Caasho waa gabar Etobiyan ayadoo gaalo ah 8 jira ka luntay dadkedii Somaliya la keenay waxa yaableh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 767

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 3 หลายเดือนก่อน +5

    Aisha waa gabar afgaaban isku fasal baaa aheen meel xirfadaha laga barto waanka xumahay nin xun baa kusoo aaday ilaaheey qalbiga ha u qaboojiyo 🤲

    • @abshiroabdi8393
      @abshiroabdi8393 หลายเดือนก่อน +1

      Allaahumma Aamiin diinta islaamka ay qadadey ALLE ha ku xafido ALLE waxaan aga baryey iuu sheydaan ka fitnneynin diindeena macaan

    • @zahavi.10
      @zahavi.10 7 วันที่ผ่านมา

      Hello

  • @aymanMoha6
    @aymanMoha6 8 หลายเดือนก่อน +52

    Maad lumin walaal Eebe ayaa nimcadiisa iyo hanuunkiisa kula doonay Waxaad tahay qof qalbi wanaagsan illaahay dadkaaga haku sahlo sababna hakaaga dhigo inay muslimaan 🤲

    • @muqdishogirl9244
      @muqdishogirl9244 8 หลายเดือนก่อน +2

      Wlh xanuun iyo farxad ayaa iskugu darsan balse hadalka ugu fiican ayaad dhahday

    • @jeimaani2024
      @jeimaani2024 8 หลายเดือนก่อน +2

      Qoralkaga markan arkey wan ilimeyey😢 may lumin ee alle ayaa haninka ladontey .. Ethiopia 🇪🇹 muslimka wu necebyahay xataa masajida ayey gubeen

    • @awalehabib-br3jj
      @awalehabib-br3jj 8 หลายเดือนก่อน +1

      Ayman wa runta wlhi wnkugu racsanahy qli

    • @samsamahmed9664
      @samsamahmed9664 8 หลายเดือนก่อน

      Waarun wallahi ilaahey baa qeerka ladoonay. Waan ilmeeyay markaan hadalkeeda dhegeystay. Adigane intaad tiri ookale baan dhihi lahaay qalbigeygane kusoo dhacday. Malumine waxaa lagu hagaayay wadada toosan. Alxamdulillaah
      Man yuriidillaaha bihi qeyran yufaqihu fid diinihi
      Mahadsanid

    • @nastehaahmedosoble1931
      @nastehaahmedosoble1931 8 หลายเดือนก่อน

      Haa runti mey dhumin ee wxee heshay jidkii saxnaay iyo wadadii hanuunka alx mararka qaar wax aad shar moodeesid ayaa kheer kuu noqda

  • @MahirMohamed-wb1bu
    @MahirMohamed-wb1bu 8 หลายเดือนก่อน +78

    Anigaa Adhis ababa jooga haduu alle idmo FM adhis ayaan ugudbinayo hdaay iga aqbalaan waana idiinla wadaagi donaa wixii akhbaar ah❤❤❤

    • @mawjama831
      @mawjama831 8 หลายเดือนก่อน +2

      FM maxaa ka wadaa?! Warkeeda TV-ga Ethiopia ma la gaarsiin karaa?! Maxaa kharash ku baxaaya, haddii TV -ga Ethiopia laga baafiyo waalidkeed?!

    • @alimohammedibrahim3165
      @alimohammedibrahim3165 8 หลายเดือนก่อน

      Thanks please

    • @ahmedardoof8629
      @ahmedardoof8629 8 หลายเดือนก่อน +2

      walal u dhiib oo wiliba hadii ay lacagta baahinta ku waydiiyaan bixi walal

    • @farxaanmuuse2993
      @farxaanmuuse2993 8 หลายเดือนก่อน

      Shukran wllo caawi alle hakucaawiyee

    • @CabdifitaaxIbraahim-re1vm
      @CabdifitaaxIbraahim-re1vm 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@mawjama831Haa gaarsii walal TV ethiopian

  • @ArimaHeena
    @ArimaHeena 8 หลายเดือนก่อน +18

    @12:26 Qeybtaas qalbiga kadareemey Inshaa'Allaah niyaddeeda sidee jeceshahay allaah uyeelo inta barnaamijkaan soo qorsheeysana kheyr allaah kasiiyo, dadka kala lumey waxaan urajeenaa dhammaan inuu dib illaah isugu kulansiiyo adduunyo iyo aakhiraba mahadnaq gaar ah #illintir

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 8 หลายเดือนก่อน +192

    8JIR GAALO MAAHA EE WAA MUSLIM ILMÖ SAQIIRA

    • @rashkaarow45
      @rashkaarow45 8 หลายเดือนก่อน +10

      Sax . Gabadha waligeed maysan noqon gaal . Alxamdulillaah. Saqiir ayey aheyd .

    • @Smaira-j7l
      @Smaira-j7l 8 หลายเดือนก่อน +2

      💯

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 8 หลายเดือนก่อน +6

      Ilaahaybaa udooray in ay muslim ahaato insha allaah way heli waqludkeed

    • @xubiqaali7065
      @xubiqaali7065 8 หลายเดือนก่อน +3

      Lkn diinta Kuma dhalan maahanoo midakale hadeey hesho aabe sey ulasocee waaba islaame

    • @rashkaarow45
      @rashkaarow45 8 หลายเดือนก่อน

      @@xubiqaali7065 Waalidnimada ayey u qiraysaa , wayna ugu axsaanfaleysaa . Waxii ku saabsan aduunyada way ugu roonaaneysaa. Hadey kasoomaraan dhinaca aakhirada ( Gaaleysiin ) way ka diideysaa . Waxayna iskudayeysaa gabadha iney waalidiinteed iyo dhamaan dadkoodhan iney usoobandhigta dhaqanka wanaagsan , ee Islaamka .

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd 8 หลายเดือนก่อน +79

    C/casiis janatul firdows alaha ku geeyo dhibaatada dhacayso gees alaha ka mariyo

  • @sucdihussein7533
    @sucdihussein7533 8 หลายเดือนก่อน +60

    Allahayoow usahal dadkeedi ,Balse sodhumistedi xikmad aya ku jirtey oo wey muslintey Allahu Akbaar Lacalahu qeyr

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 8 หลายเดือนก่อน +51

    Ilaahey ha u so sahlo dadkeeda,Gabadha ha la ixtiraamo hana la so dhaweeyo,Maadama ay qabiil aysan ahayn sheegatey si ay nabadgalyo ugu noolato meeshaas laga badan yahay.

  • @samirahassan2023
    @samirahassan2023 7 หลายเดือนก่อน +2

    Sorry walaashey. Hada waxaad tahay gabadh muslim ah alxmdulilah dheh. Soomaali wey ku jeceshahay. Hamurugoon insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @malakaaay
    @malakaaay 8 หลายเดือนก่อน +50

    Ciwaanka aad meesha kusoo qortey waa khalad ee hadaa bedeli karti bedel waa ceeb inaad ilmayar yiraahdo gaal buu ahaa 😢😢😢

    • @Michealfot
      @Michealfot 8 หลายเดือนก่อน +3

      Ereyga gaal maa ku dhibey 😂😂 af Somaliga daraadaad looma badalaayo

    • @RahmaCabdi-q8o
      @RahmaCabdi-q8o 8 หลายเดือนก่อน +3

      Waa runtaa saqiir 8 gaal maaha

    • @aamsheikh
      @aamsheikh 8 หลายเดือนก่อน +1

      Ayadaa tiri kiristaan baan ahaa

    • @malakaaay
      @malakaaay 8 หลายเดือนก่อน

      @@aamsheikh ayada fahan la aan baa ka muuqata , qof ka waraysanaya ee islam nimada kusoo dhex korey beey ahayd inuu u soxo 😰 sidani waa inagu ceeb somali ahaan iyo islam ahaan ba . Diinteena ayaan u gafaynaa markaan caruur saqiir ah gaal ku sheegno ama qof khaldan aynu sixi weyno . Iyadu malaha meeshan laga hadlayo . Mana maamusho ee waxaa iska leh qof ka waraystaha ah oo ay ahayd inuu yiraahdo saqiir baad ahayd . gaal maad ahayn ee qoys kaaga ahaa

    • @maryanabdisalan1511
      @maryanabdisalan1511 8 หลายเดือนก่อน

      ILLAHEY DADKEDI HAUSAHLO🤲

  • @hasanadem2848
    @hasanadem2848 8 หลายเดือนก่อน +10

    እባካችሁ ለአላህ ቢላችሁ ይህ ልጅ ከቤተሰቦቻቸው ጋር አገኛት
    ቤተሰቦቻቸው የሚኖሩት አዲስ አበባ ነው
    ስምንት አመት ሆና ነው ከአዲስአበባ ጠፍታ ወደ ሶማሊያ የገባችሁ
    እዛው እያለች እስልምናን ተቀብላለች
    እንዲሁም አግባታ ልጆች ወልዳለች
    ስሟ ብርቱካን በቀለ ግርማ ትባላለች
    የቤተሰቦቼ ፍቅር እና ናፍቆት የቀንና ማታ አላስቀምጥ ብሎኛል ብላለች እና እንተባበራት

  • @adnimoallim9233
    @adnimoallim9233 8 หลายเดือนก่อน +55

    Somali itoobiyaan majiro Wax layiraahdo ee wax barta somaliyey intee lagu arkay qof Somali ah ok hadana itoobiyaan ah subxanallaah cabdicasis really waan Ku daawadaa marwalba lk maanta waa kaa xumaadaay inaad aaminsantahay Somali itoobiyaan ah war kuwa Ku dhashay jigjiga hadaad ulajeedo kuwaas waa walaalaheen gumaysi Ku hoosnool allaha kasaaree ,subxanallaah wallee in islaanimo looqiiroodaa waa dhimatay

    • @Jinkax-u9r
      @Jinkax-u9r 8 หลายเดือนก่อน +6

      Gabdha waa amxaaro sxb saas ula soco cabdi casiis waxba haku eedin kalinkane anagaa ka soo jeedno Somali magac fake waye ithopian ayey kaa jecel yhn

    • @XaawoMuxudiin-l4q
      @XaawoMuxudiin-l4q 8 หลายเดือนก่อน +5

      Wuxu ka wada wa itobiyan lakin somaliya ku nol ilmo somaliyed na dhashay ee maha somali galbed

    • @XaawoMuxudiin-l4q
      @XaawoMuxudiin-l4q 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@Jinkax-u9rhaa

    • @Mio1971.
      @Mio1971. 8 หลายเดือนก่อน +2

      Soomaali way noqonkartaa, waayo imisa Soomaali ah ayaa dhalasha wadankale leh

    • @luulmohmuod5837
      @luulmohmuod5837 8 หลายเดือนก่อน +2

      Soomaali maaahan waa muslimad amxaaraa wilkuna waa mahad San yahay

  • @Afiifa-mohamed
    @Afiifa-mohamed 8 หลายเดือนก่อน +3

    Afarta cunug ay ninka somaligaaa u dhashay diintood haloo ilaaliyo !!!
    Abaayo Reer kaaga diinta bar soo muslimmi hadey diidaan adi iyo ubadkaba diintiina xajista Gaalnimo waa hoog iyo halaagee ilmaha yar yarna xabashidaa nooga ilaali. 🎉❤

    • @hudaismail278
      @hudaismail278 8 หลายเดือนก่อน

      Xabashi wa reerkeedii ee sida ha odhan wll wa cunsurinimo qofkasta oo muslimi wa wllkeen iyadana reerkeeda darteed ayaanu ku ixtiramaynaa sharaf io karamo ayey naga mudanyihiin qofka wcn ayey dhaleene ilahay haso hanuuniyo amiin

  • @MaryanIsmaaciil-tj7gj
    @MaryanIsmaaciil-tj7gj 8 วันที่ผ่านมา

    Insha alaah ilaahey idimkiisa wey heleysaa familkeeda bacdamaa Muslim ey tahay

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi2277 8 หลายเดือนก่อน +18

    Aniga ayaa Addis Ababa jooga oo tusaaya reer Addis

    • @RaayaAdam2306
      @RaayaAdam2306 8 หลายเดือนก่อน

    • @MawlidRashid-rn5xc
      @MawlidRashid-rn5xc 8 หลายเดือนก่อน +3

      Haa lawadaag Gabadhu waa muslim waana walaasheen

    • @ciisemane661
      @ciisemane661 8 หลายเดือนก่อน

      Walale Usii gudbi Allah haku barakeyee

    • @farhiyamahamud7512
      @farhiyamahamud7512 8 หลายเดือนก่อน

      Cawiiii walaloooo

  • @yusufal9239
    @yusufal9239 8 หลายเดือนก่อน +30

    Ilaahay waxaan ka baryi maanta oo ah15ka shacbaan in gabadhaasi hesho ehelkeed. Waa gabadh maskiin ah oo u baahan in lala raadiyo.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 วันที่ผ่านมา

    Jizaaka Allah kheyr walaalkey Abdiaziz Really. Ilaahay ha kuu gargaaro mar walbo. 🤲 🤲

  • @xaliimoxasan3302
    @xaliimoxasan3302 8 หลายเดือนก่อน +18

    waxaad dhibsaneeyso oo kuuroon ayaajiro gaalnimo ayoow ilaaheey kasaaray ineeydhunto waa urooneed alxamdulillaahi❤❤❤❤

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 8 หลายเดือนก่อน +1

      Wa runta waxa shar modo o khayr ku ah ba jira

  • @Dhalintamaanta-lr5pw
    @Dhalintamaanta-lr5pw 8 หลายเดือนก่อน +13

    Gaalo baad maanta ahaan lahayd ilaahay baakuu gargaaray😊😊😊

    • @hussaintahirabdow7535
      @hussaintahirabdow7535 7 หลายเดือนก่อน

      Stupid idinka gala eh waar Ethiopia hadi lasku daaro maryole odhan qabil oromo kamid ah aya kabadan tariqda so barta

    • @hussaintahirabdow7535
      @hussaintahirabdow7535 7 หลายเดือนก่อน

      Seed ku ogate in. Ay galo sii noqon dontoo?

    • @AsadIsmaciil-us1db
      @AsadIsmaciil-us1db 7 หลายเดือนก่อน

      ? 😂yaakushegy

  • @SacdiyoMahamed-r6u
    @SacdiyoMahamed-r6u 8 หลายเดือนก่อน +4

    Wa gabadh adag Mashallah luqadedii. Ma ilobin alaw usahal Walidkedii iyo Qarabadedii❤

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 8 หลายเดือนก่อน +8

    rabi ayaa gaalnimo ka soo saaray oo muslimka dhiigay.

    • @bilalabdi9148
      @bilalabdi9148 8 หลายเดือนก่อน +1

      8 jir gaalo ma ahan

  • @adamibrahim8263
    @adamibrahim8263 8 หลายเดือนก่อน +24

    I feel for her. Every Child has the right to be Part of his or her Family regardless of whether Muslims or None Muslims. Please help that Amhara Girl. We Should fight with Amhara but She is no Amhara. She is an Individual. Help her👍

    • @teddyayele7477
      @teddyayele7477 8 หลายเดือนก่อน +2

      with respect, what did Amhara did to you to fight with? Never mind . you Don't have an answer for this. It is metal slavery!!

    • @Wadaniga.dahsoon
      @Wadaniga.dahsoon 8 หลายเดือนก่อน

      It's not about amhara or anything else she naive and disparate to meet up with her family more over she is our sister in Islam i pray for her to find her family.

    • @Wadaniga.dahsoon
      @Wadaniga.dahsoon 8 หลายเดือนก่อน

      @teddyayele7477,,,,take it easy and don't feel offended,,,,,,,, have a great time.

    • @drgarad
      @drgarad 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@teddyayele7477He is talking about History, nothing New here. But we(Somalis, and Amharas also have new common enemy now - Abiy ahmed and The Oromos.

    • @ahmedgedi5391
      @ahmedgedi5391 8 หลายเดือนก่อน +3

      She is Lucky ,she could have been a Christian to day

  • @Muna-gml
    @Muna-gml 8 หลายเดือนก่อน +3

    Markey somalia uso kaxeynayan may bafiyaan oo ku radiyan dadkeda cunug aysan dhalin so qadayan somLia kenayan subxana Allah waqtigas dadkeda ine hesho Laga yabi lahaa in kasto muslim noqotay alhamdulillah

    • @CabdiodowaaKulane
      @CabdiodowaaKulane 8 หลายเดือนก่อน

      Wll xikamada ilaahey ayaa wax walba ku dhacayaan miyey muslim noqon lahay miyey ilmo muslim ah dhali lahayd hadii ay markiiba baafin lahaayeen reerkooda ay ku noqon lahayd

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay ha kuu sahlo waalidkaa, si deg deg ah. Inshaa Allah, bi idni laah kariim waad heli.

  • @hagimohamoud6653
    @hagimohamoud6653 8 หลายเดือนก่อน +1

    Qabiil waxa isticmaala waa Somali Qurunto. Dadka aduunka wexey sheegtaan wadanka ey ka yimaadeen.

  • @Umumaryama
    @Umumaryama 8 หลายเดือนก่อน +7

    Allah cideeda ha usahlo wlh waa la ooyey
    Waa anagoo kale uun qof kasto ehelkiisa wuu ubaahan yahay

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 8 หลายเดือนก่อน

      hhh. waa annagoo kale uun. waar yaa ilaahay yqaan.

    • @Almaaz-gh2ub
      @Almaaz-gh2ub 8 หลายเดือนก่อน +1

      😢😢wa sax csho waa aqaanaa waa gbr aad u ficnaan bdn allha u sahlo cideda

  • @howareyoudoing5448
    @howareyoudoing5448 8 หลายเดือนก่อน +22

    Gabadhaan hala ixtiraamo islaamka qaadatey si ee ugu sugnaato

  • @Zahra-k5u3n
    @Zahra-k5u3n 8 หลายเดือนก่อน +11

    Illaahow dadkeda usahal cida koeirisey ilaahayqayr hasiyo iney sifiican ukoriye en aqlaaqdeeday kamuqataa ilaahow inti qofukalmeyso ukaalmee somaliyey gabadha wa walashin qabyaalad hakula dhaqmina

  • @dalxiis254
    @dalxiis254 8 หลายเดือนก่อน

    Wasabata adunka intiisa kale noga horeyaan.
    Bal eeg Gabadhaan qabiil ma aqaano İnaa Ethiopian ahay ayan Aqanaa❤

  • @mohassan498
    @mohassan498 8 หลายเดือนก่อน +2

    Hope she will get her family very soon inshallah

  • @firdosacabdi8028
    @firdosacabdi8028 8 หลายเดือนก่อน +9

    Mey dhumin ee ilaah baa hanuunka ladoonay alx allaha kusugo islaanimada walidkendna allaha usahlo

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 8 หลายเดือนก่อน +3

    Haa ileen somali bay taqaanaa
    الحمدلله
    Maansha allllaaaaaaaah

  • @maryanfarahtimir5791
    @maryanfarahtimir5791 8 หลายเดือนก่อน +5

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ maaaamad gabdhaaahysay wxn alle u waydiiyey janatul fardaws ha kucsuumo❤❤❤

  • @seed3966
    @seed3966 8 หลายเดือนก่อน +3

    Aac 😭😭😭. walaal safaarada itoopiya u tag oo hakaa caawiyeyn hakuuu baafiyeeyne 😭😭😭

  • @samatar4803
    @samatar4803 7 หลายเดือนก่อน +1

    Alxamdulillah inay luntay sababtoo ah diinta islam ka ayaa Allah wayn ku hanuuniye. Ehelkeeda Allah usahlo inay hesho

  • @muzatech1997
    @muzatech1997 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah, Wellcome to Islam from ethiopia , Baga rabbiin si qajelche oboleetti

  • @abdullahihussein3808
    @abdullahihussein3808 8 หลายเดือนก่อน +3

    Aaan share udhano gabdha waaa walshen Allah usoo sahlo

    • @asdfghjkl1381
      @asdfghjkl1381 8 หลายเดือนก่อน +1

      Wali amxarigi Ma ilawin Allaha u sahlo reerkedi

  • @HibaaqAli-q7x
    @HibaaqAli-q7x 8 หลายเดือนก่อน +2

    Cabdicasiis hawshaad haysid waa hawl weyn runtii ajarkeeda iyo abaalkeeda illahay hakaasiiyo

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 8 หลายเดือนก่อน +3

    Allah ha u sahlo ehelkeeda, muslim waa isku diire😢❤

  • @Almaaz-gh2ub
    @Almaaz-gh2ub 8 หลายเดือนก่อน +7

    Allla caasho yarisey abyo m.a gbr wngsn hoyo da yar ah allha ku sahlo aabe iyo hoyo

    • @DARWIISHAD
      @DARWIISHAD 8 หลายเดือนก่อน

      Hooyadeed waxay tiri wey dhimatay

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 8 หลายเดือนก่อน +10

    Illaahey ha u saqiro dadkeedii
    Waxaanse u maleynaayaa qoowmiyada amxaarada iney ka soo jeedo maadaama ay tiri eedadey baa walaashey baxardaar u kaxeysay baxardaar amxaarada ayaa degta waa illaahey mahadiis hadey diinta islaamka qaadatey mar kale waxaan leeyahay illaahey ha u sahlo dadkeedii.

  • @AkraamMessi
    @AkraamMessi 7 หลายเดือนก่อน

    Wlhi aad ayan uga murugooda wlshyda muslimada ilahay hakuuso dhawooyo dadkagii❤

  • @yahyaunun8225
    @yahyaunun8225 8 หลายเดือนก่อน +8

    Idaacadaha itoobiya in lagaarsiiyo ayaa fiican

  • @Mustafa-ty8tq
    @Mustafa-ty8tq 8 หลายเดือนก่อน +5

    in diinta lagu tixgalyo ayay ahayd oo aan la furin may ahayn inay xusuusato qaraabo gaalo ah oo ay dhici karto inay diinta ka saaraan aad baan uga xumahay

    • @Almaaz-gh2ub
      @Almaaz-gh2ub 8 หลายเดือนก่อน +2

      Qofna dadkisa ma naco muhimadu waa in ey reerkeda hesho😢😢

    • @degelkhayr
      @degelkhayr 8 หลายเดือนก่อน

      Maxay u xasuusan weyday ma in laqabo baa ilmaamsiinaysa ehelkeeda

    • @Mustafa-ty8tq
      @Mustafa-ty8tq 8 หลายเดือนก่อน

      @@degelkhayr
      Ma rayi ayaad ku hadlaysaa mise aqoon
      Qof gaala ehelba maaha!
      انه ليس من اهلك اsidaa waxa lagu yidhi nabi nuux markaa in loo sama falo haa laakiin qof ilaahay ka gaaloobay sokeeye maaha sidaa weeye caqiidada saxda

  • @faisalsheikh5682
    @faisalsheikh5682 8 หลายเดือนก่อน +2

    Gaabdhan Qadar xaga ilaahay ah ayay ahayd
    Waxa kudhacay ilaahay baa lajeclaaday lunto si aay aakhiradeeda uabdbaado ,maalintii hsdii reerkooda helilahaayeen iyadoo yar diinta maay fahanteen, waa hubba inaay helayso dedkeediina dhaqso

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 8 หลายเดือนก่อน +4

    In ay cabsaneeso ooay qariin wax walbo weey qari neesa❤❤❤❤

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 8 หลายเดือนก่อน +9

    Allahu Akber Illaahay ayaa la jeclaadey diinta macaan ee islamka
    Alle ha u sahlo dadkeeda 😢

  • @abdirazakhersi3487
    @abdirazakhersi3487 8 หลายเดือนก่อน

    Sano,2024

  • @dekaali8974
    @dekaali8974 8 หลายเดือนก่อน +1

    Inteey Addis Ababa joogtay in waxeey aheed la geeyo Saldhiga Boliska seey u hesho dadkeeda qalad ayeey aheed in guri lugu haysto

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 8 หลายเดือนก่อน +5

    Wan ilmeeye walhi abyo ilahy ha ku sahalo famalay gadaa😢😢😢😢😢😢

  • @fathiahmed3970
    @fathiahmed3970 8 หลายเดือนก่อน +1

    Immisa Hablood bay Ogaadeenia ka qaateen Ethiopianku Sxbow Dumarkooda Nimanka inooga soo dhaca oo wada Muslimiya❤❤❤❤ Somali weyn 🇸🇴 noolaada

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 8 หลายเดือนก่อน +2

    Allahayow usahal ehelkeda yarabi qof dadkisa kamaqayahin aya daremi karo dibatada ey ledahay walalayal aniga gabar itobiyan ah aya aqana wa u sher garey dona abayo macato ha oyin waheli donta inshallah cidada waxey ahed iney wax badan ku hadasho afka amxariga si itobiyanka ugaro madama ow quseyo itobiya ey dadk laradinayo yahin itobiya abayo ha walwalin waxa thay gabar somaliyeed waxa tahay hoyo somaliyeed somalia 🇸🇴 lagamaxego madama ad dashay caruur somaliyeed ❤Love you sister ♥️

  • @akramukofficial6953
    @akramukofficial6953 8 หลายเดือนก่อน +2

    Dadkeena soomali wax badan baa ka qaldan cunug 8jir ah gaalo ayey eheed War miyaa anyway waan ku faraxsanahay gabadha iney muslimad

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 8 หลายเดือนก่อน

    She is our sister Manshallah

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 8 หลายเดือนก่อน +5

    Ilaahah ha u sakhiro dadked waan fahmayaa waxay u ooydaye miskiin Ilaahay ha xafido

  • @NaicmoHussein
    @NaicmoHussein 8 หลายเดือนก่อน +6

    ilahayoow u sahal Walidkeeda rabiyoow aamiin aamiin aamiin yaa rabi

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallaah 🌺❤🌺💯🕋💎❤️❣️🇸🇴🇸🇴❤💞🙏

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 8 หลายเดือนก่อน +19

    Allah haku sahlo familkada abaayo❤ Allahuma aamiin 🤲

  • @Abdiqafar-k2f
    @Abdiqafar-k2f 7 หลายเดือนก่อน +1

    Lkn ciilki ethiopia uqabay an xasussti soory abayo

  • @foozia426
    @foozia426 8 หลายเดือนก่อน

    Gabadhani itoobiya hatagyo tiifiga haka baafiso wankula talin lahaa wadankeedii haka baafiso

  • @WifiWifi-tv5bp
    @WifiWifi-tv5bp 8 หลายเดือนก่อน +2

    Masha alah ale habarakeyo qooyski sokoriyay kama shegan ayada iyo carurteda wanagu waficanyahay ale hausahlo dadkeda

  • @Faadumo455
    @Faadumo455 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ajar bu ilahy kaga qoraya wllhi si niyaday kugu ducaynayan dadkan

  • @ABUBAKARAlzaaki
    @ABUBAKARAlzaaki 8 หลายเดือนก่อน +1

    Lakin su,aaal macquul ayadoo 8 Jir hadi ay somali imaadi. Luqada kuma hadsheen waayo caruur ayaay eheed

    • @hallo7507
      @hallo7507 8 หลายเดือนก่อน

      Isfahnku waa muhiim. Waxay ku tidhi 8 jir ilaa intay guursanatsay kadib ba somaliya la keenay intaan waxaa haystay reer somaliyeed wixii jirana allaahu aclam

  • @malakaaay
    @malakaaay 8 หลายเดือนก่อน +40

    We have to help her 😢😢😢 she is pretty soul ❤️🥰

    • @AhmedJibrir
      @AhmedJibrir 8 หลายเดือนก่อน

      Wayaayi

    • @HassnaHawa
      @HassnaHawa 8 หลายเดือนก่อน

      ❤hassan

  • @cadecabdullahi8588
    @cadecabdullahi8588 8 หลายเดือนก่อน +2

    اللهم لك الحمد Alla Ani mxaaa RABBIGAY iinimceeyy😢😢

  • @kafiyanuur6628
    @kafiyanuur6628 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha,allah abdicasiis qayr iyo baraaro.kugu ogahy saa dadka ucaawinee.allaha kuu caawiyo

  • @khadarmuhamedchannel
    @khadarmuhamedchannel 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha allah wllkay ilaahay khyr haku siiyo barnaamijkii baadigoobka umada soomaaliyeed wuxuu gaadhay wadamada jaarka ah wllkay hore usoco

  • @xidigtainamaxamed1800
    @xidigtainamaxamed1800 8 หลายเดือนก่อน +7

    Alow u sahal.yaa rabi 😢😢

  • @HodoAyan-is4fw
    @HodoAyan-is4fw 8 หลายเดือนก่อน

    ax ax am sorry miskinta reer somaliya gabada ha diilina so muqdisho ma joogto mesha dadkiba lago cuuni wllshye qali Allaha haku siiyo reerkagi yaa rabi yaa raxman 😢😢😢

  • @briize-sh3sf
    @briize-sh3sf 8 หลายเดือนก่อน +2

    Alxmdulilaah alle aya jecel marhaday muslimtahay alle walasheen ha usahlo dadkeedi

  • @rayanaahmed6639
    @rayanaahmed6639 8 หลายเดือนก่อน +6

    Walaal shaqo culus ayaad haysaa ajar iyo xasanaad alaha kaasiiyo

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 7 หลายเดือนก่อน

    ❤waa ilahay qadartiisa inay muslimto ayaa aldoonay famligeeda alah hawsahlo amen ❤

  • @aragsanismael4912
    @aragsanismael4912 8 หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin yaarabi ❤❤❤

  • @mawjama831
    @mawjama831 8 หลายเดือนก่อน +2

    Warkeeda TV-ga Ethiopia ma la gaarsiin karaa?! Maxaa kharash ku baxaaya, haddii TV -ga Ethiopia ama kan Jigjiga laga baafiyo waalidkeed?. Diyaar baan u ahay in aan kharash baafinta ka qayb qaato ama wada bixiyo haddaan bixin karo😪❤️

  • @abdikanikhalif6381
    @abdikanikhalif6381 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahoow u soo sahal miskiintaan
    Alxamdulilaahi hadii eey islaam maanta tahay

  • @MustafaEssa-js5bg
    @MustafaEssa-js5bg 7 หลายเดือนก่อน

    Somalyey gabadhaa haloo naxariisto... Inshaallah

  • @cabdirisaaqmaxamed3248
    @cabdirisaaqmaxamed3248 8 หลายเดือนก่อน

    Addis ababa ayan joga anaga kugu share garaynayana qar joga qeta oo an sxb nahay wlalo insha allah hadii Allah yidhaa

  • @hanadahmed4913
    @hanadahmed4913 8 หลายเดือนก่อน

    Walahi gabadh ugu wanagsanedeyn allaha qalbiga ku qabojiya wll

  • @rahoroble3224
    @rahoroble3224 8 หลายเดือนก่อน +1

    Manshaalah Manshaalah Manshaalah

  • @salmanyare9243
    @salmanyare9243 7 หลายเดือนก่อน

    Gabadhan hadi ayaay 8 jir ahyt gal 8 jir gal maa noqto marka alle dinta haa kuu hayo inshallah

  • @IktanBaahe
    @IktanBaahe 8 หลายเดือนก่อน +1

    ..gabadha..waxad..tidhahda..magalada..dadkinu..jogo..magaceda..so..sheg..aniga..aya..jigjiga..joga..oo..so..deydayaya..habo..telefon..kaga..iso..qor..ishala....

  • @matmat735
    @matmat735 8 หลายเดือนก่อน +72

    This young girl is missing her family! We need to help her.

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 8 หลายเดือนก่อน

    Waa inaan Muslim ahaan ucaawinaa.

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 8 หลายเดือนก่อน

    Cajiib walahi Laakin Allah Tusaale Natusaya Marwalba .

  • @hindaseenyo1556
    @hindaseenyo1556 8 หลายเดือนก่อน +1

    Way cidlootay wayna ciishootay 😢

  • @OmarDirieh
    @OmarDirieh 7 หลายเดือนก่อน

    waan soodhaweynayaa walaasha muslimada ah

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 8 หลายเดือนก่อน

    WAA AXMAARO SORRY❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Foziyaa-c5r
    @Foziyaa-c5r 8 หลายเดือนก่อน +5

    War heedhe ana Itoobiya waan kuu gaarsiiyay

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 8 หลายเดือนก่อน +1

    SUBXAANA ALLAH Ilmo 8 jira GAAL maaha ee waa MUSLIM markuu qaan gaadho ayuu Gaalnimo noqon karaa WAA SHEEKO BARALAY ISKA DHEH

  • @Qoran6174
    @Qoran6174 8 หลายเดือนก่อน

    SOMALI ETHIOPIAN KU LAHAA.....wr somali waa somali uun

  • @Hamdaindho-d5m
    @Hamdaindho-d5m 7 หลายเดือนก่อน

    Waryaaa somalinimada mcn😢 Allow adaa mhd leh😢

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 8 หลายเดือนก่อน +11

    Luuqadeedii meyna hilmaamin

    • @AminamahamedIbrahim
      @AminamahamedIbrahim 8 หลายเดือนก่อน

      Qof cajeero cunay walle Etiopian uun weyaan

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 8 หลายเดือนก่อน +29

    اللهم لا سهلا الا ماجعلته سهلا وانت تجعل الحزن إذا شءت سهلا اللهم امين يارب العالمين.

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 8 หลายเดือนก่อน

    Allaha ha u sahlo gabadhan muslimka ah

  • @LUISFIGO-tr5pw
    @LUISFIGO-tr5pw 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wariye anga addis ababa aan joogaa waana caawinaynaa lkn gabadha telka soo qof addis ababa qarabada udagan soo sheeg ama xafada ay daganaayeen qarabadeeda sosheeg

  • @YusufAbas-c5e
    @YusufAbas-c5e 8 หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin jantul firdows Inshallah❤❤

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 8 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha'Allaah Tabaarakalaah illaaheygii mugdiga ugu badalay nuurka .Taasna waxaa usabab ah dadkii wanaagsanaa eey la noolayd .Diinteenu waa taas .Dadka ajaanibta in la tuso wanaag say u muslimaan.Mideeda kale iimankeedeey qabtaa.Soomaalida qaarkood balaayeey shèegan lahaayeen si loo kaalmeeyo.Qofkii illaaheey isku xira ilaahey baa irsàqi .Insha'Allah waad heli dadkaaga .Habo

  • @khadijahussein5478
    @khadijahussein5478 8 หลายเดือนก่อน

    Allah haku sahlo familkaga sida ugu dhaqsiga badan insha Allah

  • @Puntland1
    @Puntland1 8 หลายเดือนก่อน +1

    Amay SIRDOONKA Itobiya tahay? 🤔

  • @BadbaadoUmbrella
    @BadbaadoUmbrella 8 หลายเดือนก่อน

    Gabadhan Embassy of Ethiopia 🇪🇹 ee Mogadishu ha lageeyo , family geeda heli