Dawo RW xamse sanbaloolshe lafta-garen isku mariwayay 3 qodob xasan Afduub ayuraba..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 18

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 5 วันที่ผ่านมา +2

    LAFTAGAREENE MAANTA WAA WINNER AWOOD IYO GARAB HAYSTA❤. HADUU SIDII HORE XASAN DABA RUCLEEYO MARKII FARTA LOOGU YEERO, WALAAHAY NINKAASI DIB MADAXWEYHA KOONFUR UMA AHAANAAYO. ISAGAA IS TOOGANAAYA.

  • @Sahra-qe8gb
    @Sahra-qe8gb 5 วันที่ผ่านมา +1

    Waa. Laftagarn. Ho durağı. Muqusho was laxiraya❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉 masonoqonayo

  • @ahmeddirshe3141
    @ahmeddirshe3141 5 วันที่ผ่านมา +2

    Sanbaloshe soowmaaha ninkii lahaa dagal kii sokeeye esomaliya hawiya kuguleystay emaxaa diidaya inlayrshdo magaceda dawlada hawiye somaliya sida sacudiga okale Makasa matalikara masul somaliya udhexeya xasana shena wuxuyahay isaga cadeystay ee madawlad hawiye Ahmiyaa mamuleysa oo magaceda hawiye lobadalayo somalida Anhawiye Ahayn seyku Aqbalayaan waana hadafka hawiye maku dhaqmikarnaa somalida kalsy

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 5 วันที่ผ่านมา +1

    RUNTA HADEEY SHEEGAYAAN TUUGADAN SAFARKA KU TAGAY BAAYDHOBO MAXAAY U AADI WAAYEEN KISMAAYO NINKA JOOGA KISMAAYO KU HAAYEY CIIDANKA KEENYA MUDDADA FARAHA BADANNA AFDUUB KU HAAYSTA KISMAAYO

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 5 วันที่ผ่านมา +1

    Guul mw lafta gareen sadaxdi qodob wu diiday 1 ciidanka Ethiopia ka sar my 2 20/9/2024 muqdisho shirka watashika ba ka furmayo my 3 dorashada qabaney xasan gorgurde ba musul kah wu diday xasan gorgurde nimanki wu so diray marxun xamza sanbolshe waji kabax bey kala so tagayan muqdisho bey u so socdan sacadah so socdo

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 5 วันที่ผ่านมา

    XASAN WUXUU RABAA IN UU KOONFUR KEENO CIIDANKA MASR OO ISAGA KA AMAR QAADANAYA. KOOFUR HAWIYE KAMA DAAFICIDOONAAN😢.

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 5 วันที่ผ่านมา +1

    Nacalatu ceylka dheh Cunsuriyinta Qaley Qaleydu ah

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 5 วันที่ผ่านมา +1

    LAFTAGAREENE YUU TEGIN MUQDISHO😢. IN LA DILAA LA RABAA. SIDII UMADIHII MUQDISHO KU DHINTAY BAA LA ORANDOONAA ALSHABAAB BAA DILEY.

  • @abdulrahmanh5523
    @abdulrahmanh5523 5 วันที่ผ่านมา

    Alle irsaaqadda meel kale hakaa siiyo. Walee Aakharo su’aalo badanbaa ku sugaya.
    Af-ximadaada ma cidbaa Soomaalinimada magan looga yahay caaq yohow Baadoowga ahi?
    “Xaafado itoobiyaan” ku lahaa😡 wlhi. Inaadan waalid ku edbiya nasiib u yeelan sida kaa muuqata

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 5 วันที่ผ่านมา

    XASAN IYO XIDIISU MARNA MA OGOLA IN DIGIL IYO MIRIFLE CIIDAN ITOOBIYAAN AHI DAAFACAAN. MEESHAAS KHIYAANAA KU DAAHAN😂

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 5 วันที่ผ่านมา

    Alaah hanaga qabto ccidii dhibaatada wada

  • @mariamyusuf6438
    @mariamyusuf6438 5 วันที่ผ่านมา

    Hamse Kofur Galbred, degaan dad ayuu kuleeyahay ee waxba afka ha qaloocin waana ninka labaad ee dowlada Somalia! Lamasina ninka kale ee dabawalwaalaysid ee jooji munaafaqaynta daarood. Cudur Ogaden ladhaho idinlaaye.

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 5 วันที่ผ่านมา

    Sanboloosha soo ninkii lahaa dalkaan nin aan hawiye ahayn ma xukumayo.

  • @mrwadaniciilan8799
    @mrwadaniciilan8799 5 วันที่ผ่านมา

    Ninka kaliya soomaalida bahdila waa warsame kala qaybinta somalida itoobiya miyaa soo dirsatey koley ogaadeen itoobiya kama marno ceebna kuguma aha halkaa kasii wad bahdilka somalida hambalyo

  • @wilwiil7630
    @wilwiil7630 5 วันที่ผ่านมา

    war xumidaa war adiga yaad u hadleysa ninyohow iska aamus

  • @maxamuudmacalin-rj7rq
    @maxamuudmacalin-rj7rq 5 วันที่ผ่านมา

    Sida gabdha gaarkood ayaad u.hadashey manatihi saxafa xu ah
    Ciidanka jooga xududa waxeyhesta
    Mandhed naba.socilinta Ayey.kamid
    Yihiin miskii war damcay Ayaa tahey