Dawo suuqyadii muqdisho oo laxidhay xaalad adag xamar kala shiki xasan iyo masulin kale...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 9

  • @user-kd6nr4hz7n
    @user-kd6nr4hz7n 24 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahey soomaaliya ha siiyo nabad wadata ilaah caabud iyo nimco allahuma aamiin

  • @habibahussien6055
    @habibahussien6055 24 วันที่ผ่านมา +1

    Good an well weeye santaag matahay midii aan rabnay in aay jac iska dhahaan dolada waalatay aa dhiigmiratada dhamu jadiid ayax baahan

  • @rahmomohamud963
    @rahmomohamud963 24 วันที่ผ่านมา

    Ilahay ha gargaaro shacabka

  • @habibahussien6055
    @habibahussien6055 24 วันที่ผ่านมา +1

    Guul daro garabka alaha u galiyo garrabka xunka dhamu jadiid guregeena alah bi iyo

  • @mahmoudhassan8043
    @mahmoudhassan8043 24 วันที่ผ่านมา

    Ganacsadayaashu waxay fehmeen inay Dawladu maaweelo wado oo Go'aankeeda wadato.

  • @marwaanabdirahman1700
    @marwaanabdirahman1700 24 วันที่ผ่านมา +1

    Ma xukumada xasan baad la simeysa dad aan tuugo aqoon

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 24 วันที่ผ่านมา

    waa tuugo qofka liisanka sitaa wuxuu saarayaa shacabka

  • @user-kd6nr4hz7n
    @user-kd6nr4hz7n 24 วันที่ผ่านมา

    Canshuurta ma wadanka ayaa lagu horuminayaa ma waayeelka dadka tabarta yar ayaa mashaar looga qorayaa ma jidadka wadanka iyo caasimada bacaadka jiifo ayaa lagu hagaajinayaa mise?

  • @marwaanabdirahman1700
    @marwaanabdirahman1700 24 วันที่ผ่านมา

    Mar danbe kuma dhageyso