FARXAD: Ninkii Dilay Ikraan Tahliil oo Lagu Qabtay Muqdisho, Magacyada Dadkii soo diray ayuu sheegay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • #HageMedia Waxuu diyaar u yahay in uu idin soo Gudbiyo Warar Xaqiiqo ah oo Soomaalida iyo guud ahaan Caalamka ku saabsan, si aad ula socoto Wararkaasi Fadlan Subscribe dheh oo nagu soo biir adigoo Mahadsan.
    #WararkaMaanta #WararkaSoomaaliya #WararkaCaalamka #Soomaaliya #Somalia

ความคิดเห็น • 164

  • @CabdirisaqBishar
    @CabdirisaqBishar 3 หลายเดือนก่อน +48

    Beenale ilaahey aqoon war muxu ahaa wajigiis gubaygaan wuxu ciwaan ugu dhigay iyo waxey nimankaan ka hadlaayaan ismaba lahan

    • @Somaliqueen-TV
      @Somaliqueen-TV 2 หลายเดือนก่อน +1

      Sax walaahi yaabadamaa Subxanallah 😂😂😂

    • @gaarhadafkada8106
      @gaarhadafkada8106 หลายเดือนก่อน +1

      Unsubscribe siinp channalkaan. Waaa waxuush

  • @AliHMunye
    @AliHMunye 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hage media waa beenloow, yaan la fiorsanin, yaan la dhegeysanin hadda kadib

  • @AliHMunye
    @AliHMunye 3 หลายเดือนก่อน +1

    Titelka iyo warbixinta isma waafaqsana. Beenaale ayaa tahay.

  • @anshurAden
    @anshurAden 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nikaan Gabar masheegin ee tuugyaaw tuuga dhalay oo cbb oo beenta badan oo horgalka ah kadaa umada dadkooda lacunay

  • @nimcoluky4657
    @nimcoluky4657 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sheeko jirto ma, ahan aawey sheekadii ikraan tahliil beenaale

  • @ismailjama9452
    @ismailjama9452 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qof walba diss like sii ninkan beenta sheegayaa ehelkeedii meelkasta adoonka la joogan markay arkan waxay u malaynayaan new information about ikraan waa click bait ninkan fadal diss like u taabta thanks all

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 3 หลายเดือนก่อน +1

    Baalaayo been badan ee waxaan irsaq haku raadin report hala dhaho tuugaan

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 3 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanalah 9qof a dillena dhiigi muslemki alle kuzugaya san Uma shekehsid qosolba kathay cadab gal

  • @FeysalNice
    @FeysalNice 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa beenta ikran anaa dilay 😡 adiga ma dilin 👈

  • @essamusa7060
    @essamusa7060 3 หลายเดือนก่อน +1

    Beenaale, aaway Ikraam ninkii dilay?

  • @ilyaasmaal742
    @ilyaasmaal742 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dis like ayaad u baahatay Beenaaloow qof kasta oo Waxaan daawada waxaan ka codsanayaa in uu taabto suulka Hoos u foorara waayo waa tuug Beenaale ah

  • @AbuukarAadan-kh6gp
    @AbuukarAadan-kh6gp 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kanalka ninka leh marin habaabin kale ayuu ku jiraa wuxu sooqoray iyo waxan isma laha sababta hala suaalo jahil muunamooday?.

  • @sacdiyafarah5746
    @sacdiyafarah5746 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kan wareysanaya ayaa u baahan in ladilo bal waxa uu horkeentay midyahay fiiri isagaa shabaab ah. Aduunka weriye ayaad umaletdiin laakiin wuxuu xayeysiinayaa gacan kudhiiglaha.

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 2 หลายเดือนก่อน +1

    Bug waaye shekadan.

  • @SiciidoXaaji
    @SiciidoXaaji 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ma aminsani sidii loo garacaay Ayaan Indian LA tiray

  • @mohamedfarahbarako4178
    @mohamedfarahbarako4178 3 หลายเดือนก่อน +2

    Cinwaanka iyo dada hadlaya ismalaha plz run ka sheega mawduuca

  • @Adan974
    @Adan974 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dowlada dadka masaakinta ah eey soqaqabaneysa ee beenta laga abuuraayo hajoojiso 😅

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g หลายเดือนก่อน

    Unsubscribe Hala DHAHO QOFKA nocan cml ciwan been sameeyo ma u qalmo in subscribe losaaaro.aniga wa kala laabtay ee sxbayal idinkana kala laabtay👎👎👎👎👎👎👎

  • @zaynabohio9052
    @zaynabohio9052 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qofkaan asagaaba dhibaato kamuuqataa majirdilbaa mise xaaladkale warkiisa hafiirine asaga fiiri teedakale ninkaan nin xog haya uma eka barkee warkiisa xab xab leh kuna jiro kan hore

  • @MohamadAli-nv2jh
    @MohamadAli-nv2jh 3 หลายเดือนก่อน +1

    As dad waxka siyihiin by u vadanyihiin oo dhandhamiin ah

  • @simaasma3095
    @simaasma3095 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wardadkan nacas yada rer koon freedom waa lagu adeeganayaa maaha dadkoodhan waa qaar nacaso ah balwaxay kuhadlayaan daya naftoodiina waa halogen soomaalina waa haligeen nacasyo doqomo alaah idin naar ilaahoow doqomadaa dalkoodii kadagiwaayey naga qabo😭😭😭😭😭

  • @lujisomalistar1522
    @lujisomalistar1522 2 หลายเดือนก่อน

    Qof kasta oo kadanbeyey dilki Ikran Tahliil, waxa xaqiig ah iney kulugleyihii dilki marxumad eng yariisow.
    Waa in hey'ada denbi barista si'hufsn u'barta cid walba cidii kuluglaheed.

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maxayse Dadka mayga ku hadla
    ugu badan yihiin ? Xataa kuwa -
    Boosaaso Wax ka Qarxiya waa-
    Ayaga !! Yaahuu !!!

  • @Sakabawaancajab
    @Sakabawaancajab 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ama hadala uu dhahao loo soodhiibay indhiisa fiiriya waxbaa kadareeemaysa qofka mid caadiya uma eka

  • @ahmedtaabit7218
    @ahmedtaabit7218 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cinwaan been ah yaa umadda u soo qoreysaa taas ayaa khasaare kuugu filan

  • @CITYTOUR25
    @CITYTOUR25 หลายเดือนก่อน

    Youtubkan report Ku qabta video gå iyo cinwaanka isma lahan(report dhaha ka dib misinformation Kasi dhahaa)

  • @mohamedrobleokio1739
    @mohamedrobleokio1739 2 หลายเดือนก่อน

    Beenlow cinwaan been ah maad dadka kusoo jiidaneysaa, waa lagu bartay. No follow, no like.

  • @AbukarFarah-m2e
    @AbukarFarah-m2e 3 หลายเดือนก่อน +4

    Iimaanka alla kaa qaad muxuu meesha ku qortay

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 หลายเดือนก่อน +1

      Waa been abuur aay inagu soo jidanayan

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masiibo hiding heshay sheydaamo illaahay nacay

  •  2 หลายเดือนก่อน

    Waa tracking upku shaqeeya gpsk telefoonka hadiiuu disable kusameyo gpsk lama ogaan Karo meesha uu joogo midda kale qofka tracking ku sameynaya waa la pgaankaraa mesha uu joogo wxa kaliya oo loobahan yahay waa reverse engineetmringvlahusameyo hadii uu mareykanka joogi lhaa sifudud baa loosoo qaban lahaa khahalidka welcome tothe world of cyber security analyst Somalia professionals ma joogaan dowlada ha sookireysato bhindi ama Pakistan ama ha dermatologist dadloo sootababaro UsA ama israil lol

  • @mohamedabdi7908
    @mohamedabdi7908 29 วันที่ผ่านมา

    You just need views not truth, the headline and what we view is totally different so you have to build up yourself with truth.God love truth so people. SOMALI people we not fool.

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 2 หลายเดือนก่อน

    SUBXAANALAH BEEN BUU SHAQO KA DHIGTAY, BEENTA WAA LAGUGU BARTAY VIEW KUMA HELAYSI BEEN

  • @hasanhersi7914
    @hasanhersi7914 2 หลายเดือนก่อน

    Warninyahow Allah ka cabso waxa aad meesha kusoo qortey cinwaan uga dhigtey iyo wiilasha waxey kahadlsyan ismalaha Beenale ayaa tahay.

  • @MohamudMohammedAbdirahma-yl3df
    @MohamudMohammedAbdirahma-yl3df 2 หลายเดือนก่อน

    Dilka, ninka muslika ah.xagooda waxba Maka.aha nimankan dhigyacabyada

  • @Xaajimukhtar
    @Xaajimukhtar 2 หลายเดือนก่อน

    Ikraan tahliil wixi diley.wala ogyahay nimankan waxkaleyka shekeynayan.

  • @abdirizak-osman
    @abdirizak-osman 2 หลายเดือนก่อน

    Unsubscribe iyo dislikes ta halagu booboo beenaalaha

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 3 หลายเดือนก่อน +4

    subxaanalaah ragan waa rag daroogaysan😅

  • @abdisalamanshur5320
    @abdisalamanshur5320 หลายเดือนก่อน

    Acuudo bilah war ninkaan oo nahaab sana oo been badanaa waxow waqtiga inoogalumayay xeyatahay walee mardambe kuma fiiridoona

  • @gaarhadafkada8106
    @gaarhadafkada8106 หลายเดือนก่อน

    Unsubscribe aan dhahno channalkaan. Waaa waxuush aan mudnen in lala sii joogo

  • @XakiimoCali-so7ve
    @XakiimoCali-so7ve 3 หลายเดือนก่อน

    Scwscwscw I scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉scw

  • @FarhanAhmed-mf9tq
    @FarhanAhmed-mf9tq 2 หลายเดือนก่อน

    Sababta qoral iyo vedio aan is lahen aad igu so lugoysay ku report gareyna waka qaleyay hasamen nin weyn batahay si xalal ah wax ku cun by

  • @cajabocajiib3961
    @cajabocajiib3961 2 หลายเดือนก่อน

    Beenta uu ciwaanka kusoo qoray bal fiiriye ikraan dadkii dilay kulahaa

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 3 หลายเดือนก่อน +1

    Shabaab halkee kasoo helaan dadkaan qalbi caruurta ah kana sow orom somali bartay maahino somaliyeey

  • @mohablakcdaahir3889
    @mohablakcdaahir3889 26 วันที่ผ่านมา

    Su aaal. Ayaa. Iitaagan kii kumashquula maxa lagu sameeyaa?iiweeydiiya?

  • @AbdiazizJimxale
    @AbdiazizJimxale หลายเดือนก่อน

    Raxan weyn caruurtiina ceshta waad aragtaan kii lasoo qabto waa idinka

  • @diniali9095
    @diniali9095 2 หลายเดือนก่อน

    Sababta aad utiri dhib malaha maxay tahay illeeyn qof ladilayo dhibaato kaweyn oo kafoolxun oo ka ehelunaarsan majirto soomaaliyeey waxaan idiin sheegayaa nimanka tuugada iyo xawayaaniinta ilaahay dadkooda iyo dalkooda kusaliday waxaa Kasiu liita dadkan wareysanaya oo aan aqoondambiga uu galay ninkan wax dilay iyo su aalaha lawediinayo oo aan shuqul isku lahayn dadkan waxwareysanaya ha ahaadeen dad aqoon uleh soomaalinimada dadkeenna dalkeenna diinteenna ilaaheenna war dadka hasiinina waqti ay kusheegaan been iyo inay idinka idinbaartaan aqligiinna iyo aqoonta aad wax kubaaraysaan Jaanisbey helayaan ay been idinku sheegaan kadibna ay helaan xorriyed. This is I want tell you my last will no give chance to interview this people when you catch kill them no interviews. Thank you.

  • @NurRoble
    @NurRoble 2 หลายเดือนก่อน

    Waxa dilay marhoraa la ogaa framaajo iyo fahad qof ka leexi karto majirto ayagaa adeegsaday.waaba hadeey jirteekkkkkkkkkk

  • @exenjoya
    @exenjoya หลายเดือนก่อน

    Hage media kadaaab beenale ah Unsubscribe and u dislike dhaha😡😠😠

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 2 หลายเดือนก่อน

    Kalay aniga wan yabay e waxan garam garamka ah e Raxanwan ta kuligod midki Laso qabtabo Raxanwan maxa ka digay wan yabay aniga Bismilahi

  • @luulmaxamed2257
    @luulmaxamed2257 หลายเดือนก่อน

    Balaayo.hele maxaa waaridki dhaley igraan wadnaha ujareysaa.

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 3 หลายเดือนก่อน

    Waa report ayan dhahay idinkuna dhaha ummaadda mardambe si uusan been ugu sheegin

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 2 หลายเดือนก่อน

    balaayo inofoolxun kula lahaatey. waligey ma arag kuwan kahorow qofladilaayo oolagasherkeynaayo sidii loo diley. ilaahey Sharrtiina hanagaduwo aamiin

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanllh subxanllh acdubilh subxanllh yaab acdubilh muxuku woslya wosol ma yaalo mesha subxanllh subxanllh acdubilh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo

  • @gorgornews-dc8uh
    @gorgornews-dc8uh 2 หลายเดือนก่อน

    Nacalad kugu dhacday oo iimaanka lagaa qaaday cimrigaaga ilaah soogaabi dadka been ha usheegiin

  • @nuurmohamed5195
    @nuurmohamed5195 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaan nin fiyoow ma yahay bismillah yaab aduun.

  • @Vn-bTw979
    @Vn-bTw979 2 หลายเดือนก่อน

    Ikraa warkaan shaqabo makulahee beenta maxaa kugu qasbay

  • @AbdiFaraah
    @AbdiFaraah 2 หลายเดือนก่อน

    Beentiina ciwaanka iyo video shaqoba iskuma leh 🤔ee beenta iska daaya

  • @MARIAMARIANEWS
    @MARIAMARIANEWS 2 หลายเดือนก่อน

    Waa wada dhiigya cab bahalay noqden hady gajodan dadka dilkody ka shaqysanayan yahuu mad gajo u dhimato waxas intad ka shayne lahayd

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 3 หลายเดือนก่อน

    Farmaajo & fahad ayaa idiin diray, kolley adinka & dadkii dilay, dil ayaa idiin dambeeya.

  • @MahadiMaxamed
    @MahadiMaxamed 2 หลายเดือนก่อน

    Asc umada somaliyed kuwan xaqa keeny kuwa maqana wa laqabn doona

  • @yuusufcabdicasiis8522
    @yuusufcabdicasiis8522 2 หลายเดือนก่อน

    Beenale kadib ah waxun alle ku bad bal eeg beenta cinwaanka u ku qoray

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 2 หลายเดือนก่อน

    Kani somali ma aha oo askari tababaran oo dhul kale ka yimid somali bartay

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 2 หลายเดือนก่อน

    Yakuso diray inad disho gabada muwaydiyo dagar qabahan

  • @mashallahxaji319
    @mashallahxaji319 2 หลายเดือนก่อน

    أعوذ بالله من الشيطان الرجيم إحذرو هذه المرأة الكبيرة
    لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين

  • @somalia5019
    @somalia5019 3 หลายเดือนก่อน

    Channel ka ugu beenta badan hage media wasakh lacag doon

  • @cabdulahicabdikarim8010
    @cabdulahicabdikarim8010 2 หลายเดือนก่อน

    Ninku ma fiyowyahay kan soo dhigay iyo midka lawaraysanaayo waa majaaniin

  • @shinemalin1853
    @shinemalin1853 2 หลายเดือนก่อน

    Shaqada uu sheegayo waa naf islaameed oo la jarayo waa bahal waxahi ah

  • @sahraahmed2916
    @sahraahmed2916 หลายเดือนก่อน

    Aniga waxan la yaabe ninkasta oo la qabtaa ma rer baydhabaa war rer baydhabo ilahay ka baqa oo x

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waabeen sheekadaan😂😂😂😂😂

  • @CAWO-KULUL
    @CAWO-KULUL หลายเดือนก่อน

    Waxaa wada cawaran ayaa umadii dhameeyay, Ilaahay idin qabay uskag

  • @mohamedhussein8443
    @mohamedhussein8443 3 หลายเดือนก่อน

    Beenta uu sheegay waxaan siiyay Dislike.

  • @hamzahassan8558
    @hamzahassan8558 2 หลายเดือนก่อน

    Video dambe oo so dhigtid waa dislike hadeed xita xaqiq hadi aad sheegi.

  • @AbshirXasan-si3nb
    @AbshirXasan-si3nb หลายเดือนก่อน

    Inta aandhegeysanin comentiga fiiri

  • @salahgumac4346
    @salahgumac4346 2 หลายเดือนก่อน

    Report qaado iyo unlike beenale

  • @FalxadoSahra
    @FalxadoSahra 2 หลายเดือนก่อน

    Kuwii hubka idiin dhiibay waa idinku qoskaayaan

  • @AliTair-yy7yd
    @AliTair-yy7yd 2 หลายเดือนก่อน

    af Somaligan maba fahmayo muxu kuhadlaya

  • @hodanmohaned7548
    @hodanmohaned7548 2 หลายเดือนก่อน

    Aryaa nin baahan waa dugaag saa Alle Aguu kafuran

  • @hanefa283
    @hanefa283 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ikraan ALSHAYAADIIN MADILIN

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkan waxuu u egyahay nin la qasbaayo

  • @farhioeynte8703
    @farhioeynte8703 3 หลายเดือนก่อน

    Beenlow mar danbe kanaalkaaga alle igual oga

  • @essamusa7060
    @essamusa7060 3 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan Somali miyaa mase waa Oromo?

  • @MursalmaxamedBiixi
    @MursalmaxamedBiixi 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaad soo qortay aaway dulli yahow

  • @MARIAMARIANEWS
    @MARIAMARIANEWS 2 หลายเดือนก่อน

    Konfurtu nascasyo badana horta

  • @hassanyare8241
    @hassanyare8241 2 หลายเดือนก่อน

    Waa raxanweyn oo kaliya alshabaab

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 3 หลายเดือนก่อน

    Wiilashi ay dhalen a dilaya Malin walba

  • @SMATransport
    @SMATransport 3 หลายเดือนก่อน

    Dadka walan ayey ku shaqeystan

  • @MursalmaxamedBiixi
    @MursalmaxamedBiixi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Doqonimada soomaalida fiiriya dad maahan waa dugaag

  • @IlyaascoloowMuuse
    @IlyaascoloowMuuse 2 หลายเดือนก่อน

    Sub xanalaah ikran miyaa ladilaa

  • @abdimohamed2250
    @abdimohamed2250 2 หลายเดือนก่อน

    War wax sax ah dadka uso gudbiya

  • @shinemalin1853
    @shinemalin1853 2 หลายเดือนก่อน

    Gabadhii ma lagu hubaa dhimasho

  • @Mind.mingle2
    @Mind.mingle2 2 หลายเดือนก่อน

    Waala dilo maxaa loo wareysanaa

  • @Ogaalkoob27
    @Ogaalkoob27 2 หลายเดือนก่อน +5

    Walaalow (ALLAHII) ku abuuratay ka baq aaqiro waalagu weydiinaa qoraalka iska sax fadlan

  • @aweesahmadmohamad
    @aweesahmadmohamad 3 หลายเดือนก่อน

    Nio Ben Bada nida in TH-cam Kada la fir sado ma rabtit miya

  • @kingmilohakya5322
    @kingmilohakya5322 2 หลายเดือนก่อน

    Tuug beenbaadshegtay

  • @sayidjaamac1724
    @sayidjaamac1724 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan sh iyo rooble baahane iyo gabadha aayadeed qaali guhaad iyo macalimuu hala waydiiyo

  • @AxmedcaliShaawuush
    @AxmedcaliShaawuush 2 หลายเดือนก่อน

    Balo kudagtay Ben badan

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 3 หลายเดือนก่อน +9

    KADAAB ADIGAAN AYAABA DILAY IKRAAN IYO 8NTA SOMALI OO DHAN LAGA DILAY WAANA NINKA CHANALKISU JAN YAHAYE KUNA SO QORAY IKRAN NINKI DILAY MARBA NIN U SAARIYO WAA LAGULA SOCDAA.GORKASTAABA MAR UUNBAAD GACAN GALI DONTA

    • @hassantimabul4566
      @hassantimabul4566 3 หลายเดือนก่อน +2

      Waa beenloow daalim ah alle uma barakeeyo been badanaa

    • @OubedOmar
      @OubedOmar 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@hassantimabul45667FZYu8yzf8y9gzyf9uf8yufy9f8zuf9uuuzyf8yyFIzyiyfziuf8ygfiztyFZ9FIZU8z8yuzf9if8yu99gZUf8zfu9Zu9Z8Fz8zfzUFFRUxufUzz9F 2:26

    • @Liverpooledit-e7y
      @Liverpooledit-e7y 3 หลายเดือนก่อน +1

      50 daba ordeysin meqe dowlada Naga qabta 100 yaal shuba idin dhashe

  • @hodanmohaned7548
    @hodanmohaned7548 2 หลายเดือนก่อน

    Sheeko runah MA Ahan

  • @CabdulaahiIbrahim-p9z
    @CabdulaahiIbrahim-p9z 2 หลายเดือนก่อน

    Ben,badana,sana,fuyus

  • @DhaxalDareen
    @DhaxalDareen 3 หลายเดือนก่อน

    𝑊𝑎𝑟 𝑘𝑎𝑛 𝑏𝑒𝑛𝑎𝑙𝑎ℎ𝑎 𝑎ℎ 𝑒𝑒 𝑐𝑖𝑤𝑎𝑛𝑎𝑑𝑎 𝑏𝑒𝑒𝑛𝑡𝑎 𝑎ℎ 𝑠𝑜𝑜 𝑞𝑜𝑟𝑎𝑟𝑎𝑦 𝐴𝑤𝑎𝑦 𝐷𝑖𝑙𝑘𝑖𝑖 𝑖𝑘𝑟𝑎𝑎𝑛 𝐵𝑒𝑛𝑎𝑙𝑎ℎ𝑎𝑛 𝑆𝑢𝑏𝑠𝑟𝑖𝑏𝑒 𝑡𝑎 ℎ𝑎𝑙𝑎𝑔𝑎𝑙𝑎 𝑛𝑜𝑞𝑑𝑜 𝑐𝑖𝑑𝑖𝑖 𝑎ℎ 𝑓𝑜𝑙𝑙𝑜𝑤𝑛𝑎 𝐻𝑎 𝑘𝑎 𝑛𝑜𝑞𝑡𝑜 𝑢𝑓 𝑏𝑒𝑛𝑎𝑙𝑒 𝑏𝑒𝑛𝑎𝑙𝑒 𝑑ℎ𝑎𝑑ℎ𝑎𝑦 𝐴𝑑𝑖𝑔𝑎 𝑎𝑦𝑎𝑎𝑏𝑎 𝐴𝑙𝑠ℎ𝑎𝑎𝑏 𝑎ℎ