DUCADA QOFKAA TAGAY AAD JECESHAHAY OO AQRISTO SI UU USOO NOQDO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @BeautifulsoulQ
    @BeautifulsoulQ 7 หลายเดือนก่อน +42

    Allahayow marqati kanoqo inan jecelahay ninkeyga ilahayow qalbigisa iso jeedi adoontada ahay oo ladhiban jaceylka ninkeeda ilahayow igargar oo garab igusii 😢😢😢

    • @queenneyruush
      @queenneyruush 6 หลายเดือนก่อน +2

      Aamiin abaayo aniga xita mida baa i heysto😭

    • @BeautifulsoulQ
      @BeautifulsoulQ 6 หลายเดือนก่อน

      @@queenneyruush Allah Hana cafiyo abyo

    • @amalsaedali4623
      @amalsaedali4623 5 หลายเดือนก่อน

      Aaniin

    • @kawsardegen7224
      @kawsardegen7224 5 หลายเดือนก่อน

      Aamiin wllo

    • @MaxamedWalah
      @MaxamedWalah 4 หลายเดือนก่อน

      Aamiin

  • @HodanAbdi-j8y
    @HodanAbdi-j8y 6 หลายเดือนก่อน +5

    Allow isoo celi qofki aan jecla dhexdayada naxaris gali yaa rabi😢

  • @nadacaddy8289
    @nadacaddy8289 11 หลายเดือนก่อน +38

    Mashalahalah allow qof walba qofkiisa usooo nabad yeel raxmaanow

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 9 หลายเดือนก่อน +8

    Jazakalaah kheer waan kaaga mdh celinaa adeer sida aad wanaaga u faafineeso waayo inta bdn dadka hda jiro faaxisho ayay faafiyan allow xaqa natus khaatimadana kheer inoga zamin aakhir ayeenu jogaa 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @AnisoxusseinmaxamedAnisotropic
    @AnisoxusseinmaxamedAnisotropic 3 หลายเดือนก่อน +15

    40.Qof ducododa aqbal wye iso duceeyo inu ismaaciil.keyga iso celiyo🤲😭

    • @NajmaApdirhmaan-bw4ri
      @NajmaApdirhmaan-bw4ri 2 หลายเดือนก่อน

      Rabi Haku soo celiyo wllo Ana ilhy qalbiga ahy qaboojiyo🥺❤️

    • @NuuranuurCali-wy4gr
      @NuuranuurCali-wy4gr 2 หลายเดือนก่อน

      Makuso noqday

    • @faadumocali9658
      @faadumocali9658 2 หลายเดือนก่อน

      ilaahay hakuso celiyo wll insha alaah

    • @shukrixamud
      @shukrixamud 2 หลายเดือนก่อน

      Allha ku soceliyo

  • @Dekacabdi
    @Dekacabdi 8 วันที่ผ่านมา +1

    Incha Allah maalin un wuu isoo noqon doona🤲

  • @FardoussaAmoun
    @FardoussaAmoun 10 วันที่ผ่านมา +1

    Amin yarabi❤❤

  • @kiinahmed7292
    @kiinahmed7292 10 หลายเดือนก่อน +14

    Inshallah illhy wxn ka rajaynayaa inaan kuusoo noqon doono anoo faraxsan wll illhy hakaa abaal mariyo wll 😟haa waa balan waliba salaatul layl ayan ku akhrin doonaa 😢

    • @munocllhi7627
      @munocllhi7627 9 หลายเดือนก่อน

      Ma heshay wll farxadii

    • @Uluufochannel
      @Uluufochannel 8 หลายเดือนก่อน

      Hada wax war eh maka heysa

    • @hooyoxaawa9448
      @hooyoxaawa9448 7 หลายเดือนก่อน

      Wll maheshay 😢

    • @fanaxqadar5054
      @fanaxqadar5054 6 หลายเดือนก่อน

      Maheshay qofkaagii😅😊

    • @Ifka427
      @Ifka427 3 หลายเดือนก่อน

      Ma heshay wlo

  • @HibaaqJaamac-bc9hd
    @HibaaqJaamac-bc9hd 10 วันที่ผ่านมา +1

    Aamiin Aamiin yaa rabi

  • @Suwiar_khan
    @Suwiar_khan 8 หลายเดือนก่อน +7

    Wllhi wuu jiraa qof iga tagay alle ha isoo celiyo 🙏

  • @fanimohamett8825
    @fanimohamett8825 7 หลายเดือนก่อน +8

    Muqalkan hada ayaan fiirsdey anigoo raadinaya xalka lamanaha ilahay wxanka rajaynayaa inuu rbi ii aqbalo ducadan wayo wxaa qilaafnasoo dhexgalay aniga io jacaylkayga rabigow iaqbal yaarabi fadaxada isomarah wllyal

    • @farxiyo77
      @farxiyo77 4 หลายเดือนก่อน

      Maheshay😢

  • @jamac-i9n
    @jamac-i9n หลายเดือนก่อน +3

    Admin amin
    Igu soo ducee sheikh gacalisadayda

    • @drdek9790
      @drdek9790 9 วันที่ผ่านมา

      sidaad jceshahay rabbi hku yelo
      oo munkar ehen

  • @nazhaadkhadarkhadar3404
    @nazhaadkhadarkhadar3404 10 หลายเดือนก่อน +14

    Mashlah meshan wxan kuso nqon doona anoo aad ufarxsan oo uu ilahy isoo celiyo oo sawjkygiiya😢❤

    • @Canabmaxamed83
      @Canabmaxamed83 9 หลายเดือนก่อน +1

      Isku xld ayn nhy insha allah rajo fcn alle ka lenahay

    • @Uluufochannel
      @Uluufochannel 8 หลายเดือนก่อน

      Makuso labtey

    • @nimcoqaliifcali
      @nimcoqaliifcali 4 หลายเดือนก่อน

      Maku so noday abyo😢

  • @Hargeisa916
    @Hargeisa916 11 หลายเดือนก่อน +5

    Jazakumllahu kheir sheikh ❤️ Allaha kuhafido inshaAllah ❤❤❤❤❤❤

  • @Aadan_ciise
    @Aadan_ciise 6 หลายเดือนก่อน +1

    Allow isooceli qofkygii aanjeclaa,yàarabi,dhaman musliminta umuuurahooda uyasir❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Canbaro-q5g
    @Canbaro-q5g 8 หลายเดือนก่อน +5

    Ilhoow ii soo celi ubadkisi ugu horeyay calosha kuwadaye😢🥺🤲🤲

    • @Uluufochannel
      @Uluufochannel 8 หลายเดือนก่อน

      Sorry abyo hada wax war ah maka heshay

    • @sahrasahra5373
      @sahrasahra5373 4 หลายเดือนก่อน

      Abaayo makusoo noqday iso sheeg

  • @Nadiahussein-mm7oh
    @Nadiahussein-mm7oh 6 หลายเดือนก่อน +1

    Jazakalah qeir

  • @khadandekofficial8987
    @khadandekofficial8987 4 หลายเดือนก่อน +6

    yaa waliyu yaa xamiid 😢 ilahayoow wakhtiga wakhtigiisa farxad igu gaadhsii iyo isaga oo isoo wacay ina maxmed ahmed ❤

  • @hanigaabo8543
    @hanigaabo8543 2 หลายเดือนก่อน +2

    Illahow iso celi cabduqaadirkii aan jecladay waa adoonkaga ana adoomadada ahay illahow wanagiisa ku jeclade iso celi yaa rabbi 🤲🏾😭😭

  • @QaaliXirsi-l8b
    @QaaliXirsi-l8b 12 วันที่ผ่านมา +1

    Amin yaa rabi❤

  • @FalastiinUpduqadir
    @FalastiinUpduqadir 11 หลายเดือนก่อน +10

    Adkarta o dhan qiimo ayeey ledahay❤❤❤shiiq

  • @CabaasMaxamed-vw9tt
    @CabaasMaxamed-vw9tt 5 หลายเดือนก่อน +6

    Ilaahey isooceli qofkii aanjeclaaa ilaahey rabiyow raxmaanow

  • @Dekacabdi
    @Dekacabdi 8 วันที่ผ่านมา +1

    Aamin 🤲

  • @AnmTV3329
    @AnmTV3329 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaallah Shekh qof zaciim ah oo qalbi nadiif tahay jazakallahu kheyr

  • @sadikmohamedabdi5123
    @sadikmohamedabdi5123 5 วันที่ผ่านมา

    Amiin Amiiin Amiiin 🤲🤲🤲 ya rabi

  • @sacdiyojamac8334
    @sacdiyojamac8334 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid jazakallahu khayral jazaaa

  • @ayanahmed6245
    @ayanahmed6245 2 หลายเดือนก่อน +2

    Yarabi yaraxman isoceli wan jacalahya wad oktahay san ahaye oqalbigisa isojedi obogisa burcad imari kama marme amiin amiin amiin

  • @Najaxahmed-w8w
    @Najaxahmed-w8w หลายเดือนก่อน +1

    Yaa Rabi yaa Raxmaan cid kasto dhibato ku kla dhex dhacdey qof walbo isku soceli shaydaamin tana ka dhex saar Aamiin

  • @hasanhuda3500
    @hasanhuda3500 3 หลายเดือนก่อน +3

    Aamiin rabiyow raxmaanow iso celi 😢

  • @muunaxaaji5833
    @muunaxaaji5833 7 หลายเดือนก่อน +7

    Meshan waxn kuso noqon donaa anoo faraxsan .2/24/2024

    • @hooyoxaawa9448
      @hooyoxaawa9448 7 หลายเดือนก่อน

      Wll maheshay aniga aadban u qalbi jabsanahay 😢 niyada may dhisi. Karta

    • @farxiyo77
      @farxiyo77 4 หลายเดือนก่อน

      Maheshay wll😢

    • @InaAhmedSead
      @InaAhmedSead 3 หลายเดือนก่อน

      Wll qalbi ii dhisa ma hesheen😊

  • @MariyaJaamca
    @MariyaJaamca หลายเดือนก่อน +2

    Shekh ilahy cimri dheer io cibaado suban

  • @IfraaxAli-f6e
    @IfraaxAli-f6e 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walalaha dhamantood qof walba muradkiisa alle hasiiyo walalayaal iso duceeya in alle muradkayga isahlo

  • @abdiali503
    @abdiali503 5 หลายเดือนก่อน +3

    xidhiidhkii sedaxaaad ayaaan ku jiraaa eee iya bur bura guuur dona waaan ahay mana awooodo qalpi jab kale iiigu duceeeya wlalayaaal qofkaaa aaaan rabo in allah swt isoo celiyo

  • @Fatima-yc1hh
    @Fatima-yc1hh 3 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa rabi ducadaas noon walj dhagaysan baa tafaaul mina allah qalbigayga ku jira hadi khayr iitahay allah waxaan jeclahay aan waayay hay sakhiro

  • @FarxiyoNuur-m1l
    @FarxiyoNuur-m1l 22 วันที่ผ่านมา +1

    Amina Amina Amina 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @DhuuboAli-z7i
    @DhuuboAli-z7i 7 วันที่ผ่านมา

    Masha allaah❤❤❤❤❤❤❤

  • @Nalka60
    @Nalka60 8 วันที่ผ่านมา

    Aamiin yaarabi 🤲

  • @hoygafahankanolosha1893
    @hoygafahankanolosha1893 11 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allaah jazaka allaah

  • @MuxudiinXuseen-cq8ly
    @MuxudiinXuseen-cq8ly 8 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid sxb

  • @ruqiyamohamed8009
    @ruqiyamohamed8009 11 หลายเดือนก่อน +6

    ماشاءالله صلى الله عليه وسلم

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 9 หลายเดือนก่อน +4

    Xaqiiqdi aniga gabadhi aan jclaa wan waaye waayo aabaheed aya isku keen diiday macal asaf aduunyo wa iska imtixaan

    • @SalmaKhaliif-h6g
      @SalmaKhaliif-h6g 8 หลายเดือนก่อน

      Abowe ilhy hakuu so celiyo

    • @mohacade8773
      @mohacade8773 8 หลายเดือนก่อน

      @@SalmaKhaliif-h6g abaayo mcn mhdsnd balse wan is ka samray waayo qasab ma aha wixi aad jeceshahay inaad hesho

    • @mohacade8773
      @mohacade8773 8 หลายเดือนก่อน

      @@SalmaKhaliif-h6g salma aduunyo meel raaxa taalo ma aha wa daaru imtixaanin wabtilaain

  • @AbdiFitaax-sx9hl
    @AbdiFitaax-sx9hl 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahow isoo celi aniga waan jeclahay Waad ogthayee 😭🤲

  • @hoodomaxamedjamac1904
    @hoodomaxamedjamac1904 9 หลายเดือนก่อน +2

    Alle haydin barkeeyo ❤❤❤ culimada

  • @khadijaibrahim1281
    @khadijaibrahim1281 11 หลายเดือนก่อน +5

    Insha allah❤❤🤲🤲

  • @Cafiifo-d9l
    @Cafiifo-d9l 4 หลายเดือนก่อน +2

    Allo isoduceya wiilbaan jeclhay 3beri imauusan isoowin wllo ihay igubarya inuu ilasooxiriiro

  • @AbdiAdemi
    @AbdiAdemi 8 หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin Yaa Allah Aamiin Yaa Allah Aamiin Yaa Allah ❤❤❤❤

  • @NeimaAbdi-re4hh
    @NeimaAbdi-re4hh 10 หลายเดือนก่อน +13

    Ammi ya RAbi🤲🤲

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 9 หลายเดือนก่อน +5

    Wlh qof aad jeceshahay hdi aad weeydo wax ka xanuun bdn ma jiro balse aduunyo ayaa daaru imtixaanin wabtilaain meel raaxo taalo ma aha

    • @Uluufochannel
      @Uluufochannel 8 หลายเดือนก่อน

      Sax ino so ducey wll

  • @LulCusman
    @LulCusman 7 หลายเดือนก่อน

    Shukran

  • @Fjfdj-x7m
    @Fjfdj-x7m 13 วันที่ผ่านมา

    يا ولي يا حميد

  • @Aamino-f9d
    @Aamino-f9d 11 หลายเดือนก่อน +3

    Aamiin Aamiin yaarabi

  • @FardowsoAbdihakiim
    @FardowsoAbdihakiim 6 หลายเดือนก่อน +1

    Jisaka alah qeran

  • @ishampro6057
    @ishampro6057 5 หลายเดือนก่อน +5

    يا ولي يا حميد ❤

  • @Nasteexo-ld3jl
    @Nasteexo-ld3jl 3 หลายเดือนก่อน +1

    insha allah

  • @SahraJimal
    @SahraJimal 4 หลายเดือนก่อน

    M a shiiqooow allaha kaa farxiyo I a Ana allaha iisoo Calsho jclkeyga iga tagay

  • @zahraabdiigueh7152
    @zahraabdiigueh7152 8 หลายเดือนก่อน +1

    Amin ya Rabi

  • @Sucado-w3n
    @Sucado-w3n 2 หลายเดือนก่อน

    Manshlh sheekhallahakubarakeyo

  • @zamzamomarali268
    @zamzamomarali268 2 หลายเดือนก่อน

    40 qof ducadooda waala aqbalaa isoo duceeya inuu c/raxmankeyga isoo noqdo ALLE idinkiis

  • @caawomuztpeh6092
    @caawomuztpeh6092 7 หลายเดือนก่อน

    Insha alleh 🤲🤲🤲🤲❤❤❤

  • @Aadan_ciise
    @Aadan_ciise 6 หลายเดือนก่อน

    Aamin aamin,isooceli cadawga inaga qabo Yaa allah🎉❤❤❤❤❤

  • @moudanmoussa9947
    @moudanmoussa9947 10 หลายเดือนก่อน +5

    Masha allah amin amin amin ya rabi

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 9 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah Amiin Amiin Amiin ya rabi inshallah

  • @nagadnalkanagadnalka207
    @nagadnalkanagadnalka207 2 หลายเดือนก่อน

    Amiin yaa allah

  • @roodocabdi546
    @roodocabdi546 หลายเดือนก่อน

    Isoo duceeya walalayaal in alle isoocesho siyad❤

  • @IbraahimCqaadir-i5e
    @IbraahimCqaadir-i5e 7 หลายเดือนก่อน

    Aamiin ayaa allaah

  • @luulsiciidjamac-ky4bz
    @luulsiciidjamac-ky4bz 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @CABDIKAAFI-lq8yb
    @CABDIKAAFI-lq8yb 3 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah

  • @sumayahassan578
    @sumayahassan578 7 หลายเดือนก่อน

    Aamiin yaa rabbi

  • @HayatiRuuxi
    @HayatiRuuxi 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ameen ya Allah bring him back to me ❤❤❤

  • @jiyaa9
    @jiyaa9 3 หลายเดือนก่อน +1

    ALLHUMA AMEEN

  • @Asiya441
    @Asiya441 2 หลายเดือนก่อน

    Amiiin yarbi ducad naga qabal🤲

  • @AhmedMuqtar-df5hr
    @AhmedMuqtar-df5hr 4 หลายเดือนก่อน

    YAA RABI WAA ADOONKAAGA YAARABI WAAN JECLAADAY YAA RABI II SOO CELI YAA RABI YAA RAXMAAN WAAN JECLAADAY WALIBA XAD LA AAN😢🤲

  • @ditooraxmad
    @ditooraxmad 11 หลายเดือนก่อน +3

    Maashaa Allah

    • @sadiagele9623
      @sadiagele9623 11 หลายเดือนก่อน

      Thank you wll

  • @aminoali3848
    @aminoali3848 2 หลายเดือนก่อน

    Insha Allah 😭

  • @jamac-i9n
    @jamac-i9n หลายเดือนก่อน +2

    Idu ceeya

  • @sadiasadia19191m
    @sadiasadia19191m 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wan jeclahay ilahow isoo celi😢🤲

  • @faadumoaadanDhuwoow
    @faadumoaadanDhuwoow 3 หลายเดือนก่อน

    Amiin amiin yarabi ilahayow isoceli si dhaqsiya

  • @XalimoMohamed-yb4ym
    @XalimoMohamed-yb4ym 27 วันที่ผ่านมา

    Aamin yaa rabi 😢

  • @axmedmaxamed5385
    @axmedmaxamed5385 7 หลายเดือนก่อน

    Aamiin yaarabi

  • @adendhaay
    @adendhaay 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @FardowsoOmar-jx7gp
    @FardowsoOmar-jx7gp 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah aamin aamin yaarabi ❤❤❤❤

  • @jamiiloIbraahim-z1v
    @jamiiloIbraahim-z1v 7 หลายเดือนก่อน

    Aamiin aamiin aamiin yarabi

  • @AbdiAbdiaziz-e2p
    @AbdiAbdiaziz-e2p 6 หลายเดือนก่อน +1

    Allow iso celi ayadha wa laigu dire 😢😢

  • @Rowdamohamett
    @Rowdamohamett 5 หลายเดือนก่อน

    HAMBALIYO waxad gaartey 100k 🎉

  • @SabaadcabdiSabaadcabdi
    @SabaadcabdiSabaadcabdi 3 หลายเดือนก่อน

    Illahayow qofkan jeclahay si dagdag ah iiguso celi

  • @SahroMaxamed-o6s
    @SahroMaxamed-o6s 3 หลายเดือนก่อน

    ilahayow ii soo celi jacelkeyga😢😢😢🤲🤲🤲

  • @naciimafaarax7588
    @naciimafaarax7588 5 หลายเดือนก่อน

    Inshaa allah

  • @CabaasMaxamed-vw9tt
    @CabaasMaxamed-vw9tt 5 หลายเดือนก่อน

    Ilaheyoow marqati kanaqo inaakeclahay sxbkey ilaheyoow qalbigiisa naxariis igali ilaahey adoontaadaa ahy ooladhiban jacelkiisa ilaahey iigargar oogarab isiiiii

  • @liimontana2021
    @liimontana2021 3 หลายเดือนก่อน

    Amiin ya rbi

  • @somalimaxamed-f7z
    @somalimaxamed-f7z 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ducada ii sheeg iso qoraa adiko mhdsn wllhy

    • @fartuuncarab4047
      @fartuuncarab4047 5 หลายเดือนก่อน

      Yaa waliyu yaa xamiid

    • @somalimaxamed-f7z
      @somalimaxamed-f7z 5 หลายเดือนก่อน

      @@fartuuncarab4047 wll qofka an said u jclhu miyan ku helayaaa ducadan iso jawba

    • @somalimaxamed-f7z
      @somalimaxamed-f7z 4 หลายเดือนก่อน

      @@fartuuncarab4047 qofka an jclhy lkn inda bdan iso jeedin ma u aqrisan kara iso jawaba waa idin baryaaa

  • @Zahra-r1u9k
    @Zahra-r1u9k 8 หลายเดือนก่อน +1

    Inshallaah

  • @maryanahmed7650
    @maryanahmed7650 9 หลายเดือนก่อน +2

    Insha allah ❤😢

  • @ayaanaden7978
    @ayaanaden7978 5 หลายเดือนก่อน +2

    Yaawaliya yaa Xamiiid

    • @haboonadan
      @haboonadan 3 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤

  • @HayatiRuuxi
    @HayatiRuuxi 8 หลายเดือนก่อน

    Ameen ya Allah ❤

  • @AsmaMohamed-i3g
    @AsmaMohamed-i3g 3 หลายเดือนก่อน

    Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin yrbi

  • @AaminaIbrahim-f3y
    @AaminaIbrahim-f3y 11 หลายเดือนก่อน +3

    Mashaallah

  • @AmiiraMahamed-ke5ps
    @AmiiraMahamed-ke5ps 3 หลายเดือนก่อน

    Inshallh khyr ayan rajenaya Allow Calaf igu dar adonkaga wlhi xaas wanagsan ayan unoqon lahaa 💔😭😭😭😭😭😭🤲

  • @FardusMaxamud-bd8mn
    @FardusMaxamud-bd8mn 4 หลายเดือนก่อน

    Insha.allaah

  • @MaxamedWalah
    @MaxamedWalah 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay haku barakeeyo wll

  • @fartundadow7433
    @fartundadow7433 7 หลายเดือนก่อน

    Amin yaa rabi 🤲🏻😢