Dawo dagaalka boosaso ciidamo xidhay garoonka diyaradaha qurshihi xasan SSC guul wayn..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 23

  • @MohamudOmar-bf7fv
    @MohamudOmar-bf7fv 5 วันที่ผ่านมา +3

    PUNTLAAND CADAW BADAN BAY LEEYIHIIN MARKA AQLIGIINU HA SHAQEEYO ILMA DAYAANO IDINKA OO SIDAA KA XUN BAAD OGOLAANDOONTAA THANKYOU!!!

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 5 วันที่ผ่านมา +1

    Nabad allaha ku soodabalo

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 5 วันที่ผ่านมา

    Warsame Santag Mahadsanid Inaadeer ❤

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 5 วันที่ผ่านมา

    Thank you so much geesi qaran santaag sida walaaltinimadale ee aad uwaanisay ciidanka puntland ee ishorfadhiyah xasan sheik wuxuu kakalumaysanayah ciidanka puntland si uu isugudiroh oo uu kadhabeeyoh 24sac baan burburin puntland absolutely, ilaahay baan gamagangalna sharkooda,Xasbunulaah wanecma wakiil Xasbunulaah wanecma wakiil Xasbunulaah wanecma wakiil

  • @MohamedJama-bl6eb
    @MohamedJama-bl6eb 4 วันที่ผ่านมา

    بارك الله فيك وحفظك
    Adeer … Sidaa Weeye
    Odey Aniga Iga Yar
    BaaTahy .. Ee Sidaa Kuwada …
    Wac’Yi GalinTa Umada
    Somaliyeed .
    Adiga Iyo Rag’kale …
    Waa Idin Ku Raacsanahay .. Talooyinka Iyo TUSAALOOYIN-ka
    جزاكم الله خيرا كثيرًا

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 5 วันที่ผ่านมา

    waa gardaran yihiin ilma diyaano fidney noqdeen shacab kooda haka daayaan cabsida garguurte allaha xilka katuuro

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 5 วันที่ผ่านมา

    Psf. Wadanka Hainaga Puntland Hainaga Burburinina Psf Inaadeer Inoo Ilaaliya Wadanka Puntland

  • @museosman8296
    @museosman8296 5 วันที่ผ่านมา

    Insha allaa belo dhecimayso xasan dhiiqo waxaa ka daran marxuumka ka daran ciyaalweerada nayroobi ka dhawaaqaysa ka hadal

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 5 วันที่ผ่านมา

    Cisman Maamuud Miya Puburinaya Puntland 😮

  • @AWELIHAJIAWAD
    @AWELIHAJIAWAD 5 วันที่ผ่านมา

    There is nothing in HOLHOL

  • @habibohussein2019
    @habibohussein2019 5 วันที่ผ่านมา

    Marna tabartiis marna taagtiis

  • @habibohussein2019
    @habibohussein2019 5 วันที่ผ่านมา

    Dhalintu hadii aysandhiman heshiis imaanmayo

  • @habibohussein2019
    @habibohussein2019 5 วันที่ผ่านมา

    Siccid Dani hadagaalamo haduu awoodo

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 5 วันที่ผ่านมา

    Asad Diano Puntland Balagu Adeegsanaya Ee Masixrantahay So Adigi Madaxwayne Puntland Usharaxna See U Burburiyaan Karta Wadanki Aad Madaxwayne Ka Rabtay Wa Puntland e

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 5 วันที่ผ่านมา

    waa ruun 🤣🤣🤣

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 5 วันที่ผ่านมา

    Waryaa ma maxaa ikaa khuseyo waxaa ku dagaashan nindumey ladhaho oo imaaraad ka gatey dalkii oodhan adigu maxaa kaa khuseeyo maamulkaas waa faasid

  • @MowdafaBari-mz9jt
    @MowdafaBari-mz9jt 5 วันที่ผ่านมา

    Asad diyano maahan nin loo Adeegan karo dadkiisa Haba ka yaa in

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 5 วันที่ผ่านมา

      cismaan maxamuud hadaay is doonayaan banaanka haaysula baxaan boosaaso shalay baa looga dulqaatay intaay dadkulaayeen danay iyo ilma diyaano labadooduba haka baxaan magaalada hadii kale labadoodaba hadaay boosaaso xabad ka ridaan oo dad kudhinto nin kastaa qorigiisuu qaadanayaa waana laayska celinayaa labadaba boosaaso cismaan maxamuud jaligood madagana ragbaa ladagan oo kaga badan oo iskaleh hadaay nabada iyo daawlad nimada ilaalin waayeen oo aay isumuuqdaan iyagu haayskala baxaan magaalad hadayse xabad karidaan oo dad udhinto walaahay inaan looga dulqaadanaayn ee waala laaynayaa labafoodaba

  • @AbdirisakosmanIndhayare
    @AbdirisakosmanIndhayare 5 วันที่ผ่านมา

    Ala beenta 😂anaa jooga bosaso. Labo gaari xitaa masogalin😅

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 5 วันที่ผ่านมา

    ILMA diano marka uu HSN DHIIQO sodiraya ma aqliga ayey layihiin ninka dhulkiisa deegankisa xafadiisa ladhahayo dagaal kasoorid .maxaa kaqaldan war aqliga hashaqeyo

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 5 วันที่ผ่านมา

    Beenaale Daarood Waxii ka dhacay
    Waala Soconaa

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 5 วันที่ผ่านมา

      kkkkkk daatood baad ku waalatay adeer daarood laangaab lama sheekaaysto oohinta yaan lagaa dareemin

  • @BEEBOY66
    @BEEBOY66 5 วันที่ผ่านมา

    Qof aan waxba baran ayaad tahay. Ilmo Diyaano waa madax iyo PSF iyagaa dhisay . Mr no body oo kale ma hayo Si caadi ah iska deeg. Ohh your struggling with viewers how could you ask for subscribers or contact sharing. MR FAKE NEWS . GET YOUR FACTS RIGHT . FOLLOW ILMO DIYANO ITS UR BEST INTEREST LAAN GAAB WAXAD