Ilaah ha u sahlo caruurta aabahood. Nimanka Soomaaliyeed allaha soo hadeeyo haday furaan naagaha ilmahooda wey dayacaan oo jaceylka ilmahooda waa inta ay jecelyihiin hooyada.
Abaayo kaas ha raadsan nin ilmahiisa dayacay ilmahaaga way korayaan inshaa Allah ehelkaaga ayaa ehel u ah hadduu qaldamay adeeradood way ogaayeen May kula soo xariiraan
Somaliyey mar walbo gabdhaha nimanka aan ku qabiilka ahyn guursada muxu dhibku ugu badanyahy oo nin ay waayeen iyo caruur lagu dayaco ugu badanyihiin soo lama dhihi karo maah maah dii somaliyeed waa run oo ahyd waxad taqaan guurso waxad taqaanid aad dhashide
ILLÀAHAY RAGA SOOMAALIYEED XAQA HA GARANSIIYO.
Asaxaabey muraad aan leeyahay iisoo duceeya 😢😊
Illaahay muraadkaaga oo kheyer ah hakuu sahalo aamiin aamiin yaarabi
Illahayow muraadkiisa oomacsilahayn sii Ibrahim axmed
Muradkaado qayr ah allaha ku siiyo
Allh ku sahlo waxaa jeceshahy
Ilaah ha u sahlo caruurta aabahood. Nimanka Soomaaliyeed allaha soo hadeeyo haday furaan naagaha ilmahooda wey dayacaan oo jaceylka ilmahooda waa inta ay jecelyihiin hooyada.
ALLAHA USAHLO ABAHOOD OO NABAD QABA IYO EHELKODA OO NABAD QABAAN
Aamiiiiiiiiiiiin Yaarabi
Allaga u sahlo runtii WAA Soo Mary khisadan allaha aqbar deg deg ah allaga Ka keeno aloe u fudude aabahooda hooyo. ❤qali ah Baad tahay
Allah ha uu sahlo Aabbe macaan Aamiin
Rabiyoow Aabahood oo Nabada Ukeen Yaarabi Yaa Allaah Yaa Kariim
Caruurta in ay jeclaadan aabehood aysan arkin,hooyadaa gabr wanaagsan ayaa tarbiyo fiican ku korisay
Alle ha u so sahlo aabahood amiiin amiiin yaarabi
Allah haku sahlo xanun waye wlh maxaa hooyo dhexa ah murug io rafaaad ilmo ku korisa
ILAAH waxaan ka baryayaa in uu caruurta aabahood iyo ehelkiisba ay soo xariiyaan.
Aamiin Aamiin Aamiin
Aad baan uga xumahay in ilamaha yar yar ehelkoodi soo xiriirin waayeen
Aaway Aabbihii,Adeerkii,ayeydii iyo awoowgiii amaba Eeddadii
Ilahow caruurta aabod u so sahal nimanka somaliyed ilahay xaqa ha tuso.gabar islamed.ba carur ka dhalayan dib danbe u ma so firinayan
Allaha u kaalmeeyo, arzaaqdane Allaha u waasiciyo
Allaah ha u soodhaweeyo aabahood
Ilaahay ha soo sahlo ilmaha aabahood nimanka soomaaliyeed intooda badan waxayba u maleeyaan hadii hooyada la furo inuusan ilmaha masuul ka ahayn
Insha Allaahu Wuu NooLyahay Insha Allaahu Wuu Idinlasoohadlidoonaa Insha Allaahu
Mar hadaad kufto saxib guur luguma degdago
illahaya ha idan sahala Abahina inshallaha faraxda waye idan dabesa
Allah ha u sahlo Aabahood ciyaalkaan yaryar insha Allah
Illhey ha u sahalo
Ilaahay ha,usakhiro aabahood waa murugo inteed le,eg ilmo aabahood dayacay aloow raga soomaaliyeed masuuliyadooda tus oo bar xaqa caruurtoodu kuleedahay .xadiis baa ahaa danbi waxaa ugu filan qofku inuu lumiyo ama dayaco ciduu masuulka kayahay aakhiro war baa jirah
Ilahay hakuu soo fududeeyo haruurta abahood insha allaah
Allow cunug aan dacayo higa soo gooyn
Maxay ku ilaaween caruurtoda reerku haduu wiilki xumaaday
Alloooow
Sahal amuuraha
ALLE HAKU SAHLO ILMAHAGA ABAHOD OO NABAD QABA
ilaahay ha caawiyo in shaa allah
Allah u soo sahlo
Allaha idiin sahlo abahiin isha allah
Abaayo kaas ha raadsan nin ilmahiisa dayacay ilmahaaga way korayaan inshaa Allah ehelkaaga ayaa ehel u ah hadduu qaldamay adeeradood way ogaayeen May kula soo xariiraan
Allow sahal amuuraha yaa Rabb
Asc.anigu itoobiya ayaan joogaa reer cabdilana wan ahay taleefankii ay kutaqiinay ha isoodirto
Bal reerka magacooda ku raadi walaal qeeyr alaha kusiiyee
Rer cabdile waa buuxaan
Allha soo sahlo
Ax yaa allaah
Aloow qalbiga u kab yaa allaah
Anigaba 10 sano ayaa ilmahayga aabohodo nool laga ilaalinayay hadana cadowgii ale iga qabtay Alx wusoo wacaa laakin ilmahayga qalbi xumo wala so mariyay aloow qalbiga ukab
❤❤❤ Maasha Allaah ❤❤❤
Waa ayab
Ala maxaa aakhiro xisaab jira nimanka soomaaliyeed waxay ubaahanyiin intaaan guyrasan casharo lasiiyo masuuliyada hadiikale dhibkan ayaa lagujiraa aakhirona xisaab ayaa sugaysa qabrigooda hawbaqaan waxan waa aduun
Masha Allaah❤❤❤
alle haku sosahlo ilmaha aabohood
Alaha ushalo
Ilahay ha uso dhaweyo lkin rer cabdile uu ka yahay
Wlhi waa hooyo ilmahii lagu wada dayacay 😢
Allow isku Soo saqir ilmaha iyo waalidkoida
Wallahi aad uga xumahay hooyadan ilmahan dhibka ku jiran Allah ha u sahlo aabahoda lkn su’aasha taaala aabe Somaliyed 100&20 xun lkn 💯 80 wey fiican yihiin lkn gabdhaha qaladka iska lec marka hore maxaa nin luuq kuuq uga guursadan gabadhan aabeheda iyo walallaheda aaway maxaa u raadin wayen illen Somalia qabiil waye gabar kasto wiciil iyo qobosiro ama wali la’aan guursato sidan cml ilmaha loga inkiraa, ee ka fiirsada guurka
Gabadhan luuq luuq kuma guursan oo dad uma joogin isaga ayada ehelkeeda way ogaayeen guurkeeda ee nimanka Soomaaliyeed 100/99 wey dayacaan caruurtooda hadey hooyada furaan. Inta ay jecelyihiin hooyada ayey ilmaha xariiriyaan.
Waxa wadanku la degi waayey waa caruur aan si fiican loo korin oo ninkii dhalay masuuliyadoodii gabay ilaahaw hooyoohinka soomaaliyeed u gargaar.
Allaha usahlo
Aabo somali maladha haa aaway isagoo jooga uu maqan yahaye masuu liyad maba yaqaa naane
Asc gabadhaas qolka daahir calasow maxkamada ka dacwee isagaa soo heli weliba sidegdeg ah asc
Dowlada waxaa fiicneed in eey sharci keento raka caroortooda dayacaayo in eey wax kaqabato una sameeyso maxkamat goorka laka diiwan galsho si looyareeyo dhibaatada caroorta kudhaca
Anigu 18 sano inantayda maan arag wali😢
Ceeb
Calaacalka jooji ciyaalkana dhagaha haka diline ushaqee
Waan iska reebi waayey 😂 nafteeday iskaga reebtay
Gabdhaha waxaan kula dardaarmi madaxa adeyga ha iska daayaan ,ninka sida uu isleeyahay reerka waad ku dhaqankartaa ha uhogaan samaa .
Ogaaden balo idnku dhacdey meelkasta waxabay ku beerayaan😂😂😂😂
Quruxlayda biyomaalka ah inuu ku beeray miyaa qalad ah mise inuu caruurtiisa dayaco ayaa qalad ah?
@@bushraaliseid181 inuu dayacay ayaa qalad ah
Commenting ku soo qor reer cabdule you ka yahay lafta hoose soo sheeg
Asc qoraxeey tag oo hooyadiis ka raadi
Arin ayaa IGA culus isoo duceya inuu ilaah ii fududeyo plz duco aa niiga baahana hay plz plz🙏🙏
Ilahay hakuu fududeeyo Amin
Ax
Reer cabdule yuu ka yahay
,... .
Somaliyey mar walbo gabdhaha nimanka aan ku qabiilka ahyn guursada muxu dhibku ugu badanyahy oo nin ay waayeen iyo caruur lagu dayaco ugu badanyihiin soo lama dhihi karo maah maah dii somaliyeed waa run oo ahyd waxad taqaan guurso waxad taqaanid aad dhashide
Aad iyo aad horaa loo dhahay waxaa taqanid guurso waxad taqanid aa dhashid manta xita haduw ree konfur la ahan laha wala radin karay
Taasi waa run walaahay
Haa dadkii ismayaqaniin hadii ninka alle kaga cabsaneynin walalo kula dhashay uu kaga cabsaneynin waa caqabada ugu weyn
Ragaa haddi aad ciyalki ka tageysan -please waxba ha dhalin!!
Hooyo was dhiban tahay aloow xaqeeda aloow jano ka dhig ilmahan maxay galabsadeen reerka ha soo raadiyan
Yaab, qudbasiro
Allaha usahlo