuxuyiri qofba ilajooga waan kusoowaca wuu i blogay maxan kaqabankara arinkan ilatali

  • @afnaanabdi5189
    @afnaanabdi5189 25 วันที่ผ่านมา +2

    Asc, Abdi Azis qofka xanuunsan ee soo dontay dawada hadalka ha ku kula goynin , hanafiso. , sabirna yeelo, hadii kale marka hore haka djagaysan.😊

  • @FouIAhmed-rj5vi
    @FouIAhmed-rj5vi 25 วันที่ผ่านมา +2

    Asc wllo i was living whit 15 vear but i lost my familya and my money

    • @ashahussein8996
      @ashahussein8996 13 วันที่ผ่านมา +1

      Abyo nolol fcn kurajena ❤❤😢

  • @fanaxleeyfaceedakaroon2656
    @fanaxleeyfaceedakaroon2656 22 วันที่ผ่านมา

    Maser ayanka daremaya gebedhan

  • @Cibado99
    @Cibado99 24 วันที่ผ่านมา +1

    Haka guurto ha u wareegto Maraykanka oo ehelkeedu joogo waayo ma deynayo sixirooluhu haddey halkaa sii joogto

  • @Chimchim2217
    @Chimchim2217 24 วันที่ผ่านมา

    Bro sixiir lee maa kasheekesa 😂😂😂

  • @umusumaya-mq5ms
    @umusumaya-mq5ms 25 วันที่ผ่านมา

    C/casiisow sheekadan wax nuxura ay leedahay maleh kkkkkk

  • @saalaxqaasimqaasim5826
    @saalaxqaasimqaasim5826 23 วันที่ผ่านมา

    SHEEKADA SOO GAABI AYAA LA LEEYAHAY IYADOO WALIBA LAGU CELCELINAAYO , MA IYADAABA DHEG U DHIGEYSO . TANI MASKAXBA KUMA JIRTO .

  • @MusaMunyiva
    @MusaMunyiva 25 วันที่ผ่านมา

    Abdiasiis really dhiiqo yaan lugaha laguu gelin maxaa ku aamintay waxay kuu sheegeyso

  • @nathra7351
    @nathra7351 18 วันที่ผ่านมา

    Isaaq markuu wadanka tagay ilaa iminka dhaqan xumo lagu sheegin hawiye daarood wax walba waad ku maqleeysaa balaaya

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 17 วันที่ผ่านมา +2

      Waxani waa shuqul shaydaan dadkan saaxiriinta ah reer gaar ulahmajiro qabiilkasta wayleeyihiin reerkiina malig hakadhigin

  • @hodanmohamed3204
    @hodanmohamed3204 25 วันที่ผ่านมา +1

    Dadka qaar dambiga eey naftooda ka galaan ayeey dad kale masuuliyadooda Saaraan.

    • @hodanmohamed3204
      @hodanmohamed3204 24 วันที่ผ่านมา

      @@sucdiosman8337 Haddii aadan fahmin waxaan ka hadlaayo ka gudub oo horey ooga soco.

    • @sucdiosman8337
      @sucdiosman8337 24 วันที่ผ่านมา

      @@hodanmohamed3204 adiga ayaaba suaasha aan ku weeydiiyey micnaheeda fahmin. Aniga hadalkaada waan fahmey waayo ujeedkaada waxaa waaye inaad beenineeso gabadha hadalkeeda oo aad difaaceeso qofkii eey kasheeganeeysey in uu dulmiyey. Somalidiina waxaad jeceshihiin qof markuu ka sheekeeyo qiso ku dhacdey inaad hadalkiisa beenisaan idinkoo qilaafaayo, dhanka kalena waxaad difaacdaan qofkii laga sheeganaayey inuu dulmi geestey. dhaqankaasna waa dhaqanka daalimiinta dulmiga usaaxiiba ah.

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 23 วันที่ผ่านมา

      @@hodanmohamed3204 ma ahi nersistik sida adookale danbi aangalay muxuuyahay mava itaqaanide waxwalba dunida waa kadhacaan markuukugudhaco ogaandoonta inta kahoraysa afkaafuran iska hantaaq

  • @aminasheikh2481
    @aminasheikh2481 24 วันที่ผ่านมา

    Sheekada hakala goynin c/casiis

  • @halimahussein9060
    @halimahussein9060 25 วันที่ผ่านมา +4

    Nagatan warkeeda waa bilaa xigamad waa islaan isku buuqaday ee markele ka fiirso tanoo kale🎉

    • @sumayaaxmed6445
      @sumayaaxmed6445 25 วันที่ผ่านมา +1

      Waxs ha dhigin

    • @Wholecarpet
      @Wholecarpet 25 วันที่ผ่านมา

      ​@@sumayaaxmed6445ma qof la sixray rabtay iney isku buuqin

    • @dumarkaabachannel161
      @dumarkaabachannel161 24 วันที่ผ่านมา +3

      Ninka walshii mad thy 😂😂

    • @Wholecarpet
      @Wholecarpet 24 วันที่ผ่านมา

      @@halimahussein9060 ma iney isbuqin ehed ilen qof sidedo kale lasixray an isku buqen majire

    • @sucdiosman8337
      @sucdiosman8337 24 วันที่ผ่านมา +3

      Saaxiriinta eey ka hadleeysey miyaad ka midtahay marka aad hadalkeeda beenineeso?

  • @aminina100
    @aminina100 24 วันที่ผ่านมา

    Waxi jiro Allahu aclam lkn waxaan u Maleynaa mingiskii hooyadeed iska tumi jirtey in oo Reerkaan waley macala hooyada saas u dhaqmeyso jinka waa xaasiid qof aan ku sixrin ayuu kuleeyahay wuu ku siixrey markaas ayuu ku tuusaa film been ah oo run u eeg marka gabadhan sheekadeeda uma boogin mingiska waalidka iska tuumo ilamaha ayeey saameeyaan wlhi allaha na ka qabto subxanallah

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 24 วันที่ผ่านมา

      Walaal fiiri waayadiihore jahliga la ahaa mingis dadbadanbaa iskatumijiray way iskadaysay hada qisada anay igudhacday wll quraan markii laysaaray isagaa riyo iigu imaaday waxaana laytusay isagoo iladagaalama riyaana laygutusay wll waxaan hubin kamahadlo wll

    • @aminina100
      @aminina100 24 วันที่ผ่านมา

      Suratul baqrah iyo adkaarta subax iyo galab laasiim hadan aqoon baro wax walbo wey ku hagaagayaan midkale Walaal rali iga ahaaw iskey cafi waxii jiro alle ayaa og lkn jinka xataa riyo been ah dadka wuu tusaa saas la soco.

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 25 วันที่ผ่านมา +2

    Sheekadu waxaad moodaa in ay isku qasan tahay ,waayo gabadhu miyaanay Ehel lahayn
    Miyaanay Dad lahayn ,Qabiilkii soomaalidu jeclayd xagee qabtay.

    • @dumarkaabachannel161
      @dumarkaabachannel161 24 วันที่ผ่านมา +2

      Qabilka dumar waxba uma taro

    • @hassansheikh-4395
      @hassansheikh-4395 24 วันที่ผ่านมา +1

      @@dumarkaabachannel161 taasi sax maaha dumarkaaba calanka u sida maanta oo reerka hablahooda lagu xad gudbo ka dhiidhiyi jiray.

    • @dumarkaabachannel161
      @dumarkaabachannel161 24 วันที่ผ่านมา +1

      @@hassansheikh-4395 ogow hadu abaha dhinto cid ku rabta ma jirto inta abaha nolyhh ayay ehelku ku raban

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 24 วันที่ผ่านมา

      @@dumarkaabachannel161 waa run intaad caafimaadqabto dadku kujecelyihiin qabiil waxba layskumataro

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 25 วันที่ผ่านมา

    Gabadhan warkeeda waxba kama fahmin illaahay baa xaqiiqada og

    • @dumarkaabachannel161
      @dumarkaabachannel161 24 วันที่ผ่านมา

      Gabdha hadalka waa lagu celinaya oo ma nafisin sidas ayan loo fahmayn

    • @makkadagan876
      @makkadagan876 24 วันที่ผ่านมา

      ​@@dumarkaabachannel161Allahu akbar dumar iyo war jaceel 😂koley dulqadkii oo qof ah waye ninkan

    • @dumarkaabachannel161
      @dumarkaabachannel161 24 วันที่ผ่านมา

      @@makkadagan876 adigaba war jacayl aya ku kenay mesha 😂😂😂

    • @makkadagan876
      @makkadagan876 24 วันที่ผ่านมา

      @@dumarkaabachannel161 🤣🤣🤣 Haa lkn war macno badan leh rabay waku qasaray dulqadkas malihi😩

  • @Sareedoyuusufraage
    @Sareedoyuusufraage 24 วันที่ผ่านมา

    Hi

  • @aminasheikh2481
    @aminasheikh2481 24 วันที่ผ่านมา

    Sheekada waa ku kalagoysay gabadha c/casiis

  • @NajaxMohamed-bc9ed
    @NajaxMohamed-bc9ed 24 วันที่ผ่านมา

    Alow caafi

  • @HassanHashim-ed8jj
    @HassanHashim-ed8jj 24 วันที่ผ่านมา

    Dignin ha aqrin? Wa Musalsalka baqdin galinta kuwa dmagleyagsa agtoda dageb haku iskudayina matawanin waxy isu badalato dignin? Ha aqrin qaralkan ha isracsiin

  • @AbdirahmanMuumin-q2h
    @AbdirahmanMuumin-q2h 25 วันที่ผ่านมา

    Laxowla walaa quwata ilaa bilaah 18 sano aaa
    Mid horena afar sano

  • @fanaxleeyfaceedakaroon2656
    @fanaxleeyfaceedakaroon2656 22 วันที่ผ่านมา

    De gebedhi uu so waday ayeyka masertay

  • @AlinurWarsame
    @AlinurWarsame 24 วันที่ผ่านมา

    Maybe she is depressed

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 24 วันที่ผ่านมา

      @@AlinurWarsame no broder iam not debres

  • @degan4
    @degan4 24 วันที่ผ่านมา

    ءnin ka yaa kugu maheriyay..

  • @Rahmah-Mercy
    @Rahmah-Mercy 24 วันที่ผ่านมา

    Istaqfurullaah an fiirsaday..dadka kala maqan in laysku raadiyo aa igala qiimo badnaay.

  • @fanaxleeyfaceedakaroon2656
    @fanaxleeyfaceedakaroon2656 22 วันที่ผ่านมา

    Waxani wa Ben ee waqti hesga dhumin waxano kale

  • @ArrowJubase
    @ArrowJubase 25 วันที่ผ่านมา

    This crazy story, get back to the deligion

  • @abuukarayaanle6842
    @abuukarayaanle6842 25 วันที่ผ่านมา

    Cabdi Casiisow walaalow naagtaan oo kale ha wareysan hadalkeyda wax nuxur leh malaha iyadaa sheydaan ah walaaalow aad baan ku dhageystaa dadka waalwaalan caasi walaalideen nimo la dhimaneyso hana horkeynin waa ku baryaa inkaar qabto waaye caasi waalid mala wareysto.

    • @Wholecarpet
      @Wholecarpet 25 วันที่ผ่านมา +2

      Qof xanunsan haku digan wa dhibane dhibkedaa ka hadashay kuwi SAS yelay ba shaydamo ah

    • @dumarkaabachannel161
      @dumarkaabachannel161 24 วันที่ผ่านมา +2

      Qof ku sixra alle hakugu salido markas ayad daremi hadalka gabdhan

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 24 วันที่ผ่านมา

      @@dumarkaabachannel161aamiinyaarabi walashay dhaaf hacaytameene qasada anay igudhacday ilaahay wuu awoodaa inuu xanuunka igaqaato kuwacaytamaya kuwareejiyo

    • @sucdiosman8337
      @sucdiosman8337 24 วันที่ผ่านมา +1

      Saaxiriinta eey ka hadleeysey miyaad ka midtahay marka aad hadalkeeda beenineeso? Maxaad hadalkeeda ooga gugubatey?

    • @Faadumoali-n5u
      @Faadumoali-n5u 24 วันที่ผ่านมา

      @@sucdiosman8337waa iyagii abaayo difaacbay kujiraan nacalad hakudhacdee malmaysagaa i og mucuu igucayna